Ala gawadhan waalid maleh iyo walaal wiil lama dhalin mìyaa il adkaa nin saan ùga dhageey waa dùqun naayaa xishuw gabdhaha ceeweesey subxaanalaah ìĝasĥaqeey ku lahaa
naagaha somalidu waxa aan Ku nacay kolka dumarnimo laga Ga xishood way iscajabiyaan oo waxa ay isku Dayan inay raga somaliyad gumaystaan imiga naagtani hadii ay nin shisheeye ay ay la hadlayso sidan ulama hadasheen ee cagaha ayay u dharqan lahayd uf naagaha somalida waan nacay waxa ay goorkasta isku dayaan inay gumaystaan
@@FaadumoIbrahim-wy3mw Dadka iskuma wada darayee laakiin waxan sidaa u leeyahay gabdhaha somalida intooda badan Ayaa sidaasa hadii ay Ku yartahay Dadka sida gabadhan oo kale waxba ma ahaateen ee laakiin way Ku badan yihiin Dadka noocana
Naagtaan Waa naag waalan oo cirka mareysa wana ciyaalsuuqad weyn. Ee hadal keeda iska dami. Waa will sabur badan. Naartii alla ku gee ee katag wiilka, qumaya yahay.
Aar walhi Ninkani waa nin ragged waliba xajada ragan wax badan ka yaqan ixtiraamka dumarka yaqaan lkn qoftani maxay sidan ugu dhaqmaysa tolow mise waa maseeer dumar yaaa og heee
Dhafoora wayeen 😂😂😂 waxay maqashay waa la surooda balo ku dagtay baa ninku waa ku nacay ee ka dhamow hadii aadan jeceleyn maxad u dhahaysa hadalkaga qado
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw
Walee qof kasta wuxuu matalaa guriguu ka yimid muraayadu waa akhlaaqdaada Bisle sharaf iyo ixtiraam baad leedahay waana waalidkaa🎉🎉🎉
Waliga degananta wanagsan Bisle 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Social media Gabdhaha ha ka xishoodaan markay hadlayaan waayo xishoodku waa akhlaaqda qofka islaamka ah.
Fartuun always is not easy I love you so keeping going fartuney ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walle waa wiil dulqad badan
Gabadhan reer magal ayey iska dhigaysa laakin waa reer badiyo yaa huu
WLLE NAAGTAN BADAWADA AH EE MIYIGA KASOO LUGEYSAY JAAHILADA AH EE ILMAHA YAR IS MOODAY 45JIRKA AH WAQTI HAKU LUMIN EE ISAGA TAG
Masha allah waxaad tahay wiil dulqad badan lkn
Tani naag mah ee fartuun❤❤❤❤❤❤❤ ha nolato
Maseerku xumaa , Ilaahayow foolxumo hanoodilin midakale labalaba qof ween oo caruur iska dhigaayo
Please lady just leave this man alone
💯
Walaahi ilaaheey maxamed sameeyaan ku dhaartee,hadaan nin ahaan lahaa guur iska daaye lama hadleeyn.
Bisle waxaad tahay wiil aad iyo aad u degan hana la tirsa gabadh ka roonow ❤❤❤❤
Xashaalile Bisle ma cala calin EE Wallaalay Xashood
Naagtaan qaraar baa haya maseerku indho iyo dhego male qeebta qaraarka lee iga dheh
mash allah tabarakalah walal ilahay cimridher hakusiyo iyo cafimad
Walaal Bisley waqti yuusan kaa lumin
Fartuun always not easy. I love you fartun cadey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dumarland tani wa na ceebeysay naa ninku kuma rabo ayaa ku dhahay miyaa isku toli bisinka
Waar yaa inantu.way.ku jeceshahay❤.iska ilaali.nafsiga.❤
Nagtu indha adaka oo suro badana mom Malyun ma dhashay
Waa majeerteen
@@maryambrahim82waa majeerteen aad la ordeyso maxaad ka helaysaa yaa ku weydiiyey
@@gobeyluul1122 Soomahaan? Boqortooyo Beey Meelwalba Kuqorin.
This woman is not serious let her goooooo
Walaal Bisle iskadaa waa Wiil fiican
Wajigaan iyo 15 jir ah qoftaan caadi ma ahan
Hhhhhhhh
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Naagtan wala suurodabay maqashay naa suuruhu sidan ma aha dee duqyahay fartuunba ka qurux badan
HUUNO iyaduba wey qurxontey lkn muraniyo masyr baa diley.
Qasab miya jacelku war xuush ku dhee nagtan indha beelka ah
Waa lagaategay wooooookw
Dadkoo dhàn lacag masiinkartaa bisle 😊😅😮😢😮
Acuudu bilaahi what is this allah tan gac mahan waa more then gac subxanalah dee walaalo tasho warkiiba waa laguu cadeeyey acuudu bilahi
Habar weyn oo qiimo beeshey naa isku xiishoo qofweyn batahay Subxanallah 🤫
Naag badiye dheh
Adkaatay bisle is adkee zhp 😂😂😂😂😂
Amiirka ku jira salma naagweyn iga dheh oo miisaan let iga dheh😊😅😮😮
Geesi geesi dhalay ha U joojin waxaas guulayso abidkaa Bi'idnillah 🎤🤲🏻☝️
Salmo Vvvv ❤❤❤❤❤❤
TANI WAA XAMIIDADII LASHEEGI JIRAY
😂😂😂😂😂😂 camisole waxna warabta heee
These women are lost mid na ma jecla ee wuu ku ciyaaraya qoyan cheap and dirty
Gabadhaan ragbey ladhalatey waxaan sooxasuustey magaalada shasha yaana kaagacabi weynin
jaaah fartun nolaaw
Asc abayomacaan macaan ninkaan walahay abayo tol beynunahay mana yaqano tolnimo anagana waxa naga dhintuu noqday abayo walahay inuu naag 40 jirto uu kubah dilo aduunka waxaad u jaceshahay waa hoyadaa hadey dhimato waad kasamri laheed Kan walahay waxaan ku shegayaa naagtaas udhaf waxaan ka balanqadayaa asagoo oynayo inuu kuyimado insha alaah waabalan hadii ale idmo aniga ina adeer tay batahay yuu kusasaban ban iga qaad 3malmood bas lanbarka ku dhageso waxaan ku balan qadayaa asagoo oynayo inuu ku yimada amarkagana ku shaqeyo oo iyada kaso tago bas codsigeyga ii yeel salmon ina aderey
Wall gabadha usamir wa dumar
Dhal magaalo inta la noqdaa wey dheertahay dhar magaalo inta la qaadana wey dhowdahay tani waa rer baadiya uf
Ogaadeen calling leh wan wayey 😊😅😅😅😮😮
Ninkan ogaden maha hooyada wase.
Naa. Isla yaa hadii lagu nacay ragu waa buy niinkani ceeb ma lehee
15 dhafoor waynaaa 😂😂😂😂😂 nagtanbanaba nacay wa isku dhejinaysaa😂😂😂
faarax way ku haysataa haisu keenin waligaa gabdho
Raligaliney xaalqaado dhe😊😅😅
MSeyr weyn baa haya qpftan in ay isku xaartaa ka soo dhaw
Hadii adan aqoon maxad ka so dhigaysa marka 😂😂 doqoneeya
Ala gawadhan waalid maleh iyo walaal wiil lama dhalin mìyaa il adkaa nin saan ùga dhageey waa dùqun naayaa xishuw gabdhaha ceeweesey subxaanalaah ìĝasĥaqeey ku lahaa
War tuloynka naag diinleh kadono hooge wey ku bahdilene
Waxan waxbakama jira inagey caqligena kuciyarayan wa views radis
😅😅😅😅
Nagtan wajiiga gahayrka ah maxay ka rabta wiilka
naagaha somalidu waxa aan Ku nacay kolka dumarnimo laga Ga xishood way iscajabiyaan oo waxa ay isku Dayan inay raga somaliyad gumaystaan imiga naagtani hadii ay nin shisheeye ay ay la hadlayso sidan ulama hadasheen ee cagaha ayay u dharqan lahayd uf naagaha somalida waan nacay waxa ay goorkasta isku dayaan inay gumaystaan
Dadka ha isku qaban qoftan qof dad lala barbardbigi kara miyaa
@@FaadumoIbrahim-wy3mw
Dadka iskuma wada darayee laakiin waxan sidaa u leeyahay gabdhaha somalida intooda badan Ayaa sidaasa hadii ay Ku yartahay Dadka sida gabadhan oo kale waxba ma ahaateen ee laakiin way Ku badan yihiin Dadka noocana
@@samatarismail3215 Naagaha Soomaaliyeed Inneey Qaraabakiil Idiin Guursaddaan Maba Ahan. Ajanabi Waa Niman ragg ah.
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
Salma qof wyn iska dhig o sidan ad u hadlyso iska badal amarkagana mad dhalin ninka kumana qabe xishood o dig taatornimada iska daà
Waaaaaaaaaaw 😅😅😅😅😂😂😂😢😢🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Naagtaan Waa naag waalan oo cirka mareysa wana ciyaalsuuqad weyn. Ee hadal keeda iska dami. Waa will sabur badan. Naartii alla ku gee ee katag wiilka, qumaya yahay.
Tan wixi dhaley awey quran hasartan
Yaah😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎
Sodhig hadee
50 jeer may dhahdey mise 15ayan maqlayay
Prank wayee idheeh 😂😂
Walaahi kan waa doqon
15 baan ahay 😅😅 she looks early 40 😮 Sister you’re embarrassing yourself. Uff reer baadiya .
Waa masaakiin nin fiican heshay lkn wax la taliya weysay haduu furo yaa guursanaya naag ninkeeda cawradiisa waan soo dhigayaa leh alla yaa dhaha adigu isu naxariiso
Cilaaj waaye qoftan
Kkkkkkk
Ayaad wasaxad bilaa edabed
Waa nag waalan oo reer baadiyo ah yay ku oomin walaal maseer ayaa haya
Habrtani 60sano jirka ah oo ilmaha iska dhigeysa dibjirkani runta ayey u sheegtey
sasabasho iska daa
fartun wey ka cansatahay boqolki boqol
War naagta miyuu qabaa wada noolaanshaha maxaa keenay weyba u calaacaleysaa hadana isagii ayey ku rogeysaa
Amaka maad dhashy Salma naag wyn the sida dhocila ha isu jajabin
Tanookale naag kuu noqon maysee meesha kacarar wll
Saaxiiboow naagtaan runta usheegay miseer baa waalay iyo xin iyo xasadnimo aya ka buuxda kir iska dheh
Jaceyl gasaaba
Tan badawad wayee qof ku dokhbu leyahay wana ku nici kara uf dhee
Naa nimka ka har kuma rabee doqon yahe
Ha gumaysan wiilka
Walal dulqaad badanida
Oo hduusan kurabin maxaad ugu qaraaraysaa bisinka maqasabaa haduusan kurabin
😂😂😂😂 waxani bahdil Way dhaftay
Aar walhi Ninkani waa nin ragged waliba xajada ragan wax badan ka yaqan ixtiraamka dumarka yaqaan lkn qoftani maxay sidan ugu dhaqmaysa tolow mise waa maseeer dumar yaaa og heee
Wayaa Bisle naagtamiyaad qabtaa mise sirbaykaa haysaa maxaad lacalaacali waryaa
Waa qasab igu jecloow war haka yeelin ad adeeg ku dhimo
Farta rac tan waa rer badiyo wax ey tqqan majiran
Subxanalaah Naagtaan wey walantahay 😅😅😅
Is Adkee nin yahow
All fame seekers had to appear on social media. Where is the dignity honour. Mannerism, morality and self-respect?
Naagtan wey oo hada na reer badiyada ah gormay Soo caan baxday weligey Kuma arkin tik tok 😁
No respect for salmo kadhac
Nagta maxaa ka qaldan
Naagtaan waa dabaal hadoo kibro mee iska deeyso hadoo naag ka raacay ninka waa runtiis id waa naag xun sidoo sheegye tankale waa naag qldkeeda qira neyso o degan ixtirm taqano
Ninka wey jeceshahy umana sheegankarto
Dhafoora wayeen 😂😂😂 waxay maqashay waa la surooda balo ku dagtay baa ninku waa ku nacay ee ka dhamow hadii aadan jeceleyn maxad u dhahaysa hadalkaga qado
Naagtani way waalantay
nasowdigii dabaooyayay doqon war adna nacaskale 😂😂
War islanta maxey ladikameysa
Amarka yaleh ninka iyo nagta
Fatadhugley weeye ma adigoo garaaceyey soo dhigeysaa iyadaa isfadeexeyneysaa
Bisle inuu wax xerinayo wa laogaa balse gabdhihii iyagaa kala wac nahy salma qalbiga uilaali iyadu danteedii garan weydaye bislow