ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

"Anigoo Aan Labaatan Gaadhin Ayuu Siyaad Bare i Xidhay,Ee Dadka Reer Laascaanood In La Dulmiyo Maha.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2023
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 298

  • @abdiali2478
    @abdiali2478 ปีที่แล้ว +38

    Sheekhoow wlhi waa runtaa aniga xamar ayaan ku dhashay siyaad barena maan arag qax iyo dhibna waan ka daalay ee ilaahayoow diinta ☪️ ka wax nagu xakumo allhoow noo keen

  • @cartansalaad2204
    @cartansalaad2204 ปีที่แล้ว +36

    Inta hargeysa kasoo hadashay shiiqii ugu wanaagsanaa uguna runta badnaa allaha ajar kasiiyo

  • @Mohamedirshad114
    @Mohamedirshad114 ปีที่แล้ว +12

    Asc
    Alle ha ku karameeyo Shiiqana culimadda somaliyeedeey kaca dhamaantiin oo doorkiina qaata ❤❤❤

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 ปีที่แล้ว +9

    👍Sheekha alle ha xifdiyo waa geesi aan biqin guulayso ❤culimadii reer hargaysa aamusku waa idinku ceeb umadoodhan baad culimo utihiin sida sheekhan u hadla❗️

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 ปีที่แล้ว +14

    MaanShaa,ALLaah Sheekh waa Runtaa ALLaha kubarakeeyo

  • @hudamohamed1396
    @hudamohamed1396 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله شيخنا كفيت ووفيت حزاك الله خيرا
    Waad soo koobtay ee xaqa alle hana tuso

  • @monagoth
    @monagoth ปีที่แล้ว +5

    Allah ha ku xafido sheekh. Maasha Allah : hor Allah ayaan hadalkaagu ugu riyaaqnay. Dad badan baa hadalkaaga ku diirdaday oo uu laabta u qaboojay. Allah laabta ha kuu qaboojo: jazaaka allah khayr. Amiin

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 ปีที่แล้ว +12

    Masha Sheikha waa runtii
    In aad Allah ka baqdo iyo in aad biniadam ka baqdo waa labo kala fog
    Dulmigana Allah waanaga xaratimeyey ee dadow Allah ka baq.😭😭😭

  • @loo6837
    @loo6837 ปีที่แล้ว +5

    Your teaching always inspires us. We’ve learned a lots. May Allah bless you.

  • @goljannobanka5570
    @goljannobanka5570 ปีที่แล้ว +9

    Maansha alaah sheekhanaa ilaahay haku xifdiyo aakharo iyo aduunba

  • @Realistic9
    @Realistic9 ปีที่แล้ว +8

    May Allah preserve you sheikh and forgive all your sins. You reminded me my late father.Alhamdulliah for Islam

    • @Layla6793
      @Layla6793 ปีที่แล้ว

      Allahuma Ameen. Ilaahay ha u naxariiso your father Walal

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 ปีที่แล้ว +6

    Asc jizaakalaahu khayran, khayru jizaa sheekh kaariye ilaahay haku sharfo aakhiro iyo ifkaba

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah khayr sheekh

  • @oaamrnuur7647
    @oaamrnuur7647 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله بارك الله يا شيخنا وكثرالله امثالك

  • @ubahahmed9180
    @ubahahmed9180 ปีที่แล้ว +14

    جزاك الله خيرا واحسن الله اليك وبارك الله فيك شيخنا

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 ปีที่แล้ว +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allaah sheekh Dr maxamed jazaakallaah khayr

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Sheekh Maxamed Cabdiraxman

  • @hodanabdifarah9371
    @hodanabdifarah9371 ปีที่แล้ว +4

    MAA SHA ALLAAH ALLAHA XAFIDO SHEEKH

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว +6

    Maashallah sheekh ilaahay ha ku barakeeyo. ,ciidamada ha la raro dadkana ha la wada hadlo hadiii aanu somaliland rascno iyo hadii kalaba ikhtiyaarkanaga aan raacno

  • @fj1914
    @fj1914 ปีที่แล้ว +6

    Mash’Allah Guul Reer SSC ❤️❤️❤️ Jazak’Allah’Khair Shiekh Yasha Haqqah Ka Hadlay Allah idin Barakayo 👍🏽❤️🙏🏽

    • @enjoytv439
      @enjoytv439 ปีที่แล้ว

      Down down ssc , guuuul cidamada somaliland

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว +2

      @@enjoytv439 kkkk dee guul labadaba maxaa dhici adna guushada hayso. Iyagaa tooda u da maxaad rabtaa

    • @enjoytv439
      @enjoytv439 ปีที่แล้ว

      @@june6206 kuwa ss layidhahdo maba yaqano nio argagaxisada qal qal nagalise

  • @BubbuSchool927
    @BubbuSchool927 ปีที่แล้ว +6

    Jazakumulahi kheyr ya shiikhunaa❤

  • @hussein1211
    @hussein1211 ปีที่แล้ว +17

    Mashallah Sheikh كثرالله امثالك والحق يقال

  • @hirsisaladtimir1666
    @hirsisaladtimir1666 ปีที่แล้ว +8

    Wallaahi waa shiikh ku haboon inuu hogaanka u qzbto Culimada Soomaaliyeed iyo kuwa muslimiinta ahba allaah cimrigaaga iyo caqligaagaba ha raajiyo

  • @nimoahmett9299
    @nimoahmett9299 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haku barakeeyo sheekh muxamed
    Ka suuli maysid kjyr intaad xaqa sidaa raganimada leh u cadaynayso

  • @munaliya8886
    @munaliya8886 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka Allah qer aljazaa

  • @mohammedadde4173
    @mohammedadde4173 ปีที่แล้ว +10

    كن جندا من جنود الله وكثر الله أمثاك، وجزاك الله خيرا

  • @HusseinNAbdi
    @HusseinNAbdi ปีที่แล้ว +5

    Alleh hakaa abaalmariyo xaqa aad tilmaante iyo talada wanaagsan oo aad u soo jeedise ummadda.

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 ปีที่แล้ว +6

    Allaah Akbar ❤

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h ปีที่แล้ว +5

    Waw Nin Rag ah ,aabihii baa wiil dhalay ...

  • @engdhuguf
    @engdhuguf ปีที่แล้ว +1

    SHEEKH WAAJIB XAQ AH AYAAD GUDATAY JESAKALAAHU KHAYR

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 ปีที่แล้ว +1

    M.a jazaaka Allah khayr

  • @user-ic6oc2hy8f
    @user-ic6oc2hy8f ปีที่แล้ว +8

    Jazaa kalaa khayr
    Maanta 20 ayaan ahay alxamdu lilaah jiilkayagani qax numaan arag
    Laakin waxa niyad jabah in waalidiintii iyo dadkii raafadka soo arkay ay waxa'ay doonaan maanta ku hadlayaan😥

    • @yusuufcaqiibo1576
      @yusuufcaqiibo1576 ปีที่แล้ว +1

      Cimrigaaga iyo fikirkaaga aqooneed waa laba aad u kala fog. Aqoontaadu waa mid weyn oo qoto dheer, cimrgaaguna aad ayuu u yar yahay. Markaa caqligaa wanaagsan Alle ha kuu barakeeyo.

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 ปีที่แล้ว +1

      Asc adeer Mashaa Allah caqliga Allah hakuu siyaadiyo waa runtaa dib ha u noqon hore u soco gabay Gaariye ahaa wuxuun baa ehelkay ah
      Dadka kaan af aqaan
      Ee si wax iila arkaaya

    • @yusuufcaqiibo1576
      @yusuufcaqiibo1576 ปีที่แล้ว

      @@walaalahadaarudacwa8120 wcs. Aamin adr qaali. Allah yaxfidak.

    • @user-ic6oc2hy8f
      @user-ic6oc2hy8f ปีที่แล้ว

      @@yusuufcaqiibo1576 aamiiin jazaakalaa khayr

    • @user-ic6oc2hy8f
      @user-ic6oc2hy8f ปีที่แล้ว

      @@walaalahadaarudacwa8120 اللهم آمين

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalaahu khayr shiikh Mahamed shiikh Abdrahnan kaariye

  • @abdirahmanhassanelmi
    @abdirahmanhassanelmi ปีที่แล้ว +2

    Shukran thanks

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว +3

    Aad baan dherkh kaaga mshad celinayaa aniga maanta waa lzbadaba waa ehelksygii laskiin waxaan kz xumaaday xitaa culimadu in xaqa odhsn waayaan,maashallah alaah hx ku barakeeyo tanaz isu soo jiidaya

  • @usaamerashiid2565
    @usaamerashiid2565 ปีที่แล้ว +5

    Sheekhu run ayuu ka hadlay ilaahay ha ka abaal mariyo sheekha ilaahay waxaan ka baryeynaa in diinta islaamka lays ku xukumo insha allah

    • @seidalimahamud5823
      @seidalimahamud5823 ปีที่แล้ว

      Bro rag waa Ragii runta. Kahadla ama sheQ ha ahado. Ama yo San sheQ ahan

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤🇸🇴Rabbi ha ku xafiido sheeq

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 ปีที่แล้ว +1

    Sheekha hadalkiisu waa xaqiiq waa runtii Ilaahay haxido allahuma aamiin yarabii

  • @shukriabdirahmaan6066
    @shukriabdirahmaan6066 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah sheekh sharkooda illhy ha kaamagan galiyo

  • @85tyhirs42
    @85tyhirs42 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah ilahay ha cadeyo xaqa

  • @mohamedabdirahman19
    @mohamedabdirahman19 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @abdirashiidabdikarimsulaim1120
    @abdirashiidabdikarimsulaim1120 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka Allah sheekh

  • @Layla6793
    @Layla6793 ปีที่แล้ว +2

    Allahuma Ameen ya Allah

  • @hodanabdifarah9371
    @hodanabdifarah9371 ปีที่แล้ว +4

    MAA SHA ALLAAH ALLAHA XAFIDO KHEKH

  • @farhiyosaciid3020
    @farhiyosaciid3020 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah guul guuleeso shiikh

  • @mohamadabdifatah3577
    @mohamadabdifatah3577 ปีที่แล้ว +6

    Reer lascanood dulmi ayaa lgu hayaa lkn way ka baxayaan i.a

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 ปีที่แล้ว

    THANK YOU SHEEKH M KAARIYE
    JAZAA KALLAHU KHAYR

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 ปีที่แล้ว +1

    ماشآءالله شيخ محمد بارك الله فيكم انت واهلك وامة الصومالية اجمعين
    والله شيخنا ظرفت عيناي لما سمعت خطبةالكريمة
    الله يجزيك خيرا كثيرا وحفظك الله في الدارين
    اللهم اللف بين قلوبنا واصلح ذات بيننا واهدنا سبل السلام.
    اللهم آمين

  • @somalia2730
    @somalia2730 ปีที่แล้ว +3

    Allaha haku xafidiyo xaqa inaa la sheego oo ragga siyaasita runtaa loo sheego waa sax

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +5

    (MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)(JAZAKALLAHU KHEIRAN)🙏👍👍💯🌹🎊💞❤️♥️❤️💯🎊♥️❤️❤️♥️💯💯💯♥️💪🙏👍💯💯♥️♥️Sheekhu Runta👍💯💪ayuu sheegay👍🌹(RABBI ) ha BARAKEEYO🙏🙏🙏👍♥️♥️♥️❤️🌹mate kuwii kale??? Maxay XAQA uga aamusayan?? Wey baqataan!! Aaheey!!( SUB HAN ALLAH)!! Sidee ayaanu beri ku dhegeysaneynaa??? Hadii ay hadli waayey?? Muxaadato❤oo wudha, laysma faro!! Ee XAQA iyo Baadilka , DIINTA ISLAAMKU . Waxay INII sheegtay in dadka la faro!!(ALLAH SWT) KUWA UMMADA KUSOO DUULAY, Haka qabto!! SHARKOODANA HAKU CELIYI!! NIN GARDARAN MA GUULEYSTO!!! (RABBI) DULMIGA MA JECLA!! QOFKA KU DHAQMANA WUU KA SBAAL MARIYAA!!! (IN SHAA ALLAH)!!! Casharkooda wey baran doonaan!! Ugu dam runtii ( ALLAH SWT) WAXAAN KA BARYAYAA, NABADGRLYO WAARTA INUU NASIIYO( ALLAHUMA AAMEEN)🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Innamadar
    @Innamadar ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah kheer yaa sheekh. Ilahayo anago kalmada xaqa ha le hanadil yaa rabii. Anagu reer Somaliland hadaan nahay dulmi marabno dadki na dulmiyan ilahay baan ku daynay. Lascaanood dhulbahante faraha ha looga qaado. Ha daydoonayaa Israail ka ku darsandaan iyagaa u xor war halkaas ayuu ku dhanyahy Somali maxaad.

    • @fadumohariir1811
      @fadumohariir1811 ปีที่แล้ว +1

      Wll wankulaqaba wlhi lkn dadkiba mafahansana taas manta waxa kudhimanaya waa wiil somaaliyed waxan huba inanay fogayn dadkan reer lascanod lkn dee hadi lagudhaho wankutalinaya qofna mayelayo inaguba siyad bare wanka diidnay marka dadka xortoda halodaayo

    • @Innamadar
      @Innamadar ปีที่แล้ว

      Jazakallah kheer Habibti. Ilahay umadan xaqa ha toso. Ilahayo waa ka markhaati inaynaan rerka dhibla rabin. Dhulka qof walba into ku noolaanlaha Ilahay wuu ku beeray. Ee adunka waa laga tagayaa 4cisho ee la noolnahay ilahay ha la caabudo. Ilahay wuxuu inga beeray dadka adoonka u dhagaha adag ee mid walba qabiilkiisu caabudayaa.

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 ปีที่แล้ว +10

    ماشاء الله جزاك الله خيرا وبارك فيك يا شيخ

  • @suleekho232
    @suleekho232 ปีที่แล้ว +2

    Jizak Allah Shiikh.

  • @massmass8300
    @massmass8300 ปีที่แล้ว +2

    maansha alaah shiikh c.raxmaan ilaahy
    haku asturo aaqro . aduunba

  • @samatarhassanabdillah2400
    @samatarhassanabdillah2400 ปีที่แล้ว

    Jazakala kheyr sheikh❤ inta sheikh maqlayey you are first Masha'Allah Allah yarda calayk

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 ปีที่แล้ว

    Runta sheeg Sheeqow Rabbi ha ku keclaadee

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur ปีที่แล้ว +1

    Al Haqqul Haqq Kallima. Waa Inta ay Garan Waayeen Sh Mustafa, Sh Dirir & kuwa Kaleba In Ay Ka Hadlaan dulmiga SNM ku qaadeen LASCAANO. Jaza'akumullahu Kheyran Sheikhuna May Allah Bless You.

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi shiiqa run ayuu ka hadley kheyr Allaha siiyo.

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi waa layna rogi hadaynaan sidan wax ka badalin

  • @ibraahimomar9979
    @ibraahimomar9979 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso sheekh 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌

  • @aliiaali3523
    @aliiaali3523 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah sheikh xaqaa lagama aamuso

  • @user-zy2mu2iw5e
    @user-zy2mu2iw5e 8 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah

  • @mohamudmohamed7245
    @mohamudmohamed7245 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah sheikh

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah sheekha

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 ปีที่แล้ว

    Jizaaka laah, xafidaka laah sheekh.maanta dunida dulmiga ayaa rogaya, siyaad barre 21 sano ayu xukunka hayey, wixii uu sameyey, waxa qariyey 32+ sano oo xuquqdiiba la diugay.

  • @user-lk2yd3jl4t
    @user-lk2yd3jl4t ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا
    أخي أنت قلت الحق وبعضا من العلماء ظلوا صامتين أمام مايجري لإخوانهم المسلمين في لاسعانود
    وفقك الله في قول الحق ولكم الجزاء عند رب العالمين

  • @drmahamuodcaqlinour2496
    @drmahamuodcaqlinour2496 ปีที่แล้ว

    GREAT AGREE EVERYTHING

  • @haybeibrahim1544
    @haybeibrahim1544 ปีที่แล้ว

    Jazaakalah khayr ya sheikh islam

  • @UbaxSheekh-yy2vu
    @UbaxSheekh-yy2vu ปีที่แล้ว

    Allaha kaa abaal mariyo xaqa aad ku hadashay iyo maslaxadda aad ku dhawaaqday, waajibkaagii waad kasoo baxday culimada kale ee aamusanna allaha waafajiyo inay si diiniya ugu cadeeyaan kuwa isku haya iyagoo alle ka baqaya kaliya

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 ปีที่แล้ว +1

    Jasa kallaahu khayiir

  • @abdikaderobolos9836
    @abdikaderobolos9836 ปีที่แล้ว +1

    Maaha allah

  • @guledwarsame8749
    @guledwarsame8749 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax sheekh xalka waa qofka guriigiisa iyo maalkiis iyo sharaftiisa waa inloodaayaa hoygooda

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo sheeq allaah ku xafiido 💙🤍💙❤️❤️🥰🥰🔵⚪️🔵

  • @user-pr3dg2lf2q
    @user-pr3dg2lf2q 29 วันที่ผ่านมา

    اللهم امين امين

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    Sheikh Allah Ku xifdiyo
    Xaqa cidina isma hortaagi karto

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh Mashaa Allah caqliga Allah hakuu siyaadiyo gabay Gaariye ahaa wuxuun baa ehelkay ah
    Dadka kaan af aqaan
    Ee si wax iila arkaaya

  • @FarxiyaMuse-eb9ju
    @FarxiyaMuse-eb9ju 11 หลายเดือนก่อน

    Alaa baarik shiikh,

  • @optimisticoptimistic9892
    @optimisticoptimistic9892 ปีที่แล้ว +2

    بيض الله وجهك يا شيخ

  • @naimahirsi3405
    @naimahirsi3405 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaaaa

  • @abdulahiise1119
    @abdulahiise1119 ปีที่แล้ว

    Jazaakallahu khayran

  • @akdream5313
    @akdream5313 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhu Run Badanaaaa

  • @saadomuse5990
    @saadomuse5990 ปีที่แล้ว +1

    Allaha hakubarakeeyo cimrigaaga Allah ha kuu siyaadiyo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar, shiekh mohamed Allah kuxifdiyo, Allah sharafo

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah insha alaah qeer all muslim

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 ปีที่แล้ว

    Maanzha allh allah ku xifdiyo aduunka aakhironah fil janah shekh

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Allah Akbar, shiekh mohamed Allah kuxifdiyo,

  • @lailo8082
    @lailo8082 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha noo xafido culimadena insha allah

  • @naimahirsi3405
    @naimahirsi3405 ปีที่แล้ว +1

    Alaha kuxifdiyo sheeq

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 ปีที่แล้ว

    JAZAAKA LAAHU QEEYR SHEEQ

  • @saidfarah1089
    @saidfarah1089 ปีที่แล้ว +2

    Sh qeyr alaha kusiiyo

  • @abuquhafah4994
    @abuquhafah4994 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Allah ha kudambidafo

  • @normad229
    @normad229 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah sheikh runbuu sheegay

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah alaha ku barakeeyoo

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيكم شيخ

  • @hoodomaxameddahir5412
    @hoodomaxameddahir5412 ปีที่แล้ว

    آمين يارب آمين يارب العالمين

  • @amuqtar6779
    @amuqtar6779 ปีที่แล้ว +5

    Alhamdulilah! Allaha noo badiyo adoo kale, cizina ku noo loow bi fadlilah waraxmatih!

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul ปีที่แล้ว

    Sheekh Allah haku xifdiyo Allah dartiis ayaan kuu jeclahay. Allah hanaga madoobeeyo qabiilka. Allah xaqa ha na fahansiiyo meel walaba aan joogno.

  • @asiasigat3304
    @asiasigat3304 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mashallah sheikh