AUDIOSOM | BARO 10 XEELADOOD OO AAD KU NOQONAYSID QOF HADALKIISA LA JECEL YAHAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Baro 10 Talaabo oo aad ku hananaysid dhagaha iyo qalbiga dadka aad la hadlaysid ,hadalkaagana aan looga caajisaynin.
    Hadalku waa mid ka midda kuwa ugu wanaagsan ee sahla isfahnka dadka , laguna wadda xiriiro , hadaba dhihidda hadalka iyo dhagaysiga qofka ad la hadlaysid waa laba isku xiran oo aan kala maarmaynin ,
    qofkasta oo inaga midda waxa kaliye ee uu ugu turjimi karo qofkale dareenkiisa , fikradiisa iyo soo bandhigida ra’yigiisa waxa kow ka ah hadalka , oo ah nimco rabaani ah qasabna inagu ah in aynu ka mahad celino qaybteenna ka maqan illaahay ha ufuree
    hadaba adigu side ku hanankartaa dhagaha iyo qalbiga qof kasta oo ad la hadlaysid adiga oo aan caajis iyo dhibsasho toonna kala kulmin , qofkasta oo bulshadda aad la nooshahayn uu ujeclaan karaa dhagaysiga hadalkaaga ? waxa aan kuu haya toban xeeladood oo aad awoodaas ku hanan kartid

ความคิดเห็น • 63

  • @bisharodahir9326
    @bisharodahir9326 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allah oraahyo dhaxal gal ah ahow qofka aad thy xooji xasuustaada waxfahme ahow mahadi ha idinka ka gaarto shukran

  • @andiraxmaancabdilahi9359
    @andiraxmaancabdilahi9359 4 ปีที่แล้ว

    Manshalaha wall mahadsaniid

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 4 ปีที่แล้ว

    Yassa laam thanks bro nooso badi arimaha jaceylka iyo guurka in bdn

  • @maryamodaahir7764
    @maryamodaahir7764 4 ปีที่แล้ว

    Walal ilaahy Haku xfido hory usuco

  • @hamdaalisaleban9067
    @hamdaalisaleban9067 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @noorabdirahman2188
    @noorabdirahman2188 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh sidaa noo jeceshahy baan ku jecelnahay allaha ku xifdiyo guuleso mudane

  • @hamsebadal9154
    @hamsebadal9154 5 ปีที่แล้ว

    guul ayaan urajaynayaa chanalkan

  • @zainabothman108
    @zainabothman108 5 ปีที่แล้ว

    Mancha allah

  • @saleebaanaarka9666
    @saleebaanaarka9666 5 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @daadajr450
    @daadajr450 6 ปีที่แล้ว +22

    thanks sxb sare channelkaga in an kula hormariyo aya iga balan ah i.A

  • @SOMALTALK
    @SOMALTALK 6 ปีที่แล้ว

    in badan waad mahadsantihin waxa maanta dunida la isku dhaafay waa dhiiri galinta dadkeena soomaliyedna wey u baahanyihin dhiirigaliyaal sida adiga oo kale mar labaad iyo mar sadexaadba waad mahadsantahay.

  • @maidayuosufcilmi628
    @maidayuosufcilmi628 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kugu dhiiri galinayaa khyr ka iyo waxyaabaha vcn ee aad nagu dhiiri galinaysid allah keep you pro

  • @cknb8593
    @cknb8593 6 ปีที่แล้ว

    thanks brother any time i hearing your motivations

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 6 ปีที่แล้ว +3

    Shukran wll

  • @saedaamin3345
    @saedaamin3345 4 ปีที่แล้ว

    Wnku csubahy channel tanks bro

  • @agrisom9818
    @agrisom9818 6 ปีที่แล้ว +2

    Mncha Allah Thnk U

  • @xaajidhuxulchannel352
    @xaajidhuxulchannel352 5 ปีที่แล้ว

    Thanks for my dear brother

  • @queenmuna7963
    @queenmuna7963 6 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah MaashaAllah suhkran brother waaliba in baadan 🙏👍👍👍✊

  • @hajiabdikanimoussa2687
    @hajiabdikanimoussa2687 6 ปีที่แล้ว +1

    Good program

  • @hafsasaed5206
    @hafsasaed5206 6 ปีที่แล้ว

    tnx wll masha allah

  • @loveislife.verygoodloveisl4006
    @loveislife.verygoodloveisl4006 6 ปีที่แล้ว +2

    Thanks walal👍

    • @rahmasaedmouse5809
      @rahmasaedmouse5809 6 ปีที่แล้ว

      love is life. very good love is life. very goo

  • @amalibrahim6936
    @amalibrahim6936 5 ปีที่แล้ว +1

    Tnks walal

  • @hodanxasan9711
    @hodanxasan9711 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll jazakallah

  • @myqueenamaalcdy5383
    @myqueenamaalcdy5383 5 ปีที่แล้ว

    M.a thnks guul wcn

  • @sharmicofficial8411
    @sharmicofficial8411 6 ปีที่แล้ว +3

    oo fiican

  • @sundusmohamud3252
    @sundusmohamud3252 6 ปีที่แล้ว

    Al hamdu lilah wax kasto waa lo bogay runtii m.allh

  • @nimcocabdullahi9422
    @nimcocabdullahi9422 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah horay u soco wll

  • @apdalasoomaal5834
    @apdalasoomaal5834 6 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @zamzamibraahim9116
    @zamzamibraahim9116 6 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @amiirabintufasal2835
    @amiirabintufasal2835 5 ปีที่แล้ว

    Thnks brother

  • @sihaamabdirahman7075
    @sihaamabdirahman7075 6 ปีที่แล้ว

    Thanks Bro

  • @aballamaxmuud7211
    @aballamaxmuud7211 6 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad waad asiibta runtii

  • @sharifsharkey5490
    @sharifsharkey5490 5 ปีที่แล้ว

    thanks bro

  • @kabiraamran7558
    @kabiraamran7558 6 ปีที่แล้ว

    thanks wllo

  • @galbedgulled8881
    @galbedgulled8881 6 ปีที่แล้ว

    Thanks you

  • @sucadahmed4180
    @sucadahmed4180 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allh waan ka Hilya barmushka

  • @fartunmohamedali9732
    @fartunmohamedali9732 5 ปีที่แล้ว

    Walalkey waxaa idin leyahay mahadsanidiin adi iyo dhamaan group ka ad isla hagajiseyn 10 kan qodob hormar wacan

  • @warsameaadan5254
    @warsameaadan5254 5 ปีที่แล้ว

    waan kaaiiday mahadsanid

  • @caydaruuscabdi9191
    @caydaruuscabdi9191 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi talo ficn weyn pro

  • @deeeqcumar2966
    @deeeqcumar2966 6 ปีที่แล้ว

    Good

  • @jamesbrownbrown7062
    @jamesbrownbrown7062 6 ปีที่แล้ว +4

    wanku cusbahay chanelkan thanks

  • @abdinho1824
    @abdinho1824 5 ปีที่แล้ว

    o

  • @sharmicofficial8411
    @sharmicofficial8411 6 ปีที่แล้ว

    waa peelo

  • @yahyepoi3491
    @yahyepoi3491 5 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @FluffPetsTV
    @FluffPetsTV 6 ปีที่แล้ว +12

    Waaw masha allah Waxan kaga mahad celinaya Aqoonta iyo Dabeecadaha wanaagsan
    ee aad noo hadyaysay Mudane #Esse #Esse, waxan arka channelkagu inuu yahay Mid macno kusoo kod dhinaya
    nolosha,
    balse dad badan aysan dhaad sanayn
    waxan jeclaystay inan kula wadaago
    waxyabo inaga cawinaya in chanalka dad aad #ubadan iyo waxyabo lagu kasban karo Subscribers aad ubadan
    igalaso xidhiid szp gmail kan
    Gmail/ redwanrashid946@gmail.com
    Fb/ Redwan Rached Guleid
    Waad ku mahad san tahay Soogudbintaada Hore usoco Brother

    • @ogaalkaaudiosom9023
      @ogaalkaaudiosom9023  6 ปีที่แล้ว

      Redwan Rachid waa tahay sxiip mahadsanid wan kula soo xiriirin

  • @sharmicofficial8411
    @sharmicofficial8411 6 ปีที่แล้ว +1

    sxb sare waxaatahay sxb fiican

  • @sadaamjokeryare8311
    @sadaamjokeryare8311 6 ปีที่แล้ว

    Mnchallh halka kasi wada gedi socodkina anaguna hil & ho wan idinla parbar tagnay

  • @cqanibiixi7924
    @cqanibiixi7924 5 ปีที่แล้ว

    aad. iyo aad Ayan kugu mahad celinaya lkn sxp dadaalka sii kordhi

  • @mohamudjeytee3637
    @mohamudjeytee3637 5 ปีที่แล้ว

    Shukarn

  • @sharmicofficial8411
    @sharmicofficial8411 6 ปีที่แล้ว

    nookeen arimo jaceel

  • @abubakarmaahi652
    @abubakarmaahi652 6 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll

  • @hafsasaed5206
    @hafsasaed5206 6 ปีที่แล้ว

    tnx wll masha allah

  • @mahadtohow1457
    @mahadtohow1457 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid