subac cali cilaan jalaad jimco ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • waa jlaad jimco ah oo dhameestiran inta kalay oo hartay waan soogilinaa inta aana ka aheeynin jalaadka isninta

ความคิดเห็น • 98

  • @huseenahmed1449
    @huseenahmed1449 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah
    Waxaan ahay 26 jir
    Raba inaan barto quraanka kariimka iso duceya inta iga danbeyn doonto ee aragta ms keyga inaan saxibkeyga kowaad ka dhigto qalbiga jeclhy wana ka dhiga doonaa insha allah duco igu so kaba walaalaheyga adinka quraanka gacanta mid inaad ku qabataan idin raneynaa( SCWB)

  • @waxgaradofficial8181
    @waxgaradofficial8181 5 ปีที่แล้ว +12

    Cali cilan iyo durane iyo heesoow iyo yaki iyo asxabta kale masha allah

    • @axmedcali1926
      @axmedcali1926 4 ปีที่แล้ว

      M.alah wll soo dhawow th-cam.com/video/pRrixgW4Usc/w-d-xo.html

  • @bashiiromarfarah4810
    @bashiiromarfarah4810 4 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله يا معلمنا جزء كم الله ويحفظكم آلله يا علماء نا

  • @deeqonuur4221
    @deeqonuur4221 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah waxan ka aqoonsaday Xuseen Celmi cibaar iyo Xuseen maxamud cumar (macalin heesow)

    • @axmedcali1926
      @axmedcali1926 4 ปีที่แล้ว +1

      M. Alaah wll soo dhawow th-cam.com/video/pRrixgW4Usc/w-d-xo.html

  • @amirabdirashid833
    @amirabdirashid833 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh
    Cali cilan mascuud fiije & durane ayaan ka aqan dhaman alha dhowro

  • @mr.mohomad143mr.mohomad5
    @mr.mohomad143mr.mohomad5 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc culuma alle masha Allah quraanka waad barateen Ani ila talsha quraanka waan jeclahay hadana waan dhunshay side u baran kara

    • @axmedcali1926
      @axmedcali1926 4 ปีที่แล้ว

      Maasha allaah wll soodhawow th-cam.com/video/pRrixgW4Usc/w-d-xo.html

    • @Masago2025
      @Masago2025 3 ปีที่แล้ว +1

      Mr mohomad143 talada an kusiinaayo waxey tahay sidaan go.aan qaadasho un bis la.imaad inaad arintaas guul ka gaarto 1 sano ilaa 4 sano inaad kusoo celiso quraanka ilaaheeyna tala saaro

  • @dahabahilowle8306
    @dahabahilowle8306 3 ปีที่แล้ว +2

    m.cali cilaan iyo axbabtisa

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 5 ปีที่แล้ว +3

    Cali cilaan iyo asxaabtiisa ahaa

  • @abdinourahmedmohamoud9724
    @abdinourahmedmohamoud9724 24 วันที่ผ่านมา

    24:55 ❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    26:37 ❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    51:06 ❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    53:25 ❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    58:12 ❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    1:21:43❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    1:40:31❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    1:43:15❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    1:46:10❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    1:56:13❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    1:58:45❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    2:05:20❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤
    2:06:40❤Macalim Xuseen cilmi cibaar ❤

  • @sharifali1712
    @sharifali1712 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل وسلك وبارك على نبيك وحبيبك محمد سيدنا وشفيعنا عليه افضل الصلاة وأتم التسليم وعلا آله وصحبه ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين وسلم تسليما كثيرا

  • @daacadyare9028
    @daacadyare9028 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh

  • @Kobciye_Media1
    @Kobciye_Media1 4 ปีที่แล้ว +2

    mashaa alah

  • @xaajixasan2832
    @xaajixasan2832 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaaah ilaahey heydi barakeeyo ajir & xasanaad ilaahey heydinka siiyo

  • @waxgaradofficial8181
    @waxgaradofficial8181 5 ปีที่แล้ว +3

    Macalin heesoow salaan sare iyo axbabta kale

  • @sharifali1712
    @sharifali1712 3 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد عليه افضل الصلاة والسلام عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ولا حول ولا قوة الا بالله العظيم

  • @dahabahilowle8306
    @dahabahilowle8306 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @bashiircali9398
    @bashiircali9398 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ha idiin siyaadiyo maqaam iyo xsnaat

  • @foos7330
    @foos7330 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazeka lahu qeyr aduun iyo aaqiriba

  • @bashiircali9398
    @bashiircali9398 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @gaduudka10
    @gaduudka10 4 ปีที่แล้ว +2

    masha alah mucalimiin teeyda janada ala haidingiliyo

  • @entertainmentaxamed7942
    @entertainmentaxamed7942 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh illah ha ino cafido mcliminteynaa
    Wlh kama daalo in an ku raxeysto dhageysiga dubacan mcnta bdn

  • @maxamedali1658
    @maxamedali1658 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaqh

  • @bashiiromarfarah4810
    @bashiiromarfarah4810 4 ปีที่แล้ว +1

    Maa Shaa`Allaah Jallaad Jimco

  • @osamamoha1755
    @osamamoha1755 ปีที่แล้ว

    Macalin yaki masaasu ubuurna masha allah

  • @zakariyeaxmed6821
    @zakariyeaxmed6821 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah

  • @subanlovexaaji8557
    @subanlovexaaji8557 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah allah idiin dhooro macalimin sharaf leh

    • @axmedcali1926
      @axmedcali1926 4 ปีที่แล้ว

      Maasha allash wll soo dha wow th-cam.com/video/pRrixgW4Usc/w-d-xo.html

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 4 ปีที่แล้ว +2

    Mshllh macalin cali cillaan😍

  • @abdukadirabdihussien1046
    @abdukadirabdihussien1046 5 ปีที่แล้ว +3

    m.allh allha ingu an fco

  • @jamaalbocor3565
    @jamaalbocor3565 2 ปีที่แล้ว +1

    masha alaha 💯

  • @xmccxxasanxidig7511
    @xmccxxasanxidig7511 5 ปีที่แล้ว +5

    M.a ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xasancarabowmacalim3977
    @xasancarabowmacalim3977 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah kuli

  • @deeqo1223
    @deeqo1223 ปีที่แล้ว

    ماشا الله

  • @waryaa-tech
    @waryaa-tech 5 ปีที่แล้ว +3

    Great

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 6 ปีที่แล้ว +4

    masha allaah cali cilaan iyo asxaabtiisa

  • @dhageeyjilibdiir9173
    @dhageeyjilibdiir9173 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh macalamiinta

  • @maxamedali1658
    @maxamedali1658 ปีที่แล้ว

    Maasja allaah

  • @mohameddaahir5910
    @mohameddaahir5910 4 ปีที่แล้ว +2

    MAASHA ALLAAH
    JAZAAKALLAAH

  • @ceebkasaliimofficial2422
    @ceebkasaliimofficial2422 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a saan waaye

  • @hassanshiine4103
    @hassanshiine4103 5 ปีที่แล้ว +3

    Hassan shiine

  • @xusennasro8545
    @xusennasro8545 4 ปีที่แล้ว +4

    Walalayalow gabadheyda igu soduceya indhaha Allah ucaafiyo nuurkana uziyadiyo dhaqtar usocotaa ilahay inow iga farxiyo isoduceya

    • @Masago2025
      @Masago2025 4 ปีที่แล้ว +2

      Ilaaheey caafimaad dg dg ah hasiiyo adne qalinki samajubay allaha kaa dhigo

    • @xusennasro8545
      @xusennasro8545 4 ปีที่แล้ว

      AmiinAmiinAmiinAmiinAmiinAmiin jazakallahu qeer

    • @angalaqaali1276
      @angalaqaali1276 2 ปีที่แล้ว

      @@Masago2025 wllo qaali qeer allah kusiyo aduun iyo aaqiro nosoducey wakan ducadi barigi isuceysay halkan bey ahed

    • @Masago2025
      @Masago2025 2 ปีที่แล้ว

      @@angalaqaali1276 maxaad ula jeedaa walaalo maan fahmin qoraalkaaga???

    • @angalaqaali1276
      @angalaqaali1276 2 ปีที่แล้ว

      @@Masago2025 wllo qoraal an soqoray Sanad kahor on duco kudalbanayay ayaa jira adiga kaliya iguduceyay comontiga wa dalwadag tv jalad jimcoma calin cali cilaan dib ufiiri wllo marak wax xumaan ah kamawadin xaley ayan arkay adigo comments kabixinaya magacagi banxasuustay barigi wlhi wankugufarxay wllo qalad haigafahmin insha allah abaalbad igu ledahay

  • @cabdicadaay4701
    @cabdicadaay4701 6 ปีที่แล้ว +4

    masha allah culama allah xifdiyo

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mohamedyareasmaa3069
    @mohamedyareasmaa3069 6 ปีที่แล้ว +4

    Cali cilaan

  • @mohamedyareasmaa3069
    @mohamedyareasmaa3069 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah kuli

    • @daahiryare4440
      @daahiryare4440 6 ปีที่แล้ว

      Masha alah culumada ahlu diinka ilaa heey ha idiin xafido

  • @user-vf2ly6wo4k
    @user-vf2ly6wo4k ปีที่แล้ว

    Macalin Cali, Yake, Durane, Heesow, Yacquub, Xuseen Cilmi, Macalin Fake, Mascuud fiijiye Rag Culus meesha Ka muuqdo allaha Barakeye

  • @kufirkufir4309
    @kufirkufir4309 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah idin xafido

  • @abukarsudi9979
    @abukarsudi9979 6 ปีที่แล้ว +7

    abshirow ow kaftin ta is ka jaraan kudar hee

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 6 ปีที่แล้ว

      Kuma fahmin eboow abukar sudi

  • @abdirizakahmedhassan1229
    @abdirizakahmedhassan1229 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Jazaakumullah kheyr, Jalaad isniin waan ubaahnaayee, xageen ka helaa Ustaad CabdiCasis.
    Ayagoo MP3 ama Memori lagu wada shubay malagaa heli karaa?

    • @Fiiqow
      @Fiiqow  6 ปีที่แล้ว +1

      Abdirizak Ahmed Hassan haa waad helikartaa adiga ayaana kadhiga karo sida aad rabto mp3 in aad kadhigto wax dhib badan maahin

    • @abdirizakahmedhassan1229
      @abdirizakahmedhassan1229 6 ปีที่แล้ว +3

      Jazakallah Ustaad Cabdicasiis Shiikh waan ka dhigtay subac subac ayan ugu dhigtay MP3 talefanka ayaan ku shubtay aad buu ii anfacay waan dhageestaa, waxaan rajeynayaa inaan ku xifdiyo quraanka.
      hada waxaan Mp3 ka dhigtay Jimco iyo Sabti, Jicmo aad buu iigu nuuray saan u dhageysanaayay, sabdina hadaan wadaa, Subac aad dhageesataa ama aad ka qeyb qaadataa waa sida kaliya quraanka lagu xifidin karo. taas ha ogaadaan asaaxbta Page ka ku xiran.

    • @abdirizakahmedhassan1229
      @abdirizakahmedhassan1229 6 ปีที่แล้ว

      Waxaan rajeynayaa mudo yar kadib inaan kamid noqdo walalaha soo duubay kheerkaan camal insha allah.

    • @Fiiqow
      @Fiiqow  6 ปีที่แล้ว +1

      Sax

    • @Masago2025
      @Masago2025 5 ปีที่แล้ว +2

      Arizaq ebow cadde taas anaa marag shahaado kaaga ah quraanka dhageysiga AMa live u damooso 2 madaba waxeey qeeyb reyso kaqaadtaan xifdinta quraanka 2018 agost aan bilaabay tajrubaad arintaas ah juni 2019 aan wax lataaba karo isku arkay inaan subac shirabo ilaaheey ha saqiro inti Kutuba kuhawlan

  • @luckyboyaardoon2553
    @luckyboyaardoon2553 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @foos7330
    @foos7330 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc maasha alah

  • @maxamadcali242
    @maxamadcali242 5 ปีที่แล้ว +4

    Carbkiinu cadaab ma arko

  • @aminashaarif7905
    @aminashaarif7905 2 ปีที่แล้ว

    Quarryville f azHH

  • @abdullahiabdi5713
    @abdullahiabdi5713 6 ปีที่แล้ว +2

    qiraaada magaceed?

  • @hawamohamed7766
    @hawamohamed7766 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa mamm am driving rigtig noe 😂😂😂😂

  • @huseenahmed1449
    @huseenahmed1449 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Waxaan ahay 26 jir
    Raba inaan barto quraanka kariimka iso duceya inta iga danbeyn doonto ee aragta ms keyga inaan saxibkeyga kowaad ka dhigto qalbiga jeclhy wana ka dhiga doonaa insha allah duco igu so kaba walaalaheyga adinka quraanka gacanta mid inaad ku qabataan idin raneynaa( SCWB)

  • @nuurmuuse3034
    @nuurmuuse3034 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @aishacuud5759
    @aishacuud5759 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah

  • @mohamedjaamac8388
    @mohamedjaamac8388 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alllah

  • @mowliidwadani8419
    @mowliidwadani8419 5 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @Karaan4995
    @Karaan4995 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @cumarsibriye5906
    @cumarsibriye5906 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @ogaalbile897
    @ogaalbile897 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @sayidaliduaysane
    @sayidaliduaysane 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh

  • @xusennasro8545
    @xusennasro8545 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @abdinurahmed8182
    @abdinurahmed8182 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah

  • @AliHassan-zv8vy
    @AliHassan-zv8vy 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @mahadaxmed2201
    @mahadaxmed2201 6 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allah

  • @tifowfoolbirsheeali3836
    @tifowfoolbirsheeali3836 6 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah

  • @takeoffemi8259
    @takeoffemi8259 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a