QOFKA SI FIICAN QUR'AANKA U AQRIYO SII 25 DOLLAR MACALIN DUGSI AYAAN UKEENAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 3.7K

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  2 ปีที่แล้ว +1075

    WIILKAAN MARTI UU IYAHAY SUBSCRIBE USAAR PLEASE
    www.youtube.com/@FarhanBuwaaye

    • @lisandromartinez5837
      @lisandromartinez5837 2 ปีที่แล้ว +9

      Thanks 😊

    • @ikraamcureeji7036
      @ikraamcureeji7036 2 ปีที่แล้ว +22

      War faadil degdegiisi miyuu quraankiina ula yimi ninkaas wx qabta ma waayey horta 😂

    • @axmednuur4868
      @axmednuur4868 2 ปีที่แล้ว +38

      Sxb asad xaajiyo waxan ku odhan lahaa soo badi xataa ciyaalka yar yare u qabo tartan waayo waa dhiire galin maansha alllaha

    • @maxamedsiciid1896
      @maxamedsiciid1896 2 ปีที่แล้ว +14

      Wll Asad Hagio wan ku salaamay marka hore Magacaygu waa macalin maxamed
      Oo jooga magalada hrgysa
      Bro waxan ka rabaa inaad ii sameyso xayeysiis, please bro Ila so xiriir markaa

    • @idilmohammed6873
      @idilmohammed6873 2 ปีที่แล้ว +10

      Aqrinta Arimaheena ma xuma khakis iyo ceyda

  • @safiyoabdulahi123
    @safiyoabdulahi123 2 ปีที่แล้ว +1995

    Inta jecel qur aanka alle like sara😘😍😍😍😘😘😍😍🔐

  • @ibrahimhassan3534
    @ibrahimhassan3534 2 ปีที่แล้ว +2216

    Inta rabto barnamijkan Quranka Inu socdho like sar.

    • @الال-د5ق
      @الال-د5ق 2 ปีที่แล้ว +4

      ماشء الله تبارك الله

    • @subeercumar5419
      @subeercumar5419 2 ปีที่แล้ว +7

      INSHA ALLAH INAY SIIWADAANBAA RAJAYNAYAA

    • @ibrahimhassan3534
      @ibrahimhassan3534 2 ปีที่แล้ว +2

      @@subeercumar5419 In Sha Allah Walal.

    • @azmaaapdirihmaanazmaaapdir6844
      @azmaaapdirihmaanazmaaapdir6844 2 ปีที่แล้ว

      ما شاء الله تبارك الله تبارك الله

    • @Shur7052
      @Shur7052 2 ปีที่แล้ว

      Aniga wlhi allaw saan nugu wad lcg xalaal ah waye mash Allah

  • @cimranjoker4948
    @cimranjoker4948 2 ปีที่แล้ว +80

    Khaalid was best reader in qur,an masha Allh🤩

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 2 ปีที่แล้ว +445

    Masha Allah inta rabta Barnamijkan Quraanka inuu socdo likta iisaara🙏

  • @maryammaxmed3381
    @maryammaxmed3381 2 ปีที่แล้ว +562

    Part 2 quraanka kariimka please like isar siduu Asad ku arkooo

    • @nistexaaxmad8995
      @nistexaaxmad8995 2 ปีที่แล้ว +3

      Prt2 qur.aanka wan sugenaa in.A😇🥰🥰🥰

    • @maryammaxmed3381
      @maryammaxmed3381 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nistexaaxmad8995 in sha alah wll

    • @timoweyne56
      @timoweyne56 8 วันที่ผ่านมา

      Masha allha ❤🎉

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 2 ปีที่แล้ว +122

    Subxanallah walaalayaal quraanka waa liibaanta aduunka iyo aaqiro. Wllh waa xanuun qof sidaan quran kaeh hadana aan ujeedin inuu barto. Walaalayaal quraanka barta asxaabtaba 40 ilaa 60 ayey quraanka kubarteene. Ogaada quraanka waa ehelka kali kugarab istaagi doono maalinka qiyaamo

  • @mohamedslowchennel1111
    @mohamedslowchennel1111 2 ปีที่แล้ว +807

    Inta ku raxeysatay quranka aqiriskiisa like 👍

  • @mohamedslowchennel1111
    @mohamedslowchennel1111 2 ปีที่แล้ว +544

    Inta ku raxeysatay quranka like 👍

    • @fadxiyaali9053
      @fadxiyaali9053 2 ปีที่แล้ว +1

      Zaaid waliba wll ayaan ugu raxaystaa qur'aanka

    • @abdireermagaal5110
      @abdireermagaal5110 2 ปีที่แล้ว +1

      King cayda dugsi aad😂

    • @caliiyaabdi8241
      @caliiyaabdi8241 2 ปีที่แล้ว

      @@abdireermagaal5110 been maa sheegin 😅

    • @macalinshaafici5150
      @macalinshaafici5150 2 ปีที่แล้ว

      Mashallah❤

    • @macalinshaafici5150
      @macalinshaafici5150 2 ปีที่แล้ว

      Hariimahena sin laha wana is dha haayey walahi inu guleestaha noqon dona m a❤❤❤

  • @nasramohamed9316
    @nasramohamed9316 2 ปีที่แล้ว +93

    Ilaahow Heesaha ka madoowee Arimaheena❤️😢🤲

  • @lisandromartinez5837
    @lisandromartinez5837 2 ปีที่แล้ว +442

    Hda aragto magaca nabigeena maxamed scw scw 😭🤲💯 kusalia

    • @yahyeabdi6240
      @yahyeabdi6240 2 ปีที่แล้ว +2

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

    • @liinaabukar6025
      @liinaabukar6025 2 ปีที่แล้ว +3

      Salahu calehi wasalm

    • @zeinabadan858
      @zeinabadan858 2 ปีที่แล้ว +1

      Sallahu caliyhi wasalim ❤️🥰

    • @hafsaisse3388
      @hafsaisse3388 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @mubarakabubakar3480
      @mubarakabubakar3480 2 ปีที่แล้ว +2

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. 2 ปีที่แล้ว +428

    Qofka quraanka ku raaxaystaa waa qof iimaan leh 🥺❤❤❤

    • @anaselmi6192
      @anaselmi6192 2 ปีที่แล้ว +2

      😭

    • @nacimacabdul4605
      @nacimacabdul4605 2 ปีที่แล้ว +1

      Khaalid baan siinlahaa xaga tawjiidka iyo akhriska lkn cumara khalad malahayn

    • @asiasahall4717
      @asiasahall4717 2 ปีที่แล้ว +1

      Pls dhamaantiin waqti idinkama tagin ee dugsi quraan taga bls

    • @juweriyasacad8559
      @juweriyasacad8559 2 ปีที่แล้ว +1

      Khadlid ayaa ugu cod wacnaa shiikh

    • @banazirshallow2653
      @banazirshallow2653 2 ปีที่แล้ว +1

      Waarunta wallahi

  • @abdu5822
    @abdu5822 2 ปีที่แล้ว +27

    Masha Allah Khalid is the best. i wasn't expecting him like that. Kudos to him. May Allah make him one of the people of Quran.

    • @sadiyomohamed
      @sadiyomohamed 2 ปีที่แล้ว

      May Allah make all of us Ahlul- Qur’an

  • @maxamedqadar7307
    @maxamedqadar7307 2 ปีที่แล้ว +63

    Awey inta nabi muxamed scw scw jacel kusali nabi muxamed

    • @RaxmoMaxamud-q8r
      @RaxmoMaxamud-q8r ปีที่แล้ว

      Scwscwscw

    • @Xamdacali-x5t
      @Xamdacali-x5t 3 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل على محمد وعلى ال محمد❤

    • @soodocabdulaahi
      @soodocabdulaahi 2 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

    • @barwakagabaaba1786
      @barwakagabaaba1786 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @umutaqiyadjama5207
    @umutaqiyadjama5207 2 ปีที่แล้ว +230

    Waxan rabna inu socdo barnamijkan quranka Iyo dinika 😊.iskadhafa heesa wlalaleyan . Waxa itabtee quranka xaaka kawade this is my first commentaire

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 2 ปีที่แล้ว +30

    Masha Allah Khalil recited the Holy Quran with a sweet voice

  • @duniyobadalaanod9686
    @duniyobadalaanod9686 2 ปีที่แล้ว +161

    Dhalin yaro qur,aanka kariimka maaha wax ladhaymn karo marka aduunyo bad cayrinaysane quranka halagu dadaalo markasta ood tukatan akhriya 1 suuradna ha ahaade wa iga talo walalnimo🙏😢

    • @daufabdirizak370
      @daufabdirizak370 2 ปีที่แล้ว +2

      Haye walal🥹❤️🔥

    • @aduuniyoakhiro6649
      @aduuniyoakhiro6649 2 ปีที่แล้ว +1

      Wʟʟᴋᴇʏɢᴀ ɪsᴏ ᴅᴜᴄᴇᴇʏ ǫᴜʀᴀᴀɴ ᴀᴋʀɪsᴋᴀ ɪsᴋᴜᴍᴀ ғɪᴄɴᴏ ᴡᴀᴀ ᴀᴋʜʀɪɴ ǫᴏʀᴀᴀʟᴋᴀɢᴀ ᴡᴀᴀ ɪᴛᴀᴀʙᴛᴀʏ ᴍʜsᴀɴɪᴅ

    • @duniyobadalaanod9686
      @duniyobadalaanod9686 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aduuniyoakhiro6649 alha ku fududeeyo wall adun io aakhiraba waxa ku anfacaya wa kalaamaka alle waxankaga barya wall inad saxib la noqoto kitaabka qur,aanka ah mahadsanid wall

    • @ShraAbdi
      @ShraAbdi 27 วันที่ผ่านมา

      🎉🎉🎉🎉🎉

  • @swabrina6445
    @swabrina6445 2 ปีที่แล้ว +498

    Khalid's voice is the best MaashaAllah ❤️

  • @umutazliimlove155
    @umutazliimlove155 2 ปีที่แล้ว +22

    Jidki la rabey hadad gashey scw❤

    • @Xamdacali-x5t
      @Xamdacali-x5t 3 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل على محمد وعلى ال محمد❤

  • @suleimanwarpha2520
    @suleimanwarpha2520 2 ปีที่แล้ว +514

    Khalid was the best reciter in the team.

    • @ashaalimohamed6855
      @ashaalimohamed6855 2 ปีที่แล้ว +5

      Yeah all of the team 27 of Asad Hagio are a good 👍 reader the best Quran they ever read Mashaallah Boys you guys are the best Ones in the world 🌎 so keep going and y’all are doing great 😊 so keep it up 👍 and i will support you so yeah Mashaallah

    • @yussufabdiaziz3381
      @yussufabdiaziz3381 2 ปีที่แล้ว +1

      wan kugu raacsanahay

    • @ashaalimohamed6855
      @ashaalimohamed6855 2 ปีที่แล้ว +2

      @@yussufabdiaziz3381 ya waye

    • @osmancumar8390
      @osmancumar8390 2 ปีที่แล้ว +1

      Armaheeyna oday camal ayuu uap riyay ma sha allah

    • @ashaalimohamed6855
      @ashaalimohamed6855 2 ปีที่แล้ว +1

      @@osmancumar8390 Yeah Mashaallah

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 2 ปีที่แล้ว +139

    Masha Allah😭❤ kuwi qalbigoda quranka kuxasilo ilhy hanaga dhigo🤲🏿

  • @barwaqoabdi1710
    @barwaqoabdi1710 2 ปีที่แล้ว +13

    Wlhii Khalid was the best man in reading the quran and I love how he was reading the quran 👌

  • @samsamxuseen3584
    @samsamxuseen3584 2 ปีที่แล้ว +64

    Waa markii kowaad Aan wax khayr leh kaa dhagaystay xaqiiq inta badan quraan ma so dhigtidid alxmdulilaah wll waad mahadsan tahay no so badi waliba ku tartan sii dhamaan inta TH-camr ee ku dhow mahadsanid wll
    Waxan ka mid ahayn family Hagio wn idin jecelahay ilma hooyo

  • @khalifhassankeinanabdikadi2641
    @khalifhassankeinanabdikadi2641 2 ปีที่แล้ว +191

    quranka inaad qldo iyo inad cod macan Ku aqris Waxa ka daran inad si qldan u aqriso qof quranka yaqaano baa cod mcn Ku aqrin karaa thanks dhalinyaro taaasi waxey idin tuseysaa in la ilaway aqrinta quranka adunyada kale xog lasaray Insha Allah. Yan ilawin quranka aqrintisa iyo jogten Tisa Insha Allah

    • @zuaadsaed4677
      @zuaadsaed4677 2 ปีที่แล้ว +3

      Ad Io aad 😭 allow naso hanuni

    • @Zeyliş34
      @Zeyliş34 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxaad ka dareemesa in carabkooda ku xoganen micnaha ku ficneen aqrinta ha badiyaan lee

    • @arbefutbol5338
      @arbefutbol5338 2 ปีที่แล้ว +1

      Yaan quran lasoo barin oo dugsi somarin
      Teda kle macalin quraan yaqana soma fadhiyo Mhdsnd sxb

    • @safasiidcali815
      @safasiidcali815 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxa leey sheega

  • @muzamilcabdi
    @muzamilcabdi 2 ปีที่แล้ว +12

    Hal mar igula sali xabiibkeena muxamed ‏صلى الله عليه وسلم

  • @juweriaa.omarhassan1299
    @juweriaa.omarhassan1299 2 ปีที่แล้ว +205

    ماشاء الله
    Waa challenge gii ugu fiicnaa eed samayso Noo soo badi inta igu raacsan is muujiya.

  • @oumlkaireabdirahmanhoussei5160
    @oumlkaireabdirahmanhoussei5160 2 ปีที่แล้ว +192

    ماشاء الله أللهم جعلني قرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا 🤲

  • @sacdiyoabubakar1635
    @sacdiyoabubakar1635 2 ปีที่แล้ว +5

    Aramahera Masha Allah waaa qof dagan oo na Ku raxestey quranka kariimka sidagan u Aqriyey qofka laweyey waxan dhihi karaa king ceyda Masha Allah ilahey ha idin barakeyo

  • @saladyemohamed2186
    @saladyemohamed2186 2 ปีที่แล้ว +62

    Aremaheyna Aya ugu cifdi wanagssan inta aqrisay quranka Masha alh dhamantin

    • @ezraberlula4462
      @ezraberlula4462 2 ปีที่แล้ว +1

      Khalid dheh

    • @Fatumo12
      @Fatumo12 2 ปีที่แล้ว

      Ceyda ugu fiican

    • @sadecasamiro4851
      @sadecasamiro4851 2 ปีที่แล้ว +1

      Tageraha yusan mel xun ku dhigin walaga cod mcna qofkas

  • @cabdalemaxamed4029
    @cabdalemaxamed4029 2 ปีที่แล้ว +42

    Asad hagio youtuberkii ugu Horeer yeye ee sameeye tartanka quraanka waan ku dhiiri galinayaa zhp keep going ilaahayan caafimaad baan kuu weydiiyeye

  • @ayniabdullahi
    @ayniabdullahi ปีที่แล้ว +7

    Tartanka quranka noo soo badi asad 😢❤

  • @naciimoasad2392
    @naciimoasad2392 2 ปีที่แล้ว +78

    Qur.aanka xooga aan saarno asxaabey asagaa aduun iyo aaqiro na anfacaaye ee ♥

  • @minieo
    @minieo 2 ปีที่แล้ว +230

    The best voice reciter in koran was Khalid MashAllaah best voice

    • @Zubeyrabdi-x6e
      @Zubeyrabdi-x6e 2 ปีที่แล้ว +1

      Gaal gaal ha iska dhigin😂dheh Qur'an ama quran

    • @amishahaybe5412
      @amishahaybe5412 2 ปีที่แล้ว +3

      Mansha.allaah.dhamaantiin Lakin.Arimahen.iyo.khaalid.iyo.kiin Cayiida.Ayaan.wataa🌿🌿🌿

    • @Real_00533
      @Real_00533 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Zubeyrabdi-x6e 🤣🤣 diifa iga imaady

    • @Zubeyrabdi-x6e
      @Zubeyrabdi-x6e 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Real_00533 qosol lee mala maroyaa😂 lph

    • @mulkizaylax9982
      @mulkizaylax9982 2 ปีที่แล้ว

      @@Zubeyrabdi-x6eomg😂 runta way xanun padan tahay dhinac baad ula riday wlhi

  • @janaat11
    @janaat11 2 ปีที่แล้ว +28

    Manshallh Asad wa vedio yawgagii ugu horeyy an ka hely wllhi😔🥺❤❤ Ilahow quranka ka Dhig saxibkayaga Aduunka iyo Aakhiraba ya rabbi😔❤

  • @amiishacumar7258
    @amiishacumar7258 2 ปีที่แล้ว +29

    Mansha allah khalid ayaa codkiisa dagan ilaahey ha inaga dhigo kuwii quraanka kor ka xifdiya Ameen yaa rabbi asad wllkey barnaamijyadaan cml inoo so badi shukran

  • @xabadmire175
    @xabadmire175 2 ปีที่แล้ว +143

    Fadlan Qur'an Ka waqti siiya adinko kitabka heysta Aya aqri ladihin Subxanalah

    • @mohamedabduqaadir2876
      @mohamedabduqaadir2876 2 ปีที่แล้ว +4

      Wad saxanttahy

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว +1

      Saseyba kusii gfayne😢

    • @munocali5531
      @munocali5531 2 ปีที่แล้ว

      Haaa walhi

    • @nasriinmibrahim7643
      @nasriinmibrahim7643 2 ปีที่แล้ว +1

      Been ma aadan shegin subxanallh faadil aaba ugu sii daran, waaba dhagesan waaye

    • @aaminanuura9700
      @aaminanuura9700 2 ปีที่แล้ว

      @@nasriinmibrahim7643 qof ka wuu qaldami karaa waa in lasaxaa okaliya

  • @salmaqali4293
    @salmaqali4293 2 ปีที่แล้ว +58

    اللهم إجعلنا من أهل القرآن الكريم

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 ปีที่แล้ว +88

    Maasha Alaah Wax Tartan Lagugalo Quraanka Kariimka Ugufiican❤❤❤❤❤

    • @nasramoalim820
      @nasramoalim820 2 ปีที่แล้ว

      Laba jeeraan dhameeyay iyo kutubka waanka jijibinaa meel islama galaan maamaan ahay aniga walaahi kutub ima agyaalo waana katoosinaayay kuwa gagafaayo qaalid inyar waa roon yhy lkn midki 2aad bafa'a waaye

    • @aliosmanali9183
      @aliosmanali9183 2 ปีที่แล้ว

      Mansh Allah abowe

  • @abdirahmanshyusuf
    @abdirahmanshyusuf 2 ปีที่แล้ว +59

    CAAWA WAA BARNAAMIJKAYGIIYE
    Allahu akbar
    MANSHLLH alle haku barakeeyo wl
    Barnaamijyadan soo badi wll
    Maadaama aad tahay mid dad badani ay ku xidhan yihiin
    iNshllh
    حياك الله أخي الكريم الفاضل.

    • @samsamxuseen3584
      @samsamxuseen3584 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi Anba wn ku farxay markaan arkay

  • @nasrihaji6872
    @nasrihaji6872 ปีที่แล้ว +5

    mashAllah kalid Codka Allha ku barakeyo iyo dhamantiin inta qur.anka Aqriisay

  • @hindayuusuf3053
    @hindayuusuf3053 2 ปีที่แล้ว +76

    The best voice reciter in koran was Arimaheena🎉 mashallah best voice❤

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 2 ปีที่แล้ว +75

    Mashaa allaah quranka waa wxa ugu fcn adun iyo akhiro lagu liibanayo allah idin sharfo sadaa ugu fcn u aqriseen🥰

  • @leyloahmedabdimoha857
    @leyloahmedabdimoha857 2 ปีที่แล้ว +23

    اللهم جعل من القرآن الكريم ربيع قلوبنا ونور في القلب

  • @Mawgaofficial
    @Mawgaofficial 2 ปีที่แล้ว +590

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw
    Like saar❤❤

    • @hodanahmed9931
      @hodanahmed9931 2 ปีที่แล้ว +6

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw s cw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maryanqaali3051
      @maryanqaali3051 2 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @rayaancabdikariimxeynuuf534
      @rayaancabdikariimxeynuuf534 2 ปีที่แล้ว +4

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @gdhcgvcv3187
      @gdhcgvcv3187 2 ปีที่แล้ว +3

      Masha Allah Masha Allah 🥰🥰

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw

  • @cabdiyarepoy
    @cabdiyarepoy 2 ปีที่แล้ว +63

    Kusaliya nabiga muxamed scw scw 🙏🥰🥰❤️❤️

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 2 ปีที่แล้ว +11

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya waxay Idin tahay wangsn Apyo 🧕&🙍‍♂️apowe 👍✌☝️👈👉👉👈👍👍✌✊

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 2 ปีที่แล้ว +112

    Cabsida Allaah laga cabsadaa waa geesi nimo🥀
    Inaad Allaah caabudana waa xorriyad🥀
    Inaad Allaah isku duleysana waa karaamo iyo Sharaf🥀
    Inaad Allaah
    Aqoonsatana waa yaqiinsanaan🥀💯
    Baro Qur'aanka oo in badan akhri🥀💯

  • @diamondhaji1835
    @diamondhaji1835 2 ปีที่แล้ว +87

    Cumar wuxuu ku akhriyay tajwiidkii loo baahnaa masha Allah beautiful voice ayay lahaayeen dhamaantood

  • @hanibisharhassan4008
    @hanibisharhassan4008 2 ปีที่แล้ว +7

    Khalid aya siine lahaa dhanka tajwidka masha allah sikastabo ilahay ha idiiin barakeyo ❤

  • @samerahaji1
    @samerahaji1 2 ปีที่แล้ว +49

    Tartanka quraanka noo soo badiya wlaahay saan ugu raaxaysanayaan dhegahaygu alx jasakallahu khayar❤ 11:36

  • @abdirazakhassanmohamed6937
    @abdirazakhassanmohamed6937 2 ปีที่แล้ว +58

    Lkn Asad quraanka waxaa la rabay in 200 dollar ku bixiso waayo barnaamijya kale ku bixisaa ka badan lkn dhib mlhn marar kale lacag badan ku bixini insha'allah guuleyso sxb marwalbo

  • @nasrahassan7608
    @nasrahassan7608 2 ปีที่แล้ว +16

    Arimaheena 6 jeer Ayuu dhameeyay hadana wuxu irsaaqad Kalaso baxaa reaction heeso🥺😢ilaahay hakusoo hadeeyo wllo e Yaanu qur'aanku xujjo kugu noqon dunidan waa laga socdaa

  • @nazra101-o
    @nazra101-o 2 ปีที่แล้ว +37

    Walhi been maaha🚶‍♂️
    Anaa 2 jeer ku riyooday Asad oo soconaaya🚶‍♂️ilaahow caafimaad taam ah sii oo lugihiisa ku socodsii 🤲aaamiin🤲

  • @wanaagsansidawalaashed9855
    @wanaagsansidawalaashed9855 2 ปีที่แล้ว +114

    Masha Allah 1 khaalid ayaan siin lahaa codka iyo qiraa’adiisa lkn su’aal ban qabaa ragan ma xerba quraanka uso dhigtay 😂
    Teeda kale ninka yare laaxinka badan malcaamad haku noqdo
    Mid kalaa jirta qof 2 jeer dhameeyey quraanka o an kitaabka ka akhriyi karayn waxan odhan lahaa walal kor isu so qaad 🙏 Illahay kuwii kitaabkisa barta o ku camal fala haynaga dhigo 🤲

    • @faatimoabdilaahi2471
      @faatimoabdilaahi2471 2 ปีที่แล้ว +2

      Xer haday kuu dhigto iyo hadiii kleba qur'aanku waa isku mid aniga xerbaa iso dhigtay tawjiiid iyo si walpana waan u khriyaa mashalh kuma xirna inuu qofku sidii logu dhigay u akhriyo wlll

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 2 ปีที่แล้ว

      Maagacaad wadato iyo waxaad ku hadlayso waa kaaf iyo kala dheeriye afka kala bax xer xayawaanbaa tahaye

    • @csimancadey54
      @csimancadey54 2 ปีที่แล้ว +2

      @Wanaagsan sida walaashed
      iskuma xrna wlshy inaad quranka 2jeer dhmesid iyo inaad kor ka aqriso adoo 2jer dhemeyey sbbta
      Waxa jira dad 5 mar dhmeyey hdna aan kor ka aqrin krin lkn wxy kuxeranthy hdba qofka intuu juhdi gliyo quraanka ama uu waqti siiyo oo kucelceliyo muhimaduna ma'ahn cod macaan ee wa inad barato xukunka iyo lafdiga ama shaqallada uu quranku leyahy anyway ILAAHAY HAINAGA DHIGO KUWII KALAMKISA XAFDO LABTUNA UDAGO QIYAAMANA USHAFEECO QAADO I..A AMIIN.

    • @wanaagsansidawalaashed9855
      @wanaagsansidawalaashed9855 2 ปีที่แล้ว

      @@SSTV5080 iguso ci’ de neef yohow aniga anigu xerta miyaan caayey mise waan habaaray isku qiraa’o inaanaan ahayn baan sheegaye mida kale xageed ka guban o ad ka kulushahay

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 2 ปีที่แล้ว

      Maadan amaanin hadaadan caayin ee adoo dhaliil wada inaad afkaaga xer ku soo liifaaqdidaa igubee ee hadaanay xer kula qiima lahayn anagay madaxa noo saaranyihiine afkaada kareeb

  • @ZamzamMaxamed-g3w
    @ZamzamMaxamed-g3w หลายเดือนก่อน +2

    Inta jecel quraanka alle like saar😢😢

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube 2 ปีที่แล้ว +59

    Digkriga Illaahay ayey quluubtu ku dagtaa, dunuubtana lagu masaxaa, isaguuna raali kaaga noqonayaa Ilaaha og waxa qarsoon iyo waxa muuqdaba, isagaana kurbooyinka lagu faydaa.. ❤️🙏🥰

  • @kaliakalia7023
    @kaliakalia7023 2 ปีที่แล้ว +134

    Khalid cod macaana masha allh tabarka allh Jaskllah wll ❤ احلى صوت ورابي الله يحفظك

    • @Fayley-p6u
      @Fayley-p6u 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah allahaidika akhbalo dhamantina sidokale ani ahan cubaran udee

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha tabarikllha waxa fican quranka in lagu tarmo allha ha idinka awal mariyo dhamantinabo allhuma aamina hor usocdad wll qali asad 🥰🥰🥰❤❤❤

  • @QueenHamda243
    @QueenHamda243 2 ปีที่แล้ว +53

    Wiilka sadaxaad m.a😭🖤🖤codkisa shiikh ayuu keenay🤩🦋

    • @ubaxsaalax9758
      @ubaxsaalax9758 2 ปีที่แล้ว +3

      Asaa mudnaa kaalinta 1aad

    • @QueenHamda243
      @QueenHamda243 2 ปีที่แล้ว +3

      @@ubaxsaalax9758 exactly

    • @zainabookiyaale5220
      @zainabookiyaale5220 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ubaxsaalax9758 khaladkiisa baa badan muhiimada cod mahan

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 2 ปีที่แล้ว +42

    M.allah wax fican ayaa sameyseen Cawa Quraanka❤️ waa iftinka nolosha wllhi❤️❤️❤️❤️💯

  • @FaadumoMaano
    @FaadumoMaano หลายเดือนก่อน +1

    qu,raanka halabarto walaheyga aan jeclahay nabigana igula saliya scw

  • @cabdulxasan5433
    @cabdulxasan5433 2 ปีที่แล้ว +54

    Khalid is no 1 for me masha allh🕊

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 2 ปีที่แล้ว +69

    Wooow amazing Barakallah,keep going guys marwalbo kitabka Allah kudathaalo i.a Allah ni sharfo damantin 🤲🤲

  • @anabdahir5220
    @anabdahir5220 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah si wad wll kalamka illahey adaa ujclhy waa qalbi dajiyaheyga quranka

  • @abdiqanimumin6197
    @abdiqanimumin6197 2 ปีที่แล้ว +248

    Khalid was the best reciter…….the sheikh must revisit

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 2 ปีที่แล้ว +31

    Mashalah caawada barnaamij khyri ah soo daysey wlhi habenkad dhalaty cawa dhaanta somalidu tirahdaa lol😆
    Asad mahadsanid sida fiicn eeed caawa quranki ilahy Uxusteen Mashalah 👏🥰

  • @salmaqali4293
    @salmaqali4293 2 ปีที่แล้ว +1

    الحمد لله دائما وابدا. انا حفيظة القرآن.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 2 ปีที่แล้ว +113

    Aaway dadkii jeclaa nabiga ﷺ

    • @sahraxaaji5442
      @sahraxaaji5442 2 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu caleyhu wasalm salalahu caleyhi wasalm salalahu caleyhi wasalm

    • @ibraahim490
      @ibraahim490 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw csscw scw sc

  • @Ll-946
    @Ll-946 2 ปีที่แล้ว +268

    When Asad was reciting the Qur’an I busted out of laughing Wallah I don’t know why😅😅😅 I couldn’t hold it back no more 😅😅 and yes please make more of this challenge thank you ❤

    • @asmateam275
      @asmateam275 2 ปีที่แล้ว +7

      Ma qosol ba laga rpaa mrka hdad ku qiironen

    • @ashaalimohamed6855
      @ashaalimohamed6855 2 ปีที่แล้ว +3

      What you do not Laugh 😂 at Somebody or Someone Who’s reciting the Quran book 📕 Just when you see it say Mashaallah or you can say Allah akbar Bc why they are saying Who ever reads the most of Surahs out of the Quran book 📕 gets a 25 million dollars 💵 it’s just simple like 👍 that so don’t be rude and no it’s not funny 😄 Bc it’s mean 😪 so you should say Mashaallah as well Bc that could be you when they tell you to state your name or say your own name and they could give you 25 dollars 💸 for it if you read it well or they just wanted to know how well you know the Quran or what Surah your in so maybe 🤔 you could learn something but if you weren’t paying attention and being so rude and All that Laughing 😝 😆 😂 😹 at the ones who reciting the Quran book 📖 they would have called your name and gotten that 25 dollars 💵 if you read it and Somebody would said Mashaallah to you or Allah Akbar to you so yeah Learn Something

    • @asmaasmadagan2281
      @asmaasmadagan2281 2 ปีที่แล้ว

      Me too🤣😂😁
      mashallah

    • @ashaalimohamed6855
      @ashaalimohamed6855 2 ปีที่แล้ว +1

      @Amaal Diiriye Maxaa

    • @fartuunaxmed9483
      @fartuunaxmed9483 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah allah codkada kubarakeyo 🥰🥰🥰🥰

  • @cfitaaxvsclaahiyuusuf8685
    @cfitaaxvsclaahiyuusuf8685 2 ปีที่แล้ว +1

    ma sha allh akhrinta qur.Aank shaki la, Aan waa cumar iyo 2ceyda sida ugu xasiloon ma sha allh wll hayga in sha allh quran hala akhriyo

  • @hafsamahmoud5912
    @hafsamahmoud5912 2 ปีที่แล้ว +15

    Wiilka u horeeye heart soothing voice👂 🫡 Allahuma barik 🤲

  • @najmoabdirahman5794
    @najmoabdirahman5794 2 ปีที่แล้ว +2

    Cumar aa cod qurxoon ku aqriyey iyo qaalid m.a ilahy ha u barakeyo🥺🥰🥰🤲

  • @saidsuleiman7365
    @saidsuleiman7365 2 ปีที่แล้ว +38

    Muuqaalka liketa hakailoobin quran waaye 100k likes is a must

  • @nimcamaxamed3251
    @nimcamaxamed3251 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha allaaah hagu xafido wll asad iyo dhamaan inta muslimiin ah 🥰🥰🥰

  • @halinaabdikadirabdinasir134
    @halinaabdikadirabdinasir134 2 ปีที่แล้ว +7

    M.a Ceydarus and Cumer they made me tears..Masha-Allah Mabrook both🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @milhaney1514
    @milhaney1514 2 ปีที่แล้ว +258

    M.a amazing sounds may Allah bless All 🕋🤲❤️

    • @أمأحمدنور-ف6ل
      @أمأحمدنور-ف6ل 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allaah haso gaabinin wll mafiicna

    • @wllaska3087
      @wllaska3087 2 ปีที่แล้ว +1

      @@أمأحمدنور-ف6لh❤❤

    • @munaahmed1538
      @munaahmed1538 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah@@أمأحمدنور-ف6ل

    • @amranali8710
      @amranali8710 2 ปีที่แล้ว

      M.a amazing sounds may Allah bless all

  • @naimaawil7286
    @naimaawil7286 2 ปีที่แล้ว +20

    Mansh Allh anigu inanka khalid baa ka helay quraankisa Alle ha ku barkeeyo❤

  • @sumayofaysal8514
    @sumayofaysal8514 2 ปีที่แล้ว +1

    Baramijka inu socda rajena mida kale wilka ugu horeya aya ugu cod macana🥰 m.a alle barakey ina siyo ehed sh

  • @Boobos200
    @Boobos200 2 ปีที่แล้ว +80

    Khalid masha allah best voice♥️🙌

  • @souzadela3087
    @souzadela3087 2 ปีที่แล้ว +10

    Arimehena slowmotion ku akhinayay no FEL si daas ba lo akhriyay quranka Mashaallah 👍👍👍

  • @samiirasamralastquen2091
    @samiirasamralastquen2091 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan akhrin karaa bilaa kutub alx
    Kalintana waxan siin lahaa khaalid msh allh
    Inta qur 'aan jacel janada noo ballan ah guuleysta bye

  • @cabdisamedmaxamed6950
    @cabdisamedmaxamed6950 2 ปีที่แล้ว +40

    MansHaLLaH Soo Badi Qur’aanka Asad 🎉❤

  • @safiaahmed684
    @safiaahmed684 2 ปีที่แล้ว +39

    Khalid with the best voice MashAllah

  • @DigitalDreamsElectronics
    @DigitalDreamsElectronics 2 ปีที่แล้ว

    subhanaALLAH waxeey waqti galiyeen sideey dad ka uqancin lahaayen quran kiina waa tuureen wlhi hadii hada la iska gaarin carada ALLE baa nagu dhici walaalayaal maalin walbo quraan ka hal saac xitaa siiya

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 2 ปีที่แล้ว +6

    Best video aan asad hajio ka dawado weeyi
    Inta jecel quraanka rabi like saara

  • @sadiasiman8080
    @sadiasiman8080 2 ปีที่แล้ว +16

    Maasha allaah aniga waxaan siinaayaa aqriska 1 arimaheena 2 Qaalid 3 saalax intakale maxuminidiin ee baarti 2 soosameeya insha allah kuna raaxeesta quraanka haboobsiinina i sha allah 🥰🥰🥰 guul Ayaan idiin rajeenaayaa 👏👏👏

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh ปีที่แล้ว +1

    CEYDA is not easy جزاك الله خيرا يا اخي

  • @sacdiyayusuf3432
    @sacdiyayusuf3432 2 ปีที่แล้ว +68

    Khalid`s the best voice 💚💜💛

  • @ayaanqurux8927
    @ayaanqurux8927 2 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah tabarakallah walalo jumco kasta noga dhig carurta iyo gabdhaha xita kuso dar
    Anigaba quranka saxdisa arimahena ayan siin laha
    Codkana saalax Masha allah 🙏

  • @kajaroon
    @kajaroon 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa baramamaijka ugu fiican quraanka masha Allah

  • @Sistafahma
    @Sistafahma 2 ปีที่แล้ว +13

    Khaalid #1
    Dhawr jeer ayan kuso cesheday wiilkas codkisa macan mashalah allah yabarik😮

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 2 ปีที่แล้ว +22

    Kuwii Raacay Oo Rumeyay Baan Nahay Suubanahena Muxammed Ee An Ku Salino SCW ❤ﷺﷺ

  • @ELSOKIO1896
    @ELSOKIO1896 2 ปีที่แล้ว

    Ha walhi sidan u qimaynlaha ayuu uqimeyay macalinka masha allah dhalinyarada allaha barakeyo asxabta igu soo duceya caruur an qurbaha ku dhalay ino ilahay iga dhiigo quran xafiid wad mahadsantihin

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว +13

    Quraanka waa gacan ku heeyn guys. Arimeheen well done! Khalid adigana good job.

  • @husseinhajiroble8489
    @husseinhajiroble8489 2 ปีที่แล้ว +12

    Wax fiican ayaa sameeseen ee kusocda qur. Aankana sifiican ubarta insha. Allah macalinka ka faaiidesta qur. Anka nabar dhaha

  • @IsmahaanCeeblaawe
    @IsmahaanCeeblaawe ปีที่แล้ว +2

    Adiga Ayaa ubaahan onlaynka walaal qaalii mahadsanid ❤❤❤❤

  • @dagannouh3541
    @dagannouh3541 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah tartan qiimo leh allah ha idinku anfaco quranka kariimka❤

  • @nasraabdikarem5810
    @nasraabdikarem5810 2 ปีที่แล้ว +63

    M.a amazing video the quran is light of the heart we more videos like that💎❤

  • @cumardabka5412
    @cumardabka5412 2 ปีที่แล้ว +1

    Intii jecel quraanka karimka wxn donayaa inaan kala ogadee bal inta jecel quraanka like hasaarto

  • @Big_Man14320
    @Big_Man14320 2 ปีที่แล้ว +21

    kusaliya rasuulkeen scw🥰🙋‍♂️