Part 2: "Gantaallo ayaad Masaajiddo ku qariseen"?! Dood kulul | Somalia oo Eedaysay USA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 17

  • @sahradiriye7879
    @sahradiriye7879 15 วันที่ผ่านมา +4

    Maaa sha Allah 👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹 mahadsanid walaalo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 15 วันที่ผ่านมา +4

    Qaamuus youtube somaliyeed👍✅️❤

  • @MOHAMEDOMAR-rl2py
    @MOHAMEDOMAR-rl2py 10 วันที่ผ่านมา +4

    Qoraalkan oo dhamaystiran waxaan arkay 2008 kii mar aan joogay Seattle Washington
    Waxaana kujiray waxyaabaha laga wada hadlay bada cas gacanka somaliya
    Oo maraykanku ay rabeen in saldhig laga siiyo wadan kale oo danahooda kashaqaynayay somalidu waa diideen
    Waxaa kale oo kujiray odhaaah uu isticmaalay Henry Kissinger oo ahayd
    Somaliya idinka oon 10 sano jirsanin ayaaad caqabad kunoqoteen danaheenii africa aan kalahayn sababtoo ah wadamo dhowr ah oo somaliya taagaeeraysay ayaa xoriyad qaaatay 1974 tii
    Qoraalkan wuxuu ka koobnaa 24 big
    Classified ayuuba ahaaa

  • @abdullahitimayare4678
    @abdullahitimayare4678 8 วันที่ผ่านมา +1

    masha allaha

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q 15 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid qaamuus media

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 15 วันที่ผ่านมา +2

    qaamusow sheekooyinkii sirdoon ee taxanaha ayaan kaa sugaynaa ilaahbaan kugu dhaariyee 😊

  • @khaliifmohamed5781
    @khaliifmohamed5781 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid sxb taariikhda aad soo gudbisay

  • @sahradiriye7879
    @sahradiriye7879 15 วันที่ผ่านมา +1

    Haa aad baan u celaanay soo Noo soo badi please shugran

  • @DicisDable
    @DicisDable 13 วันที่ผ่านมา

    Siyasiga waa codkar gesinimo usiidher shaxdana kubadiyay

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 15 วันที่ผ่านมา

    kessinger wa cabqari xaga siyaasada waana nin siyaasadihiisu dunidoo dhan waxka badaleen
    dhibaatooyinka muslimka ilaa maanta haustana sababaha uwaawayn lahaa
    xumaan iyo samaan mrka laga tago
    waanin caqli badan taariikhyahana lkn siuu dalkiisa dunida ugu taliyo uadeegsaday duni kalena ku baabiiyay caqliga iyo aqoonta
    buugtiisana xogo badanbaa ka buuxa dunida sida lo mamulo

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 15 วันที่ผ่านมา

      Aad iyo aad henry ksanger caadi ma eheen

    • @MOHAMEDOMAR-rl2py
      @MOHAMEDOMAR-rl2py 8 วันที่ผ่านมา +1

      @@khalidoday8943
      Laakiin ogoow xiligaas waftigii somalida aad ayay isaga dhiciyeeen rag siyaasiyiin ah ayaa helay

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144 15 วันที่ผ่านมา

    dhib uu isagu gaysan naguma dhicin xabashina isagaa dabada ku wata balse maalin aanu ka xorowno hagar daamooyinkiisa baa iman doonta ilaahey idankii

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 15 วันที่ผ่านมา

    Ilaa Mareykan berigas cawaan ayuuba ma qudbiyada masajidka ayuu gantaal moodayey 😂

  • @MOHAMEDOMAR-rl2py
    @MOHAMEDOMAR-rl2py 10 วันที่ผ่านมา

    Kissinger wuxuu lasoo shaqeeyay madaxwaynayaal badan laakiin markii uu lashaqsynayay jimmy carter
    Oon galnay degaalkii 1977 CIA du waxay soo jeediye in hub nalagu caawiyo laakiin isagaa jimmy carter kuqanciayy in naloo soo diro macalimiin military advisors ah