qiso.! Ninkii ugu taajirsanaa uguna bakhaylsanaa oo sameeyey arin...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • wax su,aal ama fariin ah ma haysaa? HAA?
    ► INSTAGRAM dadweynaha14 goo.gl/BeJcLg
    muuqaalada channelka oo dhan ka fiiri ahlkan
    ► bit.ly/2FoGN6M
    daawo muuqaalkii u dambeeyey
    ► goo.gl/N8LJrp
    Feel free to donate for our channel DADWEYNAHA Paypal dadaalkuna waa dhankeena
    ► bit.ly/2X1U0Zi
    __
    fadlan hadii uu barnaamijkan ku qanciyey haka hagran
    in aad la wadaagto asxaabtaada SHARE & LIKE
    #dadweynaha

ความคิดเห็น • 180

  • @abwaanato6792
    @abwaanato6792 5 ปีที่แล้ว +16

    Rabi Cafimaad Sareecana Ha Siiyo Aamiiin Yaa Allah

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 5 ปีที่แล้ว +14

    Allah ah Cafiyo. Cunuga. yar.Ka ah. Alle. ah Ka. Dulqaado. hooyadaan. Murugada. Cunugeedana. Allah ah uu Cafiyo

  • @bidhaanibrahim98
    @bidhaanibrahim98 5 ปีที่แล้ว +5

    Allaha caafiyo wiilka yar 😭😭😭😭😭

  • @zakariyemaxamed5899
    @zakariyemaxamed5899 5 ปีที่แล้ว +8

    Allow caafi ubadka awooda Allah aaa ku filan allow maskinkan Yar caafi

  • @ibraahimofficial3361
    @ibraahimofficial3361 5 ปีที่แล้ว +8

    mash Allah alle hakuu daayo

  • @hodanducaale6861
    @hodanducaale6861 5 ปีที่แล้ว +6

    ما شا الله

  • @cabdicawil1687
    @cabdicawil1687 5 ปีที่แล้ว +25

    Walal caawi Inanka yar hadi aad aragto qoraalkayga alle ajar iyo xasanaad hakasiiye

  • @chlungo5672
    @chlungo5672 5 ปีที่แล้ว +8

    Allah ha caafiyo wiilka yariiska

  • @ashaabdullahi278
    @ashaabdullahi278 5 ปีที่แล้ว +12

    walalayaal wiil ka yar waxa ugu dhaw dhakhtar keniya oou ku yalo lacag badan maaha waxa la yiraa kijaabi cusbataal waxa raban nool waxii cuni lahaayeen. Dhaktarka cadan ayaa gacanta ku haya waana bilaash

  • @khaddaradamios7117
    @khaddaradamios7117 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilahow caafimaad sii ilmahaa yar

  • @husseinfaruq8657
    @husseinfaruq8657 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah caafiyo

  • @abumuzzamilabdi3078
    @abumuzzamilabdi3078 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha Caafiyo

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 5 ปีที่แล้ว +5

    😢😢😢😢illahey hacaafiyo laaxowla

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +39

    Allah caafimad sareecana ha siiyo wiilka yar Soomaliyeey ha loo kaco wiilka ifka wax la isku yahee

  • @abdirahmanabdikamil2946
    @abdirahmanabdikamil2946 5 ปีที่แล้ว +11

    Allahaa shaafiyo bbyga yar😰

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 ปีที่แล้ว +4

    Illaahayoow caafi
    Aammeen Yaarbbi walaal

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 ปีที่แล้ว +8

    Aallh caafiyo Cung Yar aaamiin

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 ปีที่แล้ว +18

    Channel ka DadweynaHa💖

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 ปีที่แล้ว +11

    Keep going bro 💯

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 5 ปีที่แล้ว +8

    Thnks our channal

  • @axmedmaxamed5777
    @axmedmaxamed5777 5 ปีที่แล้ว +3

    Allow caafimaad taam ah sii

  • @mohamednabiil6443
    @mohamednabiil6443 5 ปีที่แล้ว +21

    Walal dib usoo noqo oo soo celi Channelka Dadweynaha

  • @aamiinalihassan1675
    @aamiinalihassan1675 3 ปีที่แล้ว +2

    illaahay caafimaad haasiiyo ☝👏

  • @MohamedAli-gn4fu
    @MohamedAli-gn4fu 5 ปีที่แล้ว +3

    Shukran macalin

  • @hibaaqgobad2427
    @hibaaqgobad2427 5 ปีที่แล้ว +2

    Filim ba laga sameyy oon dawadey thanks

  • @yusragabow
    @yusragabow 5 ปีที่แล้ว +9

    inta ilaahay iyo raduulkiisa wcs jecel subscreib iisaara

  • @icofficial7816
    @icofficial7816 5 ปีที่แล้ว +10

    KEEP GOING PRO

  • @nimcoaxmed5964
    @nimcoaxmed5964 5 ปีที่แล้ว +109

    Edna Adam hospital ha geyaan waa free qalinkaa biyaha ilmaha lagaa soo saarayo

  • @boqordayib7173
    @boqordayib7173 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ugargaaro

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 5 ปีที่แล้ว +15

    Qofkii 8 thanks huno

    • @muudifelix1609
      @muudifelix1609 5 ปีที่แล้ว +2

      meyl aan kugu soo hariiro isheyg

  • @zuhaibabdirahman2079
    @zuhaibabdirahman2079 5 ปีที่แล้ว +5

    Walaal waxaan ogahay in bilaash lagu qalo caruurta caynkaasaa waliba dhakhtarka adna adan

  • @deeqodagan586
    @deeqodagan586 5 ปีที่แล้ว +7

    Illahy ha caafiyo wiilka yar

  • @diriegudinle3897
    @diriegudinle3897 5 ปีที่แล้ว +5

    sxb soo badi

  • @maryanjiumale7226
    @maryanjiumale7226 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll 💯I.a dhacdadaan ardayda iskolka isla dhigano u gudbinaa mahadsanid 💯 markle 🖤🧡

  • @mowliidxasanbarehazard3406
    @mowliidxasanbarehazard3406 5 ปีที่แล้ว +2

    Cafimaad.balaaran.ayaan Alle.uga rajeynayaa

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 4 ปีที่แล้ว

    ALLAAH ha badbaadsho cunuga ee ha loo gurmado soomaaliyeey

  • @jamaaljego2322
    @jamaaljego2322 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haw gar gaaaro
    Wllo

  • @duceysanepaarijanagale4341
    @duceysanepaarijanagale4341 5 ปีที่แล้ว +11

    Ayaantaan waa ka mashquuley channel kaan lkin maan chanis ayaan u heley iga raali noqdo intaan maqnaaa

  • @Yusuf4pf1
    @Yusuf4pf1 5 ปีที่แล้ว +9

    Bro codkaaga waan u xiisay

  • @commando2630
    @commando2630 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ayaa caafimadka haye ilahow caafi Yaa rabi

  • @nuhaosman4477
    @nuhaosman4477 5 ปีที่แล้ว +5

    Mahznid huno😯😃😄

  • @mowliidxasanbarehazard3406
    @mowliidxasanbarehazard3406 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ufodudeyo

  • @asadabdi14
    @asadabdi14 5 ปีที่แล้ว +46

    Nin La wyyy Maxa Inta dhan Ku mqnyd

  • @cllaahimoha6487
    @cllaahimoha6487 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay hacaafiyo wilka yarka 😭

  • @maxamedyousuf2424
    @maxamedyousuf2424 5 ปีที่แล้ว +2

    mashallah Allaha usahloh

  • @mustafilkacase8186
    @mustafilkacase8186 5 ปีที่แล้ว +8

    Nio waa lagu wayay ee sonoqo

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad1414 5 ปีที่แล้ว +12

    aroos baad gashy baan filayaa eng

  • @xaawaxasan1159
    @xaawaxasan1159 4 ปีที่แล้ว +1

    ilahay ha caafiyo

  • @abdallamohamedhusein5860
    @abdallamohamedhusein5860 5 ปีที่แล้ว +3

    Shkrn mudane

  • @officialmacruufchannel2301
    @officialmacruufchannel2301 5 ปีที่แล้ว +69

    Waxa aan damcay in aan tartan lagalo waliba xaga like-ta ah ee uu helo isla channel-kaan dadweynaha,,,let's see..🖒

  • @sahidsalahjamac1808
    @sahidsalahjamac1808 5 ปีที่แล้ว +9

    Mahad sanid wll

  • @nimcomustafe4225
    @nimcomustafe4225 5 ปีที่แล้ว +3

    kuuxiisnay wll

  • @ahmedbashiir2939
    @ahmedbashiir2939 4 ปีที่แล้ว

    Illahay haa cafiyo yarabbi

  • @Alberta-q4e
    @Alberta-q4e 5 ปีที่แล้ว +2

    Mudane waad naga cajistey muqalada ino so badi

  • @maxamutcali9169
    @maxamutcali9169 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha cafiyo .....amiin

  • @mohameddeik252
    @mohameddeik252 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey cfmd hasiiyo

  • @samirdenz5963
    @samirdenz5963 5 ปีที่แล้ว +3

    Walal qisada swedan noo soo saar

  • @zuhaybcarab5768
    @zuhaybcarab5768 5 ปีที่แล้ว +8

    Wllo aad umahad San thy

  • @MOHGANGO
    @MOHGANGO 5 ปีที่แล้ว +6

    wan ku zalamay, runtii wan ku tageera sabab waxaad tahay qofaan wax ka faa'ido . naw lakin su'aal ban ku waydiin laha oo ah ' taageerahaagu magacaaga ma ogaankaraan miyaa?'

  • @ahmedalwan400
    @ahmedalwan400 5 ปีที่แล้ว +2

    Bakhayl

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 5 ปีที่แล้ว +22

    Chanelkan wa Jecelhy Wa ayo Faido Iyo aqon Ban Ka barta♥️

  • @abubakarmaxamuud8134
    @abubakarmaxamuud8134 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shugran wadmahad santahy wlllo

  • @mohamuktar8207
    @mohamuktar8207 5 ปีที่แล้ว +1

    ilahay haicafiyo yarabi

  • @fadxijamac2945
    @fadxijamac2945 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyo

  • @kamilmohammed1788
    @kamilmohammed1788 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u gargro

  • @mohaofficial4347
    @mohaofficial4347 5 ปีที่แล้ว +5

    👏👏👌💗

  • @adkow6784
    @adkow6784 5 ปีที่แล้ว +3

    Bakhaylnimadu sidaas mahn ninkaas israafka ayuu diidayay

  • @yaxyemohamed886
    @yaxyemohamed886 5 ปีที่แล้ว +7

    Filin laga sameeyaaba jirah wilkana awoowo oahaa

  • @abdiladiifahmed4657
    @abdiladiifahmed4657 5 ปีที่แล้ว +3

    War xagad kadhacdey

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 5 ปีที่แล้ว +5

    Lacagtu dhulka lagama soo saarin, xolahaaga ilaasho.

  • @sakariyesaidmohamed3603
    @sakariyesaidmohamed3603 5 ปีที่แล้ว +8

    Ilahay haku dilo haadi ad like i saari waaysid

    • @Sharivvv
      @Sharivvv 5 ปีที่แล้ว

      Balaayo ku arragtay inkarta nagadaaa

    • @Qisasudiin
      @Qisasudiin 5 ปีที่แล้ว

      Geeridu xaq weye Wllo ana waan dhimanayaa adna ku deyn meysee waad dhimaneysaa ogsonow

    • @sakariyesaidmohamed3603
      @sakariyesaidmohamed3603 5 ปีที่แล้ว

      Aniga haadi an rabo wan ko dili kara hadi an rabana wan iska ka dhaafi kara.hadan rabane waan ko irsaqi karaa

    • @sakariyesaidmohamed3603
      @sakariyesaidmohamed3603 5 ปีที่แล้ว

      @@Qisasudiin 👍🏾

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 ปีที่แล้ว +5

    Nin dantiis yaqaan ayuu ahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @edenhazard2546
    @edenhazard2546 3 ปีที่แล้ว

    waan ku raacsanahay inuu lacagtiisa ilaashto

  • @axmedcusmaan5199
    @axmedcusmaan5199 4 ปีที่แล้ว

    Wailkayar illahey Cafimad taam Ah siiyo tedakale Walaalaha illahey wax siiyay oo Awoodo iney wax u Qantan Nin walba iyo Waxa oo Awoodo Haleskuugu Daro Adunkan wa imtixaan Qofkii Awoodo ino wax u Qabto Ha u Qabto Hal Nin Ama Hal Shirkad muhiim mahan iney wax Qabtaano Muhimado wa sidi wa Ugu Qabana Wilkan Yar oo Dhiban

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 ปีที่แล้ว +3

    dhabcaal nimadu waa wax xun

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy ha caafiyo wiil ka yr iyo inta xanuun san ba

  • @halimayassin84
    @halimayassin84 4 ปีที่แล้ว

    Ya rabi ilahow caafi ilmaha yarka qofka dhikas o kale haysto unba daremikara xanunka
    Aniga aya haysta will Yar oo sidan o kale ah lkn walaqalay inkasto weli madaxa weynyahay alxamdililah calaa kuli xaal yaarabi yaarabi 🤲 🤲 nocafi ilmaha aniga iyo hoyada ilmahas dhashayba iyo intii muslima o ilma kaxanusan yahayba Aamiin amiin yaarabi 🤲 🤲

  • @anuzhkamohamed5856
    @anuzhkamohamed5856 5 ปีที่แล้ว +6

    Channel ka DadWeynaha Ku Tageera

  • @abdimohamed4804
    @abdimohamed4804 5 ปีที่แล้ว +9

    like ii saar hadii aad lajirtid chanaalka dadweynaha

  • @zamiir_official4k541
    @zamiir_official4k541 5 ปีที่แล้ว +2

    horta zhp magcaa

  • @nuhaosman4477
    @nuhaosman4477 5 ปีที่แล้ว +2

    Axx huno wixii adaa kucawinkata ku cawi 😢allow kaa qadxanuunka axx xxxx cafmdu waa muhim markad cafmad haystoo maadeeremkarti dhibtad cafmaddarda😢😢😢😢😐😯

  • @fadluhussein6632
    @fadluhussein6632 5 ปีที่แล้ว +9

    Channelka dadweynaha mxa helay baryahan

  • @mustafecabdiqaadirmaxamud4201
    @mustafecabdiqaadirmaxamud4201 4 ปีที่แล้ว

    Zxb noso badi muqaldad msh Allah

  • @safwaan_58
    @safwaan_58 4 ปีที่แล้ว

    Maasha aallh wll waan kaa faidnaa❤👈

  • @queenbulbulaahmed2098
    @queenbulbulaahmed2098 5 ปีที่แล้ว +1

    Wx kale waye adoygan wlhi

  • @abdirahmanhasan8688
    @abdirahmanhasan8688 5 ปีที่แล้ว +1

    Hyh wll lamkooda ina sii

  • @hoodomaxamedxabado2098
    @hoodomaxamedxabado2098 ปีที่แล้ว

    Aboowe waan ku jecelhay

  • @asadkoko6917
    @asadkoko6917 5 ปีที่แล้ว +3

    Aduunka hada waxa ugu taan jiransan koko boy sxb maanad dunida lasocon 🤔

  • @rashidkahin7852
    @rashidkahin7852 3 ปีที่แล้ว

    Xagee joogta wll😊

  • @moamiin4677
    @moamiin4677 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadan filim ayaa laga sameye qofki dawaday Wuu fahmi karaa sheekadan

  • @wardaabdi6425
    @wardaabdi6425 5 ปีที่แล้ว +7

    Waar haaye xaga ku qarisay mudo walgu waye

  • @sumayomaxamuud7630
    @sumayomaxamuud7630 2 ปีที่แล้ว

    Hindi

  • @kinggatie7827
    @kinggatie7827 4 ปีที่แล้ว

    Alla hacaafiyo amin I. A

  • @khubaybmohamed334
    @khubaybmohamed334 5 ปีที่แล้ว +3

    Wll ma reer borame ayad tahay

  • @anuumo3039
    @anuumo3039 5 ปีที่แล้ว +1

    Adna aaadan gee dhe

  • @farduuscabdiraxmaanismaaci7740
    @farduuscabdiraxmaanismaaci7740 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bro🤴🤴

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 5 ปีที่แล้ว

    Dhimasho

  • @mohamedhassanofficial945
    @mohamedhassanofficial945 5 ปีที่แล้ว +15

    Like ku qabo inta somali ah

  • @sheikhabdifatah4616
    @sheikhabdifatah4616 5 ปีที่แล้ว +3

    Xagee kala xiriira wilaka yar hooyadii pls intaa ii qabta

  • @luulomar7674
    @luulomar7674 5 ปีที่แล้ว +4

    Qaalinka dhaqtarkaas wa free