Waayo waayihii wacnaa ax ax ax gabadhii ugu horaysay si niyad ah aan ula sheekaysto jacayl aan xad lahayn aan u qaado warqadahay iigu soo qori jirtay calafka ayaa na kala kexeeyey dalka jabuuti ayaa lagu qabaa magaalada dikhil cimriga iyo caafimaadka Allaha u barakeeyo
Ax AX ax walaahi ohinba ii qabaatay markaan xusuustay dalki iyo dadki iyo murtiidi beeriga waan oyaay ilaahow no ceeli ada wayne
qalbigeyga eykusoo dhacdaa lakin ma filaneen in eyku jirtey youtubrka thank you😍😍😍
Waayo waayihii wacnaa ax ax ax gabadhii ugu horaysay si niyad ah aan ula sheekaysto jacayl aan xad lahayn aan u qaado warqadahay iigu soo qori jirtay calafka ayaa na kala kexeeyey dalka jabuuti ayaa lagu qabaa magaalada dikhil cimriga iyo caafimaadka Allaha u barakeeyo
Waayo xusuus gaar ah Ayaan galey markaan heesihii❤❤❤❤❤❤❤
Nolol fican wadan qurux badan fananin fican lkm hada away ax ax yaa duniya😢
Allaahuma arxamhaa raxmatan waasica saado Ali warsame
Abwaanka beesha biyamaal abwaan yusuf yare runti waa abwaan mucjisa ah
Jawaab ayey u baahantahay
Waaberi cajiib ayey ahaayeen
Mucjiso mar somali soo martay mar dambena aan soo marayn
Ruwaada waa jeclahay yaa u Wal qalay waqtiga iyo music garaacayaasha tandan iyo somali jazz iyo fanaaniin xul iyo Abwaan ugu da'yara ,
xasan is
xasan is
L
L
Beerisamad wuu badna nolol baa se ka badatay
Yaa u wanqalay waqtiga ereyadii YUUSUF MAXAMED MUUMIN YUUSUF YARE
Shamuuri iyo saado Alaha uwada naxariisto
Waa sheeko aan ka jaro higaagee
Wonderful
Wayo wayo
War ruwayadan waa gorma
💯💯💯💯💯💯💯
Waayo waayo
ايام العز
ASC SIDA RUNTA AH RIWAAYADAN WAXAAN U YEESHAY INAAN DAAWADO HABEENKII UGU HOREEYAY EE LAGA DHIGO TIYAATARKA MUQDIDHO ANIGA IYO XAASKEYGA AAN SIDA AADKA IYO AADKA U JECLAHAY XUSUUS GAADH AH BEY II LEEDAHAY RIWAAYADAN YAA U WANQALAY WAKHTIGA WAXEY AHEYD SANADKA 1987 MAHADSANIDIIN
Waxaa la dhigay 1988/9 xili ay dowladnima Soomaalia god dheer ku soo socotay
1987 ayaa la dhigay sorry
Waaw maxamed xuseen musik
Yaa U wanqalay Wakhtiga🎧❤️
Beri samad
Who is worthy of the
Hello hello my sweet heart
Beri samaad, waxaan ahaa SK xero qaxooti ku taalay Lugh
Ka ilaali dheeliga
Weriyuhu soow Cabdalla Nuuradiin ma aha?
Waa Boqorka bartamaha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰
Muuqaal
xasuus hore yaa uwal qalay wakhtiga ruwaayad iga. dheh xigmad iyo fan iyo murtiba dawladii soomaaliya kama danbayn
Adigu dhabtaad ka hadlaysaa ee madaxaan ku saarilaaye kumee dee soonigan afargidaar dhexdood go’doonka ku ah
Waar yaa u wanqalay wakhtigan kan hada aan ku jirno
🇩🇯🇩🇯🇩🇯😢😢😢😢😢🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Gargaar yaa ufidinlaa oo gumaca yaa ka bixinlaa googaa cigalee wa su’aal kugu taagan
Tt h