Waa Kuma? Hello Ninka Sameeyey Heesaha Qarxay Ee Qamar Full Documentary

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

ความคิดเห็น • 627

  • @abdinasirmohamedshuke8171
    @abdinasirmohamedshuke8171 4 ปีที่แล้ว +291

    Markii aad hees ku isku maaweelin laheed so taa badalkeeda ma qurux badnan laheyn in aad khurunka aqriskisa in ad ku dajiso ma wanagsanateen 🙏🙏🙏

    • @alqaadiriyasomali9993
      @alqaadiriyasomali9993 4 ปีที่แล้ว +5

      Intaad adigu quraanka like ku raadinayso fadlan akhriso adigu

    • @craxiin_key797
      @craxiin_key797 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadada Kala garanyso hees Mayan danbi ee music ayay danbiya

    • @xidigabuubakar514
      @xidigabuubakar514 4 ปีที่แล้ว +2

      Khurunka aqriskiisa maba jecli
      Lol
      Qur'aan dheh khurun beeleh

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 4 ปีที่แล้ว +1

      Alqaadiriya Somali shaydan ka iska naar

    • @cumaryusuf9961
      @cumaryusuf9961 4 ปีที่แล้ว

      @@alqaadiriyasomali9993 call qamar

  • @deeqsitimehd7752
    @deeqsitimehd7752 4 ปีที่แล้ว +50

    Salad marka la tukanayo dubista waa la joojiya alle dartii u yela waan talo walaltinimo 🤘

  • @HaniHeloS
    @HaniHeloS 4 ปีที่แล้ว +20

    Dayax Filmms Astanta Aad U wareesaneyso iyo qadrinta aa siineyso ruux markaa aa waresaneyso Waa Si Aad cajiib u ah respect ✊ bro from muqdisho 🙏

  • @ilhaanfani9849
    @ilhaanfani9849 4 ปีที่แล้ว +80

    Wllky iga weyn adunka ugu jecelay marna garabkyga ah abdirixin sidin heelo 😗

    • @yoonisyonka1984
      @yoonisyonka1984 4 ปีที่แล้ว

      Nasiibaa leedahay haduu wllkaa yahay m.a

    • @c.rasaaqbashiir2722
      @c.rasaaqbashiir2722 4 ปีที่แล้ว

      Wlle plz lanbarkiza iga caawi waan ubahanahee abwanka

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว

      @@ilhaanfani9849 +254723503746 mesha iiguso dir wll🙏

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 ปีที่แล้ว

      Walo qurx Labrka Abwanka

    • @hanadgeesi4133
      @hanadgeesi4133 3 ปีที่แล้ว

      Ilhaan fani ma fiicanthy

  • @dinixhaashim6070
    @dinixhaashim6070 4 ปีที่แล้ว +18

    Caajis La'aan Baan Dhameystay Muqaalka.
    Illaahey Amarkii Magaca Abdirahman Waaba Wanaag Miiran😍

  • @hargeisacadey803
    @hargeisacadey803 4 ปีที่แล้ว +55

    Abdirahim helo waa qof leh dadnimo waxaana qimeyn kara qofka hal mar la kulma wll agtayda qiimo ku leh hore u soco 💯👍

  • @marshmellbh6976
    @marshmellbh6976 4 ปีที่แล้ว +53

    Ma Ahan Abwaan kaliya Walh wa Philosoph jira Alle haku Barakeeyo Macalin💖
    Inuu yahay Macalinka Qamar suugaani walaga dareema Madama Uu uga jawabay suaalaha sidi Qamar suugani Barnaamijka kun suaalood iyo suaal

    • @hayaanmahdi323
      @hayaanmahdi323 4 ปีที่แล้ว +1

      shp numbarkisa ma hysa

    • @aarkafilms7947
      @aarkafilms7947 4 ปีที่แล้ว +1

      Schoolkee ayuu dhigaa abwaanku

    • @naimamohed6553
      @naimamohed6553 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aarkafilms7947 off tommraw

    • @fadkamedia4856
      @fadkamedia4856 4 ปีที่แล้ว

      @@hayaanmahdi323 numberka ayo zxp ana ku shegiye zxp

    • @aarkafilms7947
      @aarkafilms7947 4 ปีที่แล้ว

      @@naimamohed6553 qaybtee

  • @rijaaljr
    @rijaaljr 4 ปีที่แล้ว +49

    WllHi wn wada daawaday muuqaalkaan ka kooban 24:46 daqiiqo anigoo aanan dareemin wax caajis ah
    Dayaxow brother muuqaalkaan aad bn uga helay
    Waligey 10mintes muuqaal ma daawanin
    Heesta ugu macaanba ha ahaatee
    Keliya heesta beledweyne ayn wada dhageystay
    Muuqaalkaan midka xiga wxn rajeynayaa
    Inuu kasii qurux iyo faaiido badnaado
    Abwaan Heelo Waa Shaqsi
    Wejigiisu Kuu Tilmaamayo Allaha daayee
    Aniga Wxn Aad Uga Helay Qamar Markuu
    Heeska Laxameynaayo 8:16 Cajiip
    Fanaanimadu Waa Hibo Iyo Hadiyad Alle Bixiyo
    Guuleyso Qamarow Fanaanka Keliyeen Taageero

  • @cabdiraxmanilkacase4792
    @cabdiraxmanilkacase4792 4 ปีที่แล้ว +32

    Wllkey cabdirixiin siddiiq Heello guullayso hore u soco sxb qali

  • @Kckcollection
    @Kckcollection 4 ปีที่แล้ว +90

    Anigu hargeyso iyo dadka ku nool lama dhaqmin wali lkn waxaan u qaba jaceyl xad dhaafa dadkeyga codkooda iyo dhaqankooda jecliyaa

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 4 ปีที่แล้ว +27

    Abwaanada Taariiqdooda Noosoo Badi Please Next Abwaan Omar Dab-jacayl!

    • @richhome3678
      @richhome3678 4 ปีที่แล้ว

      Sweden ayuu nala joogaa kaas

  • @najmaahmedhussen8347
    @najmaahmedhussen8347 4 ปีที่แล้ว +106

    Horta maxa samada laga siiya kulaha walhi wa funyy😂😂😂😂😂😂😂

    • @asahdkayhat3919
      @asahdkayhat3919 4 ปีที่แล้ว +2

      Walahay Wa intaan kuqoslayba 😂😂

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 4 ปีที่แล้ว +1

      Tas wan su ashan weydin laha😂😂samada lagu diray wale

    • @neyruuzfx2261
      @neyruuzfx2261 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 ปีที่แล้ว

      Waan qosolay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maliifigure7616
    @maliifigure7616 4 ปีที่แล้ว +5

    Phylosphy aan caadi aheyn weeye igu wallhi ah 😮 mashallh
    Ninkaan cmal waa kuwa dhiga jaamacadaha ugu waaweyn adduunka 👏🔥😻

  • @nasralaki2778
    @nasralaki2778 4 ปีที่แล้ว +15

    Thnks sida fiican eed xogta noogu so gudbisid waxaan sugnaaba abdikariin ali shaah legend waa codi cabdiraxman

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 4 ปีที่แล้ว +20

    Qamar waa qof qalbi fican waa qof daacada waa qof isla weyni lahayn waa qof dadka ixtirama walahi

  • @sadiamusemohamed1883
    @sadiamusemohamed1883 4 ปีที่แล้ว +42

    Heesta Qisada nabiyada cs in bilaa music lagadhigo saas kumacaantahay

    • @mumtazapdi3559
      @mumtazapdi3559 4 ปีที่แล้ว +1

      Hno hees maha ee waa maanso

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 ปีที่แล้ว +97

    Nin kani wllaahi faylasoof ayuu iila eegyey 😂😀 markaan eegay wajigiisa iyo fankiisaba xamse xadaari inoogu xigsii c/raxmaan xagga iyo borama inna geeya 🤔

    • @waxkale4151
      @waxkale4151 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilmo xaran waxba haka jeegin uu ku dhamye

    • @maxdar11
      @maxdar11 4 ปีที่แล้ว +1

      @@waxkale4151 ma caayin ee ha icaayin bro

    • @bbabrahan2172
      @bbabrahan2172 4 ปีที่แล้ว

      kale ppppppppppppppppppp

    • @faysaabdirahmaan3356
      @faysaabdirahmaan3356 4 ปีที่แล้ว

      @@waxkale4151 faylasuuf waxad utaqaan qof jaahila oo waliba afsoomaali xumo ku darsaday

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 4 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan leh TH-cam kan magaciisa ma aqaan lkn wllhi wuu yaqaana sida loo sameeyo documentary yada , waan ku wata zxp anu

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 4 ปีที่แล้ว +34

    Najma nashaad soo qabo
    Inta igu raacsan like dheh
    👇peles

  • @aslimahamud2101
    @aslimahamud2101 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep going huno heelo somaliland hoygi fanka rer abtigey wan idin jclhy from Mombasa raha

  • @zakiismail3004
    @zakiismail3004 4 ปีที่แล้ว +31

    M,a waa abwaan aqoon leh iyo xushmadi ay ka muuqato

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 4 ปีที่แล้ว +8

    This man is a philosopher. Poet and teacher

  • @inawasiirofficialinawasiir3714
    @inawasiirofficialinawasiir3714 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah cabdiraxman dayax aad baad u mhdsanthy sida hagar la'aanta ah ee aad noogu soo gudbiso dadyowga ka soo dhex muuqda lkn wll wxn ku oran lahaa soo qabo legend cabdikariin ali shaah.

  • @Nora-ln9yx
    @Nora-ln9yx 4 ปีที่แล้ว +42

    Quraanka ma lix jir buu ku dhameeyay mise wuu ku bilaabay🤔

    • @stayblue759
      @stayblue759 4 ปีที่แล้ว

      Wuu’ku BiLaaBaY wllo.
      ✌️

  • @apdifatah459
    @apdifatah459 4 ปีที่แล้ว +8

    Hello iyo qamar suugani dad iskudheer alla haysku daayo

  • @cabdihaadihilaac7841
    @cabdihaadihilaac7841 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh abwan si cilmiyaysan ayaad uga hadashay arintii dayaxa iyo xidigaha inhesaha lacurinayo laraacsho wana run makhluqaadka alah uu aburay waxaa ugu sharaf badan aadamaha lkn halkaa iska soxoo zaxaabiga carshigu ugariiray wuxuu ahaaa sacad ibnu mucad

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 2 ปีที่แล้ว +1

    My teacher kep going

  • @adnanasir4160
    @adnanasir4160 4 ปีที่แล้ว +66

    Qamar inuu qof wngsn yahay wajigiisa laga gartaa

  • @Sacaada_Ali
    @Sacaada_Ali 4 ปีที่แล้ว +2

    War heedhe khayr hele heelo nooga sheekee taariikhdiisa noloshiisa big fan Ayaan ku ahay Qamar suugaani hanala hoos ordine

  • @israaxmed6006
    @israaxmed6006 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah dayax films wiiilkaas hab dhaqankuu dadka uwarayso kuhaystaaba illahay haku xifdiyo wllo

  • @zhakiibzaeed5670
    @zhakiibzaeed5670 4 ปีที่แล้ว +61

    Intii jaceyl hayo anbah la liita like iigu qabta🙏😥

  • @nuuraaxmed5451
    @nuuraaxmed5451 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah siciido abdilahi warsame xirsi alleh cimriga iyo cafimadka haku barakeyo habo mcn 🥰

  • @abdirahmanibnmartyred8283
    @abdirahmanibnmartyred8283 4 ปีที่แล้ว +6

    Hargeysa wali ma tagin lakin waxan ogahay in iyada iyo dadkedaba wanaagasanyihiin, waxan jeclahay in marar badan ku dalxiiso. Barwaaqo kunoolaada Dhamman reer Somaliland.

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwwww mnzha allh
    Qamar suugani iyo apdi RAHMAAN hello horaY USOCDA ❤❤❤❤❤💕💕💕👏👏

  • @hoygafanproj7397
    @hoygafanproj7397 4 ปีที่แล้ว +20

    Video gan inta ila dareemaysa in la duubay EID DIII 🖐

  • @kayfhussein8462
    @kayfhussein8462 4 ปีที่แล้ว +4

    Qamar wan ku taageeraa wll mcne horay soco inta xun wax kasta ha dheheen inta wanagsan ayaa ku jecel

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 4 ปีที่แล้ว +14

    Xamze xadaari iyo Aamiin samadoon inoogu xeji Pro

  • @abdirahmanjagnaa8501
    @abdirahmanjagnaa8501 4 ปีที่แล้ว +6

    Barnaamijkan waan soo dhawenaynaa insha alah waan sugaynaa kuwo kale oo badan c/raxman dayax horay usoco brother

  • @ahmedmawel6526
    @ahmedmawel6526 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha AllaH Dayax hore u soco wll

  • @squeen8526
    @squeen8526 4 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllh abdirahim hello❤️❤️ wa ka muuqata diinta Allah ha xafidee❤️

  • @thegr8tahmed
    @thegr8tahmed 4 ปีที่แล้ว +8

    In ad saladda maqrib u baxdaan aya idinka wnagsan Barnaamij ad noso gudbisan. Ku dadaaalla Salaadda❤

  • @amirhonest4238
    @amirhonest4238 4 ปีที่แล้ว +7

    Hargeysa hoyga suganta iyo fanka ya igu racsan 🙏

  • @cabdalemuuse9279
    @cabdalemuuse9279 4 ปีที่แล้ว +7

    Wllahi waa macalinkii qamar xataa siduu isugu darayo ficil iyoo hadalba

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +3

    Aniga waxan ahay hal abuur da,ayar ban ahy
    Fanka waa jeclahy wxn
    Sameeyaa maansoyin
    Iyo tixo Inkastoo aanan
    Heesaha samayn oo fanaanin u dhiibin Abwaanka magaciisa waan aqaanay lkn muuqiisa igu cusub waa nin wanaagsan 🙏🏽

  • @guledneero4014
    @guledneero4014 4 ปีที่แล้ว +4

    Apdirixiin Sidiiq heelo abwaan Sharaf weyn Mudan ❤💖🌸

  • @abdiqaniabdul8849
    @abdiqaniabdul8849 4 ปีที่แล้ว +1

    Ahaan hello wlh aad iyo aad baan udhagaystaah oo aan ugu cesh ceshtah erayada maskax diisa kasoobaxa thanks hadankaro dollar iyo diinarbaan kusiin lahaa abwaane respectfully 👏👏👏👏

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 4 ปีที่แล้ว

    C Raxman xirsi
    Wa shaqsiga aaan ugu jeclaahay wareysiydisa mansha allha
    Wa qof aaad u aqlalq iyo xushamd badan
    Wana qof aad uga turjima hadalda in qof wayn laweeydia iyo xanta suuqa ee macquulka.
    Wanku taagera kuna xushmeeya
    From muqdisho cadeey

  • @yaxyecali4211
    @yaxyecali4211 3 ปีที่แล้ว

    Qamar iyo heelo waa gob isku hiliyan idin leyahay waaw dayax filims cod mcaanaaa waan ku sikhramay

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 ปีที่แล้ว +16

    Dayax films 💯❤

  • @shaaficicawiif5503
    @shaaficicawiif5503 4 ปีที่แล้ว +1

    Aaadban idin salaamay bahda dayax films saxib noo soo badiya barnamijka waa kuma

  • @hamdadiriye2256
    @hamdadiriye2256 4 ปีที่แล้ว +17

    Abdirahmanow ninkan hello waa af tahan wlhi mzna allha

  • @ahmethzakihvarhan177
    @ahmethzakihvarhan177 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi been sheegi maye imisa xiisadood ayuu no dhigu maclin😋😋😋

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, nin qiimo le. Saying hi from Dhagaxbuur 👋👋

  • @mn-tt6zm
    @mn-tt6zm 4 ปีที่แล้ว +50

    Macalinkaygiii dugsiga sare ee2019 cabdirihiin hello intaan ka aqoono Waa Qof wanagsan oo dadnimo leh dad la dhaqan leh Waxaan xasuustaa maalintii iigu horay maan moodayn abwaan balse gadaal ayaan ku fahmay markuu tusaalayaashii uu bixinayaya ku soo daray heestii tasbiirtadada dayax jecelaystay in aan dul sudho isagoo noo sharaxyay wax loo yaqaano humaaga

    • @aarkafilms7947
      @aarkafilms7947 4 ปีที่แล้ว

      Iskuulkuu dhigo zxp ma ii sheegi kartaa 👈

    • @hthheeg3775
      @hthheeg3775 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aarkafilms7947
      Anigh mrkih igu dnbysy future pu igu dhgi jry

    • @dagan1122
      @dagan1122 4 ปีที่แล้ว

      School ayuu dhigaay wlll

    • @naimamohed6553
      @naimamohed6553 3 ปีที่แล้ว

      wuxu dhiga school of tommraw

  • @farhanfarah8961
    @farhanfarah8961 4 ปีที่แล้ว +69

    Abwaan xamze xadaari ayaa kamid ah isaguna heesaha qamar suugaani abwaanka sameeya

    • @abdirahiimguddi725
      @abdirahiimguddi725 4 ปีที่แล้ว +1

      Yaa ku waydiiyay bal

    • @farhanfarah8961
      @farhanfarah8961 4 ปีที่แล้ว +8

      @@abdirahiimguddi725 yaa ii jawaab ku yidhi 😂😂

    • @cumarjafaal5860
      @cumarjafaal5860 4 ปีที่แล้ว +2

      @@farhanfarah8961 waa ku sugtay😅

    • @essateddyofficialmusic
      @essateddyofficialmusic 4 ปีที่แล้ว

      Waa laba ama saddex heesod heesaha xadaari lkn ninkan qamar wuxuu qadaba isga leh

    • @abdirahiimguddi725
      @abdirahiimguddi725 4 ปีที่แล้ว

      @@farhanfarah8961 xamse xadari iyo wxn loo jeedinbaad nala dhex ordaysaa muuqalkiisa la sug adeer jacaylkad u hayso😂😂

  • @maxamadgalaydh5758
    @maxamadgalaydh5758 4 ปีที่แล้ว +1

    Waalidku in ay fanka u diidaan way Ku saxsan tihiin nio

  • @yurupcabdi2183
    @yurupcabdi2183 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaankan Masha Allah waa nin heeso aad u qiima badan sameya heesta hawenka rabow Ka dhowr adunyada howl ku culus inaba caadi maahan adna wax ku dhiba Allah hakaa dhowro abwaan heelo

  • @galadaadan8174
    @galadaadan8174 4 ปีที่แล้ว +6

    Abawanka ft qamar nolada brothers keep going

  • @abdirisakmustafe6927
    @abdirisakmustafe6927 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa abwaan cilmi diimeed leh diintana wax badan ka og ilahayna uu siiyey hipo mansha allah ilahy ha kuu siyadiyo

    • @wakiilcaashaq8270
      @wakiilcaashaq8270 4 ปีที่แล้ว

      diin iyo fan waxba iskama galine ALLAH hasoo hanuuniye dheh walal

  • @axmedqani1283
    @axmedqani1283 4 ปีที่แล้ว +1

    DaYaxa film.waa codsi zhpYaL abwaan maxmed galaYdh kuzo cazuuma

  • @munomacalim2474
    @munomacalim2474 4 ปีที่แล้ว +17

    Ree waqooye waxaan kujeclahay ayada xigmadaleh waa wad abwaano

  • @mohametbeeldeeq8174
    @mohametbeeldeeq8174 4 ปีที่แล้ว +6

    Qamarka fanka hore usoco bro 🙏

  • @xamdasagal4418
    @xamdasagal4418 4 ปีที่แล้ว +8

    M a allhaa dayax keep going

  • @yaxyebaashe7849
    @yaxyebaashe7849 4 ปีที่แล้ว +6

    Zhp c/raxmaanow xamse xadaari noogaso samee documentary hargeisa ayuu joga walibee

  • @kalthumaahmedmohamed4315
    @kalthumaahmedmohamed4315 4 ปีที่แล้ว +1

    MazhallaH wllky Cabdi rixiin sadiiq Heello keep going pro🥰❤❤

  • @hamdadhudi2070
    @hamdadhudi2070 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wllo Abwaan heelo wxn dhihi laha izka jooji heezaha ad zameyzo wyo diinta ad aad ugu wcn tey ee ku dedaal

  • @deeqajaamac2115
    @deeqajaamac2115 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin heelo

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allaaah waaa Abwaan caqli u saaxiiba thanks Cabdrahman dadkaasoo kale soo badi

  • @abdiali2817
    @abdiali2817 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka waan salaamay, Abdirahman Dayax Films na aad baan u salaamayaa, Abwaanku aad buu dagan yahay, lkn mid baan diiday taas oo ah Fanku waa cibaado, Abwaan halkaas inaga hubso, Fanku Ka Fog Cibaado.

  • @hamseyoussoufabdi5286
    @hamseyoussoufabdi5286 4 ปีที่แล้ว +1

    Nio Cabdiraxman waxan Ka Helaa Sida Aad Barnaamijyada Usoo diyaaroso Mnsha allah Horu soco Masuul Sare

  • @mohamedsomaliofficialyoutu5956
    @mohamedsomaliofficialyoutu5956 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta aan daawanayay mar qudha maan limiqsan Waxaan odhan karaa Waa qof wanaagsan oo suugaanyahan ah ereyadiisana Si Qurux badan u xulan yaqaanna, sida uu wax kasta u macneeyay Ayaa I soo jiitay, jir oo joog Abwaan Macallin Heello

  • @abdifatahmo9931
    @abdifatahmo9931 3 ปีที่แล้ว

    Qisada uusheegayaa waarun
    Markan schoolka dhigan jiray waxan ahaa mid marwalba akhris sheekoyinka somaliga badiya
    Buug xasuus qora ayaan lahaa qisooyinka iyo erayada jacaylka ah ee iskugu kay hagaaga ayaan qori jiray
    Marka hablo badanban la saaxiib aha hadana wali hablahaa dareen jacayl inama iima galin maalin ayaan anoo schoolka ka imid iswaydiiyay qof nooce ah ayuu dookhaagu noqonlahaa buuga xaga dambe ayan kaga sawiray gabadh waji oo ah leh
    Indho yar waawayn markan sawirayy sidii qof iimuuqdo ayaan usawiray hada gabadhii ayaan qabaa sidii u eeg aan usawiray waan uga sheekeyy markaan wada sheekaysanaynay alxamdulilaah imika xaaskaygii ayay noqotay laba caruura wada haysana waxyaalo aad malo awaalto hadhow run noqdaa wayjiraan

  • @cayduruscabdullahiadam2272
    @cayduruscabdullahiadam2272 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah waa abwaan soomaaliyeed oo ku dayasho mudan tahay walaahi

  • @abdifatahhassanliilan2949
    @abdifatahhassanliilan2949 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwanka waxa lagu qimeyaa hadalkiisa abwaan heelo waa Top

  • @abdirahmanblue3621
    @abdirahmanblue3621 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan heelo mucjisaa tahay sxb aadna waan ladhacay heesaha aad samayso waa classic macno iyo miizaan ayay leyihiin 🎨🎨🙏🙏

  • @mohamoud8683
    @mohamoud8683 4 ปีที่แล้ว +2

    Macalin abwaan heelo
    Keep going

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdrixiin sidiiq heelo macalinkayga suuganta Guulayso Aakhira iyo aduunba

  • @ilhaanfani9849
    @ilhaanfani9849 4 ปีที่แล้ว +4

    Qamar iyo heelo wlhi labadeydi garab maxan waqti so wada marnay wllalady

  • @abdiomer4684
    @abdiomer4684 4 ปีที่แล้ว +2

    Maaanshlah abwan murti miid culus oo aad utagero

  • @libinxassan9736
    @libinxassan9736 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wadaad nimada waa ka muuqataa abwaanka

  • @malableofficial9045
    @malableofficial9045 4 ปีที่แล้ว +1

    Badan kaga dhigi laha
    Hadan karo biyo macan
    Waxan kaga toli bilado
    Macdanta buuraha ku
    Waa heesta sanadka hadii la eegilaha qiima erayada ku jira leeyin
    Guulayso abwaan ku leenay

  • @hoodomuuse3586
    @hoodomuuse3586 4 ปีที่แล้ว +5

    Abwanka weeny hore usoco

  • @apdizameda.a.dubbed2093
    @apdizameda.a.dubbed2093 4 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijku waa barnaamij si fiican loo soo agaasimey laakin ma ahayn in lagu soo daro waalidiinta abwaanka

  • @ayaanaymanchanel6770
    @ayaanaymanchanel6770 4 ปีที่แล้ว +10

    Asc team dayax films horey u socda waan idin jclahee half codsi baan codsanee abwaan heelow igu xiri howl baan ka Lee yahy

  • @abdirizakofficial109
    @abdirizakofficial109 4 ปีที่แล้ว

    zxb heelo an ku saxee asxabigaasi maaha mucaad binu jabal ee waaa sacad binu mucaad 70,000 kun o malag aya so degay marku shihiidey carshiguna wu gariiirey 🙏

  • @ahmedabdirahman82
    @ahmedabdirahman82 4 ปีที่แล้ว +21

    waar ninkan Heello qamar shideey waxn ku qaldi Jirey ni kii heello Ee Heesaha badali jiran ku qaldayey wlhi

  • @fartunhajji6339
    @fartunhajji6339 4 ปีที่แล้ว +11

    Heello dadka yar ee yaqaana dadku qiimahay leeyihiin

  • @misshappy8306
    @misshappy8306 2 ปีที่แล้ว

    Wow manshalh abwaanimo iyo aqoon yahanimo hadad isku darsato waxba lagama qaban karo ♥️♥️♥️

  • @maxamedsacadxariir6743
    @maxamedsacadxariir6743 4 ปีที่แล้ว +35

    HeelO kan miyaa aniGu waxan u haystey kan heesaha badala 😁😁 Waa yaab 😱😱 like saar

  • @calihanadvlogs3566
    @calihanadvlogs3566 4 ปีที่แล้ว +23

    Maxay tahay salada lagu jiro ee aad waraysiga wado😕

    • @iam_apdalla.jlyrics5706
      @iam_apdalla.jlyrics5706 4 ปีที่แล้ว +2

      Iney tukadeen laga yaaba

    • @calihanadvlogs3566
      @calihanadvlogs3566 4 ปีที่แล้ว +1

      HARGYSA makala horayso goortuna waa makhrib

    • @iam_apdalla.jlyrics5706
      @iam_apdalla.jlyrics5706 4 ปีที่แล้ว +1

      @@calihanadvlogs3566 waan ogahay lkn video mar walba waa la jar jaraaya ogow

    • @calihanadvlogs3566
      @calihanadvlogs3566 4 ปีที่แล้ว

      Haaa waan ogahay lkn waxa yara qurxonayd inta laga baxayo in lasugo

  • @nuurelmi4913
    @nuurelmi4913 4 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan keep going 👍

  • @abdirizakyusuf3766
    @abdirizakyusuf3766 3 ปีที่แล้ว

    Waa run mucaad bin jabal inuu carshiga ugariiray lkn sababta uu carshiga ugariiray maadan ku darin, tan kale Bani,aadam dartii inuu dayax u damo waa waxaan caqliga galeyn. Diinta & Abwaanimada hakuu kala soocnaato Abwaan.

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 4 ปีที่แล้ว +12

    Abdirixiin sidiiiq A/laahi sugule😍😍

  • @abdirizakjay4393
    @abdirizakjay4393 4 ปีที่แล้ว +4

    Much alllh abwaan

  • @munadeer9743
    @munadeer9743 4 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah Abwaan xamse Xaydri ku casuun

  • @mohamedali9223
    @mohamedali9223 4 ปีที่แล้ว +6

    Top Abwaan Hello 🌹Twins🌹 Qamar Sugani

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alla.ninkan.abwaanka.ah waa nin.adag

  • @wiizzneymarjr7534
    @wiizzneymarjr7534 4 ปีที่แล้ว +1

    Nic on bic

  • @mohamedismail429
    @mohamedismail429 4 ปีที่แล้ว

    Thanks bro Cabdiraxman xirsi XAmse xadaari noo raadi iyo aamin sama talis

  • @abdifatahmohamed865
    @abdifatahmohamed865 4 ปีที่แล้ว +1

    QAABKA AAD WARBIXINTA UDIYARISID AYA AAD ULA DHACAY ABDI RAHMAN KEEP GOING SX