Bogagga Taariikhda
Bogagga Taariikhda
  • 10
  • 32 705
TAARIIKHDA MAGAALADII SOOMAALIYEED EE TALYAANIGU KA HELI JIRAY DHAQAALAHA UGU BADAN | DOCUMENTARY
Magaaladan, waa halka ugu danbaysa jihada bari ee adduunka, iyo halka iftiinka qorraxdu ugu soo hor baxo qaarada Afrika, ma jirto magaaalo ku taalla qaaradda oo dhul iyo bad-ba ka danbeya.
Muqaalka Mashruuci Faanoole Somalia : th-cam.com/video/GUV1kgpT-kM/w-d-xo.htmlsi=35WMWjSWxMpSTDWe
Mu’alifinti Somaray Dunida : th-cam.com/video/mKepj3yXzWY/w-d-xo.htmlsi=CfqUs1b_BDRqCc5_
Muqaalka Taariikhda dhagaxtuur: th-cam.com/video/wJhWkaq7GB4/w-d-xo.htmlsi=2Si7dE8zJZVFAuqs
So Dhawoow Mudane/Marwo Ku Mahadsantahy So boqashadada Hadi Ay xogahena ku cajabiyen Fadlan Lawadag Saxibada Kale.
มุมมอง: 642

วีดีโอ

MAXAA KA OGTAHY TARIIKHDA DAGALADII UGU WAQTIGA YARA DUNIDA !?
มุมมอง 1.5Kหลายเดือนก่อน
Dagaalku waa mid ka mid ah dhacdooyinka, ugu murugada badan ee taariikhda aadanaha. Tan iyo markii la bilaabay in la qoro taariikhda, waxaa dunida ka dhacay in ka badan 10,000 oo dagaal. Muqaalka Mashruuci Faanoole Somalia : th-cam.com/video/GUV1kgpT-kM/w-d-xo.htmlsi=CpsI_0tR1iiVi8AO Mu’alifinti Somaray Dunida : th-cam.com/play/PLvIguntt4bobyIJyQM6SQyOX37zGqW5DU.html&si=vmy227h1H1UBUZ38 So Dhaw...
MAXAA KA OGTAHAY TARIIKHDA DAHSOON EE TAALAD DHAGAXTUUR ?! DOCUMENTARY
มุมมอง 4Kหลายเดือนก่อน
Dagaalkaasi ka dhacay Dhagaxtuur, waxa uu u ahaa dagaal u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL Somalia iyo gumeestihii Ingiriiska oo markaas heestay dalkeena Somalia oo dhan. Fiiro Gaar Ah Muqaalkan Laguma Beegsanayo Cid Iyo Shaqsi Gaar ah, Kaliya wa Un inan barano sona bandhigno Tariikhda Naga dahsoon Ee Dalkeena Muqaalka Mashruuci Faanoole Somalia : th-cam.com/video/GUV1kgpT-kM/w-d-xo...
BAL QIYAAS ADIGOO AAN MUDDO 50 SANO AH AAN TALEEFOONKAAGA JAARJAR GALIN.
มุมมอง 8582 หลายเดือนก่อน
Muqaalkan waxan u sameyey short ahan balse way i noqon waysay inan qeybtas so galiyo sabbta waqtiga owgiis hadi ad rabto faahfahin dheeeri ah oo ku saabsan Batarigan waxa Booqan karta Page shirkada Betevolt website Link Chanelka : th-cam.com/channels/5k6AJiOJ5ymagLxoRPS3IQ.html Fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga : th-cam.com/channels/5k6AJiOJ5ym...
ALPA ARSALAN | SULDAANKII SALAADIINTA DHULKA | KAFANTIISA AYUU U XIDHAY JIHAAD ADKAA !!
มุมมอง 1.8K2 หลายเดือนก่อน
Link Chanelka : th-cam.com/channels/5k6AJiOJ5ymagLxoRPS3IQ.html Fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga : th-cam.com/channels/5k6AJiOJ5ymagLxoRPS3IQ.html #BOGAGATARIIKHDA
MAXAA KA OGTAHAY MASHRUCII BADALI LAHAA SOMALI OO DHAN? ||FAANOLE FARI KAMA QODNA||!
มุมมอง 21K3 หลายเดือนก่อน
MAXAA KA OGTAHAY MASHRUCII BADALI LAHAA SOMALI OO DHAN? ||FAANOLE FARI KAMA QODNA||!
SIDEE WIIL YAR OO FAQIIR + AGOON AH KUSO SARAY |MERCEDES CAR|!
มุมมอง 1.2K4 หลายเดือนก่อน
Link Chanelka : / @bogagatariikhda Fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga : / @bogagatariikhda #BOGAGATARIIKHDA
ABBAS IBNU FIRNAS | NINKI UGU HOREYEY EE LAHAA FIKRADA DUULIMAADKA
มุมมอง 6814 หลายเดือนก่อน
Halyeygan muslimka ah wax qabad kiisa xataa gaaladu isma diidsiiyan waxay u qadariyaan inuu yahay alifii diyaaradaha Link Chanelka : th-cam.com/channels/5k6AJiOJ5ymagLxoRPS3IQ.html Fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga : th-cam.com/channels/5k6AJiOJ5ymagLxoRPS3IQ.html #BOGAGA TARIIKHDA
PLATO | FAYLASUUF AAN WALIGII GUURSAN | WU NECBA XIRIRKA DHEXMARA LABKA IYO DHADIGA !!
มุมมอง 8645 หลายเดือนก่อน
waligii ma uunan guursan waayo wuxuu aaminsanaa in caalamka la taaban karo ee inoo muuqda uu yahay kan xaqiiqada ah calaamka dareenka iyo jacaylka ku dhisana uu yahay mid aan la isku hubin oo aan xaqiiqo ku fadhin sidaa tarteed wuu nicbaa xiriirka dhex mara labka iyo dhadiga Kusoo dhawaada Channelka Bogaga Tariikhda

ความคิดเห็น

  • @Wllabdi2o
    @Wllabdi2o 4 วันที่ผ่านมา

    🎉❤

  • @farxiyomuuse4169
    @farxiyomuuse4169 4 วันที่ผ่านมา

    Muqaal cajiib ah runti noso badi fadlan ❤

  • @CabdowAli
    @CabdowAli 4 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 4 วันที่ผ่านมา

    Sxb kuwan noso badi 🎉

  • @abdinafic26
    @abdinafic26 17 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso saaxiib

  • @user-cp2vl1jq8f
    @user-cp2vl1jq8f 19 วันที่ผ่านมา

    Keep going wll waxaan kaa soo raacay mar uu kanaalka waaberi media sameynayay 10ka TH-cam ee aanan helin inta ay u qalmeen yacni subscribers zxp waxaan kuu rajeynaa guul iyo horumar wacan❤

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 20 วันที่ผ่านมา

    waxan rajeynya in dib lo yaglelo insha alah

  • @farxiyomuuse4169
    @farxiyomuuse4169 20 วันที่ผ่านมา

    I believe in Dib lo yagleli karo hadan is garabsano

  • @Wllabdi2o
    @Wllabdi2o 20 วันที่ผ่านมา

    Wala faideysan kara hadi la isku dayo wala la dhisi kara markle

  • @abdikariindaacad124
    @abdikariindaacad124 20 วันที่ผ่านมา

    Dowladena waxas ma ayadaba aragta canshuur tuugnimo ah iyo tuuugsi ka badan😢

  • @muslimabile3700
    @muslimabile3700 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allaah wax aanan aqoonin baan kaa bartay kheyr bdn Allaha kusiiyo

  • @mali-sqaud2005
    @mali-sqaud2005 หลายเดือนก่อน

    Xagen kalaso xidhiidha walaal inaan wax ku weydiyo ayaan rabaaaye

    • @laasmedia1
      @laasmedia1 หลายเดือนก่อน

      Wlllka Instagram kisa Kala xirir Link About uu ku jira

  • @Suhaybmedia
    @Suhaybmedia หลายเดือนก่อน

    youtube.com/@suhaybmedia?si=hTWdkz-2VJCEp-je😅😅😅😅

  • @mohamett102
    @mohamett102 หลายเดือนก่อน

    Noso badi sxp

  • @IlhaanAli-bg2uv
    @IlhaanAli-bg2uv หลายเดือนก่อน

    Amazing ❤

  • @Mohamed_Nazri
    @Mohamed_Nazri หลายเดือนก่อน

    Good WeeYe WlhiY

  • @farxiyomuuse4169
    @farxiyomuuse4169 หลายเดือนก่อน

    ❤❤🎉

  • @AyubAhmet-fp1jc
    @AyubAhmet-fp1jc หลายเดือนก่อน

    Muuqaal cajiib ah.

  • @Wllabdi2o
    @Wllabdi2o หลายเดือนก่อน

    Muqaal cajiib ah Hordhaca music aba wali ah ❤

  • @abdikariindaacad124
    @abdikariindaacad124 หลายเดือนก่อน

    keep going pro

  • @CabdowAli
    @CabdowAli หลายเดือนก่อน

    next tariikhda somaliyeed kadhig mazul

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 หลายเดือนก่อน

    what a intro horay usoco pro

  • @idaacada4810
    @idaacada4810 หลายเดือนก่อน

    Somalia wllhi saan umaleynaayo ha dheerato ama ha dhowaato alshabaab qabsaneydo ❤

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb หลายเดือนก่อน

    Waa taariikhaha beenta ah ee Soomaalida koonfurta siyaasigeedu ay sameeyeen. Waa taariikho gacan ku samays ah

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 หลายเดือนก่อน

    Beenaale hooyadaa beenta kawas nin dhagax tuur layidhaa majiro waa been waa magac lasameeyay oo aan jirin marnaba waa magac bixin rag saneeyeen. Takale. Soomaali land magobol xoroobay ayay ahayd mise dalkii koowaad ee wax dadka af soomaaliga kuhadla dawlad noqday waa soomaali land oo 1960 ii ingiriiska kaxorawday 35 dawladood ayay aqoonsadeen ingiriiskana kaqaadatay madax banaanida, muqdisho may qaadan madax banaani waxaad keentaan heestii calankiina ee habeenkaad sheegaysaan ee talyaaniga aad kaxorawdeen sidii soomaali land kana siib kana saar aad utidhaahdeen car keena oo hakeenina kan soomaali land hargaysa lagaga rogay calankii ingiriiska

  • @xasancabdinuur1229
    @xasancabdinuur1229 หลายเดือนก่อน

    Haa hadii loo helo dowlad salbalaaran

  • @user-wy6ee4xn8l
    @user-wy6ee4xn8l หลายเดือนก่อน

    M.a zxp wxn ku rajeynaya 1m iyo ka badanba❤❤❤❤

  • @MaxamedCabdi-tr1rq
    @MaxamedCabdi-tr1rq หลายเดือนก่อน

    Waarun in an is kashankarno Ana duwlad somaliyed waxba Ana ka sugin

  • @LakshaDeirwa
    @LakshaDeirwa หลายเดือนก่อน

    Dagaalkii Dhagaxtuur qofka ugu caansan wuxuu ahaa XAAWO TAAKO

  • @gureytuke
    @gureytuke หลายเดือนก่อน

    War dhagax tuur waa nin halgame ah mah mah jirta ah hadii afwax lagu celinayo dhagax tuurba geeliisa ku ceshan laha somalidu maxay ugu mah mahdaa yaab

  • @hanihanu1721
    @hanihanu1721 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso pro horumar wacan kuu rajeynaa Waana kaaga mhdcelinaa xogtaan quruxda bdn ee naga qarsooned sidaa noogu soo gudbise Keep up pro 🙏

    • @BogaggaTaariikhda
      @BogaggaTaariikhda หลายเดือนก่อน

      Mahadsnid Wll Qali Guuleyso adna ❤️

  • @abdiasismohamoud1093
    @abdiasismohamoud1093 หลายเดือนก่อน

    guuleyso walal

  • @barrexusen1531
    @barrexusen1531 หลายเดือนก่อน

    Waxaad noo bidhaamisay xog badan oo naga qarsanayd

  • @IlhaanAli-bg2uv
    @IlhaanAli-bg2uv หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Wllabdi2o
    @Wllabdi2o หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll Xog muhim ah ba nala wadagtay kuwo klena wan ka sugeyna❤

  • @farxiyomuuse4169
    @farxiyomuuse4169 หลายเดือนก่อน

    Aniga Waxkle aba ka aminsana Mahadsanid wll Kaliya Ma ogan Tariikhda taalada ee Xogo kale wan ka ogaday ❤

  • @abdikariindaacad124
    @abdikariindaacad124 หลายเดือนก่อน

    tabintada way sareysa horay usoco wll

  • @anasahmed8858
    @anasahmed8858 หลายเดือนก่อน

    Keep up pro🙌

  • @CabdowAli
    @CabdowAli หลายเดือนก่อน

    Tariikh Cajiib ah ani murursade inu yahy ban u maleyn jiray hhhhhhhh

    • @BogaggaTaariikhda
      @BogaggaTaariikhda หลายเดือนก่อน

      Waxa kenay sida qaldan ee loso tabiyey wll

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 หลายเดือนก่อน

    Cajiib waxan maqli jiray somalida ayaga codsaday talyaniga balse hadan runta ogaday mahadsanid😍

  • @teacherpubg9441
    @teacherpubg9441 หลายเดือนก่อน

    Asc WA Ku slmy cumrow ❤