@@Zuxuka first of all the right word is RAP not RAAB. And second of all he is not the greatest. He is the worst impersonator. That’s not rap, it’s bullshit!
In waayo kadiba hal mar la soo booqdo talent gaan waa in liiska ka hidaha iyo dhaqanka halagu daro heestaan, this sh!t is crazy and banger. Ahead of the time. Way iskala kaa socotaa, ma ogid lakinse ane i rabtaaah❤
Am so glad to be part of this project with Jamal Jae pix and sharma my idol thanks sa I sharftey iyo sa I amentey this is I’ll be one of my best thing that I will always keep pushing for more success thank you idol 🙏🙏🙏🙏🙏
Hayeey cabsi cabsi waay wlhi Sharma boy fanka wan ka baxay ma dhihinoo muqaalada muxuu usoo celiyey waaba yaabee ok kalma jecli welcome my dhiiga Sharma boy keep going ilaa 2m
Laba wiil kan yar ayaan Aad uga helay isagoon cayaarayn ayuuba kan kale ku dhaafay cabiraada heesta gacmaha iyo wajiga, Heestaan inuu isaga qaadaayo u egtahay 💝
The most lyrically UNTOUCHABLE greatest of all times!! 🔥🔥🔥
Hi my Queen ❤️👑
RUSSIAN FEDERATION 🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺 SOLUTES 🙏
Facts 👏👏👏
👏👏
he most be possed for having these thymes... dont yall think.... im just saying
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Somalimusic mxa ula baxday
Aniga wll
somali music ku qoran
Marka hore magaca soo badal
Magaca ma aragtit miya maxa mesha kukene
Shumaca shida magalka wa sharma boy 🔥
Beentaa maaha
Baaba
Baba jeeey wakuwata haben iyo malin❤😊
Baba idiriska igu salaln sxb
Kuwa manta kagag bahan amaan asba kuyidhi kor markad tahy wlagu amana imaka hadanu wxba ahyn comment umad sogasheen😆
Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍
Scw
get lost broh u so stupid 😈😈
melahan hakenin nabi muxamed scw sababto ah hees wye inta ee wacdi maaha
Wllky ado mahdsn adigba mnta mel an musib kugu ahyn in laga wco ma jclan lahyn e subanaha scw mgcisa inta kada plz
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
heesaha waxaa ka macaan quraanka❤❤100%❤❤
Lkn hsys bsr bardhign quraanka heesha
Heesaha waxaa ka macaan in adiga lagugu dul dhagaysto 😂😂
@@apdalaasadmohamed5285 lol usheeg xoolaha nacalada 😂😂
@@naimaabdi3876 waa imaqlaa haduu dhago leeyahay🤣
hhh
Heesaha waxa kamacaan qura.aanka kariimka 😭🕋
Heesaha waxaa ka macaan quraanka ❤🙏
You are very stupid
How can you say like that
Ado og mxa uu dhagesanesa
Heesa saa ugu raaxesto quranka uguma raaxesto😅
Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ﷺ 💖📿
Scw m.a wll
Scw scw scw scw scw scw scw
SALALLAHI CALEYHI WASALAM
Scw scw
Heesaha waxaa kamacaan Quraanka ❤️♥️💯
Waa sax lkn adiga maxaa inta ku keenay wll?
beenta maaha
@@mbs7100 inta waxa kenay inu wax ku dheego
Adu heeesta sugeysay mxa quraan ugu mar marsiyoone👍😂
@@mbs7100Wala heshahy wlh😭😂
Heesaha waxaa wsngsan inaa laa dhagysto quranka Sow mahaa ❤❤😊
haaa wll🥰
Adoo s aa u,og inaa dhagystid so lgama ficna wll😌
Big tune fire 🔥 my bro never disappointed 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Sxiip labadiina idin sugaynaaa❤️
Sharma ft isma ip sugeeynaa scp
💵💵💵💸💵💵💵💵💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Waan ku taageera lageno
I love you
Waa heesti ugu horeysay ee iyadoo seconds taalo aan arko war liketa iigu cimaamada dhalin yaro..👍
Allah is the Greatest ❤☝️
Magaca EEBE sharafkisa maku habona meshan wiilow
Hhh kadaa aabaha raabka liilbaliil
Ilaahay magiciisu kumahaboona meelaha macaasida lagu hayo sxp Thanks
❤️❤️
@@zakidc4986 melwa iyo goor walba walagu so xasuusinaa willow hurdada ka kac
Musiga sharma boy waa diff, the man kills any kind of beat effortlessly, pure talent, soomaaliyeey buug halaga qoro, much love❤.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wow 👌🏾 👏 qurux badana gabdha dirta 😩
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
Scw ❤scw ❤scw❤
heesaha waxa ka fiican qur,aanka yaa igu racsan 💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Horta ma taqana Wilku wa wiil rer puntland ah🫡🇺🇿🔥❤️🔥
GABDHAHA DIRTA👏🏻👏🏻👏🏻👏🏼👏🏼
Gotta give credit to this guy, His rapping is improving 🔥🔥🔥
The real goat for rap 😍 Sharma legend
No he is not
Lakin adi maxaa u dheel waasi ninkaan maxa waye
the greatest of All Raab.
@@Zuxuka first of all the right word is RAP not RAAB. And second of all he is not the greatest. He is the worst impersonator. That’s not rap, it’s bullshit!
Kkkk Waxaan Miyaa Rap Ah Caaac 🤣
qurux badanaa gabdhaha dirta ❤️like hala dhaafin ViVA gabdhaha direed from ❤️🤍💚
ina ader❤
Inader wuu nacayey wecelka 😂😂😂
@@emantsal2296 mbafahmine muxu nadhahy ina ader😂
@@emantsal2296 inaga celi wacelka indr gabdhanena dhafdhe
Wiilka wa rer puntland oo mj ah 🎉
Stop Qabiil ✋️
Qurux badanaa gabdhaha dirka 🔥🔥🔥. Sharma boy 🔥🐐🐐🐐. ciyal madiino gang. From wil Surre 💪
Ina ader❤
War heesta so gali inta la gaarin ramadaanka shamrooooow👑✌
Wiil tagay sharma boy
Ninka kaliya eey dir & daroodba dawadaan keep going sxb from wiil ogaden🇬🇲💪
Waree
Gabdhaha Dirta quruxbana ❤❤ thank you walalkey
Heestan Inay 10M Gelyso Ayan Ogahy😂iyadon Hal qof Dawan Wewe👊Sharma On Fire🔥🔥🔥🔥🔥🔥
King sharma boy wiil somaliyeed 🇸🇴🇸🇴❤️we love you ciyaal xamar wiilkena ❤
In waayo kadiba hal mar la soo booqdo talent gaan waa in liiska ka hidaha iyo dhaqanka halagu daro heestaan, this sh!t is crazy and banger. Ahead of the time. Way iskala kaa socotaa, ma ogid lakinse ane i rabtaaah❤
Wiil tagay top ten galay❤sharma boy
Sharma boy greatest of all time 🐐 love from Djibouti 🇩🇯
Calanka dirta lacaayay hablahoodaa lehe
Maxaa ku helay nio
@@eganmedia2922 wax usheeg nio
Falastiin an udoceyno wllalayaal😢😢
Wiilka yar steylkiisa iyo jiliinkiisa inta ila aragtey😭❤️
Tnx zharma heesihi noo furtee🇸🇴
Real Goat Of Rap Sharma Poi 🗣️Big legend
Ruun wye wlhii real goat sharma boy Somali boy❤❤
Wiilkeena #SharmaBoy #KeepGoing ilaa cirka🔥
Soomaali kuli weey kujecelyihiin wiilkeena🦁 🫶🏾❤️
#Ciyaal #Muqdisho🇸🇴😍 🎤
Sxp miyad dhashay
@@daadiryareofficial7789 bro wiilkan reeer xmr weeeye inagu naga soo baxay waa wilkeena
@@daadiryareofficial7789 Maya, laakiin waan isla dhalanay, 🫶🏾🇸🇴💙
Mafahmin👉💥ma ogi👉💥ma aqaan💥👉saan iyo saan👉 team sharma 👉marnaba noo hoos 💥💥💪💪💪🙏💯😈🐐🐐
Am so glad to be part of this project with Jamal Jae pix and sharma my idol thanks sa I sharftey iyo sa I amentey this is I’ll be one of my best thing that I will always keep pushing for more success thank you idol 🙏🙏🙏🙏🙏
❤ you deserve it wiilkeyga we love you 😍😘
New markale sharmaboy 🐬🔥🐬
ANOTHER LEVEL!!! Sharmo is back once again!!!!
Sharma never disappoints banger 🔥🔥🙌🏾Saas waaye 💪🏽
Sharma boy
Sharma bou
Best RaPpEr oF AfriCa ✊♥️
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥ 💖
اللهم امين 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Waxgu tarant waa dhafen bee
Sharma Boy Laaaanderinimo Iyo And Somalia’s Number One ☝️🎖🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆
wax walpa waxa ka wngsaN quranka😢🤲
This guy is already controlling the SOMALI music industry hit after hit Viva SharmaBoy
My big brather shrma boy king of puntland from borey 🇸🇱🤣🐐🍁
Sharma boy hees waalan ayaa dabka u saaran oo la dhaho " yaa Yiri fanka wuu kabaxay" 😂
Weey sosocotaa 😂😂😂
Long life gabdhaha Dirta 💙❤👏
Jeazy boy adaa kacsady dul qaado sharmoow 💪💪my idol jeazy boy 🐐👑
Allah is one ,🥺😥Geerida ma xasuusana walalayal😢
Hayeey Sharma wuu soo laabtay
Hayeey cabsi cabsi waay wlhi Sharma boy fanka wan ka baxay ma dhihinoo muqaalada muxuu usoo celiyey waaba yaabee ok kalma jecli welcome my dhiiga Sharma boy keep going ilaa 2m
My boy sharma waan ku wataa🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️👌👌🦁🦁
Xamar waa imaana anoo xildhibaana kulhaa sharma ka sharma🔥🥰🎉
Wow.sharma Lgnd welcme Xamar adoo xildhibaana like inta soo dhaweyn leheyd✅
Somali Music 🎶 to the world 🗺 🇸🇴
Sharma ka sharma My bio I Proud of You 🤯🖤🔥
Quruxbadna gabadhan dirtaa 💋❤🩸🩸🩸💯
Sharma boy is is back 🎉🎉🎉❤❤ la aanta awaar wlaahi keep going
"Si walbaba waan idinka wadannaa"
The goat of somali rappers❤️
Welcome back legend walahi laanta fanka soomalida wa Trash🎉
Wiilku waa wiil rer Puntland ah ❤️
Best fanan 👑🦁
Koonfur galbeed people 🇦🇿🇦🇿🇦🇿👊🏿👊🏿
Legend is back 🦁💪
Somali music to the world 🌍🎤🎙️🎧 Sharma boy ayaa haayo wllhi 🙏🏻💎🙏🏿🙌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊
wxn hees mya hda hdal caadi wye🤣🤣
@@luqmanadanali702 Wallhi cuqdad ayaa kugu jirto bax isdil
@@luqmanadanali702 wax ba ka qaldan sharma boy ❤❤
SHARMA BOY IN THE BUILDING 🔥
KonforGalbeed waa ku fanaa
Legend sharma boy videoga ma ku jirtid zxp mcn ku awey
Legend ❤️🇸🇱🇸🇴
Laba wiil kan yar ayaan Aad uga helay isagoon cayaarayn ayuuba kan kale ku dhaafay cabiraada heesta gacmaha iyo wajiga, Heestaan inuu isaga qaadaayo u egtahay 💝
The One And Only King Somali Rap Sharma Boy 👦💯👌
Welcome legend inta sharma u xiistay like saara 🙌
Wali ya is garay legend 🙌
Waxa kaliya een ogahay baa ah in ay heestan 10 Million dhaafi doonto
My team sharma boy
Sharma legendary laandhere Mj cumar maxamuuda waakuu taaganahay awowe🙌❤️✋️ ninkii raabka soo nooleyey
😂😂😂kada bahasha ina ader isha naga ilali 😂😂Somalidi sida kle no neceb yhine👿
😂
King of rap is back💪
Comantiga first one
Legend king Always Sharma Boy
sxb wa Yasin Yarka sogaal wathsaap ka bro musigi wan dameyay
Saan iyo saan si walba wan idin walayna Sharma Never stop ✋🏻 artist 🔥✊
The real goat of social media❤🔥🐐
This is the best song of Sharma so far
GABDHAHA Dir🇩🇯💉 Hala idin arko 🐅
Sharma boy fanka waxaan ugu baxayaa tiray allah darti haddane waa soo naqaty allah wxaan kaga tuuga inaad meesho araga aamin
Sharma Boy Talent Boy Guuleyso From Sool Somalia 🇸🇴
Goatka rapka sharmake c/nasir ❤ pwe hees kga qybqaado halganka SSC 🐎❤
Mayee baayo baror si kale utuugso makasysid🤨
Inta og inay 1M iyo inka badan gaadhaysa Like isaar.❤️☝️
This Is Not Hees Waa Hadal Walibo Caajis Laga Qaadayo Oo Music Lazy Ah La Sii Saaray
Ramadan soodhaw adna fan kii ku soo laabatay
Ilahey inuu kaa madoobeeyo qeerka ku Tuso kuu rajeynaa
Reaction ruuxaantiisa wata waa kuleedahay laandheerenimo amaa u dhintaaa🥰🥰🥰🥰🥰
Hooyo Boqorad Ayaa Ku Dhashay Libaax Sidoo Kale Wn Kuugu Fannaa Wilkeena Sharma Boy . Viva K/Galbeed 💙❤️💚
On fire 🔥 ❤️the king 🤴 ❤️sharma boy🎖️
sharma is back 🔥🔥🔥
War nio fanku dhan ada ku ziyey🦁🦁🦁🦁🦁
sharma is back let’s go baby
Waligay 500 likes mahelin INSHAALLAH like ISKA saar wllka TEAM SHARMA WAX ITUSA
Hadana ma gaaraysid
Maxa ka rabtaa maskinka ha gareee
@@sahraruja5303 😉
The real goat for rap👌🔥sharma LeGend ❤
SHarma boy is back❤️🤴
Nabiga Ku sali Sharma
On fire 🔥🙂
Sharmo chiana kadhegaysta another level💪