Sheikh Wayn Oo Ka Hadlay Arinka Aj Family Iyo Hooyadii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 วันที่ผ่านมา +9

    Waxwalba asagaa dhameen karo hadii uu aqligiisa uu shaqeynaayo hoos ayuu waxwalba ku dhameysankaraa ee allah hooyadaas xaqeeda banaanka ha keeno aamiin

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 2 วันที่ผ่านมา +4

    Yantaar dheh shiiq

  • @Aamaalulum
    @Aamaalulum 2 วันที่ผ่านมา +3

    Qof hooyadii kacararaaya meel gaari uu maayo
    Inuu ulaabtoo hooyadii la xiriiro ayaa uwanaagsan asagaa xaqiiqada garanaayee

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 2 วันที่ผ่านมา +3

    Yantaar waa raxeweyn qabiil sharaf leh oo la kasaayo meel ay degaan.

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 วันที่ผ่านมา

    Aniga hooyadeey waa Yantaar waana Gerikoombe Daarood markay maahmaahayso waxay tiraahdaa Aboogeey [Awoowgeey] Daarood Ismaaciil

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 วันที่ผ่านมา +6

    War dadkii uu ninkaan uu la soo koray mey hadlaan oo
    Ilaahay mey ka baqaan

  • @ALINUR-p8d
    @ALINUR-p8d 2 วันที่ผ่านมา +1

    awey asaga ehelka uu sheeganayo

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 2 วันที่ผ่านมา +2

    Aj inow is cadeyo mamada qanciyo ase danta ugu jurtaa hooyo mcn wa dhibatidtoda dhibka allah kasaro asagana hadow willkedu yahay ku cadato hooydi wa sacliyay subxanalaah

  • @fardusa411
    @fardusa411 วันที่ผ่านมา

    wiilkan ha xasuusnaado in sida uu carruurtiisa u jecelyahay isagana ay hooyadii u jeceshahay😢

  • @AdanOmar-s1h
    @AdanOmar-s1h 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan sharcigiisa ayuu ubaqayaa oo waxuu isku dhiibay oona sheegtay in hoyadiis dhimatay isagoo yar, hadii laogaado in hoyadiis noshahay sharcigiisa ayaa qatar kujira oo waxuu noqon qof been kasheegay sida sharciga lagu siiyey,

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา +1

    😅😅😅 Wadaad Foosta ah

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 วันที่ผ่านมา +1

    WAQTI AYEEY hadal KU luminyaan AJ WAA MJ AH WAX ay ka badaali karaan AYA yar

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 2 วันที่ผ่านมา +5

    Halkaa Waxa ka Cad Dad Aan Dhalin inay Sheegtay ❤

  • @AliSamatar-ht9sm
    @AliSamatar-ht9sm 2 วันที่ผ่านมา

    Sh.ibraahin.waa.reer.kanpala

  • @jaamacismaaciil845
    @jaamacismaaciil845 2 วันที่ผ่านมา +1

    War annagaa qirayna ninkaasi Daarood uma eka, mana aha sidaan isleeyahay.
    Muxuu udhuumanayaa muu iscaddeeyo.
    War waa Raxanweyn ee reerkiisii haku noqdo.

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wiil kaan hooyadiis hala hadlo xogtiisana si siri ah ha ula hadlo hadii uu runta sheego in arimo badan kahalaabayo wey ka aqbalaysaa

  • @HawoWarsame-x8f
    @HawoWarsame-x8f 2 วันที่ผ่านมา

    Ninyqhow hooyadaa kaduceeso

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 วันที่ผ่านมา +4

    Aj warkisu wa cad yahay e Hoyadi yusan inkirin

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 วันที่ผ่านมา +2

    Beesheenii raxanweyen? Munafaqadaa arka

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา +2

    Isaaq oo Mj maqlay Beentay ku Raftaan Hawiyoo Mj maqlay Nacaybkay ku Raftaan Yaahuu

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 2 วันที่ผ่านมา

      Oo maxaad ugu kalifaysaan in uu inkiro cidiisa oo ow iskala waynaado hadii aad soo koriseen? You should teach him to be proud of who he is.

    • @SafiaJama-s4c
      @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา

      @nasraqaali7050 naa kalifaad laynee ma qofbaa dadkiisa naca oo I kiraystay maxaa kaa khaldan??

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 2 วันที่ผ่านมา

      @SafiaJama-s4c oo maxaa keenay in ow hooyodiis inkiro? Kalsooni darada intaas la eg ma adinkaa ku korshay?

  • @gmail2925
    @gmail2925 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dadku. Wali. Meysan fahmin waxuu. Uu diidan yahay. Faamilkiisii. Hore …haduu sheegto. Sharciga uu haysto ayaa. Lagala wareegi. Dibna waa loo celin waayo. Been ayuu sheegay. Markuu waddanka. Imanaayeyd. Hooyo aan asaga dhalin ayuu. Yidhi waa hoooyadey. Markaa. Waxay saameyn wayn. Ku yeelan doontaa. Dhamaan. Faamilkiii. Ay wada. Yimaadeen

    • @luulabuuni3735
      @luulabuuni3735 2 วันที่ผ่านมา +1

      O hoyadiina iyo xaqeeda hoos haduu udhawaysto cidna ma ogaateen

  • @imaadone
    @imaadone 2 วันที่ผ่านมา

    Sheik Abdullahi sheik mohamed Rooble. Wuxuu ahaa shiikhayga/ wuxuu qabiil ahaa sheegan jiray….Liisaan. Wuxuuna qabiil ahaa isagu ahaa…. Gari koonbe… Raxanweyn Warsangali ah jirta….. Soomaalidu way is sheegataa kolka ay muddo isla daganaato….

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 วันที่ผ่านมา

    Illintir shalay waxa kahadlaysay gabar 30 Gaaljecel sheeganaysay oo hadda soo baxday inay Raxaweyn tahay kana mid ahayd carruurtii abaartii Cagobararka waalidkooda ka lumay

  • @ArfonLaya
    @ArfonLaya 2 วันที่ผ่านมา

    Aj waxaa fiicnayd in lays hor geeyo hooyada iyo isaga markii live laysu horkeeno madama uu DNA diiday iyadoo hor taagan islaanta, in islaanta la uleeyo bal an aragno intuu is hayn karee wlhi in la kalac bixi lahaa

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 วันที่ผ่านมา +2

    Qolka calasow ma qabiil baad ku nacday

  • @gmail2925
    @gmail2925 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waxuu. Ka baqayaa. Iney saameyn ku yeelato. Immigration ka. .. waxuu ku yimid iyo waxuu maanta yahay. .. dadkale. Iney. Dhaleen. Oo beenaa ayuu. Ku. Yimid. Markaa. Haduu sheegto. Maamadan. In sharciga. Lagala. Wareego. Oo dib loo celiyo ayaa. Suura. Galaa??

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 2 วันที่ผ่านมา

      Waxba iskama dhibaayaan. Gaaladuba way korsadaan ilmo aysan dhalin.

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา +3

    War ninkani waa. In is huba ee cidna hooyadeed ma nacdo waloow ay xitaa dhurwaa tahay

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 วันที่ผ่านมา

    RAXAN WAYN WAA DAD ISKU TAGAY UNITED WAXAANA LAGA HELAA SOMALI OO DHAN WALOOW DAROOD AY U BADAN YIHIIN

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 2 วันที่ผ่านมา

      Maya raxa weyn qabiil kasta lagama helo. Ee qabiilka lisaanta ama shanta caleemood ayaaa qabiila badan laga helaaa

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 วันที่ผ่านมา

    Wiil sagaaljira maluminee wuu dhuuntay

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dawlada Maraykanka Auay Gaadhaysaa Arintani Oo Maamada DNA ka Qaadayda Oo AJ DNA ka Qaadaysa Oo kala Cadaynaysa Arintan Dhibaatooyin Badan Bas AJ ku Dhacaysa iyo Fadeexad Xun Cuqubada Hooyadii Darteed ❤

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm 2 วันที่ผ่านมา

    Intaasba haduu reerkisii radin wayey haday cadato in ay dhashay maxey ku dhafeysaa maba ogola hooyadan ha iska samirto Illahayna ha u so jediyo qalbigisa

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaalidu viyuse bay ku raadsanayaan Tankale Daahir calasoow waa Basaas mar walba waxa uu ka shaqeeyaa in uu Soomaalida isku diro in uu mashquuliyo

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 วันที่ผ่านมา

    Isaaq tuga mesha kahadkaya war yantaar waa Geri iyaguba weey ogyihiin

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 วันที่ผ่านมา

    Daahirka aad shegeyso isagana shegad ah oolawada ogyaheye ah na waauun sida

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 2 วันที่ผ่านมา

    Ceeb Markus qaadayo yaa biila😂

  • @Mohammedkral
    @Mohammedkral 2 วันที่ผ่านมา

    Wilka inay mamada Shashank asagaa isku cadeyay xaladahiisa Madagascar hadalkiisana hadal fadhiyo mahak

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 วันที่ผ่านมา +3

    Hans abuukar ayaa programkan samayn jirtay iyada iyo dahirna wey isla shaqaysanayen islanta wiil waa ka maqan yahay laakiin waxan aaminsanahay wiilkan isaga sheegay in uu far ka goan tahay ma laga yabaa in dahir view doon yahay cidaan xooga intu siiyay u sheegay informationka iyo farta goan oo marqaatiyaasha kuli in ay yihiin mafiyo isla shaqaynaya

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 วันที่ผ่านมา +3

      Asc hana iyo daahir DNA meey badalli karaan muu ogollaado asiga waaye qalladka dhan

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 2 วันที่ผ่านมา

      Asaa soo af jari karo.

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b 2 วันที่ผ่านมา

    Culumafa yee dabaajin waa been waabeen wax kajiro malaha daahir waa aabah dulmiga ee culamada haka baxaan sheekada haka baxaa. Plz😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 วันที่ผ่านมา

    Bisinka iska dayaa ninkan noloshisa aa watoo

  • @abdicaweli9214
    @abdicaweli9214 2 วันที่ผ่านมา

    Nasabka iyo sharciga keba weyne

  • @abdirahmanahmed7426
    @abdirahmanahmed7426 2 วันที่ผ่านมา

    🤣🤣🤣🤣 Somali mararka qaar waxaa is dhahaa qabiil haduu jiri lahayn dadke ku milmi lahaayeyn xaqiiq data la keediyo looma baahna somali aydaa is taqaano isma inkiri karaan

  • @NasriinMahamett
    @NasriinMahamett 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkan inuu baadi yahay waxad ku garan siduu naagta cad isugu dhajin

    • @abdicaweli9214
      @abdicaweli9214 2 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 วันที่ผ่านมา

    DNA HASSAN FAREEY 💉 💉💉

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 วันที่ผ่านมา

    Lol WAA been sqqidja XAATA

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 วันที่ผ่านมา

    Been been

  • @gmail2925
    @gmail2925 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxuu. Ka baqayaa. Iney saameyn ku yeelato. Immigration ka. .. waxuu ku yimid iyo waxuu maanta yahay. .. dadkale. Iney. Dhaleen. Oo beenaa ayuu. Ku. Yimid. Markaa. Haduu sheegto. Maamadan. In sharciga. Lagala. Wareego. Oo dib loo celiyo ayaa. Suura. Galaa??

  • @abdicaweli9214
    @abdicaweli9214 2 วันที่ผ่านมา

    Nasabka iyo sharciga keba weyne