ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Somaliland way iga badisay Badda way iga qaaday , Hawadiina.. || Riwaayad xuska 18 May

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 444

  • @L.B.I.A
    @L.B.I.A 3 หลายเดือนก่อน +38

    Somaliland is not easy

  • @user-pb8ms9pk2v
    @user-pb8ms9pk2v 3 หลายเดือนก่อน +46

    Ar jabuuti magacii cawa way ka badaleen dawalad gabo ku lahaa

    • @Bareh607
      @Bareh607 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ya dhahay Qaranba tihin 😂

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 หลายเดือนก่อน +9

      ​@@Bareh607
      Yaa adiga ku idhi xor ayaad tahy ciidamo hablaahgi kufsanay ku ilaaliyee cajiib!!!

    • @Zara-xe5fn
      @Zara-xe5fn 3 หลายเดือนก่อน +2

      Jabuuti odhan wax ka weyn suuqa hargeysa ku yaala dhulkaagi xasuuqi buldhuqo lagaga qaday weli frncess kumuuu soo celin 😂

    • @sahramohamed3380
      @sahramohamed3380 3 หลายเดือนก่อน +1

      Way la heleen maanta lags bilaabo waa awlad gaabo😂😂😂😂

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@sahramohamed3380
      Haa waa dawlad gaabo munaafiq weyn oo ummada soomaliyeed halis ku ah u hysto,wxna weeye munaafiqa weyn ee ismacil cumar geele,ilhy wxn ka baryayaa inu dadka ka qabto.

  • @nashou22
    @nashou22 3 หลายเดือนก่อน +18

    Mashallah ibrahim caydiid ayaa fadhiya. Halyay qaran. Allah ha xafido

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 หลายเดือนก่อน +73

    😂😂😂Somaliland is not easy 😂😂😂😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 หลายเดือนก่อน +7

      Aboowe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @amnoali8348
      @amnoali8348 3 หลายเดือนก่อน

      @@user-sz7sn2rv9r 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣is not easy

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 หลายเดือนก่อน +3

      My people isn't easy wllhi,how we stand our beautiful flag.

    • @amnoali8348
      @amnoali8348 3 หลายเดือนก่อน +3

      @@abdirahman6263 Somaliland is not easy 😳😳😳😳😳😳😳😳

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 3 หลายเดือนก่อน

      Ma abiy axmed baad doonaysaan inaad uhoorsataa futa...a(dabada)😂? waxba yaan lahoorsan

  • @CRahman-fo5mi
    @CRahman-fo5mi หลายเดือนก่อน +1

    mashaa allaah guuul iyo.gobanimo Somaliland

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t 3 หลายเดือนก่อน +2

    ManshallAh guuul somlnd d.d.d.Alle hayno barakeyo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland which is to be a free, united, peaceful and prosperous nation. The challenges that Somaliland is facing can only be overcome through understanding and unity among the Somaliland communities.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 หลายเดือนก่อน +11

    Siyar looma ridi karo sland horaa loo soconayaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somalilnd us not easy❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-jo6kf7qq4i
    @user-jo6kf7qq4i 3 หลายเดือนก่อน +9

    Alaa beerka muuse biixi madaxweyne wlhi waad soodhigtay woow jabuutiday dawlad gaabo😅😅😅😅😅

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 หลายเดือนก่อน

      Djabouti, Dowlad gaabo ayaan ka hele
      😂😂😂😂😂😂😂

  • @SiciidAadan-lz2ej
    @SiciidAadan-lz2ej 2 หลายเดือนก่อน +4

    Guul guul guul guul guul guul somaliland

  • @dahirabdile9401
    @dahirabdile9401 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 3 หลายเดือนก่อน +26

    War tan gaban maa Djibouti 🇩🇯 baa kkkk war issaqu wu naqayey wlhi

    • @UgbaadSaadomar
      @UgbaadSaadomar 3 หลายเดือนก่อน +5

      Ceeb wllo gabnida alleh aburay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน +2

      haa dawld gaabo

    • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
      @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 3 หลายเดือนก่อน +1

      silsiladi ayay no bilabeen

    • @Bareh607
      @Bareh607 3 หลายเดือนก่อน

      Idoor kolayba Abal male Djibouti 🇩🇯 1 taako dhul ah idinku kulahayn ayan martidena nigu wanajinay idinkuse Gobolada waqo waqooyi dadka idinla daga waxba uma ogoshihin markas ayad qaran isku shegaysan umada kacishoodu dad wax idintara xita garanmaysan inlen galadad weheshatan hora la idin shegay Djibouti iyo adunkuba wuxu aqonsanyahay inaad tihin Gobolada waqooyi SSC waxa kuxigta Awdal 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♀️ sidini gojacde wad socarari sayn😂

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaaliland waa del ❤❤❤❤

  • @AaminaAmina-vu6bk
    @AaminaAmina-vu6bk 3 หลายเดือนก่อน +7

    ❤❤somaliland is not easy😮😮

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aidennasir546
    @aidennasir546 3 หลายเดือนก่อน +3

    Congratulations for new name of DJABUUti (DOWLAD GAABO)

  • @Bytity35
    @Bytity35 3 หลายเดือนก่อน +8

    Xabashi layku xoqa
    Xajiin unbaa ka raaci iyo xaffaf.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน +1

      xabbshi ixbshi ha ku walan xamar waa taa magala madaxd somali dhista oo hashiiya idinku hadda puntlnd baa cadheysan 5 dawdood

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 หลายเดือนก่อน +1

      Berito idinkoo Ethiopia ukala yaaceya ayaa la idin arki? Somaliland ku deyasheeda Waad ku deereyaan Somalia.

    • @bensaryemofficialpodcast1246
      @bensaryemofficialpodcast1246 3 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa kaa galay 😅😊

  • @baashe09
    @baashe09 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dawladd Gaabo Waa Khatar

  • @user-ou7wu2xt7v
    @user-ou7wu2xt7v 3 หลายเดือนก่อน +4

    ISU MAAH MAAHE AAN LOO MAAHMAAHIN
    Xigmadii xitaa gooja cadeey naga raacday 😅😅😅

  • @user-by7tv7uu5k
    @user-by7tv7uu5k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤❤❤

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 หลายเดือนก่อน +2

    KKKK SOMALILAND NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤❤REER SOMALILAND GUUUUUUUUUUL KU NO LADA

  • @-xu9nd
    @-xu9nd 3 หลายเดือนก่อน +15

    Isaasqu caadi ma aha dhulkee lagaleen xasan sheekh iyo reerkiisa nooh yaaqeey hhhhh somaliland is not easy

    • @Bytity35
      @Bytity35 3 หลายเดือนก่อน

      Isaaq is not easy !
      When and how ?
      Markuu miirqab howl gallo.
      Marka uuna xifaaltan iyo xinniinya hadal uuna wallaalkii kula ficiltamin oo uu sabarka iyo kaashado samaha nololeed.

    • @MaxamedYuusuf-sj5ys
      @MaxamedYuusuf-sj5ys 3 หลายเดือนก่อน

      Jbuti

  • @kingmoses6135
    @kingmoses6135 3 หลายเดือนก่อน +9

    Djibouti is the short lady 😂😂😂 very clever

    • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
      @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 3 หลายเดือนก่อน

      qadarka somalida jabuuti not easy

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 3 หลายเดือนก่อน +3

      A small government that is causing problems....it's very dangerous to all Somalis... enemy of somalia and Somaliland...they want us to remain like that forever

    • @SmilingBanjo-zz2pd
      @SmilingBanjo-zz2pd 3 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅😅

    • @kingmoses6135
      @kingmoses6135 3 หลายเดือนก่อน

      @@nusumkate123 true

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 2 หลายเดือนก่อน

      @@kingmoses6135 I went to dowlad gaabo one time, it smells bad 😞😞 treble, and very hot.. when there no electricity, you can't go out and u can stay inside....dowlad gaabo is very terrible 😞

  • @NaasirBootaan-ce8mw
    @NaasirBootaan-ce8mw 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa dadkii ruwayadaha

  • @engnour29
    @engnour29 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan riwaayad maaha ee waa cunsiriyad xikhdi

  • @amiira8902
    @amiira8902 3 หลายเดือนก่อน +2

    warun weye sax jawaab sax ah nolow geeeeesi somaliland guuuuuul cadowgeedu u cagta hoosteeda guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuul ciidanka qaranka soomaaliland ❤️❤️❤️❤️

  • @user-yx7pj7lh2l
    @user-yx7pj7lh2l 3 หลายเดือนก่อน +7

    Somaliland is not easy🤨🤨

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 หลายเดือนก่อน +3

    itoobiya And sland ViVA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah abow xaqiiqada leh wayeey

  • @asmaahmed8784
    @asmaahmed8784 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guulayso soomaaliland ❤❤❤

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z หลายเดือนก่อน

    FROM..HG..GUUUUUUUUUL..SOMLILAAN KA SOCDA HEE CIDNA HA U JOJININA HEE

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน +7

    Reer Somalilnd waxeynu kaga hor marney Somalida koonfur waxey isu qaaybiyen shan dawladood midnimada la sheegya waa teena aaynu hal dawld nahey

    • @Yeskos
      @Yeskos 3 หลายเดือนก่อน

      Imika waxba kamajiran waxas wayo lascanod dawlad ayaa kadhalatay

  • @medlovely8875
    @medlovely8875 3 หลายเดือนก่อน +2

    Been in la iskugu sheegeeyo man filayn in samankan macquul noqonayso , somaliland umadan ku dhaqan rajo ma jirto loo soo biiriiyey halkii loo samayn laha rajo iyo mustaqbal la hiigsano ayaa beeen lagu wadaa 30 sano ...

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 3 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliland ummadedu waa dad runta isu sheega marka runta leysu sheegona horemar ba la gabdha lakiin idiinku reer Somalia inta Somaliland ku walaneeyso maad dhulkiina daagalka ka socod ee shiisheeyeyahu ilaaliyo ee shaanta madaxweyne leh maad ka hadashan? Aleeyle idiinka been iyo maweelin ku nool oo dantiini ka hadhey xasadiinyey.

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 หลายเดือนก่อน +5

    guul qaranka somaaliland

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 3 หลายเดือนก่อน

    Muse is not easy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ala ma caruur baa reerku

    • @user-eh2jn5ej5f
      @user-eh2jn5ej5f 3 หลายเดือนก่อน

      Gurmad baan u baahanhay walaal naga soo gaadha

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dawlad GAABO waa Jabuuti
    kkkkkkkkk

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน +4

    walee waay la helaan Hassan Binaale ama Hassan Dhooqo gacntii beenta aheyd waa soo duubteen dawalda Gaaban waa jabuuti oo laga waddo dawlad yar why waa magaaalo dawlad ah

    • @Bytity35
      @Bytity35 3 หลายเดือนก่อน

      Waxay kasoo maaxatay
      Maskax marqaamtay.

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 3 หลายเดือนก่อน +9

    Ninkan gacanta duubani xasan sheekh gacantu jabtay weeyi

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 หลายเดือนก่อน

      Saa u fahan haaa

    • @UgbaadSaadomar
      @UgbaadSaadomar 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @Abdirahman0
      @Abdirahman0 3 หลายเดือนก่อน +1

      Odaygu musaanu ahayn gacan iska duuban ba dalka layskala soo noqonaya

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlèe maamulka xamar iyo djbotui Sfcn Ayaad ukarbaashteen

  • @ibrahimabdi8919
    @ibrahimabdi8919 3 หลายเดือนก่อน +4

    Happy 18 May 🎉🎉🎉

  • @LightSpark3421
    @LightSpark3421 2 หลายเดือนก่อน +1

    cunsuriyiinta somaliyeed waa karaahiyo iyo cudur

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 3 หลายเดือนก่อน +4

    Xishooda joojiya dhulkeena Ethiopian lamasiinayo cawaan bilaadamiira no no no

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gacanta duuban baa iigu daran. Allah Somaliland qosol ka aduunka. 😂😂😂😂

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 3 หลายเดือนก่อน +8

    Xukuuumadaa waxaa foosha xun soo bandhigtay...Allaah Subxaanahuu Watacaalaa ha na dhaafiyo si nabad qab ah...bari baanu ka nahay foolxumadaaa

    • @Zara-xe5fn
      @Zara-xe5fn 3 หลายเดือนก่อน +5

      Folxumada ma heysata nin frncess aha aya futada ku ilaaliya 30 qof canfar ah dartood 😂

    • @Bytity35
      @Bytity35 3 หลายเดือนก่อน +1

      Adoo REAL ISAAQA mise adoo HUWAN is qarinaaya mise reer galbeedkii ( samaroon iyo ah ciise )
      Afkeed ku hadashay?

  • @dahirabdile9401
    @dahirabdile9401 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah sii galbeeld sii galbeed waa sax vive somaliland ❤❤❤❤❤❤

    • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
      @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 3 หลายเดือนก่อน

      qadarta somalida Jabuti not easy 😂😂😂😂😂😂 Guuuuul qadarta somalida😅

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 หลายเดือนก่อน

    Walee maantaa waaberi la matalay 👏👏👏👏👏dawlad gaabaan ka helay

  • @DabaylooZ
    @DabaylooZ 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 reer hawiye caqli xumaa saas baa loocaayayaa😂😂😂😂

  • @salaadkariish
    @salaadkariish 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dhamantood waa ilmo xabashi dhashay

    • @abdiguled5223
      @abdiguled5223 3 หลายเดือนก่อน +2

      Abaahaa adigu meel ku sheeg.

    • @Bytity35
      @Bytity35 3 หลายเดือนก่อน

      Aabihi waa jabartiga suuliga cadmeed qodi jiray
      Oo ciil iyo caro lasoo galay saylac ee dhalay inankii
      Daar-oode ardaaga oodi jiray ee DOOMBIRO DIR IRIR SAMAALE AY DHASHAY SIDAANA KU SOOMAALIYOOBAY EE KA XISHOODA

  • @RamaFarah-wc8ty
    @RamaFarah-wc8ty 3 หลายเดือนก่อน

    Maxad naguhaysatan from Djibouti

  • @popular7493
    @popular7493 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland and Somalia waa hal dal❤🇸🇴

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 3 หลายเดือนก่อน +6

    Insha allah somaliland bayraci gushu marwalba wadawguna wuu jabi insha allah

  • @lamandhbbf3639
    @lamandhbbf3639 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi Qadaadweyti qac baa ka yeeday Commentkay wada naasaha la dacayaan 😂 Good job 👍

  • @Slimshady-o9h
    @Slimshady-o9h หลายเดือนก่อน

    ሁሉ ጊዜም ሆነ አሁም ወቅት ሰኡዲ አረቢያ ናት ሀገሬ

  • @popular7493
    @popular7493 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhalinyarada yaan last jahwareerin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuul somaliland❤

  • @Sugnaansho2
    @Sugnaansho2 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muhiimadu waa in Somaliland ay tahay goboll ka mid ah Somalia 🇸🇴

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 3 หลายเดือนก่อน +4

    Intaa wax haku qaataan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdikadirrashed1848
    @abdikadirrashed1848 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dawlad gaabo film keedii waa la qabtey kkkkkkk

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 3 หลายเดือนก่อน +1

    WAA RIWAAYAD KA TURJUMAYSA KASKA XUSBIGA KULMIYE AAN SAL IYO RAAD TOONA MALE

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waye ma waxana shekaha waxa diishaye cuqdad

  • @shukrihassan6971
    @shukrihassan6971 2 หลายเดือนก่อน

    somaliland way guulaystay

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 3 หลายเดือนก่อน +2

    Lafti nagaa!
    Ba mesha ka maqan

  • @popular7493
    @popular7493 2 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️❤️

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xanuunta xiqdiga

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuutiba lagu socda 😂
    Somaliland maanta waxba ma qarsanaysee seedi halkiisa ha jooge runtu ma fantaa 😂😂😂

    • @user-fr9sj7fv6f
      @user-fr9sj7fv6f 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkk Djibouti wa gobal baa bro 😂

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dhig somali uma jaada waa itobiyan somaliya guul iyo midnimo allah siiyo dowlad awood badan allaha dhasiiyo somalididka fashil iyo jab ayan urajaynaa

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 3 หลายเดือนก่อน +2

      Reer Somaliland waa somalidii dhabta ahayd idiinka dooni ku imi badhna central africa ka soo lugeeyse edeb yeelo Somaliland idiinma rabban aduunkana khasaab majirto xumaanta add Somaliland la rabtana hoostiina iyo hareerhiina ka heela insha Allah wabad ka heesheen faqasheey. Xasid meel ma gadho sidaas bad ahanaysan weligiin waayo xasiidin bad tahiin. Guuldaro agtina taala Ethiopiada add sheegeyso idiinka ayeey ilaalisa. Somaliland wey guuleeysatey 💪💪 weligin baroorta 😭

    • @luulaladan6314
      @luulaladan6314 3 หลายเดือนก่อน +2

      Cool sumo iyo jab iyo hoog u dhimo garacyow futada madoobi

  • @user-ke8gm5fl6z
    @user-ke8gm5fl6z 3 หลายเดือนก่อน

    Aqas mar dhow xabashi baa lahe hargayso iyo inta ku xeeran

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 3 หลายเดือนก่อน +2

      Xabashiina idiinka badhna xukunta Ethiopia badhna waa amison dabadiina ilaalisa markad argagaxiiso iska celin kari weydeen. Hargeyso dadkeda ilaashada adigu xamar maa ilaashanine karta??

    • @user-go3lg7gc8x
      @user-go3lg7gc8x 3 หลายเดือนก่อน

      Adigaa xabadhukesheekaynayaa imisa haploid beykufsadaan ayaa la aamusy hooyoyinkiidhalay afkalaqabty

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 2 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti iyo soomaali waa kuwa ugu horeeya aqoonsiga ina siinkara codka soomaliya Haa iyo maya riwaayad been ah waxba tarimayado

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 2 หลายเดือนก่อน

    8:45 nin na yaab dadna qosol

  • @Slimshady-o9h
    @Slimshady-o9h หลายเดือนก่อน

    ለምን ስትፈልጉ ሶማሊያን አታጠፋትም እኔን አያገባኝም እኔ የምፈልገው በሌወንጀል ላይ የተሰማሩት ሰዎች እና የደም ካሳዬ ነው እሱም የምታረጉት ከሞት እንድትተርፉ ነው
    በሁለተኛ ደረጃ ደሞ ስሜን አታንሱ
    አታቁኝም አላቃቹም ስለኔ ምንም ነገር ሳታቁ ደሞ እኔን የሚነካ ወሬ አታውሩ

  • @user-rf2ir3yv1l
    @user-rf2ir3yv1l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haday dhoqo siigalaysaaa curdinkiii allah nogargaaro

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t 3 หลายเดือนก่อน

    Alle dalka hayno xafido

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 หลายเดือนก่อน +2

    Way dhaqaaqday sland kii ka naxayoow cirka soo dumi

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkk.
    Meesha wacdaro baa ka dhacay .

  • @user-tu5nm1id6v
    @user-tu5nm1id6v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul S/land

  • @abdimaligxamse
    @abdimaligxamse 2 หลายเดือนก่อน

    Rer Somaliland ila qosla😂❤

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dawlad gaabo ma jibuutibaa hhhhhhhh

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaa waxeena madhumaan mana suulaan isdaji awoowe😁🫶✌️

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 3 หลายเดือนก่อน +1

    waa magac wanasan dawlad gaabo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlad gaabo jabuuti

  • @user-un6iv4gc7m
    @user-un6iv4gc7m 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adkatey 😂😂😂isaaqu wa dhego hdlyan 😂

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 หลายเดือนก่อน

      Mesha ha fool xumayn isaaq maahe somaliland dheh meesha cid walba delta maandhaw ha xumeyn qadiyada.

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 3 หลายเดือนก่อน +1

    Viva soomaliland

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 3 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliand....Runtakashaqeeya...

  • @umuamine6612
    @umuamine6612 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waryada naga xishodo bisinka dawlaad gabo 😂😂😂😂😂😂😂

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 3 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh sowa nagamaydaan hilin anigo idin jecalhy 😂😂😂

  • @ceeyna1445
    @ceeyna1445 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sayidkii markuuyiri. Caqlilaawa iidoor " walle waa wuxuu idin ka arkay

    • @xuseenwarsame8357
      @xuseenwarsame8357 2 หลายเดือนก่อน

      Sayidku shabaabkii waynaa
      Miyaa daliil iyo diin idiin noqday

  • @mhdsancaawi
    @mhdsancaawi 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlad gaabada D jabuuti maa laga wadaaa😂😂😂😂😂😂 aaar dadkayga somaliland dhibadnaa dhaga hadal xalaal viva somaliland

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland

  • @SomalianTime
    @SomalianTime 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xumaan badanna Subhanallah wallah somali waa isnacday qabiil iyo qaran

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 3 หลายเดือนก่อน +2

      Somaliland idiinma rabto hore bad uu boobteen aqoonsigedii, hantideedii iyo dadkeedii. Dadkeedii bad layseen maxad rabtan naga hadha idiinna rabno.

    • @xaajigaXaajiga
      @xaajigaXaajiga 3 หลายเดือนก่อน

      Dhibka manta somaliya heesato waxa ka danbeyay somaliland dad kasoo jeedo waxa kamid 2malyin baa qaxday lkn adi maad qaxin isku xishooda​@@sahrafarah8834

    • @user-mr2ht2zb4e
      @user-mr2ht2zb4e 3 หลายเดือนก่อน

      Isnacayb majiro ee ismaamula

    • @ayanbadal9364
      @ayanbadal9364 3 หลายเดือนก่อน +3

      Qasab maa jeclku 😂😂

    • @SomalianTime
      @SomalianTime 3 หลายเดือนก่อน

      ina adeer raali noqda aniga ra yigeega ka hadlay ithopian 70 sano ladagaleenay hadaaba dad ka dhigateen war malihidiiin subhanllah

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dawlad gaabo Djibouti
    Magac fiican ayaa loo bixiyey jibutidiiyareyd

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 หลายเดือนก่อน

      Munaafaqa gaaban ee ina cumar geele.
      Kkkk

    • @UgbaadSaadomar
      @UgbaadSaadomar 3 หลายเดือนก่อน

      Haa walhi😂😂😂

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 jawabtina suuga hadana 27 june adeer xigmadu riwayduba anagaay naga bilamataa ee. Issaqow sadex gabolow

  • @Techt-Top
    @Techt-Top 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkani Sugaanta ayay ina bareen Somaliland isn't easy 😂

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan Miya kan gacanta duubtay

  • @TateAhmet
    @TateAhmet 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaasuu madaxwayne horfadhiyaa Ala sharafta lagaa qaad muuse

  • @Hamoudiabdi
    @Hamoudiabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlad gaabo kkkkk Ree Djibouti 😂😂

  • @omarabdi4179
    @omarabdi4179 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk
    Ladta nagaa
    mayaso qabanqaabiyey ruwayadan
    waa bilaa cusbo war isku xishoda
    umada wax faa ida uleh ayaa lala hortaga dhulka wa maguuran
    wa dhaxal awowgen hanasodhex gilinina Etopia

  • @Bilanmumin3989
    @Bilanmumin3989 2 หลายเดือนก่อน

    Arciddaanaa wlhi reer koofur idinma oga idina hoos uunbaad ka gubataan

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 หลายเดือนก่อน

    Inagiyo iyo Ethiopia orogo waka adagane warankeni soyani inosoosafeya sadashu waguula