AXMED CALI CIGAAL HEESTA DAD HARGAYSA SOO MARAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 10

  • @shugribarkhadabdullahi
    @shugribarkhadabdullahi 3 ปีที่แล้ว +1

    Axmad cali cigaal heestan gaabsan geenyo uguboo axsan hees

  • @ahmedaliwaqooyi6053
    @ahmedaliwaqooyi6053 5 ปีที่แล้ว +1

    Orginal heeskaan wax badan baan raadinayay ajar allaha kaa sii sxp
    Hal eray oo ku jiraana la hari waayay
    Ma markaan hawoodoo habsan geenyo ugub ♥️♥️🏇🏇🏇

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  5 ปีที่แล้ว

      Sxb @Ahmed Ali Woqooyi waad mahadsan tahay
      Kollay ajar ka heli maynee suugaan ahaan ayuun baynu u ixtiraamaynaa

  • @attosh123
    @attosh123 4 ปีที่แล้ว +4

    Eeg FOORIDA qaabka loo raacinaya codka dhammaan Geel-jirtu waxay ka simanyihiin in heesta ay geela ugu heesayaan ay foori ugu bedelaan siiba marka la dheelmaya ama uu aroorka yahay waa mamnuun laguma fooryo markuu cabayo wayo waxaa uu moodayaa in Socod la yidhi waa sida Filinbiga ciidanka marka loo yeedhiyo uu wada digtoonaado...dhammaanteen Geeljirey halkaa isoo saara 😂

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 4 ปีที่แล้ว +1

      saxib anigu geel wan so racay sida uu foodhida hesta uu u racinayana wan u racinkara qoralkagana wan u bogay wayo wax qimo le ayad dad an garanayn u faa-iideysay mahad sanid saxib

    • @attosh123
      @attosh123 4 ปีที่แล้ว

      @@buuxciise2167 SUBSCRIBE saar sxb 😍

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 4 ปีที่แล้ว +2

      @@attosh123 wan ku saray saxib 👋👍

  • @Calicilmifaraxgmail.comFarax
    @Calicilmifaraxgmail.comFarax 4 ปีที่แล้ว

    MA MARKAAN HAWOODEE HABSAN GEENYO UGUBOO. KUHELAALAN DOOXADA!!!

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan 3 ปีที่แล้ว

      Ku heegaaran weeyi!