ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

somalida mesha ey qabyaladu katuurtay Walid ilmihiiza halo ugu wacayaa qabyalad daradeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliida. Iyo. Qaabiil. Waa. Walaaalo

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 29 วันที่ผ่านมา

    Allaahaa diibaataada haaka
    khaato laacaag taa baa laaguugu raabaah xaakhiikhaadi adiiga iyo caaruur taada haadaay kuuguu daacadooh dhiibaato kuuma raabaan waaliidkaa waana kuugu tiigaanaayaan ruumaaso ammaa beenso.

  • @iftin2024
    @iftin2024 28 วันที่ผ่านมา

    Somaaliyey fadhiga kakaca inantaa yar ee xayawaanku ku goobtay halooga hiiliyo waa gabadh yar wax baratay oo daacad ah, jaahiliin xaasidiin ah baa heshay oo nolosheeda ka xun, ha loo kaco, walaalo iyo waalid midna ma haysato.😭😭😭😭😭😭

  • @LumnaMohamed
    @LumnaMohamed หลายเดือนก่อน

    Inshallah you will be okay and your tear will not be for nothing❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LumnaMohamed
    @LumnaMohamed หลายเดือนก่อน +1

    HOW CAMES WE SOMALIS MEMORIES QURAN AND YET WE DON'T PRACTISE WHAT IT'S MEANT.

  • @shukriabdullahi4231
    @shukriabdullahi4231 หลายเดือนก่อน +2

    Miskii allaha caawiyo

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 หลายเดือนก่อน

    Miskiin Allah usahlo Allah un ba dhib kan ka saari karah Allah ha unoqo toh

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 หลายเดือนก่อน

    xawaadle wallahi away iqabaa qaladka iskam qabtaan waxana udhalay 5 wiil iyo gbadhood wareerka somali aan layaabanahay

  • @ihabdi47
    @ihabdi47 22 วันที่ผ่านมา

    Assalaama Alaikum
    Walaal maxaa keenay in family geedu ka hor jimaado

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 หลายเดือนก่อน +1

    Walal labada dhinacba in la dhagaysto weeye cadaaladu.
    Hooyadeed iyo qoyskeedu xumaan lama rabaan gabadhooda sababo jira laga yaaabaa.
    Gabadha maskaxda cadi u ma eka hada. Waxay u baahantahay caawin gaar ah.
    Waa suragal in dhib loo gaystay walibana ninkaasi sidan u waalay sidan miskiiinta

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 หลายเดือนก่อน

    haday rabaar waykusixreen ruqiya shar ciyaad

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 หลายเดือนก่อน

    Waxas maa run umalaynaa 😂😂hooyo caasi hadaa ku tahayjufandheh