Somalia 🇸🇴 inaga ciilme badan wa munafqnimo isaaaq la nacab yahay Ma shababki ba qabiil lo badalay argagxisada xata ajaniib cadana Kenya 🇰🇪 wx ka maqanma jiran likn qofka isaaaq ubay camera qabata😮✅
Ha jaadh kuwa .ca dir oday mareeexana ba igu yiri anigoo kinaya joogan oo sheekada dir ka shegayinayina buu soo booday oo yiri waar ilaa kuwa ruwanda ee tuutsiga iyo kuwa jaadh jooga ba waa dir inaga dayaa ninku isma yaqaanane
Warka ha jiro waa Run warkaagu. Daraawiish & Ashabab wax ba uma dhexeyaan. Alcaaqida & ashabab waxa ku adeegta Reer Galbeedka & Daarood ka malcuuninta ah.
Guuuul guuguulle guuuuuuul form soomaaliland iskudir irirsamaale I baalarabaa waa O'Day waalan fuadaydbadan buur meadow waxbaa ka qalaldan
Geesi baad tahay guuuulayso irir ha guulayso
Guul soomalilnd 💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💪💪💪💪
GuuGuule media codka ka xidhan geesi alle haku barakeeyo Guul soomalilnd 💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💪💪💪💪💪
Salaan sare weriye sare.
Runtan kugu jeclahay wallo halka ka wad shabab qof khas ulah bajira farmaayo iyo huwantisa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉
Nin raga baad tahay walaal ee waad mahadsan tahay walaal
Guuguule Media, waad mahadsanrahay. Barnaamijyada aad hawada soo mariso waxaa ku daahan xilkasnimo iyo run.❤❤ Soomaali dhalad ah baad tahay. Allah ha ku barakeeyo. Mawduuca aad ka gadashayna maanta waa muhiim.
Mashalah waruta
Somalia 🇸🇴 inaga ciilme badan wa munafqnimo isaaaq la nacab yahay Ma shababki ba qabiil lo badalay argagxisada xata ajaniib cadana Kenya 🇰🇪 wx ka maqanma jiran likn qofka isaaaq ubay camera qabata😮✅
Masha ala caqliga aloowkuda geesi hawiye waaku taageera waa beentood daarood baa usaariyey isaaq hawiye laysku diraa
Ha jaadh kuwa .ca dir oday mareeexana ba igu yiri anigoo kinaya joogan oo sheekada dir ka shegayinayina buu soo booday oo yiri waar ilaa kuwa ruwanda ee tuutsiga iyo kuwa jaadh jooga ba waa dir inaga dayaa ninku isma yaqaanane
Waanu kuu ognahay mujaahid malyuun jeeer,,, Nooloow insh tacaalaa intay nololi jirto,,geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,
كلامك صحيح ميه بالميه
Mahadsanid wll
Mash Allah ❤❤❤❤❤❤
🇹🇯😂 suxuufigani hadalkii wuu dhameeyey wuxuu dheeryahay suxuufiyiinta somalida dal iyo dad yaqaanimo shacabka slaanad hawiye xidhiidh soojireena iyo iskaashi ayaa kadhexeeya
Guuuleyso runbadana alowkudaa geesi hawiye gobgobi dhahay guul habargidir guul irirsamaale soomaaliland hawiye guul
Mashallah gessi iriir samaale guulayso
Warka ha jiro waa Run warkaagu. Daraawiish & Ashabab wax ba uma dhexeyaan. Alcaaqida & ashabab waxa ku adeegta Reer Galbeedka & Daarood ka malcuuninta ah.
❤❤❤❤❤❤
Geesi Allah khair haku seeyo.
Guuguule geesi geesi dhalay. Walaalo anigoo ah gabadh reer isaaq ayaa ku taageeraa geesi geesi dhalay wiil habargidir ii noolow
Waarunta geesi ❤❤❤❤
Sultan Daud Sultan Mohamed sultan Abdulqadir Sultan Abdullah Sultan Guleed
Waad saxsantahay laakiin nin walaalkii geed ugu jiraa geesi noqonwaa
Sanbalooshe iyo mahad iyo banaadir ninka haystaa banaadi waa sadex jifo oo hawiya madaxwaynihii ayaa dheer keebaan iska celinaa
Haday irirnimadu idinka dhabtahay boqol nin oo isaaqa oo labaatan madaxsare yihiin xigeen xataa Nisa ku dara hadii kale walaalkaa foolxumo waa kugu caayaa quruxna kuuma ogola baa baa layidhi ee madaxtinimada daarood ama raxan wayn u dhiiba bal waxa aan samayno anaga irir samaale ayaa noogu darane
Waa runtaa geesi baadtahay cidna kama baqano dal iyo dadba waanu haysana
Waa xaqiiqa lkn suldaanka guud ee isaaq waa sul ayaanle sul maxamed sul c/qadir
Yaab 😂
Waryaa nin reer sheekh isixaaqa marna isaga oon samaale gaadhin ayuu ninka reer sheekh isixaaq soomaali ugu laandheeraysan yahay daaroodna aniga oo isaaqa oo qudha wallaahi ayaa ka adag dadna uma haysto daarood dabadhiig
Sota maydkayagi hawiye talajada kuguray martibanu xamar kanahay lakiin hargaysanu kutashan
Baqer Buurmadow waa faqaash
Argagiixso waa saqad Reerka daruud
Boqor buurmado waa udhamaaty Reer shekh isxaq way laso cona in oo khater yahy
ninkii uhoreeyyay waa dhuux baraar oo toljeclo ah oo habarjeclo ah
Waa Sax
ictisaam waa dad Raba in aye dowlada Somaliland duumiyan oo dowlad ictiisaam tagan
Gesi gesidhaalaye kusoco guuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa ruunta isaaga is caaleema saaray keeligi
Aad baad u mahadsan tahay
Waa ninkii ugu caqaliga badanaa soomaali ninkani, siduu sheegay soomaali oo dhan baa allshabaab ku jirta,dadka ugu yar ee ku jira waa soomaaliland, waa mid iyo laba lkn soomaalidii kale ayaa waxaa kala xoog weynaaday 2 soomaliland All shabaab oo dhan, waan garan waayey sababta,waa nacaybka reer soomaliland soomaali u qabto. Marka sidee soomaaliland ku soo noqon kartaa haddii nacaybka intaa leeg jiro?
Makala harayaan irir samaale muqdisho irirbaaleh hargeysa irirbaaleh jabuuti iriri samaale baaleh guuul
Intaa aad sheegtaba kuwase af qudhmuune
Buurmadow waa duli. Man metelo isaaq waa dhuini qaadte
Afku kumagoo afkukumagoo 🥯🫐
Arkakixisada waxa aburay was farmajo beena waas yahawo daroodka weeyi😂😂😂😂😂😂
Wuu khaldanaa Odaygaasi alle haceebeye waa Waxa nagu caayo waa kaas oo miidhan
Dhaqanada alshabab waxa ka mid ah in ay dadka si qabil ay isku diran
ARGAGIXISO qudha maha walalow waxa loso dhilo dhansaday in Somaliland lacebeyo u fiirso si walba in lo cebeyo aya laiskugu dayay
Doqon orodoh ilkah iskah so sameh intah aad Af Qadhmun so tagaysoh idor Afku nol irir samaleh xagu ku danbeyay dameryahow
Idiinka noo qaabatay looguta
Gobanimo
Beenta maaha waaxa laa dheehay afakaga o ku xiidha o naa kuufur waa alle goo
Been baad sheegtey waad nanicebtiihin ragayagii waatad layseen
Buuqa. Yaraso. Adeer. Adookale wax nooma sheego
Waaruntaaoobogornamaaha
👽👎🥶🙀🗣️
Dadka ku Faraxa matka xamar qarax ka dhaco hargeysa waa laga dabaaldegaa manager yaraadaan somali oo dhan ayaa og arinkaasi
Beenlow war Samaale wax la dhaho ma jiraan meel fariiso