BAL QIYAAS ADIGOO AAN MUDDO 50 SANO AH AAN TALEEFOONKAAGA JAARJAR GALIN.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Muqaalkan waxan u sameyey short ahan balse way i noqon waysay inan qeybtas so galiyo sabbta waqtiga owgiis hadi ad rabto faahfahin dheeeri ah oo ku saabsan Batarigan waxa Booqan karta Page shirkada Betevolt website
    Link Chanelka : / @bogaggataariikhda
    Fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga : / @bogaggataariikhda
    #BOGAGATARIIKHDA

ความคิดเห็น • 20

  • @ikramahmed2324
    @ikramahmed2324 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha,allah wax tayo leh

  • @IlyaasCadde125
    @IlyaasCadde125 3 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤

  • @mohamett102
    @mohamett102 3 หลายเดือนก่อน

    Video qurux badan❤

  • @cabdinuurmaxamuud
    @cabdinuurmaxamuud 3 หลายเดือนก่อน +1

    muuqaal aad u fiican weeye hore u soco zxb🎉❤

  • @Wllabdi2o
    @Wllabdi2o 3 หลายเดือนก่อน

    Legend xog muhim ah balse muqalkana wa yareysay 😢😅😅

  • @CabdowAli
    @CabdowAli 3 หลายเดือนก่อน +1

    🤔🤔Yaah

  • @cabdifitaaxnajiib5775
    @cabdifitaaxnajiib5775 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb video intee kahelaa sound iyagoo with out wattermark ah

  • @Husni_l
    @Husni_l 3 หลายเดือนก่อน

    Talo yar bro qeybta dhaheyso magceyga aa hebel kusoo dhawaada muqaalkeyna maanta copy iney tahay waa lagaa dareemaa marka isku day qeyb kale inaa raadiso waabari inuu leeyahay waa la dareemaa

  • @husseinmahamedosman1774
    @husseinmahamedosman1774 3 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad sxp.

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 3 หลายเดือนก่อน

    What a Editing 😮

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media 3 หลายเดือนก่อน

    ugaas xageen kaala soo xariiraa….!?

  • @barrexusen1531
    @barrexusen1531 3 หลายเดือนก่อน

    Jaanis weeyan haddii jaajar ka nasanayno

    • @BogaggaTaariikhda
      @BogaggaTaariikhda  3 หลายเดือนก่อน

      Alla meyey jajar keyga laga reysan laha 😅

  • @farxiyomuuse4169
    @farxiyomuuse4169 3 หลายเดือนก่อน

    Kan somalia ma iman dono umaleyna 😂