Kaftanka Siyaasada 491 oo aad u xiisabadan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ค. 2024
  • Kaftanka Siyaasada 491 oo aad u xiisabadan

ความคิดเห็น • 263

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir หลายเดือนก่อน +14

    Ali xaraare waa suxufi wa wanaag shege wa runshege qabyalad qurunkeda neceb allaha ku xafido

  • @LeoPard-HQ
    @LeoPard-HQ หลายเดือนก่อน +47

    Walaalayaal waxaa la joogaa xilligii la iska tuuri lahaa silsiladaha qabyaaladda. Soomaaliyey, aan wax walba u midowno, oo aan eex la'aan iskula dhaqno. Qabyaaladdu waxay dhalisaa gaajo, cabsi iyo halaag. Aynu nidhaahno maya nacaybka iyo takoorka, inagoo isku duuban jacayl iyo midnimo. Midnimada Soomaaliyeed ha noolaato.
    💙🇸🇴💙

    • @asiyaberger7719
      @asiyaberger7719 หลายเดือนก่อน +8

      Ilaahay cudurka qabyaalada Somali ha daweeyo. Allhuma Amiin.❤

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 หลายเดือนก่อน +1

      Waa arin wanaagsane yaa tahay adigu????

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 หลายเดือนก่อน

      Qoloma ayaa tahey horta eynu iska deynee

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 หลายเดือนก่อน

      @@mustafemaxamed6085 adigu yaa doonaysay in aan noqo aan ku iraahdo ma ihiye😂😂😂👍

    • @Halkaynoomaraysay
      @Halkaynoomaraysay หลายเดือนก่อน

      @@mustafemaxamed6085 kaaga noqonee noo sheeg. Hadalka kore qabiil aan dayno waa sax Allah swtc hanaga madoobeeyo.

  • @a.salaamcumar1674
    @a.salaamcumar1674 หลายเดือนก่อน +12

    Ali harare legend wayn aya thy alla wayne sharaf iyo karamo horay usoco runta ayad tabata 🎉🎉

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 หลายเดือนก่อน +9

    “Beeraha qota, Iimaanka Eebe idinkaqaadye”: AHN, Maxamed Siyaad Bare😂

  • @ciyooonisofficialchannel9927
    @ciyooonisofficialchannel9927 หลายเดือนก่อน +6

    Hal soo badiyo 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 หลายเดือนก่อน +11

    Caliyo reer sool ka rayste soomaaliland. Atleast dadkii madaxa laga toogan jirey baa laga nastay. We don't care Xasan or Muuse. Marhadaan ka xoroobey qawlaystada soomasliland, allah mahadle, nadhaafiyey wuxuushta!

    • @kaamil2991
      @kaamil2991 หลายเดือนก่อน

      Wiigii may bilaabmaysay imisa qof baa la dilay ?? Khiyaalibad ku nooshay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      Allaha u siyaadiyo
      Ree SSC

    • @Darwiishdaweeye
      @Darwiishdaweeye หลายเดือนก่อน

      Ssc hataumo , ilaahay iyo dadkeeda uun bay ubaahanthy cidkale uma baahna

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 หลายเดือนก่อน +4

    Ciidamadii somaliyed wala gumaday
    Ciidamada somaliyed waxa laga urin dawladii farmajo
    Somali rabi aya umaqan
    Damal jadiid marabto ciidan somaliyed oo wadanka difaca
    Mahadsanidin

  • @user-vg3pp5qp7q
    @user-vg3pp5qp7q หลายเดือนก่อน +5

    Ali xaraarow abti barnamijyada so badi

  • @shahad2629
    @shahad2629 หลายเดือนก่อน +1

    maasha alaah cali saa wax ugu sheygeysid sida saxda ah

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l หลายเดือนก่อน +4

    Ali Harare. Yassin ❤❤❤❤❤❤

  • @Man19699
    @Man19699 หลายเดือนก่อน +4

    Dawlad laguma sheegi karo koonfur,ee xanuunka, cuqdada iyo nacaybka qabiil qofka qaba,waa Xassan dhiiqo.Hadeer wax dawlad lagu sheego meeshaas kama jirto,waa magac uun.

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 หลายเดือนก่อน +4

    6tiro oo adhiya iyagoo heysta ayey ka bahanyihiin kuwo reerkayaga ahi, xoolaha beertaa dhaanta

  • @user-xt2rr5hp7d
    @user-xt2rr5hp7d หลายเดือนก่อน +4

    Ali and yasin yare 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @alijama6723
    @alijama6723 29 วันที่ผ่านมา

    S SUBAXAANALAAH WAA SII HOOBAYAANE ALLLAA HOOW DABA QABO AAMIIN

  • @alijama6723
    @alijama6723 29 วันที่ผ่านมา

    BEERI DUNI XASILOON MACAANAA HADII KALA CARAR DHOCO NINKII XOOLALAA WAX UGA SOO DOOGAAN LABADA IS LA HEL WACNAAN BADANAA ALLOOW NAGU GALAD TUBTA TOOSAN NAGU HAGAAJI AAMIIN

  • @maxamedcumar4942
    @maxamedcumar4942 หลายเดือนก่อน

    Xaadifada ku haysa wayna caliyow
    Xanuun aya ka buuxa alle haku caafiyo

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb หลายเดือนก่อน +1

    Team ali harare ee kaftanka siyaasada waa barnamij kusaleysan 95% 5% waa entertainment aad baan u xiiseeyaa somalida wuxuu siiyaa hadey qaadanayaan dariiqa horumarka dunida ku horumarinta inkastoo marmar qaniinyadiisu xanuun badan thy hhj.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaqiiq horumar iyo wax tar halkay ka sheekayn lahayen ayay qabiil iyo qabyalad iyo qudhun iyo uqdad umada lagu kala gaynayo

  • @mohanadow5995
    @mohanadow5995 หลายเดือนก่อน +2

    Fast comant❤

  • @mohamedabikar4377
    @mohamedabikar4377 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia Dadka ugu dhib badan waa koonfurta

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 หลายเดือนก่อน +1

    Ka naxow naftan waa

  • @AbshirMaxamed-nz5es
    @AbshirMaxamed-nz5es 29 วันที่ผ่านมา +1

    haalkaan waxaan kaa wacaay beeraleeyd ama aseendaleyd afagooye wan bogaadinay aniga beero jaceeyalaka taas cali ayaan kaal midahay

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyso Guuleyso Guuleyso Ali iyo Yasiin.

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely true

  • @bravaboy441
    @bravaboy441 หลายเดือนก่อน +10

    Sanadkan 18 May waa prank Somalilandna waxay ku jirtaa jaahawareer aan Horey loo arag

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi ciin caadiya buu cunay mr madadaalo

  • @user-fb8hl5xx4d
    @user-fb8hl5xx4d หลายเดือนก่อน +1

    The legend 🙌 Ali

  • @saidalichannel7517
    @saidalichannel7517 หลายเดือนก่อน +4

    Dadkii isku soo baxay Hal reer May ahayn Caloow. Bahasha milix ku dar.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      Sadexda Xisbi waa Isaaq
      Madax weynaha waa Isaaq
      Taliyaan Booliiska Waa Isaaq
      Taliyaha Militiriga
      Waa Isaaq
      Arimaha Dibada Waa Isaaq
      Guurtiga waa Isaaq
      Raga u sharaxan Madaxweynaha
      Waa Isaaq.
      Soo run ma aha wixii isu yimid waa hal reer oo Dowlad sheeganaayo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +2

    Cali xadhaadhe run ugu imo kulmiye waa kala diray shacabka Somaliland, muuse biixi somali oo dhan buu colaad dhex dhigay,

  • @YusufAli-kp9uc
    @YusufAli-kp9uc หลายเดือนก่อน +6

    Hadaad Somaliland necebtahay ha Ka sheekayn Somalinimo waayo waa soomaali. Ha nolaato Somaliland... Soomaali ha walaalowdo.

  • @mohamudyusuf2871
    @mohamudyusuf2871 หลายเดือนก่อน

    Caliyow beryahan barmaamika waad lasoo daahdaa noo soo badi bilaa caleek

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 หลายเดือนก่อน +2

    Absolutely, you got that right (about Hersi).Ali, in addition, that ,there is some people who say aloud you missed a point

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 28 วันที่ผ่านมา

      Ninka gaaban wa fariid 😂

  • @abaz4545
    @abaz4545 หลายเดือนก่อน +4

    Asc

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 หลายเดือนก่อน +1

    Hi Sir Ali
    I always thought insanity would be dark and bitter feeling . But I see Somalis drenching and rolling around in it as though it was a delicious feast . May God help us .

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 หลายเดือนก่อน

    Wan idin salamay dhaman bahda somali american tv iyo Ali Abdi xersi Ali harare iyo Yasin abukar

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 หลายเดือนก่อน

    cali xaraarow ninkan marwalba oo aad hadashidba sanka gacanta saaraya amba sanka gacanta marmarinaaya waa bilaa respekt, badaluu plss to qof kale

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 หลายเดือนก่อน +3

    WAAR ININKU QABYAALAD WAYNAA

  • @user-xl7fk8hu9q
    @user-xl7fk8hu9q หลายเดือนก่อน

  • @ciyooonisofficialchannel9927
    @ciyooonisofficialchannel9927 หลายเดือนก่อน

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @baismail7521
    @baismail7521 หลายเดือนก่อน

    Sanaag anagaa haysana oo leh xagad tidhi sool iyo sanaag baa baxay

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 หลายเดือนก่อน

    SARAALE XARAARADLEH

  • @BashiirMaxamuud-qh1fj
    @BashiirMaxamuud-qh1fj หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ Ali haraare

  • @maxamedwaayoarag
    @maxamedwaayoarag 29 วันที่ผ่านมา

    Asc asxaabta kaftanka siyaasada yaasinow adiga dhagahaaga waa la arkaa ee cali xaraare only me miyuu ka dhigtay

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 หลายเดือนก่อน +2

    Dawlada ayaa ah alshabaab

  • @aminaabdullahi8961
    @aminaabdullahi8961 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan caloosha bugta alle ha caafiyo

  • @w410921
    @w410921 หลายเดือนก่อน +1

    Qoladiina Reer Hargaysa ee ay Cali isku ciyaalka ahaayeenow, Cali maxaad ku samayseen.
    Ma a rag qof sidaa u neceb meeshii uu ku soo koray.
    Weliba Reer ilbaxa oo Asal reer Somaliland ah ayuu ka soo jeedaa.
    Yaabay

  • @user-zc4gx4hn3m
    @user-zc4gx4hn3m หลายเดือนก่อน +1

    Hal rer oo Raaadinaya wadan iney noqdan halkelaguarkey

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan iska dhigaya inuu run sheegayo muu arag burco berbera boorama gabiilay ceergaabo ta labaad dhulka uu ka soo jeedo waligood may samaysan inta gabiilay sameeysayay ee ishooda allha haynaga duwo

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 28 วันที่ผ่านมา

    Kkk walee suxufi weeye

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm หลายเดือนก่อน

    Markii La Dagaalamayey Cali Doqononoow Sawdigii Hartiga ahaa Ee social media ka tageerayey isha xaasidku inaga Duwan Reer Somaliland waa Mid manshallah ❤ waxa Odhan Kari Laayahay Manshallah 😂 cali xaare😅

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +1

    Aabahey, aabihiis geel buu lahaa , Aabaheyna waxa uu yeeshey Beer, markaa I agreed Ali Xaraare!

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se หลายเดือนก่อน +1

    CALI XARAARE BEENTAA WAXAADTAXAASID BOORAMA MAANAD EEGIN SAYLAC WAXII KADHACAY DURMAAN

  • @user-dh1vj4rd2z
    @user-dh1vj4rd2z หลายเดือนก่อน

    Waxa ii faana barnaamijkii ugu horeeyey ilaa kan maanta inaa daawanayo

  • @user-kv6mx5ts7w
    @user-kv6mx5ts7w หลายเดือนก่อน

    Caliyow weliba aankuugu Daree Dabaaldega Reer Awdal wax Shaqo ah kuma lahayn

  • @mustaphaaar9734
    @mustaphaaar9734 หลายเดือนก่อน +2

    Qac baa nacabkii ka yeedhay 😂😂😂
    Caliyow yaan lagaa dareemin bahasha

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walalkey Ali xarere iyo sxbkis Yasin Masha allhhh ❤

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 หลายเดือนก่อน

    Caliyoow si saxa umaad eegi. Saaxiib

  • @Jonhidhhoon434
    @Jonhidhhoon434 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😂😂😂😂😂cali waa siyaasi tegay caadi buu utunbo raacayaaa qoladii gebiley

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 หลายเดือนก่อน

    Farxadi MA jirtee waa dad cuqdad iyo cadowtinimo isugu yimid

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 หลายเดือนก่อน

    Muse qaranki qado rer bu ubadalay wadani baa rajadanso celi aya 18may da so socota.

  • @eliasfarah1789
    @eliasfarah1789 หลายเดือนก่อน

    Yaasiin soo celi niyow

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 หลายเดือนก่อน

    "Well said '.😂

  • @mohamedobsiye178
    @mohamedobsiye178 หลายเดือนก่อน

    Waad isdhiibtay😮😮😮😮😮😮

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l หลายเดือนก่อน

    Guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto reer somaliland maanta way ogyihiin cadawgeeda taas lasoco

  • @hassanmohamud6658
    @hassanmohamud6658 หลายเดือนก่อน

    Clip mid hore waaye madaale xiligi hore waaye

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 หลายเดือนก่อน

    ASADOOW IYO CALI INAAN QOSLAAN JECLAHSY WAATAAN IDIN SHEEGEY INAAN IMAAN DOONO IYANA WAAN IDIIN SHEEGEY WAAN IDIN LA JOOGAA EE XAGEE IGA JIRTAAN AAN IDIN SOO SIYAARTEE

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 29 วันที่ผ่านมา

    ali xaraare horaan u idhi xirsi baa saxsan muu warqad ugu soo qoro

  • @gafdiid7895
    @gafdiid7895 27 วันที่ผ่านมา

    Yaa gow Racey. Marka dadka hada waaka dardee niyow iska hadal Ayaa u hadashaa niyow

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Villa waxaa fadhiya Alshabaab

  • @user-wu8fk2ol7f
    @user-wu8fk2ol7f หลายเดือนก่อน

    Caliyaw miyaabad ogayn in dawlada Itoobiya inay Darasad ay samaysay xoolo dhaqatada iyo beeralayda noloshooda qaabka ay unoolyihiin waxaa fiicanaaday xolo dhaqatada siidaa lasooco midakale falaqaynta qudbada mw muus waan kugu raacsanahay

  • @somalilandnew
    @somalilandnew หลายเดือนก่อน

    Geeedo naaarki iyo qadadweyn

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 หลายเดือนก่อน

    Ninka Orgaga soo raray Garaad dagaalka galaa so diray 😅

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk xaasid akbar beesha dhexe saw majority kama aha

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน +2

      kkkkkkk xagaay majoorati kayihiin adeer bal noosheeg isaaq harti miyuu ka badanyahay dhulbahante iyo warsan gali miyeey kabadan yihiin tankale in soomaliya laga go o yaa kula ogol anaga dhulkayagu waa soomaliya adna masuul kama tihid dee orodd dhulkaaga qaran ku raadso waa kaase kuguma haaysanee dhulka isaaq iimaanso huuno harti waa kaa tashaday samaroona iska wado iyagu waa maayd aad ma adagtahaye

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-fr8kw7vy9m cida somaaliya dooneyso iney wada hadlaan beesha isaaq ama garo ama gees hakaa maro tusaale koonfur beesha hawiye ayaa ugu tunwayn iyagaana wax laga waydiiya markaa tuubo raac ha noqon

    • @user-vl2qw3tt3w
      @user-vl2qw3tt3w หลายเดือนก่อน

      Waa tihiine maamulkaa Somaliland EE soomaliyeed baa idinku banaan

  • @alijama6723
    @alijama6723 29 วันที่ผ่านมา

    UMAD YAHAY QABIILKA QARANIMADU WAA LABO AAN IS QAADAN KARIN

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar หลายเดือนก่อน

    Cali xaraare wuu iga qosliyaa

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 หลายเดือนก่อน

    Ali je crois que la republique de somalie viens comme avant i ya come ca 7 drapeux cest de la Folie 🇩🇯🇩🇯👍

  • @user-ks5nv4fg6i
    @user-ks5nv4fg6i หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 หลายเดือนก่อน

    Waxaan idin dhagaysta inaan ogaado cadawga SL waxa ay kuhadlayaa

  • @dreamergabay6992
    @dreamergabay6992 หลายเดือนก่อน

    Rida raran maxay muujinaysaa iyadu

  • @ibrahimcumar6320
    @ibrahimcumar6320 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliland guul

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 หลายเดือนก่อน

    Calanka somaliland iidor ma soo dhaafo😅

  • @Manchestersomalitv
    @Manchestersomalitv หลายเดือนก่อน

    Ali harari waa horgal idoor

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb หลายเดือนก่อน

    Aloow sahal amuuraha

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 หลายเดือนก่อน

    Kkk caliyow wnku ognahy iidoorku iney abti kuu yihiin 😂

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 หลายเดือนก่อน

    CALI HARARE NAGA FARIISTA BAADI XUN INA GASHAY MASUUL ISLAAM LUMAY

  • @abdikadirmuse2595
    @abdikadirmuse2595 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 หลายเดือนก่อน

    C.Harare waxaa u hadashay ciyaalka xafada. Sharciyan u hadal. Hadii qomiyad ka go aso qoymiyad kale waa in loo codeeyaa marka hore. Somalida waqooyiga sharciga aduunka ma racaan oo lama hadlan dowlada somalia. si loo gu codeeeyo. Haa ama Maya . Meesha sharci ka ma jiro. dadka way huwaysan yahiin. dowladana Adunka ayaa noo dhistay oo wali Askartooda joogta

  • @bashirmohamed474
    @bashirmohamed474 หลายเดือนก่อน

    Biyo balaadhintu muuse way ka horaysay

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkk😂

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 หลายเดือนก่อน

    Horta somalida diintodu mxy tahay ?
    1qabyaalad ?
    2 mise islaam?

  • @Aden-ej3ep
    @Aden-ej3ep หลายเดือนก่อน

    Sakhran,xarle

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw หลายเดือนก่อน

    Kaftanka iyo siyaasada waa isbadalay wuxuuna noqday madax ka tirsaday ururka muuse biixi eebahasha inaga barxa

  • @MohamedAhmed-rt3tg
    @MohamedAhmed-rt3tg หลายเดือนก่อน

    ilmihiisana wey qaqawanyihiin xaaskiisuna aradbaa ka muuqda ninka xoolaha badan

  • @40Durkiya
    @40Durkiya หลายเดือนก่อน

    Awdal state waley ka tahay laga dabaal dagi maayo

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 หลายเดือนก่อน

    Alshabaab waxaa ah dawlada soomaalia masaajidka kadaaya ciyaarta

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa9544 หลายเดือนก่อน

    Dagaal waa jiraa ee miyaad baqatay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 หลายเดือนก่อน

    Cadawga lagu heesayo maaha sheeko Las-Anod mana ah mid sannadkan ku cusub . Cadawgu waa kii awalba la sheegayey oo waa dawaladdii diyaaradaha ku duqaysay magaaloyinka Somaliland ee haddana dadkii qaxayey diyaaradaha kala daba-tagtay ee miyiga ki laysay

  • @hirsirashid3741
    @hirsirashid3741 หลายเดือนก่อน

    me to like it’s farmer not nomad life

  • @user-zc4gx4hn3m
    @user-zc4gx4hn3m หลายเดือนก่อน

    Somalida qaar runta islamaraban ineyiakudhaqmaan

  • @user-zk5qk6kg2k
    @user-zk5qk6kg2k หลายเดือนก่อน

    Waa badhasaab kii gobolka awdal ka waxa ku hadlayaa