FARAX KAFTAN HEESTII BOONDHEERENIIKO KALA KACSAN SOO DHAWEYNTII FARAK KAFTAN IN LONDON
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
- Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my ppl
I dont understand what they saying but keep putting this song on repeat most especially the lady in yellow the way she smile.i love sumalia people but am from Nigeria.God bless Africans
We love us some Nigeria songs too welcome brother we all Africa 🖤🖤
Thanks my brother we are all Africans we love each other’s that’s great. The lady wearing the yellow clothes she always smile like because she has good hart love you sister laky haji
Somalia 🇸🇴 one love ❤️😍
They are talking about the capital
Ma'amifpossiblecouldwereschedulethisappointmentwithherandtherestarethebestdaysuntilyourhomehasnotyetgonesoIamgoingthrough
Viv bondhere bar bartoy bas an Ku celiya rer bondhere hadad tahay like ya la ilowin
Laki way bururtey reer xamar inta ah like
Iòkl8oolol8o8lllokt
Ffsdhdagjhfxbjuchbnkgdgjj
☺ @@rahmaalasow1123
7g.ļ77oì0ķiìmymjtjlm
6mh88ì
lji
@@mastarofficialsomali7476 ùj77
Oh j
Reer boondheere deris-ka hadaan reer shibis nahay waa nii salaamnay💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣❣❣❣
Reer yaaqshiid liketa isiya
Aniga reer wardhiigley aan ahay viva wardhiigley xaafadeydi xalaasha ahayd
Mrs bell
Masha allah ex wardhigley xafadeydi hore
إبداع أفريقي بكل معاني الحب تحياتي من السودان الحبيب الي أحببنا في الصومال
Yes
Reer boondheere oo soo lumay bakaraha xataa waa noogu imaanjireen ayagoo burursan, dariiqa aan u baneenjirnay. :)
Isiiiiiiiiii reer boondheere 💃💃💃💃 bowortooyadii aanahee baasga isiii reer boondheere anaa eh barbaratoow baasaan ku celinaa
Rer hodan bn ahay asxbteyda qaliga rer bondhere boqortoyo salan bn idin saray 💗💕👌💞💝
ano uwakiil.ah reeeeer bondheere waa kaa gudoonay
Hodan xagee
@@axmedcumar5594 ه
Bar baratooy boos aan ku celinaa Viva boondheere lipaax😍😍
Bondhere kor inshallah
just beautiful. i love somali woman and i wish them always happiness.
god bless you
Thank you
Quruxdanninki lahain lo asturaficneyd
Ow
Viva reer boondheere❤👏
Subhanalah way isa so qawisay sasa nina ku qabaa alle ragi somaliyeed damiirkii xagu ka tagay naag uu qabo oo sidan ku so hor istagasa shacabka dumarkii waweynana qurbaha ku washeen allow ha nagu rogin kuwan
Khadra Hassan kuwa caruurta kufsanaayo watageetryiin
Is ka dhaaf in iso qaawiso dadka. Hortooda in ay ka hadsho ma u oga laan laheen balse raga is ku mid maahn naagtaan fanaan le qabi karo. Walshay oo asaga damiirka ka tagay
Khadra Hassan ragu waxii daboolan bay daneeyan lkn hadii uubanan yaalo ishaa didysa xitaa
Kkkkkk kuwan may kufsadan dharka so dhigtay mise iyaga waa rer Europe lama taban karo somali waa dhaqan rogmatay dumarki Somalia hijabka xirna saan ma u danbays yaab war majire allaha idin so hadeeyo amiin
Aniga waxaan igu daran illen wax kayaabiya mawayside ninka naagaha ituu soo dhexgaley laniikinayo waxaa kaliya udhiman inuu kuuntada maro kuxirto uu kuniikiyo
Xudunteyda ayaa ku dugan wlhi bondheere wax aan ka jecelahay malahn love you my dagmo waan uxiisay 🥺😭😭😭😭😭🇸🇴🤲🤲
Suxanallh dad kaan allh ha soo hanuunsho waan u duceyneynaa waa wLalaheen
Yasir alla dumarki wee waasheen kii naaas ahaa sharaftaaa laga qaaday alloow iimaanka waasac noogu dhig😓😭😭
Bondhere 😍😍😍😍 reer bondheraa nahay
Qabiilka waxan ka jeclahy hafaadaha iyo magalooyiinka lagu fahano !!!!!!!Lol....❤️🙏
REER Boondheere give like💃💃👍👍👍
😂😂this funny and fun , the uncle with the black hat😫😭
He doesn’t understand the song kan xiran 😂
SUBXAN ALLAH dumerkii ayaanu la yaabneyn, ragiina ma ku darsameyn, ILAAHAW so hadeey umadaadan 😔😔😔😔
asma cadey halagaa bashaalo sxb dadkan xabado ayaa soo daashaday 30 sano 🤣🤣
Masha allah wardhiigleyne
Illahayo ebtayada astur
@@mohamedmadaale824 aakhiro la iskama yeelaayo 30 sano ayaan dhib kuso jiray, wan yara bashaalayey, dhamanteen waynu wada haleesanahay ILAAHAY ha ina so hadeeyo xaqa ILAAHAY ha ina tuso🤲🤲
@@MrBiniyaamiin markan runta ka hadashay aamen
😍😘🌹👑 FARXA KAFTAN BUUFI CAYAYAANKA SHAKAROON AA TAHAY IYO SHABEELKII BOON DHEERE KKKKK LAAKIIN ANI REER MADIINO LEEN AHAY WAA IGA MASEERSIISEEN II NOOLADA YAAKHEEY ADIGA, LAKI IYO MUUNYE Aduumka inta fanaanjirto idiinku jeclahay ilaahay ha idin jeclaado abaaah ‘aamiiin dhaha❤️
Waxaan saan udhaqanka xun ma caruur bee waalid uyihiin
Waxaaba iigu daran midka fuaad ladhaho
Reer boondheeere😍😍😍
Suubxamalaaah war aa qiiro ma la ileewey suxanalaah
shut up 🤐 and dance 💃🏽
yaaqay wixii cayaal xamar ku abtirsado like ta reer boondheere haba sheegin
Sahal Sayid wiilkeyga kumagac tahay
@@safiyaloora4741 hee usheeg oona kagaarsii salaan abtigii ka timid
Boondhere inta qashinqobka iyo dacda celoomude taqano waaliibax♥️
Hhhh hana caayin heee
waa la yaqaan intaas
Ceel awmuude xudunteyda ku duugan
@@FAAD21 intee ka daganed ceel ow muude iisheeg deexeed aktiisa mise jika jaakoow aktiisa
sheeg meesha ka dagneed
Boondheere Anigaa Aqaano Asaxaabtaydii 4ta darjiino iga daa hay xasuusin baarlamaankii shabeele wasaarada caafimaadka inaan joogo aan is moodaa ilaahay ha noo soo celiyo bari samaadkii مااحلاها💖
Bint banadir iyo boqortoyadi wardhigley anahy, 😉💕😍
Haye reer boondheere iyo soomaali wayn channel kayga kusoo yaaca QURXINTA timaha iyo Makeup 💄 ka wlcccc ALL 💄💕🔥💄💕🔥💄💕🔥 WAAD KA MAQSUUDI DOONTAAN
Hadii ayey sheegtay bulo maqaareey
Wallee fankii waa halaabay hooyoyinkii hadey sidaan u dhaqman dhalinyaradii maxaad ka sugee😭😭😭
Saas wye keep going apyo faiza
Iyaah saan ka dheh > Bar baratooy hoosaa ku celihaa 🕺🏽💃🏽🕺🏽
Anoo bood boodaayo leeba is arkay!!
Qofkii dhageey sanaayo heestaan inuu dheelana aan rabin, qofkaas waxaa ka qaldan!!! mise heestuu ku soo qaldamay.
Hablaha soomaaliyeed caafimaadka allaha u siyaadiyo waa wax lagu farxo gabdho oo farxad wadaagaya, ilaahay qoyska soomaaliyeed ee balaaran ha xafido reynreyn iyo dalkoo nabad ah roobkuna d,aayo duunyado tarmeyso dadkuna tafiirmayo dowga allena la wada haysto allow ka dhig soomaaliya.
Wallahi nagaha xamari aa niiko loogu hare💯❤💪💪
Reer shibis hadaan nahay bondheere maseer aa nagu disheen hal hees nogu so tuura dariska xalaasha aa nahayeee 😰🙄😂😂
Hhhh wan oyi rabna nagaso gara
🤣🤣🤣🤣🤣
Bondhere salan sare
Barlamanka managa boobteen iyaah harkii galay maa naxoogaysaan
Hhhhhhh ani ayeyo koris ah reer bilajo shibis hhhh
Walaahi waan xishoodey markaan wax yar fiirsadey . Aloow na caffi.
Subxaanalah war ilahay kacabsado magaca guud waaad noooga ciyaarteena
Ilahaaygii ninkaayga fanaan kadhiig ayaa mahadleh hadii kale sidaan cml ayuu dumarka dhax bood boodilahay aqaas ilahoow adaa mahadleh alxamdullilah
Boondheere
Booneere hoos,
Boondheere
Booneere hoos
Dadkii Banaadir
Iyo boqorteeyadii Boondheere
Aan nahayee
Bilee aan ahee
Bilee bilee aan ahee
Labbada buundo bartankooda
Meeyl lagu dooran karo maleh Boondheere❤️🥰
Laki xaaji ine ayada qaadoysaa la mooda ma reer boondheera ayada 😂😂😂
Laki rer bondheera waye
Laki waa reer bondherey
😂😂😂xamaasad ayaa heyso
horta bondheere xage ku taala laki bosaso inay wariye ka ahayd bn ba maqli jirey ETN TV
@@khadracabaade4475 dagmo katirsan xmr wye tan kle laki reer putland wye lkn xmr wee kuso dhaqanty
Boondheer liibax kabax iyo buulo maqareey iyo bacadki buusleey ❤️❤️❤️👏❤️👏👏👏❤️👏💕👏💕💕👏💕👏💕👏💕🙏🏾
reeer waberi❣
waa ilabxyadii waaberi yee kuleefine ka leexo😉
2020 hadaa dawaneyso like dhac igu sii 😁😁
Aduunka waxan u necebahay nin sidi nagaha u nikiyo uuf aduun wuu halbay Allo so hanuni ya rabi
Dagmadayda Boondheere xaafadayda buulamaqaarey kabdhootka dagmada agteda kuma ilaaawo schoolkayga Wiilwaal
Subhanallah alla yaa hadeeya.
Masha allah walaashey cimridheer ilahey ha ku siiyo
Naasaha wawayn May qarsato
woow boqortooyada🤴 boondheere viva❤👌
Wlhi waa aqiro zaman xishoodki walagatagay rabiyow so hanuni kuwan
Boondhere meshaa an ku koray ila hada daganahay dugsi school university hada lamaroya still la daganyahay when i was 4years aha so dagay kalay iska arag boo dhere owww libaaax
@hubbi hayii aay thnk u wllo still wax barasha ku jira wlhi wana ku faraxsanahay bondhere alhmd hamar wa lama huran markasta
War hedhee afsomaligu badanaa
Wax an ka fahmay maleh boondheere kaliya kafahmay😭😭😭
Hhhh walugu baraa hada kasen
subxanallah dadki waweynaba San udaqmahaye kuwi yarane se noqonayane dadka waweyn in lagu deyday aheed balse kuwan okale iyo wixi lamid ah wa wax allah laga magan galo ayaka okale in la noqdo
M.a ani reer boodhere Aya ahahy ❤❤❤❤❤❤⚘⚘💝💝💝💝💝💝
Faraax kaftan naas waa loo yariye wa la qalay woooow
Faadumiina ka maqan meesha mise iyadu reer xamar weyne ayee aheeed
I don't know him but I am a fan of the spirit of that guy in the White shirt
Ceel awmuude meeshii hooyadey ku dhalatay viva boondheere
Farah kaftan wax isbadalan arka sxbey
Faiza maxaan kuu qalnaa(Geel, Ari mise Malaay) kan muuqaal shidan wuu dhaafaay. 🔥🔥🔥
🙋🙋🙋
Lipaaxyo meel iskugu yimid.
👑👑👑👑👑
fuad waba nikinoya reer bondhere iga dheh😂
From yaqshiid viv boondheera ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
Yasir alla dumarkii wee waasheen 😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😢😢
Qoladaas reer xamarku
Say u tuntaan baan ka yaapay
Aniga waad iga horaysaan
Kolay
Hanagu mashqulin ader
Yasalaam yasalaam afkaga malab ha lugu qabto thanks boondheere libaax 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Farah kaftan waxbaa saaran😍😍❤
Xafadeydi bondherow libaax 🦁❤️
Saass waaye baashaala
Meshan tii waalnayd queen tasha habeen ka xagay ku maqnayd
Subxana lah ilaha xuman kanasahan miyena cora lahen miyena ilah aqon miyena aqiiro cadab kacabsanen abaayo ilh haku sohadeyo wAxani waadunyo illah hakudanbi dhafo walashey ilah utobad keen
Laki haji wa ays love u ❤
Ex xafaden bondhere❤
Wow viva bondherer
Waa maxay ninkaan naagaha ka dhex ciyaarayo subxaana laah xishoodkii aawey.yaaaaab ilaahoow xaqa na tus aamiin yaarabi
Malaha wuu lasoo Karo niikada ayaga baran filayaa
@@samsamtt3samsamtt360
Abaayo waan yaabey subxaanaa laah
Allow nahanuuni oo naga qabo wax fisqiga wado yaa rabbi
@@samsamtt3samsamtt360
Aamiin yaarabi.
Allow fanoo dhan naga madoobe dambi waxan ahayn ka karorsan mayne
MASHA ALLAH ANIGA REER BAAR UBAX AYAN AHA VIVA REER BAAR UBAX LKN WARDHIGLEY WA EX CAFADEYDI HORE AYEY AHEYD ANY WAY RER BONDHERE NOLADA
Farkaftan aqeru majertu miyad maqashay wlhi wad ceyarisa waxan kuleyahay alle hakuso hadeyo
Subxaana Allah
Allah soo hadeeyo
Allah ka baqa oo is Astura
Reer banaadir viva viva magaaladey xalaasha
Farax kaftan Adresse keeda
Yaa isiinaa
Second nadiiro nayruuz in th3 building ❤
Turjumaan dag dagan ubahanahay anyway waa shidan heesta iyo niikaduba😘
✈️turkiya Illhy amarki heestani marbay naqabsatay lakiin imika lama shido😊😊😊😊😊
Reer Cabdi Casiis wey shidanyihiin ayagaba
Kan fuadka maxaa ka khaldan waayo dumarki bu isi saar aaraya yaahu nimanka markay intaa naagaha ku dheexjiran waxay noqdaan naag naag xita jidhkodu wuxu noqdaa sida dumarka hada nimaan waa sheebeel dumar
ilwad qurux hhhhhh waa la yaabay
Nagaha kacsi aya hayo asagana uu kacsaday dee waa iska caadi
Aden Mohamed hhhhhh ceeb
@@maandeeq5776 cadey maxa ceeb ah
Viva rer booondhere rerka xamarka asaliga ah ma daganyn lkn aad bn u jeclaaaa oooo ayeeyade bn kuso boqan jiry
Mashallah love her all the way ......😍😍😍😘
Farrah my dhiiga was ka baxsatey faaiza Alaabtaan waa iga gadantatahay
مرا خطيرة اللي لابسها اصفر ماشاءالله ❤️💙😍👍
اصفر*^
Rer bondhere amantina wa dhan thy from Nairobi kenya
Reer bondhere iyo waaberi masha allah ilahay ha iska deysto ❤❤
labaax boodheere yusuf gooneen viva
Aloo ba.ay iyaaah reer boondheer busaka buuwi doono reer billaaajo lama dhexdeeda
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️rer boondheer
Amiga op jecel heesta waxaa garam waayey gabdhaha Martida aha tan ugu Dirac fiicneed ugu naaso fiicneed qurux way ka simanyihiijawaabta qofwalbow EEG fikirkaada
Dumarkaliya ayey kurontahay walaalkey ha u niikinin sidaas ebele wax dhan wanaagsaneenin ilaahey khaatimada ha idin hagaajiyo
Viva boondhere iyo xaafdi ceel oowmuude xundhurteyda ku duugan
Waaw fanaaniinta kalkacsan gacan ayaa idin taagey hor usocda
Masha allah wardhl
meeshan waxaa u dagan o ka helay xaawa kiin axmed weyne sidoo kale cisag dhalinta yar xitaa waa xisoodaan wan in la tusaa wax fiican o laga tagain xishoodka pls