Muxaadaro: Faaidada Raxmada Ilaahay oo La Rajaysto : sheikh saalax mucalim

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Sacaadatu Diintv

ความคิดเห็น • 102

  • @dangaraddangarad2805
    @dangaraddangarad2805 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahayga kaliya ayaan janadiisa kaagabaryaa inuugu casuumo sheekhoow ilahayoow aamiin

  • @abdisaidali2525
    @abdisaidali2525 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ilaahaw shiikheena moo caafi janatul firdawsana ka waraabi

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaah ha ku caafiyo bidnillaah sheekheena jizadaadana Jano Allaah ha ka dhigo bi qayri xisaab

  • @ibrahimsanka3938
    @ibrahimsanka3938 5 ปีที่แล้ว +9

    masha allah rabaw madaxiisa nooraji macal camal wal caafiyah anakana nagayeel kuwa kaqaato diinka kuna camal fala rabaw raxmadaada

  • @dolmohamed5782
    @dolmohamed5782 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah sheikhunaa an wada jecelnay illaah waxaan kabaryay cimrigaada in u no dhereeyo Aamiin yaa allaah

  • @faadumoxasan6089
    @faadumoxasan6089 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah mashallah ilahay naxariisadaa nagu irsaaaqa

  • @hamdadagantadagan3124
    @hamdadagantadagan3124 5 ปีที่แล้ว +10

    manshaa allaah Ale hynoo barkeeyo sheekhyadeena diinta ina soo farsinya

  • @abdifatahmuhumed7102
    @abdifatahmuhumed7102 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ilaahay ajar hakaa siiyo

  • @najmadaud6583
    @najmadaud6583 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah sheikhena illahay abaal kisa hau gudo o janatul firdows ku abaal mari
    Yaa rabbi

  • @sacdiyoduraan8101
    @sacdiyoduraan8101 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shiqi salax macalin alle ha barakeeyo difac dita

  • @ihyaulumudiinschool9481
    @ihyaulumudiinschool9481 3 ปีที่แล้ว

    maasha allaah alloow kuxifdi kuna caafi aamin

  • @alxamdulilaahcalaanicmatil6394
    @alxamdulilaahcalaanicmatil6394 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah sheq salah illahay caafimad taam iyo cibaado maqbuul hagu siiyo anaga dambigeena hadhaafo

  • @cabdixaaji2719
    @cabdixaaji2719 5 ปีที่แล้ว +3

    Rabbi caafimaad ha siiya shiiq saalax

  • @Short_factz
    @Short_factz 4 ปีที่แล้ว +3

    ilaahow fadligaada kucaafi sheikheena ♥️🙏😥😥

  • @mustaqiinmaxamed8384
    @mustaqiinmaxamed8384 4 ปีที่แล้ว +2

    Cafimaad taama alha kusiiyo ilahy dartis kujeclahy janada alha nagu kulansiiyo

  • @qaalihassan6005
    @qaalihassan6005 5 ปีที่แล้ว +4

    Afkga malabka lago Qaby Shi SaLaax Macalin CabdulaHi Ifka Nabad ku war AQiraNah Janada Insha Allah

  • @maxamednuurhassan2968
    @maxamednuurhassan2968 2 ปีที่แล้ว

    Allah caafiyo sheekeena sheekh saalax

  • @jamaalmaxamed8086
    @jamaalmaxamed8086 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allh allh haxafido shikh saalax macalim

  • @alimahamed6165
    @alimahamed6165 5 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah sheek salaax.👉13:25🤔

    • @Osmanmadey143
      @Osmanmadey143 4 ปีที่แล้ว

      My gmail account I miss it

  • @sucdimoalimosman9054
    @sucdimoalimosman9054 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashlh Allah hakubarakeeyo wall cilmi nagmaqnaa baanalawadaagtey sheekh salxnah ilaahydanbigiisa hadhaafo

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 5 ปีที่แล้ว +6

    Mash Allah

  • @ahmedyussuf1946
    @ahmedyussuf1946 4 ปีที่แล้ว +1

    M,a allahayow nocafi sheqena bijahi xbibina wa mowlana muxamed s.c.w

  • @qaalihassan6005
    @qaalihassan6005 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Masha Allah

  • @mustaqiinmaxamed8384
    @mustaqiinmaxamed8384 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shikh salax alha kubarakeeyo anagana alha nagu anfaco wacdiga

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 3 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله تبارك الله ☝️
    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🍀🍀🍀🍀💚💚💚💚💚💚💚🍀🍀🍀🍀💚💚💚💚💚🍀🍀🍀🍀💚💚💚💚

  • @nurowehliye23
    @nurowehliye23 ปีที่แล้ว

    Mash alaah shiikh runihi wakanaa ilahoow nocafi

  • @abumuniibmedia1349
    @abumuniibmedia1349 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah ilah hakucafiyo sh salax

  • @99educationalcenter.97
    @99educationalcenter.97 3 ปีที่แล้ว

    YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH.

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 3 ปีที่แล้ว

    Mashllaah tabarakallah ilahay sheekh saalax xiifdi aduunka iyo aakhiroba allaahu maa aamiina yaarabul caalamiiina

  • @ciisecabdi3015
    @ciisecabdi3015 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow adaa awoodo wax kastee sheekhana caafimaad taam ah na sii insha allaahu tacaalaa💋💌💘💝💖💔❣💟💕💞💓💗❤🧡💛💙💜🤎💫💥💢💯🤍🖤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🏰💒🏩🏫🏬🏯⛲🕋🎠🎠🎠🎠

  • @caaishaa1433
    @caaishaa1433 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh saalax macalin ilahay ha caafiyo allaha noo xifdiyo

  • @cabdikarim6081
    @cabdikarim6081 ปีที่แล้ว

    M.a Allah ku xafido

  • @iqroAhmed-mx8ky
    @iqroAhmed-mx8ky 14 วันที่ผ่านมา

    Sheikh salx ilhi haaa cafiyo

  • @qaasinsheekhsheekh5836
    @qaasinsheekhsheekh5836 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah illahow sheekha madaxiisa raaji akhirana filjanati

  • @mohamedmohamud5041
    @mohamedmohamud5041 ปีที่แล้ว

    Ilaahay Caafimaad Taama ha siiyo shiikh saalax

  • @reciterdaudhaaji3176
    @reciterdaudhaaji3176 4 ปีที่แล้ว +7

    How can anyone dislike this ????

  • @mohamedismail5248
    @mohamedismail5248 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allh shiikh saalax

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Sheekhunaa Allaha ku Xafido

  • @CarfonMashi
    @CarfonMashi 11 วันที่ผ่านมา

    JazakaAllah kheir❤

  • @qorahaytravel9781
    @qorahaytravel9781 5 ปีที่แล้ว +5

    man shaa Allah sheikh

  • @IMRAOsman
    @IMRAOsman 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢ilhay nacafi dhamaanteen yaarabi 😢😢

  • @barkhadxasan-k7r
    @barkhadxasan-k7r ปีที่แล้ว

    Allh caafiyo shiikhena

  • @hannaahmed2543
    @hannaahmed2543 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow ku xafid

  • @mustaqiinmaxamed8384
    @mustaqiinmaxamed8384 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shikh salax qer alaha kusiiyo

  • @sacdiyomohamed7918
    @sacdiyomohamed7918 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiikh saalax mucalin jasaka allahu kheyr

  • @wllahdoffical2298
    @wllahdoffical2298 5 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allh🙏

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit7048 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheikh

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha'llh👏

  • @aragsandirir8665
    @aragsandirir8665 5 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allh

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaah Akbar Alxmdulillaah yaa Rabi nuuru samaawaatu wal ardi

  • @nastehohussein1645
    @nastehohussein1645 5 ปีที่แล้ว +3

    Allow dambigada iyo kii waliidkada dhaaf ..sheik salah

  • @faaisocabdi5321
    @faaisocabdi5321 ปีที่แล้ว +1

    M.A ❤❤❤

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit7048 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Allah ku xafido sheikh

  • @bashiirshairalii9058
    @bashiirshairalii9058 5 ปีที่แล้ว +4

    M.a shehena

  • @abdallamuxidiin9787
    @abdallamuxidiin9787 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

    • @iidleabdi2751
      @iidleabdi2751 4 ปีที่แล้ว

      Ilahoow kucaafi oo kuxafid

  • @faadumocabdiqaadir1256
    @faadumocabdiqaadir1256 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey haku caafiyo shiikh saalax

  • @jamaalmaxamed8086
    @jamaalmaxamed8086 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allh

  • @khadijah9527
    @khadijah9527 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow nooo kaaa caaafiyo Khiekheenii

  • @nadarcumar7254
    @nadarcumar7254 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey haku caafiyo debigada hadhaafo jinatul fardowsa rabi hakugu abaal mariyo aduunka caafimaad ku nolaaw shiqeena Shiiq salax macalin jasakalaah kheer anagane kuwi ku camal falo ale hainaga dhigo

    • @sacaadatudiin
      @sacaadatudiin  4 ปีที่แล้ว

      aaaaamiin aaamiin wll Mahadsanid Shiikha Ducadaada ilaaahay ha U Aqbalo

  • @hajahajir120
    @hajahajir120 3 ปีที่แล้ว

    Manshalhh jazakumalahu khyr

  • @faaraxxuseen102
    @faaraxxuseen102 4 ปีที่แล้ว

    Qisadii seydul kheyl

  • @jamaalabdifatah8251
    @jamaalabdifatah8251 2 หลายเดือนก่อน

    Allow iidanbi dhaaf aniga iyo waalidkey

  • @gobeysanegoobkasta2701
    @gobeysanegoobkasta2701 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan xayaysiin ah naga yareeya ajarka xagga allaah ka helaysane

    • @sacaadatudiin
      @sacaadatudiin  4 ปีที่แล้ว

      mahadsanid wll waa talo Fiican inshaa allaaah waaan samaynaynaaa mahadsanid

  • @nasraahmed2168
    @nasraahmed2168 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @shindonunowhussein9312
    @shindonunowhussein9312 5 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @cawad6013
    @cawad6013 3 ปีที่แล้ว

    Ma

  • @safariplazatotalsouthb6240
    @safariplazatotalsouthb6240 5 ปีที่แล้ว +1

    XAFIDULLAH SHEIKH SAALAX

  • @ahmedabdullahihassan1262
    @ahmedabdullahihassan1262 5 ปีที่แล้ว

    Sh salax

  • @Osmanmadey143
    @Osmanmadey143 4 ปีที่แล้ว

    13:25

  • @animabishar6519
    @animabishar6519 5 ปีที่แล้ว

    It

  • @drabdirisaqdaahir9537
    @drabdirisaqdaahir9537 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka dislike saaraya muxadarada talow mxy ka wadan

    • @xalimoqaadiriyacabdi5409
      @xalimoqaadiriyacabdi5409 5 ปีที่แล้ว

      Waa qof aan macaanka iyo nuurkuba ag marey ama bidco baal weyn iska dheh

    • @hassannor4090
      @hassannor4090 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah sheikh saalax Allaha caafiyo

  • @dolmohamed5782
    @dolmohamed5782 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah sheikhunaa an wada jecelnay illaah waxaan kabaryay cimrigaada in u no dhereeyo Aamiin yaa allaah

  • @alish.mohamedabdi9171
    @alish.mohamedabdi9171 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah

  • @abdallamuhidin1721
    @abdallamuhidin1721 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @yahyehassanahmed2371
    @yahyehassanahmed2371 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @hothanabthichama4081
    @hothanabthichama4081 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a 💖💖💖

  • @CarfonMashi
    @CarfonMashi 11 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah

  • @abdirahmanhassan7570
    @abdirahmanhassan7570 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @ahmedabdullahihassan1262
    @ahmedabdullahihassan1262 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah