3 dii qof ee baryahan ugu layaabka badnaa Internetka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • SUBSCRIBE goo.gl/N8LJrp
    barnaamijyo badan ka daawo goo.gl/vDX6Ty

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 5 ปีที่แล้ว +947

    Gabadh kasto Somali ah oo midabkeedu yahay midabki Alle siiyay Liketa ha iLa dhaafin walaal

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว +10

      Ismail Abdiladif Goray walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @hafzaapdullahi3206
      @hafzaapdullahi3206 5 ปีที่แล้ว +3

      70 kuuGu buuXiyey wllo 😁

    • @Ismail-somali
      @Ismail-somali 5 ปีที่แล้ว +2

      @hafza nooLow walaal😅

    • @abdirazakwarsame7409
      @abdirazakwarsame7409 5 ปีที่แล้ว +2

      Fikarkeenu waa allah hana hanuuniyo

    • @isahakabdulahi1194
      @isahakabdulahi1194 5 ปีที่แล้ว +1

      Ismaaciil sxb iiwaran waa kabo

  • @waladulahlam2721
    @waladulahlam2721 5 ปีที่แล้ว +23

    Adigoo raaliya ku zali nabiga (scw)
    👍 like na saar adoon allow

  • @munacadeeymuna149
    @munacadeeymuna149 5 ปีที่แล้ว +317

    Allah islaam ika dhiga mahada iskaleh axbaabi hadad hada layaabten ninka kardon Guursadey like iku qabo wll

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 5 ปีที่แล้ว +73

    Chanalka Dad Waynaha Aad Baad U jeclahay Inta Ila Jecel Like Ha Isaaran

  • @AliAydarouzy_69
    @AliAydarouzy_69 5 ปีที่แล้ว +61

    Raxmaanka IsLaamka Iga Dhigay Ayaa MahadLeh Shukran Yaarapi

  • @hamy759
    @hamy759 5 ปีที่แล้ว +33

    5:11 "miraayad iskuma fiiriso malaha" 😂😂😂😂😂😂🔥 ma nooli

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 5 ปีที่แล้ว +74

    Jimco wanagsan dhaman inta Muslim ah👉👉Haddii Aad Nimco doonaysid nimcada islaamka ayaa kuugu filan Haddii Aad mashquul rabtidna Alle caabudidiisa ayaa kuugu filan Haddii Aad cibro qaadasho doonaysidna dhimashadaa ayaa kuugu filan💯👆subscribe like Ha ila dhaafina✅👆

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdillahi ismacil walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @abdullahimasuulside411
      @abdullahimasuulside411 5 ปีที่แล้ว

      @@user-pg4wt2xz9o
      OK walal wanku saarey subscribe adne isaar subscribe

  • @abdallahajiali7671
    @abdallahajiali7671 5 ปีที่แล้ว +15

    الحمد لله على نعمة الاسلام masha allah sxb ku tagersanahay

  • @rra1ma
    @rra1ma 5 ปีที่แล้ว +4

    Dadka musliminta wallahi wa dadka adunka uga aqli badan ❤

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 5 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhhhhhh ..."Oo markaa yaa madow hadaad adigu cadaatid?"😂😂

  • @aishomohamud2838
    @aishomohamud2838 5 ปีที่แล้ว +76

    Codkaga love ku ahy ilhay haku xafido💋😍💙

    • @Muhanad_You003
      @Muhanad_You003 5 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale wll qli cod macanida

    • @andrejuniorandrejunior7164
      @andrejuniorandrejunior7164 4 ปีที่แล้ว

      Wa been zxp wa african Gabdhaha somalida ka qurux badan wlhi waa Africanka nooca u fool xun😂😂

  • @barwaqomuse7307
    @barwaqomuse7307 5 ปีที่แล้ว +75

    Chanalkan waan xiiseeya mar walbana waan daawada lkn waa markii igu horeesay een common ka bixiyo like ii saara

    • @user-zy7ti4lm5j
      @user-zy7ti4lm5j 5 ปีที่แล้ว

      beelo

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      izhqa Muse walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @barwaqomuse7307
      @barwaqomuse7307 5 ปีที่แล้ว

      @@user-pg4wt2xz9o Hye wlloh adina ii saar

    • @gulledbazma586
      @gulledbazma586 5 ปีที่แล้ว +1

      maalintii kugu horaysay lke isaar mia ka bilawday

    • @hibakduniyo2773
      @hibakduniyo2773 5 ปีที่แล้ว +1

      ياحببيبتي

  • @saalixiyaxya3197
    @saalixiyaxya3197 5 ปีที่แล้ว +45

    yarkaaan waxaan urajaynayaa hormar noolow boowe like iisaar hadaad kaheshay

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว +1

      saalixi Yaxya walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka

    • @anasahmed4334
      @anasahmed4334 5 ปีที่แล้ว +1

      Janalka waa zag

  • @nasraali1212
    @nasraali1212 5 ปีที่แล้ว +15

    الحمدلله على نعمة الإسلام😍😍😍

  • @Eduruus
    @Eduruus 5 ปีที่แล้ว +127

    5:08 Hhhhh *hadadd ila qososhay gacanta taag*

  • @zakariya9304
    @zakariya9304 4 ปีที่แล้ว +22

    Who is watching during covid19

  • @aliaalibarkhad2489
    @aliaalibarkhad2489 5 ปีที่แล้ว +16

    This channel is my favorite channel 😍😍
    Adban usalamyaa inanka channelkan leh
    May god bless you wllo
    Keep going ❤

    • @DADWEYNAHA
      @DADWEYNAHA  5 ปีที่แล้ว +4

      fatma luu
      waan ka qaaday 😍 aamiin dhamaanteen

  • @abdullahibardacad4877
    @abdullahibardacad4877 5 ปีที่แล้ว +16

    Mar hdeysan jirin diin kaa xaaraantimeyneysa waxyaalaha xunxun aqli kugu filane aadan lahyn waa iska sidaan walahi😡
    Alxm alle ayaa mahad leh oo xaqa igu dhaliyey🙏iina yeeley aqli aan kula macaamilo aduunyadaan fisqiga badan🙏

  • @kooshinugazka5053
    @kooshinugazka5053 5 ปีที่แล้ว +49

    hablehenaba oga dhaw cadan nimada ayagoo african ah😂

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว +1

      kooshin ugaZka walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @starxcx614
      @starxcx614 4 ปีที่แล้ว

      waw adu miyad taqana anami

    • @ayatollahcalisomali3832
      @ayatollahcalisomali3832 4 ปีที่แล้ว

      @@starxcx614 zxb Waa kartuun ama boonbale

    • @starxcx614
      @starxcx614 4 ปีที่แล้ว

      @@ayatollahcalisomali3832 wayey zxp

  • @mohamedabdullahiali7324
    @mohamedabdullahiali7324 5 ปีที่แล้ว +8

    Run ahaantii gabadha dheheysa waxaan ahay ruux cadaan ah, dhabtii waxaan oran karayaa, inay mid xaga nafsadda xaalado cuqdada nafsi ku keeni kara ayaa ka haysta.

  • @suldanzhata4029
    @suldanzhata4029 5 ปีที่แล้ว +7

    Qofku Marka Aanu IiMan Laheyn wax waLba waa La Xarrago iyo Manaag 🤤
    ILahey Ugu Mahad NaQ Ka Dhigay IslaaM kuuna Sheegay Sidad U Dhaqmi Laheyd inTaad NosHahay ❤❤

  • @fardussalah5015
    @fardussalah5015 5 ปีที่แล้ว +1

    lama moodo inuu wiilkani markuu hadlayo barnaamij soo doonayo, micnaha iska dhadhaciniba kum,a jirto inuu toos kuula hadlayaad modaa wuxuu leyahay hadaladii niyadiisa ku jirey! masha Allaah, dadku hadalka kala oran og! alhamdulilaah caaa nicmati islam

  • @mariamarts9897
    @mariamarts9897 5 ปีที่แล้ว +233

    Channel an jeclahy wlhi

    • @caawiyeculus6428
      @caawiyeculus6428 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xitaa wllhi

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Mariam Arts walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @mariamarts9897
      @mariamarts9897 5 ปีที่แล้ว

      @@user-pg4wt2xz9o isaar adna

    • @axmedak1010
      @axmedak1010 5 ปีที่แล้ว

      Waa run waa chanal fican qali

    • @sacdiyoxuseen3757
      @sacdiyoxuseen3757 5 ปีที่แล้ว

      Ya alah sumcanalaha

  • @inadoller8494
    @inadoller8494 5 ปีที่แล้ว +2

    Alxm Rabi caaLamiin IlaaHii nagadhigey muslim baaa mahad Iska leh Like ha ila dhaafin hadad muslim khaalisa thy😢😍💓

  • @princessisra3201
    @princessisra3201 5 ปีที่แล้ว +45

    الحمد لله على نعمة الاسلام ☝☝☝

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      princess Esra walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @iskufilanshire8691
      @iskufilanshire8691 5 ปีที่แล้ว +1

      ونعمه بالله

  • @guulgaadhe1124
    @guulgaadhe1124 5 ปีที่แล้ว +26

    tolow ninkan Sanka iskajaray markuu duray ama hargab Ku dhaco sideebu uduufsadaa akh kkkkk

  • @MohamudAar
    @MohamudAar 5 ปีที่แล้ว +95

    Hahahaha😂 nio *Dadwaynaha* Daqiiqad kasta inad joogtid wacnaydaa bro

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว +3

      Mohamud Maakhiraawi walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @MohamudAar
      @MohamudAar 5 ปีที่แล้ว +1

      Ayman Hersi ali ❤️

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 5 ปีที่แล้ว +1

    sidaa wax uso gudbisaa aad u jeclhay waxaana fiiriyaa intaa daawanayo hadba daqiiqadu meshay marayso mrku iga sii dhamaan rabana waxan iskadhahaa yaa kombiyutrkiisa ku siiyo aaa kuli daaaawatide ban ku rajaynayaa kumana cayuumin yaaah jacayl le waaye yacni❤️❤️❤️❤️❤️ kaaas dadwaynaha horay usoco ina hoooyo

  • @jacfarsheekh5549
    @jacfarsheekh5549 5 ปีที่แล้ว +40

    Waa ChaneLka kaLiye waLhi
    YouTuBe KadawaDO
    PLs Like Isaar DADWEYNAHA🙏

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว +2

      HaNa KaaHin walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 5 ปีที่แล้ว +1

    Xayawaanka ayaaba ka caqli badan subxanallaah kan jinka u eg ayaanba ka baqay Acuudubillaaah الحمد الله على نعمة الإسلام الحمدلله يارب

  • @kingphotographerchannel7908
    @kingphotographerchannel7908 5 ปีที่แล้ว +34

    Channelka dadwaynaha waxa ka codsanaya inaad ka hadasho daah qaadka muuqalada beenta

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      king photographer channel walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @zamiiroupdynuur9095
    @zamiiroupdynuur9095 5 ปีที่แล้ว +5

    wlhi muqataar waan jeclahay barnaamij yadiisa

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 5 ปีที่แล้ว +27

    Halkan wxn uga mahadcalinaya sxbky o igu garab siyay inan uekaado dagalkii saban sabankii 😂😂😂😂😂😂
    Wll brnamijkaga kaliya ma aha war bixin e qaraxana wuu wataa mahdanid qudhaadu 😍✌

  • @mahamadhilowle9162
    @mahamadhilowle9162 4 ปีที่แล้ว +2

    Kankoowaad waxaa kutilimaamaa doqon
    Talabaad waxaa ku tilmaama qof jinsiyadeede nacday.kan 3daxaad waxaa ku tilmaamaa diinlaan
    Inta igu racsan like ii saar

  • @dheymanluul8072
    @dheymanluul8072 5 ปีที่แล้ว +21

    doqon sanaa ninka jirkiisa jaray bisinka ilahow imankeyna noo sug alx allah naga dhigay muslim waxaa ika sii yabiyay ninka jini jiniga aroosay bisinka ar aduunkaan wax walbo ku arkeee

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 4 ปีที่แล้ว +12

    5:11 murayad iskuma fiiriso malaa🤣🤣🤣🤣

  • @theclicks7134
    @theclicks7134 5 ปีที่แล้ว +24

    Love i saar plz
    Dadka kalene like

    • @theclicks7134
      @theclicks7134 5 ปีที่แล้ว

      heeso xul ah mahad sanid sxb

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Hahaha Haha walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 5 ปีที่แล้ว +2

    Tan gabdhaha quruxda badan ee somaliyeed ma arkin miyaa marka ay leedahay uma fikiro sida ay u fikiraan sida gabdhaha madow somali girls long fore ever

  • @somalitiktok4223
    @somalitiktok4223 5 ปีที่แล้ว +19

    Dadweynaha channel aan jecalhay
    Subxannallh .wlhi waa doqon doqon dhaafay waxa aan kutilmamu garan mayoWlhi anigu wajigey mabadaleen
    Waligey yaana noqon caaan.
    Day sankeda weyn anigu waxanahay cadaan ahay kulahaa war muraayad isku eeeg balaayo

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      kaif de queen walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @user-hy8pl5en4j
      @user-hy8pl5en4j 5 ปีที่แล้ว

      Sow ku kaa😂😂😂

  • @Axmedshiine1996
    @Axmedshiine1996 5 ปีที่แล้ว +1

    Allxamdulilaah Alle ayaa mahadaas leh oo islaam iga dhigay 😓

  • @relaxingsoothingsound7878
    @relaxingsoothingsound7878 5 ปีที่แล้ว +12

    Alx Allah ha naga qabto cawaan nimadaas

  • @nawalismael9718
    @nawalismael9718 5 ปีที่แล้ว +1

    walaahay wiilka tabiyahaa waan qoslaa markaan hadalkiisa maqlo.
    hadda laga bilaabo anigu soomaali ma ahi.... waxaasa kaas iiga daran kan kaartoonka guursaday waxan is iri wuxuu diidayaa naag lacagta laqaybsata...
    masha allah wlle talent baad leedahay allaha ku sharfo

  • @zihamiizhmoha2602
    @zihamiizhmoha2602 5 ปีที่แล้ว +12

    Wiilkan codkiisa hadaan maqlo waaba iska qosla xataa hadduna shaygin wax lagu qoslo??best channel dadweynaha

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      zihamiita moha walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @zihamiizhmoha2602
      @zihamiizhmoha2602 5 ปีที่แล้ว

      Anaa iii saar

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 5 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi hadalkaada jeclahay si funny nimo ayaa u sharaxdaa video yadaada

  • @somaliwood137
    @somaliwood137 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa sida aad sheegtay sxb waxa ay rabta in ay caan noqoto oo ay ka qayb gasho dhacdooyinka aduunka so mara iyadoo u eeg jiir qoyay ayay leedahay ma ahi madaw
    Ma oga in uu yahay madawgu midabka aan cadaanku helin oo ay jirto dad cadaan ah oo madaw raadiya waa yab subxanalah

  • @engmohamedosman4915
    @engmohamedosman4915 5 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilah alaah ayaa mahad isklaleh nakadhige muslimiin .

  • @abdifatahmohamed5720
    @abdifatahmohamed5720 5 ปีที่แล้ว +17

    Wxaan layabanhy nagta weyba iga xanajisay wasaqada kulaha dadka modowga Africa waan kasanyarasahy blhi iney south Sudanese ka kasanweyntahy

  • @maidaismailliilbaliilwanku4307
    @maidaismailliilbaliilwanku4307 5 ปีที่แล้ว +6

    subaxanalah 🤲🤲😭😭

  • @heegomuuqdheer1
    @heegomuuqdheer1 5 ปีที่แล้ว +11

    1:47 funny qosol😂😂😂😂😂

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy9786 5 ปีที่แล้ว +5

    Wllo waad xanaaqdee Hhhh😂😂😂😂😂

  • @sadikibwoybwoy1955
    @sadikibwoybwoy1955 5 ปีที่แล้ว +4

    Channel aan jeclahay wlh keep going guyz√√√

  • @engabdirahmanjamacmahmoud2694
    @engabdirahmanjamacmahmoud2694 5 ปีที่แล้ว

    Marka hore waan idin salaamay Channel DADWAYNAHA intaas. haddii aan fikirka aan qobo dhiibto. qofka oo maanta jooga waxa uu u howlanyahay sidii uu uheli laa magac. markaa haddii aan u soo noqdo arrinta gabadha, waa runteed waanna fikir ay aaminsantahay. xaqiiqdu waxa ay tahay in ay arintaas iska dhaadhicisay oo ay run katahay.

  • @joy-mohamed3285
    @joy-mohamed3285 5 ปีที่แล้ว +8

    Maxan xanaqa tan qosol bay igu dishey malinkan ku arkay barnamijka Dr. 😂😂😂😂😂

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      K Joy walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilah ba mahad leh oo muslim iga dhigay alxm😍😍😍

  • @kingothmanmahmoud5168
    @kingothmanmahmoud5168 5 ปีที่แล้ว +10

    gabdhaas say ila thy waxeedu war cad maaha famous inay noqoto ayah rabty

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Yahya iraqi walalka subscribe iisaara plz ganbaleelka taaabo

  • @sucadoabdi9709
    @sucadoabdi9709 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah alx islam nimadu waa qali

  • @rooneyali8551
    @rooneyali8551 5 ปีที่แล้ว +10

    I'm somali afrikan ah madaw ah Alx
    Mana badalayo midab keyga allh isiiyay lkn dadka qaar ayaa waxey radiyaan cadan una marsada kiimiko si ay ucadadan

    • @sayidlow
      @sayidlow 5 ปีที่แล้ว

      Rooney Ali Lkn magacaada Waad badashey

    • @rooneyali8551
      @rooneyali8551 5 ปีที่แล้ว

      @@sayidlow hhh wall mabadalin magacayga waa Rooney waxana iibixisay hoyadey mcnto alha iidhaafo

    • @mohameddecoofficial1942
      @mohameddecoofficial1942 5 ปีที่แล้ว +1

      @@rooneyali8551 Hooyada ma rooney ku bixisay.Ma magac ayee aduunka ka weysay markeey gaal kugu magac dartay sxb.Hadalkaada kale waa hadal fiican masha allah afrikaanimada ku faan

    • @rooneyali8551
      @rooneyali8551 5 ปีที่แล้ว +2

      @@mohameddecoofficial1942 wll mahdsnd waxn ahay gabar qisadda la igu bixiyay way dhertahay waxana iga shekeysay hooyadey mcnto waana magac hoyadey xasuus goniya uleh

    • @mohameddecoofficial1942
      @mohameddecoofficial1942 5 ปีที่แล้ว +1

      @@rooneyali8551 Kun iyo kow jeyr ika raali noqo walashey sidaas uma fahansaneen.Waxaa islahaa waa wiil magac ciyaartooy wato marka ika raali ahaaw walashey.Hooyana allaha ku xafido amiin🙏🏾😢

  • @waxlaiskafaiidaqeerkauwnaa2402
    @waxlaiskafaiidaqeerkauwnaa2402 5 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله العظيم
    الحمد لله على نعمة الإسلام يا الله

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 5 ปีที่แล้ว +6

    Wcs wr wb wll aadbad ugu mahadsantahay sida fiican aad noogusoo gudbiso taariikho iyo maqaalo nolosheena badalaya

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Cawil barfiye walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @adeeghayemarket
      @adeeghayemarket 5 ปีที่แล้ว

      @@user-pg4wt2xz9o ok pro ku qabo adna

    • @adeeghayemarket
      @adeeghayemarket 5 ปีที่แล้ว

      @@user-pg4wt2xz9o ii saar adna wll

    • @nafisomaxamed3852
      @nafisomaxamed3852 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc

  • @jimcaalesanyare2871
    @jimcaalesanyare2871 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay wx wlpa uu awoodaa waanu awooda cadaan inuu ka apuuro madaw madawna uu ka apuuro cadaa marka hadaad alleh apuurtiza aamin zan thy ha aamini waayin wyo alleh si uu awoodiza kuu tuzo ayu cadaan iyo madawpa u apuura matka ma jiran wx ka hor iztaagaya inu cadaan ka apuuro madaw ama madow ka apuuro cadaan alla awood leh😭😭😭😭😭

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa dad caafimaadku uga daray oo kibray. That is all what I can say

  • @suubansuuban9262
    @suubansuuban9262 5 ปีที่แล้ว

    Alxamdullah Alle ayaa mhd iska leh oo islaam iga dhigy imaana igu siiyy in Alle isduu II abuuray aan raali ku ahado Kuna farxsando
    Hda waxn dhcya ama ddka sameeyo waxa heyso waa caml la, an qofka hduu danihiisa garan wayo xgey jiraan midaan iyo mid lmida wey ka suurtoobeysa
    الحمد لله على كل حال

  • @waadsameenkartaa.726
    @waadsameenkartaa.726 5 ปีที่แล้ว +22

    Hhhh sxbow waaiga qoslisiisay hhhh sxb walhi channaladaa aadka utaagero aakujirtaa sxb xushmad gaara kuhayaa

    • @DADWEYNAHA
      @DADWEYNAHA  5 ปีที่แล้ว

      aadbaad u mahadsantahay wll

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว +1

      waadsameen kartaa. Walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @farhiyaladaninadahir8735
    @farhiyaladaninadahir8735 5 ปีที่แล้ว

    Subhana allh subhana allh subhana allh alxmd alxmd alxmd islaamnimada waa wax fcn 💯💯💯💯💯💯 kuwaani xayawaankaba waxba macdheera

  • @khadar89
    @khadar89 5 ปีที่แล้ว +10

    3:04 ilaa 3:10 inta kaheshay like 😂😂😂

  • @raxmacali2001
    @raxmacali2001 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana allaah alxamdulillaah calla nimcati islaaam

  • @quenofmind4667
    @quenofmind4667 5 ปีที่แล้ว +17

    3:04 ala qosol xuma

    • @duuliyexxx9105
      @duuliyexxx9105 5 ปีที่แล้ว

      (Anagaa yaab aragnay) anba aadban ugu qoslay wlley 😂

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Quen of minD walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @farxiyocabdulahi5684
    @farxiyocabdulahi5684 5 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulillah

  • @arrimahajaceylkasubscribeo2823
    @arrimahajaceylkasubscribeo2823 5 ปีที่แล้ว +15

    Like iisaara inta iga danpaysa

  • @abdiazizmawlid1203
    @abdiazizmawlid1203 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaaway sooo hor fadhiisigaagi uxiiisna macakine ✌️👍🤣

  • @cafaan_04ixi43
    @cafaan_04ixi43 5 ปีที่แล้ว +8

    Gabadhan ayaaba layabanahay cadaan ayaan ahay aa wllhi nigey kii bey 100 karsisay 😡😡😡😡😡

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      nagma Ali walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @codey5932
    @codey5932 4 ปีที่แล้ว +1

    in adeeg yaah wuba u mahad celina
    2020 like saar jadad iga dambeso

  • @zakariyenuur9007
    @zakariyenuur9007 5 ปีที่แล้ว +4

    Markaad adigu cadaatid yaa madaw!?
    Kkkkkkk!

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Zakariye Nuur walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @deeqoluulahmed1773
    @deeqoluulahmed1773 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid barnaamij xul ah iga dheh

  • @umeymaqali8981
    @umeymaqali8981 5 ปีที่แล้ว +6

    whi wan kayabay cadanka maa inaa lagu fano beey noqotay

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Umeyma qali walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 3 ปีที่แล้ว

    Walaxaula walaquwata illaha billah illahay ayah mahada iskaleh eh Muslim naaga dhigay allamdullillah

  • @jamaljeego2753
    @jamaljeego2753 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa dad bila caqliya
    Alxamdullilah illahii islamka naga dhigay

  • @asmahamud1923
    @asmahamud1923 5 ปีที่แล้ว +2

    Ani waxa ay ilatahy in ay caanimo karaadinaso plc cidii ila fikira like iisaar

  • @saaxyuusuf1560
    @saaxyuusuf1560 5 ปีที่แล้ว

    Laailaaha ilalaahu muhammadu rasuulalaah kan sankiisa iyo dhagahiisa jarey waa layaabey SAA,id

  • @kookielover6073
    @kookielover6073 5 ปีที่แล้ว

    Alhamdulillah calaaa nicmatul islam

  • @queenzunda4955
    @queenzunda4955 5 ปีที่แล้ว

    Alx cala nicmati islam😍

  • @carafaadbogba8091
    @carafaadbogba8091 5 ปีที่แล้ว

    Wllhi waanku fana janalka dadweynaha ee wiilka coodka mcn

  • @lilzack6680
    @lilzack6680 2 ปีที่แล้ว +1

    Intii video gan kasoo aragtay tik tok love dhac kusiiya 2021 bishii November 😍

  • @hamdiabdullhiali8020
    @hamdiabdullhiali8020 5 ปีที่แล้ว +2

    My favorate chenal waa idin jeclhy❤❤❤❤❤

  • @Abdiwalinadaara
    @Abdiwalinadaara 5 ปีที่แล้ว

    Eng Mukhtaar From Malaysia

  • @apdiladiifhassan2977
    @apdiladiifhassan2977 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalida,liibiya,morooko,masar
    Yaa ka quruxbadan

  • @NAGABAROFAM
    @NAGABAROFAM 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi aad baan uqoslay wana jeclahay channel kaan ❤️❤️❤️❤️🤞🏻

  • @mamarijalkitchens7619
    @mamarijalkitchens7619 4 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah rabi weeyne adiga muslim igadigay 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 ปีที่แล้ว

    Subxanallah Alle mahad usugnaatay oo muslim naga dhigay

  • @hafsahabiib9555
    @hafsahabiib9555 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 wan qosly wlhi wuu amahdcelin kulhaa 😂😂 keep goin

  • @Rizkhan3
    @Rizkhan3 5 ปีที่แล้ว

    Captan wlhi waa iga qoslisay wana kutagera allaha ku xafide

  • @ayanyusuf1136
    @ayanyusuf1136 5 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah walahi adaaba khatar ah wanka helaa sida uso gudbiso jazaka laah akhii 😍😍😍😍

  • @daneheena5087
    @daneheena5087 5 ปีที่แล้ว

    Dad an best youtuber ahayn bad best youtuber dhahdaan best youtuber wa wiilkaan horay usoco walal

  • @maryankaafiya3025
    @maryankaafiya3025 3 ปีที่แล้ว

    Alxmd allah ayaa muslim iga dhigay 🤲🤲

  • @ssh1898
    @ssh1898 5 ปีที่แล้ว

    Alhmdu lillah cala nicmatal islam

  • @nimcocabdullahi9422
    @nimcocabdullahi9422 5 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillah ilahay baa muslim naga dhigay 🧡

  • @jabir3228
    @jabir3228 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin Kan xayawnka kafican👉🐹🐭🐰🦝🦎🐉

  • @jamaalaweys1067
    @jamaalaweys1067 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa ariin layaab ah galadan waxeyravan ayay iskasameyayam

  • @cabdimaalikmaxamuudcali3942
    @cabdimaalikmaxamuudcali3942 5 ปีที่แล้ว

    Ninka dhagaha iskajiray carabkiisa xitaa waa uu kalagooye sidokle dadkan waa dad gaalo anaga alx leenhy hormar wacan kuleyhy

  • @farduuskalgacal5955
    @farduuskalgacal5955 4 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillah Nimcada islaamka hadyad aan gaar u leenahy Allxamdulilah ya Allh