qiso cajiib ah!!! saciid binu juweyr iyo xajaaj binu yusuf by sh saalax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • lasoco kuwa kale

ความคิดเห็น • 541

  • @adamlallana9176
    @adamlallana9176 4 ปีที่แล้ว +52

    Dadaka fiirsan doona qisadaan 2090
    Waxn idinka codsaneynaa inaad noo soo duceysaan
    Waxn rajenaya jiilka naga danbeya nolol iyo nabd iyo bilaa qarax ❤❤✌

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 ปีที่แล้ว +1

      2090 waa lajoogaaye 😭ilaahy hanoo danbi shaafo 😭
      Ducadu mandate malaha sido kale expired date na malahaa 😂

    • @abdallaomar1097
      @abdallaomar1097 2 ปีที่แล้ว +2

      ana hala iisoo duceeyo 2022 baan joognaa laga yagayaaba inaa xiligaa aan nooleyn

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 ปีที่แล้ว

      @@abdallaomar1097 aamin zxv 😂duco waa unnecessary

    • @hamseabdillahimuhumed1794
      @hamseabdillahimuhumed1794 2 ปีที่แล้ว

      Allah ha ku naxariisto hadaad ii maqasho 2022

    • @jabibabaa4022
      @jabibabaa4022 ปีที่แล้ว

      @@abdallaomar1097 allh kunaxaristo wall aduun iyo aqiraba🥺❤️❤️🤲🤲

  • @amatallahwaan9678
    @amatallahwaan9678 4 ปีที่แล้ว +13

    ماشاءالله تبارك الله جزك الله خير وبارك الله فيك يا شيخ حفظك الله ورعاك
    Waa qiso wanaagsan

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 ปีที่แล้ว +8

    Alle ha u naxariisto rasuulkeeni iyo asxaaabtiisii iyo taabiciintii
    Jazaakalla sheekh xuseen cali

    • @engrabiic
      @engrabiic 2 หลายเดือนก่อน

      August 2024 shan sano kadib ayaan arkay qoraalkaaga sxb Hadad nooshahay Waanku salaamay hadaad dhimatayna ilaahay janadiisa hakugu arzaaqo

  • @mohamedyahya5193
    @mohamedyahya5193 6 ปีที่แล้ว +44

    Mashallah may Allah bless sheikh salax and we be the dwellers of the preaching.
    Meanwhile let's practice and follow our prophet Mohammed "sala laahu aleihi wasalam" and his sahabas inshallah.

  • @fadumoxasan7896
    @fadumoxasan7896 4 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahayow inoo caafi shiikheyna shiiq saalax macalin waa shiiq fiicn oo diinta faafiyo runtii wxfiicn uu faaafinjiray ilaahow kabdbaadi dadka sixreen

    • @maxamedkaarshe8550
      @maxamedkaarshe8550 4 ปีที่แล้ว

      mala sixray sheekheena macaanta badam

    • @mrsocdaal1434
      @mrsocdaal1434 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxamedkaarshe8550 sidaas ayaa maqlay sxb kuwa kheeyr badan ayaa sixray

  • @adanadow4967
    @adanadow4967 4 ปีที่แล้ว +20

    Ala Hajjaaj nasiib daranaa 😭😭😭
    Ilaahayow nasiib darrada aad ninkaasi daalimka ah kuriday ha igu ridin hana ii qorin 🤲🤲🤲

    • @sacdiyosacdiyo8213
      @sacdiyosacdiyo8213 3 ปีที่แล้ว +1

      E4444

    • @zaki6726
      @zaki6726 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyosacdiyo8213
      Ma ogaan karaa waxa aad ka wado

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 ปีที่แล้ว

      Heheheeh waa ninka kabcada dhisay 👥
      Waa ninka quraanka qaabeeyay
      Waa ninka quraanka xifdisanaa 😂
      Waxaasoo dhannna kamaysan hor is taagin

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 5 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu xalaashaday dhiiga saxaabadii rasuulka iyo taabiciika wuxuu ahaa mujrim Daalim ah Alle ha cadaabo xajaaj​@@mrdevicesomali5004

  • @axmedxiimaa7855
    @axmedxiimaa7855 4 ปีที่แล้ว +6

    Maaashlkh sheikh saalx allaha ku caafyo cfmd taam ah allaha ku shrfo

  • @isaaq143abdi9
    @isaaq143abdi9 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waa qiso aad u mcn iyo sheikh cood mcn

  • @cabdirisaaqmaxamedmaxamuud380
    @cabdirisaaqmaxamedmaxamuud380 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allh ilaahy hadaayo shiiikhyna shiikh saalax a aamin ale haku caafiyo

  • @TV-qd4rr
    @TV-qd4rr 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤masha alaah alaha nooxifdiyo shiikheena cumri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad taama alaha noosiiyo shiikha aamiin yaa rabi 🤲

  • @aaminoxasan9870
    @aaminoxasan9870 5 ปีที่แล้ว +12

    dad ilaahay wanaag ladoonay maanshaa allah

  • @ismDirir
    @ismDirir 4 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم الشيخ سلح من قصة الصحاب 🎉ما شاء الله اءلا قوة اءلا با لله جزاك الله خيرا ❤❤

  • @hanadaden1282
    @hanadaden1282 3 ปีที่แล้ว

    Maash allh shikha saalx ale caafimad hasiiyo dhabtii waa qaariga islamka

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 5 ปีที่แล้ว +4

    Jasaakallaaho kher sheekheena sharaftaleh cimriga cilmiga allahaakuubarakeyo

  • @ahmedwali6705
    @ahmedwali6705 8 ปีที่แล้ว +75

    mansha allah ilaahayow cilmigii sheikh saalax oo kaleeto laabtayda kabuuxi

    • @dakhlif7464
      @dakhlif7464 7 ปีที่แล้ว +1

      sxb ilaah laabtada cilmi kamabuuxinaayo ee baro kitaabyaday ku qoranyihiiin caajisnimada kabax

    • @hassan4957
      @hassan4957 7 ปีที่แล้ว

      sax waaye walaal

    • @hassan4957
      @hassan4957 7 ปีที่แล้ว

      sax waaye walaal

    • @hassan4957
      @hassan4957 7 ปีที่แล้ว +3

      sax waaye walaal

    • @abdinasiraden1686
      @abdinasiraden1686 7 ปีที่แล้ว +2

      Hassan sheikh Muhammed

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 5 หลายเดือนก่อน +3

    HADII AAD QISADAN QURUXDA BADAN AAD DHAGAYSANAYO LIKE SAAR❤😊☝🏻

  • @lamafilan5558
    @lamafilan5558 6 ปีที่แล้ว +7

    M.a waa qiso aad uxanuun badhan oo layaab leh 😢😢😢😢 aad ayaan u ooyee.......... ilaahoow towxiidka nugu dil

  • @abbdufarax7930
    @abbdufarax7930 6 ปีที่แล้ว +5

    Jasagalah shaq salax Allah ku xafido in badan ayan dhagastay wactigada

  • @ibrahimabdibaxnaanm879
    @ibrahimabdibaxnaanm879 4 ปีที่แล้ว +7

    Allaha ku barakeeyo waxaa kitaabka siirada kutaala , 15 casho kaliya inuu xajaaj ka dhimasho dambeeyey Sacid ibnu jubayr cidklena Alle kuma sababin waa ducadii sicid.

  • @ismDirir
    @ismDirir 4 หลายเดือนก่อน +1

    بسم الله الدى لا يضر مع اسمه شىء فى الارض و فى السنماء و هو السيع العليم جزاك الله خيرا🎉

  • @axmeddhaqane2043
    @axmeddhaqane2043 8 ปีที่แล้ว +49

    Allah hanoo xifdiyo culimada

  • @mohamedabdirizakmohamed6267
    @mohamedabdirizakmohamed6267 8 ปีที่แล้ว +28

    Mansha allah sheekh alle haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba

  • @raaliyoruun9063
    @raaliyoruun9063 8 ปีที่แล้ว +13

    masha allaah sheikh jzklh qeyr barakallaah fiik

  • @zakimoha2714
    @zakimoha2714 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ilaahey aku xafido

  • @qusiyecade1832
    @qusiyecade1832 6 ปีที่แล้ว +7

    Mash.allah alle janada kuugu bishaarey

  • @bahjaxiis256
    @bahjaxiis256 6 ปีที่แล้ว +20

    ماشاالله شيخ الله يحفظك 😊

  • @ahmed7857
    @ahmed7857 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wa Qiso mcn

  • @farxiyajaamac1019
    @farxiyajaamac1019 8 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah sheikh jazakallah khyr

  • @NugalGarowe-qk7hk
    @NugalGarowe-qk7hk 8 หลายเดือนก่อน

    Sheikh salax mucalim 😢
    Alle cafimad hasiyee
    Saka
    February /4 /2024
    ayan subax hore ayan xasuso
    Hore u dhagaysanayaa❤❤❤

  • @yahyaabdi4547
    @yahyaabdi4547 ปีที่แล้ว +2

    sheikh illahow cafimat kusiiiii sheikha an uu duceyno

  • @daauus_abdullahi3078
    @daauus_abdullahi3078 8 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allh Sheikh Saalax ilhy Cimrigis Hadheereyo

  • @muhiyadinali8706
    @muhiyadinali8706 8 ปีที่แล้ว +3

    manshallah! xafidullah sh salax cabdullah

  • @ahmed7857
    @ahmed7857 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah God bless You Sheikh Salax

  • @ifraaxdagan6495
    @ifraaxdagan6495 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah shii qeena shiiq saalax nuurun calaa nuur janatul firdowsal aclaa insha alaah

  • @arkanfarahhassan2222
    @arkanfarahhassan2222 8 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah ilahaw imankas camal nagu irzaq ada weyn o waxid ah e

  • @queenhonestianostyleskings3970
    @queenhonestianostyleskings3970 5 ปีที่แล้ว +5

    Msha Allah shekh salax alle haku xifdiyo

  • @grayfox5357
    @grayfox5357 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah unaxariisto aamiin

  • @bakrwadaniwadaniggawakanda23
    @bakrwadaniwadaniggawakanda23 5 ปีที่แล้ว +6

    Allow shiiqeena janada kawaraaabi

  • @c.waaxidshariif4756
    @c.waaxidshariif4756 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ilahow ana kodhan sas naga yeel

  • @axmedsayidnour4387
    @axmedsayidnour4387 5 ปีที่แล้ว +5

    Sh saalax mucalim

  • @ahmednacermohamed7257
    @ahmednacermohamed7257 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh salah moalim allaha ku xafido aduun iyo akhiro ❤❤❤

  • @tawakaltravel8934
    @tawakaltravel8934 7 ปีที่แล้ว +8

    maasha alaah sh saalax alaah noo xafido

  • @maxameddeeqyuusuf1974
    @maxameddeeqyuusuf1974 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheikh alle ha Ku xifdiyo

  • @mahamedsaaid3206
    @mahamedsaaid3206 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah illaahoow Ku darajeey oo mizaan kaaga xasanaadka kugu zaaidi

  • @maidawarsame9292
    @maidawarsame9292 6 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah illahay ha kaa ajir siiyo

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 2 หลายเดือนก่อน

    ألهم إني أسألك علمآ نافع ورزقنا طيب وعمال متقبل

  • @taliyesare7832
    @taliyesare7832 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wli ilahy ayu aha sicid ibnu jubeye

  • @caalinducaale7569
    @caalinducaale7569 8 ปีที่แล้ว +5

    mshallh allaha noo xifdiyo sheekha

  • @ayaanmire8438
    @ayaanmire8438 8 ปีที่แล้ว +18

    masha allaha carabkaga allaha xifdiyo sheikh salax

  • @cabdifataaxaxmad852
    @cabdifataaxaxmad852 3 ปีที่แล้ว +2

    maansha Allah Taqi ayuu ahaa siciid

  • @noorabdikadirhussein
    @noorabdikadirhussein 7 หลายเดือนก่อน

    Ala saciid nasib badnaa allow nasiibkas inoo kas

  • @Dhageykerow
    @Dhageykerow 8 ปีที่แล้ว +20

    allah yarham Said binu juweyr

  • @Abdirhaman007
    @Abdirhaman007 3 ปีที่แล้ว

    M.a sheikh salax ilheey haku dhowro

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheq saalax xafidullaah

  • @baharldinmohamed8530
    @baharldinmohamed8530 5 ปีที่แล้ว +4

    ALLAH (SW) HA U NAXRIISTO

  • @nasronayrusnasronayruus1528
    @nasronayrusnasronayruus1528 7 ปีที่แล้ว +19

    mash alh walee diin tiisa Ku dhintay alha u raxmado

  • @dgluko5218
    @dgluko5218 6 ปีที่แล้ว +4

    aaamiin ilaahow jidka hanuunsan nagu hanuuni

  • @ahmedmoallimhassan9782
    @ahmedmoallimhassan9782 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh saalax allaha ku barakeeyo

  • @xamdixarago1628
    @xamdixarago1628 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh salax macalin cabdullahi ala kor ka yelo wan jeclhy ala jeclado

  • @naxwoibraahim5858
    @naxwoibraahim5858 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Allahu Akbar
    Imaan xoogaanaa

  • @dailyremainder6633
    @dailyremainder6633 8 ปีที่แล้ว +42

    Maansha alaah shekh salax alaha kuxafido

  • @ashrafshiine1432
    @ashrafshiine1432 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah waa sh ku dayasho mudan

  • @mubarakbihi4413
    @mubarakbihi4413 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta kaheshey shiikha like iisaara☝️

  • @ahmedawmuse7977
    @ahmedawmuse7977 7 ปีที่แล้ว +25

    Jasaakalaahu yaa fadiilada sheeekh saalix

  • @mohamedAli4970
    @mohamedAli4970 8 ปีที่แล้ว +10

    masha Allah ilxun Allah hakaahaayo

  • @idilcabdi4848
    @idilcabdi4848 4 ปีที่แล้ว +3

    Siciid ibnu juweyr illahay hau naxariisto

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 8 ปีที่แล้ว +45

    masha Allh tabarakalah shugran wllo

  • @ahmedissack9686
    @ahmedissack9686 8 ปีที่แล้ว +1

    masha ALLAH jazakumu allahu kher sheikh salah xifdu ALLAH

  • @djlovetube3248
    @djlovetube3248 5 ปีที่แล้ว +7

    msha Allah

  • @abdullahisalat2526
    @abdullahisalat2526 7 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah sheikh salah

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว +5

    shekha illahay dartiis baan ku jecelahay

  • @shukrimoalimali8563
    @shukrimoalimali8563 4 ปีที่แล้ว

    Maash Allah alle ha caafiyo sheikhen caafimaad taam ah alle ha siiyo

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 8 ปีที่แล้ว +9

    masha Allah ilaahay Ajir hakaa siiyo

  • @wadanisoomaliyeed2710
    @wadanisoomaliyeed2710 6 ปีที่แล้ว +1

    Mshllh sh salax ilaahay cimrigiise hadheereeyo

  • @ruunmacalin589
    @ruunmacalin589 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheikh Umul Allaha Ku xafido

  • @mahadmaxamed7393
    @mahadmaxamed7393 8 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah jasakalaahu khyr anagana alle hanagu anfaco aamiin ✋✋

  • @noorabdikadirhussein
    @noorabdikadirhussein 7 หลายเดือนก่อน

    Allow intan ruux dulmin lahaa ani laidulmiya

  • @qumanequnyarsocod6754
    @qumanequnyarsocod6754 6 ปีที่แล้ว +7

    masha allh

  • @sakariyeaxmed4085
    @sakariyeaxmed4085 2 ปีที่แล้ว

    Dadka daawanaya muuqaalkan 2030ka like da ha ila dhaafina

  • @cumarmuxamed9038
    @cumarmuxamed9038 8 ปีที่แล้ว +12

    maasha Allaah شيخنا الله يحفظك.

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma sh allha ❤️❤️ jazakallh ❤️ Sheikh

  • @alijama8623
    @alijama8623 7 ปีที่แล้ว +8

    Thank you God is great

  • @fefe2967
    @fefe2967 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakallahu kher sheekhuna

  • @xaliimonuur8805
    @xaliimonuur8805 6 ปีที่แล้ว +14

    جزآك الله خيرا

  • @cabduqaadirmacaaniarts2289
    @cabduqaadirmacaaniarts2289 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah allaha ku xafido

  • @amranahmemoha5578
    @amranahmemoha5578 4 ปีที่แล้ว +1

    Qiso qurux badan sacii and hajaaj💜

  • @axmedshiikh2813
    @axmedshiikh2813 6 ปีที่แล้ว +19

    aamiin yaa rabi shikheyga

    • @bdvhdbx57
      @bdvhdbx57 6 ปีที่แล้ว

      Axmed Shiikh thjhe

  • @abukarmohamed6283
    @abukarmohamed6283 8 ปีที่แล้ว

    sh saalax mucalim ilaahoo janada kawraabi

  • @sacdiyoomar4478
    @sacdiyoomar4478 8 ปีที่แล้ว +20

    maasha Allah

  • @safacabdiraxman6594
    @safacabdiraxman6594 5 ปีที่แล้ว +4

    Aamin Aamin Aamin Aamin yarabi Masha Allah

    • @nimcocabdi7102
      @nimcocabdi7102 5 ปีที่แล้ว

      Safa cabdiraxman Amiin amiin masha Allah

  • @dgluko5218
    @dgluko5218 6 ปีที่แล้ว +18

    ilaahaw jidka toosan nagu hanuuni

  • @hanicali9400
    @hanicali9400 2 ปีที่แล้ว

    allah shikha habarakeeeyo😍

  • @abtiali941
    @abtiali941 8 ปีที่แล้ว +10

    maasha Allah qiso cajib ah

  • @muraayoaadan9264
    @muraayoaadan9264 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah shaykh

  • @moabdilhi1581
    @moabdilhi1581 7 ปีที่แล้ว +6

    mansh Allh jazakalahu khayir

  • @ummuharuun5397
    @ummuharuun5397 7 ปีที่แล้ว +12

    jazakallah kheyr wll

  • @mrjacelow1505
    @mrjacelow1505 7 ปีที่แล้ว +6

    manshaAllah jazakaAllah qeira

  • @hassancade1809
    @hassancade1809 7 ปีที่แล้ว +4

    allow sheekhan oo kale iga dhig

  • @fate-bashirbashir-husein6320
    @fate-bashirbashir-husein6320 8 ปีที่แล้ว +13

    mansha Allah

  • @abdalla221cisse9
    @abdalla221cisse9 8 ปีที่แล้ว +6

    alhu akbar xafidahullha shkh salh mucalim abdullhi

    • @hibaaaqfatuma391
      @hibaaaqfatuma391 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdalla221 Cisse🎀🎁🎃🎇🍰🍩🍔🍰🍩🍬🍈🍉🍅🍑🌳🌱🍍🍓🍇🍆🌿🌻🍀🍁🍂☀🌺⚡🌈🌹🌸🍀🍁

    • @munaqueen943
      @munaqueen943 7 ปีที่แล้ว +1

      hibaaaq Fatuma sheekh