Ilhaan Cumar Arinteeda Oo Meel Xun Gaartay😢👈

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  5 ปีที่แล้ว +25

    ASC Asxaabeey Salaantiina kamadaalo Ma Ii Caafimaad Qabtaan Kawarama Xaalkiina?

    • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834
      @cabdirisaaqmaxamedhurde8834 5 ปีที่แล้ว +2

      Maaansha allaaah wll

    • @goletv523
      @goletv523 5 ปีที่แล้ว +1

      Cabduli waxa kacodsaday inaad sher out isameso maadama asxbtada ay badan tahay sxb waa kugu xiranhay fadlan naxushmee

    • @munamxamedsharif3248
      @munamxamedsharif3248 5 ปีที่แล้ว

      Masha Alllah walalkey cabdulahi alxmdulilah adiga iyo walaasheyda maryan kwrn iyo carruurtedi

    • @ummusalmasiman9107
      @ummusalmasiman9107 5 ปีที่แล้ว

      Quruxda Qoyska2 alxamdulilah walalkey kwaraan maryan iyo babki yara umushi ishanbarsato alle hakadigo

    • @sameersmr8313
      @sameersmr8313 5 ปีที่แล้ว

      Haa walaahi Hooyo Hooyo iyo Abo wa isfureen

  • @Maxamad-sg8hv
    @Maxamad-sg8hv ปีที่แล้ว

    ilhan wagabar qalya qofkiwaxkashega waxasid ilhan cumar guul guul

  • @raaliyodumar7368
    @raaliyodumar7368 5 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan aad ogaxumahay iney kalatagan lamanaheda 😭😭😭😭illahey waxan oga baryayaa maslaxad saalix ah dhaxdhigo

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +10

    Ma #ILLHAANBA NINKEDI FURAYSA
    Mise #ILLHAANBU NINKEDI FURAYA
    iikla saar
    Gabadha #ILLHAAN gaalo AYAA NAFTA ukeentay xalay DAAWANAYEY GALADO CAYEYSA
    SOMALIDU hadanaydun waxba utarayn #FADEXADA ka daaya
    Haday NIN #CADAANA guursaty
    HADU #MUSLIM YHY
    Waxunbu utarayaa
    Somali Maxay KU taraysa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah walahi qurux iyo qoys2 waan kaga mahad celinayaa sida sharafta leh aad u hadashey

  • @anabelmi2342
    @anabelmi2342 5 ปีที่แล้ว +11

    Araweelo waaye naag nool iga dheh somaalia ha xukunto raga somaal meel ha saartee

  • @abusaimofficial6523
    @abusaimofficial6523 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah quruxda qoyska hori usoco wa runta

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 5 ปีที่แล้ว +7

    Wcs walalkey guuleso like 63👍👍👍

  • @osmanali4696
    @osmanali4696 5 ปีที่แล้ว +6

    Adiga yaa kuu fasaxay inaad qoyskan,arintooda,inaa ka hadasho,

  • @muhimastylish6473
    @muhimastylish6473 5 ปีที่แล้ว +3

    bowe ahmed hersi waxan leyahay dumashi iska samir Allah ba ku garab tagan no matter wot.

  • @yamaniofficial162
    @yamaniofficial162 5 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah sxb illaahay hakubarakeeyo

  • @hafzapintosman6848
    @hafzapintosman6848 5 ปีที่แล้ว +11

    Annaga yaab aragnay ilhaan omar aqoonteeda gaarsiisay inay kongrayska maraykanka xildhibaanad kanoqoto hady nin kalatageena iyadu uguma horayn nin io afadiisi oo isfuary marka gabarta habzaanka kalataga somalina wxy kucaanbaxday qabyaalad io dadka ceebahooda lafaafiyo ilaahay ceebtooda ma azturo qofkastoo ilhaan eray qaldan kazheega aqas ilaahow zoomaali ciil idiin dil intaad garab ziin lahaydeen gabadha ayaad dad ugu zoohoraynyzaaaan

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllky qadar Allaah dheh soomaali iimanka Allaah ha galiyo

  • @ayanitac5379
    @ayanitac5379 5 ปีที่แล้ว +16

    Maxa naga quseyo hadey iska fureyso iyo hadi kale 😂😂

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 5 ปีที่แล้ว +3

      Wxba walshy so somalidu wa dad iska malayacni ah wa views ardis uun man ah wax cadi ah was oo kale

  • @mimih3950
    @mimih3950 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah wll my first time comment wlhi ruunta weeye every household have problem its not the first thing happen it happen since long but people really need mind their own business pls don't get me wrong its something we need open our eyes and be open minded sorry if I hurt someone my dear bro ur doing amazing job mash Allah congrats with ur new born baby tnx once again for ur advice and waking people 👏👏👏👏

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilhaan Omar yaan lagu mashquulin-Caac

  • @jowharadlamoodye9835
    @jowharadlamoodye9835 5 ปีที่แล้ว +3

    Sorry walashey illhaan😰🤚🏻💔💔💔

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilahan waa khasartay wayo ninkeda haday iska furtay waxa u damayna ma garankaro wayoninku wuxu ahaa xijab waa looga baqayey anagaa qurbo ku soo kordanay carur lakin waa mishin loo dhigay waa ka xumahay nag somalided inay siyasid gelin ninkeda la halgamay sorry

  • @marwonuura7885
    @marwonuura7885 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allh manta anigaa ugu hordawadey cabdullhiyoow imika gursada Shah wataas lafuraye

    • @shacnimohamed4897
      @shacnimohamed4897 5 ปีที่แล้ว

      C/laahi nagadaa cayaarta laga fcn sanfilaayo

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 ปีที่แล้ว +1

    Somali wadad gaajaa qofku haduu diinkiisa ku cayaaro waxa uga fiican inuu wax yar famous noqdo ilhaan haday tuugsanayso will masisteen illaahay banka magan galay cunug aan dhalay in meesha Ileana’s martay maraan hadaysan hanuun udambeeyn aqas ninka ay furaysana aniga wuu ila nasiib badan yahay

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 5 ปีที่แล้ว +3

    Adigaba dunya malah walal anniga waxba ikam galin furtankeda huusha ay gadhayna wannku farxsanhay

  • @wardaabdi4951
    @wardaabdi4951 5 ปีที่แล้ว +3

    Wll cabdilahi waxan kaa codsanaya inad iso wada ducausaan adiga iyo azxaabta kugu xidhan mudadban leyahay qofkin laga aqbali ducada all oge

    • @ayaanladan4685
      @ayaanladan4685 5 ปีที่แล้ว +1

      allaha kuu sahlo wixii kuu kheyr ah

  • @subrina7781
    @subrina7781 5 ปีที่แล้ว +4

    Axmed guulguul baan orajaynaya america cidna majecla haday kala tagaan waa 37 years old cadaan gaala daba ordaysa yadaa hoos usonocon

    • @khadromohamedali7469
      @khadromohamedali7469 5 ปีที่แล้ว

      NAAGAHA FIRRIGA LUGU WASO AMA AANBA HAYAN MAXAY UGUMASHQUULAN NAAG AYSAN GAARIN KABAHEEDA SORRY NIIC IYO AFKANOOL

  • @nuurzhige3601
    @nuurzhige3601 5 ปีที่แล้ว +2

    wax
    Aadan
    Hubin
    Ha
    Sheegin
    Wax
    Aadan
    Arkayna
    Ha
    Sheegin
    Danbiga
    Iska
    Ilaali
    Fadlan

  • @najmagabane3280
    @najmagabane3280 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi dadka waa xaasid rarkas ilahay haiskudheqo ilahay ubarya insha allah

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha

  • @ururkadhalanyaradadegmadaj5216
    @ururkadhalanyaradadegmadaj5216 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilhaan cumar xumaan ayey la tagtay Allaha qaluubteda so celiye

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว

    Quruxda Qoyska hore usocoda hormar wacan 🌹🌹👏👏👏

  • @hadiaessa4072
    @hadiaessa4072 ปีที่แล้ว

    qofkasta oo diintiisa ka taga sidaas baa udenbeysa ilhan waa uga dartay markay
    madaxda noqotay

  • @saidamohamed8320
    @saidamohamed8320 5 ปีที่แล้ว +2

    asc quruxda qooyska 2wan ku slamey wll allah hani xafiido adiga iyo family ga,daa quruxda badan

  • @ummumaaida6414
    @ummumaaida6414 5 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walal horay u soco

  • @huyststs7142
    @huyststs7142 5 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin wuu ku faraxsanaa.....meel walbuu la istaagay....move on Buddy...

  • @laylosiciid2021
    @laylosiciid2021 4 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqdii bad kahadashay qofka kartida leh bay somalidu wax ka shegta

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 4 ปีที่แล้ว

    ninyahow iyadaa taagan ee see wax ujiraan ma indha xirta tan aan jeclahay ayaan taabansyaahe

  • @user-um6zq9gx5j
    @user-um6zq9gx5j หลายเดือนก่อน

    War heedh warka maa majilo🇸🇴

  • @abdullahimohamed2395
    @abdullahimohamed2395 5 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @aaminajamac2056
    @aaminajamac2056 5 ปีที่แล้ว +3

    Abdilahi qosolki ninki bidarta laha ayu berku ilasi xanunaya

  • @channel-bo7wq
    @channel-bo7wq 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc cabdullahi wll kwrn maryan iyo nihaal nawaal nashaad dhmn familyga sey yihin maryan igu salan ana wll isoo duceya adinka iyo asxaabtiinu 27 November baa qalnin lay diyariyay in ilahy si dhib yar oo khyr qaba igu kala keeno 2 ciyaalo horaa laygu qalay kii 3 weye plz isoo duceya wllyal

    • @duluftaxaafada5925
      @duluftaxaafada5925 5 ปีที่แล้ว

      allow hoyaday unaxariso allaow abahy unaxariso Allaha ku fududeeyo abaayo, habaqin Hana warwarin Inshaa allaah Caadi baad u dhali doontaa,khayr ka rajay allaah!

    • @channel-bo7wq
      @channel-bo7wq 5 ปีที่แล้ว

      @@duluftaxaafada5925 aamin amin wll all ready qalninka bay idiyaariyen madama 2 mar qalninku dhashay ilmuhu miskaha so dhaafen fool lagula sugi maayo bay dhehen inshll khyr ban alle ka rajen mar walba

    • @duluftaxaafada5925
      @duluftaxaafada5925 5 ปีที่แล้ว

      inshaa allaah Illah ban ku baryay Markan wad ka badbadaysaa Abayo E Adiga ha sharaysan uun Qaliinka ay ku diyariyeen Wa qorshahooda balse Qorshihii alle inu sidaa Cakiskeed ahado lagu qalin ban rajaynaynaa Adiga ducada badi uun Qadarka waxa ka hor tagi kara Waa ducada,hadu qaliin ebe ku qoray xitaa ducada aya ka hortagayso arkimaysid qaliin insha Allah!

  • @hudamohamed9014
    @hudamohamed9014 5 ปีที่แล้ว +3

    Adiga maxaa ku daba dhigay meesha wax cad keen ama nagala tag kutiri kuteenka 🤫🤫🤫

  • @khadrahussein7926
    @khadrahussein7926 4 ปีที่แล้ว

    Asc somali muxamed
    Aniiga araagtiideyda
    Hada kahadlo wa sheekadii binkliton xaskiisa kudhacday aya lo isticmalay oo niinkeeda lagabeen abuurtay iyo sawiiro been ha
    ILHAN wa lagabeen abuuranaya
    Niinkan caad weey walasheqeyaan oo wa lataliya xaag dhacaalee oo Demokrati kasoocda waxbadan siyasaada
    Ka oog weey kuqasbatahay inaay
    Wada sheqeeyaan
    AYAADI oo layabaan kuwa mediaha Amerika , Qoofka somali kadhashay wahii dhiibu qabaa SOMALIDU wa seef labood wax ma huubsadan kii qabaay ee caruurta kadhalay daadkas ayu kadhashay baal inta shawaab qaaldan dhibeeysa faraha kabadaan haday Ka hadasho maxa been laygasheegaya wa intay rabeen
    Arsaxdoodi aya nocaas ha
    Marka wa ineey shiib iskatirahdo
    Somalidu waxay kumah mahda
    AF amuusay wa dahaab
    Shalaay markay kalatageen
    Sootu quuyar meshiisa shoogay
    Ee shaaniis kaleeh suugayeey
    Ma maarku magaac kuyeeshay
    Ayu isdhahay waale wa laguuraba
    Ciidkudiideyso malaha
    ALLAH☝ nabaaday raagayaga somalied hadaana fahiido malaha
    Dhiib mooyee ✍👀

  • @axmedmaxamed1050
    @axmedmaxamed1050 5 ปีที่แล้ว +1

    Cllaahi adiga kawaran reerkaga ma usku waren mise wee kala kala tagen waa abahaa iyo hooyada

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 5 ปีที่แล้ว +2

    *mukulaaaal beeele waar maah maahda iyo xigmadda somaliyeed haku ciyaarin afka somaligana soo baro maah maahda waa dawaco meelay macal idaad ku baratay bey macaluul ugu dhimataa ee maahan makaluul waxaan u jeedaa mukulaaaal Somalidana bisadaha iyo jiirka ku a maah maahdo*

  • @naciimahonestchenal3252
    @naciimahonestchenal3252 5 ปีที่แล้ว

    Wcs quruxda qoyska waala fiicanyahay

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 ปีที่แล้ว

    Somalidu waa xaasidin hadey xasidiin ahayn dowlad walba oo ka dhalata wadankii wey caaridan,

  • @hibaqabdisalan7993
    @hibaqabdisalan7993 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha a llah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sayingsaid6333
    @sayingsaid6333 5 ปีที่แล้ว

    Hadaff kheyr qabto ilhaanwaa lafury lamasio istagteen mediyaha fiyuusraados igadheh warafkina kadaaya ilhan wsagabarsharaf badan warceebmalaha gabadhaas yaanlagu caacin cabdulahi afkaga iyo dhegtaadu ismamaqlaan doqonbaadtahy iska aamu

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 5 ปีที่แล้ว +1

    Maxay maxkabadda gaalada ninkeeda u gaysay ma dhaqankii iyo diintii ayay ka ilbaxday bisinka,

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaha

  • @asadawed1151
    @asadawed1151 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal waxaad ka hadlayso waxaan u arkaa waa khalad waxaanan ahaa qof aan u jecelahay inaan daawado channelkaaga laakiinse markan kamaadan hadal xaqiiqda ilaahan Omerna waxaa laga doortay America special gobolka Minnesota waana runtaa inaan laga dooran yurub iyo Soomalia toona runtu waxay tahay maxay ku dalbatay furniinka ninkeedii ay caruurta u dhashay xaqiiqda maaha doorasho we waa wax layiraahdo nabsi ilaahayna qofna ma ilaawo Mana haleeyo hadii ay ninkeedii ay nabsi ka gashay ma Soo laabanayso oo dadkii shalay soo saaray berito ma Soo saarayaan waayo ilaahay baa dadka Soo saaray isoo sakhiray marka danbese ilaahay ma ilaawo Karo ninkeedii ay nacday markay congressman tagay

    • @QuruxdaQoyska2
      @QuruxdaQoyska2  5 ปีที่แล้ว

      walaal Nabsi Iyo waxa aad kahadleyso Kamaba hadale waxaan kahadlay Sida Loo Baacsanayo Hadalka Dhageysigiisa waxa kahaboon Fahamkiisa Mahadsanid

  • @mkfudwk3200
    @mkfudwk3200 5 ปีที่แล้ว +1

    Anakaa wax aragnay dadkaan maxaa daba dhigay nin iyo naag is qabo ar ha la xishoodo

  • @kA-hj6rb
    @kA-hj6rb 5 ปีที่แล้ว +1

    Markaa ma adigaa amaanay ninka cadaanka ay la saaxiibtay maxaa u dhahday ceeb adigaba 3 gabdhood aa dhashay gabadha dhaafa maad dhahdid view raadis lee miyaa warkaaga kista aad TH-cam ka hesho hayska siin gabadhaha.

  • @frostwalker9877
    @frostwalker9877 ปีที่แล้ว

    Pls brow cabdulahi I ISAKU CELI ILAHAN Iyo one dalaqa RAJCTO jJZCLHU
    😂😂😂😂🇸🇴💙💙💙💙🇸🇴😂😂😂😂😂🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o 8 หลายเดือนก่อน

    Waar ina macalin xuseenaw horta warkaagaayaanu dhegaysan jirney ee armaad ayaamahan waxad ka dhamaan weydey ilhaan ku kawkaday ee ma waxad tahay reer garoowe malga yaabaa inaad weyd ku noqotid

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 4 ปีที่แล้ว

    Guud bewe

  • @ifrahhassanhilaac2782
    @ifrahhassanhilaac2782 5 ปีที่แล้ว +2

    Cajiiib! Somalida wan layaba maxaa ka galay family Amurtiisa micnaha TH-cam ma ahan inad Amurta familyada ku mashqushan xishaw wax kale la imada

  • @ZAHROQUEEN1
    @ZAHROQUEEN1 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @AbdiAziiz-o8f
    @AbdiAziiz-o8f 8 หลายเดือนก่อน

    Habrah walaalo manihin

  • @iqrosaidali6024
    @iqrosaidali6024 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo igu qaaaliya aaadbn idiin jeclhy

  • @qqqqqq2863
    @qqqqqq2863 5 ปีที่แล้ว

    Waxad iska dhigaysaa wariye

  • @GangGang-gt5wv
    @GangGang-gt5wv 4 ปีที่แล้ว

    hhhhhh Kani waa miskiin waxba ma oga muxuu sheegaya madax maro la saaro oo magac xumo kuu soo jiidaya

  • @ugbadahmedfarah3247
    @ugbadahmedfarah3247 5 ปีที่แล้ว

    Gabadha views haku raadi reer khilaaf kooda Soomaaliyeed

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 ปีที่แล้ว

    Ilhan omar her wxy garen somalida iney ku been Abuurtan.

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 5 ปีที่แล้ว +2

    Aqoona u ma lihi ilhan omar uun ayan u aqana

  • @rajoiyonololchanel2472
    @rajoiyonololchanel2472 5 ปีที่แล้ว +2

    wlle adiga maxaa umada ugu raadisaa lacag samayso barnaajid kale qosol been ah baa lasootagan tahy alle haku siiyo risaaqad dhaanta dadka inaad kasheekayso

    • @najadahmedahmed7963
      @najadahmedahmed7963 5 ปีที่แล้ว +1

      Adiga aqlaq malihid maxad ka rabta dadaka wanagsan miqa warbahin Ben jiro oo dadaka benkasheka will kan wa Wii kil ah oo runta shega haniyad jibinn dadaka wanagsan ilhay ka baq

    • @rajoiyonololchanel2472
      @rajoiyonololchanel2472 5 ปีที่แล้ว

      @@najadahmedahmed7963 adigaan aqlaaq lahayn maxaa kaagalay afhayeen miyaa tahy afsoomaliga soobaro markaas ilasoohadal

    • @duluftaxaafada5925
      @duluftaxaafada5925 5 ปีที่แล้ว

      jimicsiga jirka iyo isdhubid Chanel ina axmed Naa Malaha naftadad ka waramaysaa,irzaaqada Allaha ku sahlo aday ka maqan thy meelahaga u doono,Xanaaq iyo hdl Xumo hala so taagnaan,Qofku markuu Gajaysanyhy I mean Faqiiryhy sidaaduu Cadhoodaa,E wiilka haynaga Cunin Qumayo ku qaaday,Qandho iimaan darano irzaaq kawarami oge!

    • @QuruxdaQoyska2
      @QuruxdaQoyska2  5 ปีที่แล้ว

      thanks wllo

    • @sofiantje0105
      @sofiantje0105 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 ปีที่แล้ว

    Wx Tram ayaa ka danbeeyo saxafada

  • @fardawsaaar2444
    @fardawsaaar2444 5 ปีที่แล้ว

    madaxa in ladeedo waxa ka mihimsan inad waxa Allaah ka reebay iska ilaalisid

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 5 ปีที่แล้ว

    Waa lafican yahay maryan qurux kawaran iyo baybigii

  • @khadjiohassan7348
    @khadjiohassan7348 4 ปีที่แล้ว

    mukulaal. meeshay. Macal uku Barato macaluul uku Baqdidaa

  • @june6206
    @june6206 5 ปีที่แล้ว

    Dilalin hadtihiin darxumo walaga durka dagal gabadh iyo nikeed sided dabka uga shidan ma diintaydan aqoon xasaska layskuma diree u Diya wuqaba

  • @محمدعبدالرشيد-غ8ع
    @محمدعبدالرشيد-غ8ع 5 ปีที่แล้ว +1

    Naag hadeey lacsg hesho. Wataas. Gaar. Ahaan. Soomaaliya marka. Adigu. Xaku. Danbaawin

  • @abdirahmanhasan8688
    @abdirahmanhasan8688 5 ปีที่แล้ว

    War adigaan gabadha kuugu ducaynay ee iska guurso naw qof hadal badan bay rabtaayee

    • @abdiali4626
      @abdiali4626 5 ปีที่แล้ว

      Halooduceeyo reerka

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 5 ปีที่แล้ว

    adiga laftadu mxd ka wadwada warkeeda soo fadeexad lamarabtid ciyaalka iska xarabeeysanaya ama iska shactireeysanay kasoo qadeeysa

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 5 ปีที่แล้ว

    walaalo sidan aad u lebisantahay waa nooceena hhhh

  • @Maxamad-sg8hv
    @Maxamad-sg8hv ปีที่แล้ว

    afkakada ilhan waqali cadowga hajabo

  • @aslo5011
    @aslo5011 5 ปีที่แล้ว

    Ninkani Axmed xirsi ahi waxaa uu dhacay dhaqqale farabadan dad xuna waa kadhashey oo xasrad badan baga hatuurto qabiilkooda iyo qurunkooda

  • @khadrahassan7737
    @khadrahassan7737 5 ปีที่แล้ว

    Yaaa og hadu dono inåt shaqausatuu diidanyaya adise maxa kaa galay

  • @amiiraseleban3182
    @amiiraseleban3182 5 ปีที่แล้ว +1

    Raxmadi furan haday isfahmi waayeen .😂

  • @naciimogaras4093
    @naciimogaras4093 5 ปีที่แล้ว

    Uf in somali wax lahesto ma aha hora losoconayaa hh

  • @Is-haqAOsman
    @Is-haqAOsman 5 ปีที่แล้ว +2

    Masayrbaakuhayah nagatag doqonyohow

    • @shukri0sman363
      @shukri0sman363 5 ปีที่แล้ว

      ceeb dadka lama af lagadeyo isku xisho wll

  • @caasho.cayuuni9839
    @caasho.cayuuni9839 5 ปีที่แล้ว

    Wa yab walahi

  • @hakabaistar9682
    @hakabaistar9682 5 ปีที่แล้ว

    Waxabarasha

  • @fatuunhappy3253
    @fatuunhappy3253 5 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @sahrayareey57
    @sahrayareey57 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhh balaayo ka orod badan wlh

  • @khadijaabdi6792
    @khadijaabdi6792 5 ปีที่แล้ว

    📞

  • @qqqqqq2863
    @qqqqqq2863 5 ปีที่แล้ว +1

    Hahahahahahahah