Dadka u kacay caawimada dadka qaba xanuunada dhimirka ee Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 12 วันที่ผ่านมา +2

    Alle caafimaad ha siiyo inta xanuunsan. Aammin.

  • @akeelahmed8833
    @akeelahmed8833 12 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah Best information All Somaliyan people in world From REER Somalilander Family in HYDERABAD

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 8 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey dhamtooda cafimad ha wada siiyo waan ku farxey in wajiga la qariyo waa arin muhiim ah why dadkeena hadey wajiga arkan waynu ogey in suuq farta u wada fiiqayan

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic 12 วันที่ผ่านมา

    Shaqo wacan oo aakhiro iyo aduunba kufiican ayaad haysaane Allah ha idinku garab Galo.

  • @somalilanderboy6049
    @somalilanderboy6049 12 วันที่ผ่านมา +2

    Subax wngsn abdisalanoow abti

  • @adamcabdi8875
    @adamcabdi8875 11 วันที่ผ่านมา

    Cabdisalaam walaal ilaahay haku barakeeyo , waxaan doonayey inaan ku waydiiyo meel aan kala xidhiidho hooyadaa 7 caruur ah haysata

  • @ahmedibrahim5165
    @ahmedibrahim5165 12 วันที่ผ่านมา

    Allahayow umadaada inta tabaalaysan u gargaar.

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo 12 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay cafimaad sareeca haku arsaaqo
    Inta xanuunsan oo dhan aamiin
    Malaha dadka dhimirka raga ayaa u badan cudurkas?

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 12 วันที่ผ่านมา

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 12 วันที่ผ่านมา

    Salaam alaykuma masha Allaha ilaahay baa ka Abaal marin

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 12 วันที่ผ่านมา

    Mnsh allah

  • @KhadarMohamoud-jj5tw
    @KhadarMohamoud-jj5tw 12 วันที่ผ่านมา

    urur qiimo badan weeye , jasaaka allah khayr

  • @haydar378
    @haydar378 12 วันที่ผ่านมา

    Alaha cafiyo

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 วันที่ผ่านมา

    waa Qadkah

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin7746 10 วันที่ผ่านมา

    Laascaanood waa Khaatumo State of Soomaaliya 🇸🇴,dadkana Ilaahaay ha caafiyo

  • @kaamilamxmd7712
    @kaamilamxmd7712 12 วันที่ผ่านมา

    M.a ilhy haydinka abaal mariyo hawshaa aad haysaan

  • @Johnson-gb9yf
    @Johnson-gb9yf 11 วันที่ผ่านมา

    Talaw Website may haystaan wixii lagu caawinayo si dadku ugu diraan?