Raxanweyn oo duulan ku ah hawiyaha shabeelada hoose

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 หลายเดือนก่อน +2

    M.allaah thanks

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +1

    Waa..RunTaa..Aboowe❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay caqligaaga ha kuu daayo ee Xasan Sheekh Ilaahay ha garansiiyo intaad garatay

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน +3

    Viva hawiye ilmo samaale

  • @HawoAdey
    @HawoAdey 2 หลายเดือนก่อน +5

    Dagaal Lee maa lagu jiraa ilaahaw nabad nasii soomaali ilaahaw maslaxo dhexdhig ummadda dhiigeeda ilaahaw kala qabooji aamiin yaa rabbi.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +3

    WA KU SALAMEY IGAARKEEY MADAXWEYNAHA SAGAALKA SAMAALE HAWIYE IRIR SAMAALE JIR O JOG KU WAR NABAD HORUMAR FICIIS KA HOREYE WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน +2

    Viva gaaljecel samoow guuleysta geesiyaasha

  • @LibanNoor-t8b
    @LibanNoor-t8b 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waaa sidaas hawiyow kaca oo iskaceliya eelaydan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +1

    WA IN LO GURMADO DARAWIISHTA GALJECEL

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +1

    MASHA ALLAH GALJECEL SAMOOW DARAWIISHTA HAWIYE IRIR SAMAALE ISKA DHICIYA DADKA GACAN HORSIGA KUSO GALEY SOMALIA O AF WEYNE INTU SHABAQLE KU GURO U RAFI JIREY ITOPIA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    LAGTA GAREEN IYO AL SHABAABKA IS QARXIYA OW WATO HALA LAYO

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน

    Viva Gaaljecel Samoe

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk waa laaydin wasay adeer runta sheega

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน

    Viva Gaaljecel samow

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv หลายเดือนก่อน

    Guuleyso waligaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    MUQDISHO XATA HA LAGA RAFO RAXAN WEYN AYAGA QARAXYADS KENA

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 2 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    RAXAN WEYNTA AN DAMIINTA LAHEYJ ON LA OGEYN MEXEY KASO DONEEN MUQDISHO HA LAGA TARXIILO

  • @LiM-ek8jt
    @LiM-ek8jt 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaah ka baqo diintiina barta jaahilnimadana ka baxa iyo qabyaalada jaahilkaan dagaalka xayeysiinayo u duceeya inuu ilaah towfiiqda waafjiyo

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 หลายเดือนก่อน

    Raxanwayn waykibirtey iyagoon waxba Aheen sidii somaliland qaxiye .

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน

    Asc eedo Liibaan

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน

    Gaaljecel samoow guuuuleysta

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    QARAXYADA WAXA KENA MUQDISHO LAFTA GAREEN IYO KOOXDIISA IYO ITOPIANKA U MESHA KU HAYO

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 หลายเดือนก่อน +1

    Indr hegan weliba began dhaafay ban galay kuwii aan weligood dagaal sokeeya tagerin ba maanta ugu horeya kuwa leh difaacda dhulkiina, hawiye wa inu hurdada ka kacaa mar hadi loogu yimid ceelasha waxu sugo wa Xamar in loogu yimido, Hawiyow 3’di Sac hanoqonina ee midba mar lacunae gaaljecel waxu ladagalamayo wa Dowlad ee qabiil ma aha gurmadkina ha gaaro yaaq,

  • @MMA-b7u
    @MMA-b7u 2 หลายเดือนก่อน

    Raxanweyn waa cadowga Hawiye hurdada ka kac

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน

    Cidaas maanyaya fuulka ayee ku eg yihiin wixii ka sukeeyo waa dhul hawiye vivo hawiye

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 2 หลายเดือนก่อน

    Guleeysta Gaaljecelow. ka Go'a wasaqdaas. Markii dhulka hawiye AS laga xoreeyana Jubaland daroodka meesha joogana ha laga adkaado.

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 2 หลายเดือนก่อน

    Gaaljecel waa dad nabada jecel...laakiin hadii lasoo weeraro waa is difaacayaan

  • @SaynabJamac-e8z
    @SaynabJamac-e8z 2 หลายเดือนก่อน

    Adi ba raxanweenataheee maxaa qabilkaaga uinkiree😂😂😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    QARAXYADA WAXA SO GUDBIYA RAXAN WEYNTA JOGTA DHULKA HAWIYE

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน

    War beenta da hawiye ma ehe wa abgaal laidinma dananinayo iska dhacsha wa.ficine viva raxaweyn

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 2 หลายเดือนก่อน

    Qandraaska hawiyaa loo soo qaatay mar horaan fahaney ee kuwa masaakiinaa weli diin mooda Allaha ka soo reebo 😢

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😅👍

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    KOFUR GALBEED WAX LA DHAHO MA JIRTO RAXAN WEYN WEY KA XUN YIHIIN YAHUUDA QARAXYADA AYAGA KENA DHULKA HAWIYE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    LAFTA GAREEN IYO KOOXDA AL SHABAABKA IS QARXIYA U WATO O GACAN HORSIGA KUSO GALEY DHULKA SAMAALE HA LEYSKA DHICIYO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    WAXA CIILA IN SHACAB HAWIYE IRIR SAMAALE O LEH SHABELLADA HOOSE BARAAWE IN LA HOOS GEYO NIN TUGSI K7SO GALEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    HURDADA HAKA KACAAN HA ISKA DUL QADAAN DADKA MAGAN ALLEY KUSO GALEY DHULKA SAMAALE O INTEY NOQDEEN AL SHABAAB DADKI MAGAN GELIYEY DHACAYA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    WAXA QALADA DAD GACAN HOORSI KUSO GALEY DHULKA SAMAALE O DIIN LAHEYN O IS QARXINAYA IN DOWLADA LAGU DARO

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 หลายเดือนก่อน

    Raxanweyn ma aha waxa dagaalkan ee Itoobiya ayaa ka danbayso oo ilaa maalintii uu Cabdulaahi Yuusuf keenay Baydhabo Tigreegii ayaa meesha joogaan oo Ilmo ku dhaleen oo laga dhigay Raxanweyn si ay wadankaan u qabsadaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    BEYDHABO WAXA JOGA AL SHABAAB CIIDANKA ITOPIANA WEY HUBEYAAN WA IN LAGA SIFEYO DHULKA HAWIYE

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

    WALEE HAWIYEH GOBTA SOMALIA WEEYE DHULKOODEEY LOO TUUGSI YIMAADA SOMALIA WAX ISKUMA DARSANEH KA DIB 1991 KII DADKA LAGU DHEX NOOLAAN KARO WAA HAWIYEH MOQDISHO WAA GURI HAWIYEH MARTI EDAB LEH NOQDA MARKA IYO BARAWE WAA DHUL HAWIYEH MARKA KOONFUR GALBEED BAYDHABO LEEDIHIIN JOOGA DHULKIINA

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 หลายเดือนก่อน

    Raxanweyn daarood baa ku adeegta doorashada xitaa way ku xisaabtamaan dhul boobkana iyagaa bara iska ilaaliya cidaas

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    LAFTA GAREEN WA DADKA INGRIISKU CABIIDKA U WATEY O GACAN HORSIGA SHAQADISU AHEYD HADA WUXU ARURSADEY ITOPIAN QARAXYADA LA DHIGA KIRIMINALO TUUGO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    WAXABA QALAD AHEYD IN SHABELLADA HOOSE O WELIGEED KA TIRSANEYD BANADIR O CANSHURTA KU DARSAN JIRTEY O XAQ U LAHA OSPEDAALO SHAQO SKULO IN LA HOOS GEYO DAD KUSO GALEY GACAN HOORSI DHULKA SAMAALE

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน

    Lafta gareen baydhabo ha loogu tago wuu kibrey

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 หลายเดือนก่อน

    Markii Daborogoto maamulgoboleed laga.dhigay oo duul aaney Shabeelada hoose la siiyey iyo Jubbada hoose maalintaasaa Hawiye jabay oo talada Alle ka.qaaday ee indhihiisu.arkeen somaliland lagu.jeheeyey.ayaa lagala hoos baxay dhulkiisii iyo kii.Biyamaalba😊

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +1

    SHABELLADA HOOSE WEXEY WELIGEED KA TIRSANEYD BANADIR CANSHURTA KU DARSAN JIRTEY XAQEDA KA HELI JIRTEY HADA WA INEY ISKA DULQADAAN DADKA GACAN HOORSIGA QARAXA TUGADA KUSO GALEY DHULKA SAMAALE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    KUWA TUGSADA KUWA GODADKA QODA KUWA GADA ALAABTA EY XADEEN KUWOODA ASKARTA AYA QARAXYADA DHIGA HA LAGA SIFEYO MUQDISHO

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 หลายเดือนก่อน

    Daarood hawiye iyo isaaq buu isku direen hadana hawiye iyo raxanweyn bay u soo jeesteen doorashaday rabaan inay hawiye meel cidla ah ka helaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    HURDADA KA KACA REER SHABELADA HOOSE BARAAWE ISKA DUL QADA AL SHABAABKA ITOPIANKA DADKA GACAN HORSIGA KUSO GALEY DHULKA SAMAALE INEY IDIN BADAN DHACAN LAYAAN QARXIYAAN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    OGEYSIIS ILMO SAMAALE HURDADA KA KACA ISKA DUL QADA DADKAN GACAN HORSIGA KUSO GALEY SOMALIA O WATA DIINTA QARAXA SHABAABKA GACAN HOORSIGA TUGANIMADA

  • @adamabdi1056
    @adamabdi1056 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk viva raxaween been shaygan kkkkkkkk

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 หลายเดือนก่อน

    Qaladka dhan wa in shabeelada hoose lagu darey koonfur galbeed halaga bixiyo isbaaro baydhabo dhexdeda taako taako utaala taas wa caadi miya isbaaro yu Ku mar marsiyon dhul laheen raba aayar Ku qaato lafta gareen mel weliba colaad qabiil Ka wada ciidanka so direy isir sifeen ayaga leh dhulkan yaab biriweene anaga leh dhahayan shaley vedio iska so duuben ciidankisa dowlad somalia madaxwena xasan sheekh asaga Ku darey k,/g shabeelada hoose hadana haka so celiyo wa intas raxan ween weligoda duulan hawiye Ku so qaadan marki xoga hub kalsoni helaan eelaay cadowgoda no arkan hdan hawiye nahay wa in la dhayalsanin leska dhacshaa 🤔🤔🤔🤔 lafta gareen asagaba amar Ka qaadanin dowlad federal somalia marka wax uso jeediso dowlad amarkeda wa udiida ciidanka ethopia xasan sheekh haka baxan dhahay koonfur galbeed wa diiden ayagaba dowlad somalia rabin maxe gaaljecel ugu so duulayaan hawiye sifenena shabeelada hoose leyihin wa qalad haleska dhacsho eelaay arxan ma ahan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    HURDADA KA KACA HAWIYE BOQORTOYADA SHABELLADA HOOSE HAWIYE IRIR SAMAALE WACADAAN CUSMAAN MOBLEYN CUSMAAN UJEDEYN CUSMAAN ABGAAL CUSMAAN MADARKICIS HIRAAB GUGUNDHABE HAWIYE 9 GAALKA SAMAALE ISKA DULQADA DADKA GACAN HORSIGA KUSO GALEY O NOQDEY AL SHABAAB TUUGO O WATA ITOPIANKA

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 หลายเดือนก่อน

    Librum lii salaan habo qaylodhaan ugudiir dee wikii kaarha kudulfadhiyey ee uso hanjabyey somaliland kkkllkkklkl

  • @Jamac21
    @Jamac21 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulli qabyaladeysan baad tahay. Dadka somaliyeed isku dirkooda lagama shaqeeyo nabada iyo walaaltinamada laga shaqeeya. Jaahil kasta oo qabyaladeysan youtub account iska sameysaniya ayuu dadkii walalaha somaliyeed isku diriya nacalad baa idinku taala. Waa la arki doona iney qabyalad jannada ku geendonto dhulli yahow.

    • @mahadociise25
      @mahadociise25 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga maxa kuhayo shabeelada hoose waligeeg waxay katirsaneeyd gobalka banaadir xaqooda lyfta uma dabafashiyaan