Sharma Boy - Isoo Wac (Official Audio)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Social media akoonyaasheeyda dhabta ah.
    ​ / sharmaboy4real
    / therealsharmaboy
    / therealsharm. .
    TikTok: Sharma_boy006
    Snapchat: SharmaBoy4Real

ความคิดเห็น • 3.7K

  • @ismaipmusic
    @ismaipmusic ปีที่แล้ว +1871

    Big banger my boy 🔥🔥🔥🔥🔥🤴🏿🇸🇴🎶🌍💪🏿

    • @mahdiabdisalam2559
      @mahdiabdisalam2559 ปีที่แล้ว +55

      Legend weyn waku salamAy

    • @SharmaBoy
      @SharmaBoy  ปีที่แล้ว +428

      Caalamkale walaal isma 🐐🐐🐐🐐🐐🐐🔥🫡🫡

    • @biggstone3573
      @biggstone3573 ปีที่แล้ว +46

      @@SharmaBoy mute 🔇 baa galisid fanaaniinti kale jaanjs ficn waa siisay lkn way ka faideysan wayen

    • @yuusufabukar9896
      @yuusufabukar9896 ปีที่แล้ว +11

      Reply isoo gal isma Ku Daageraa pro

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +6

      @@SharmaBoy keep going hore u soco sxp waan ku wataa

  • @zakibinxaaji
    @zakibinxaaji ปีที่แล้ว +417

    THE LEGAND bes waaye microphone dhig halahaasa naga badan 🖐🏻🤣
    Thanks sxb qali ah beerka kaa ogsooni 🖐🏻

  • @hosowpro
    @hosowpro ปีที่แล้ว +406

    Hambalyo 1M Subs Sharma - 1M Heesteeda Kaa Sugeynaa 😀

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +264

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲

  • @ismaip1
    @ismaip1 ปีที่แล้ว +879

    Heesaha waxa ka macan quraanka Alle Ya igu raacsan 💕💕💕🙏❤️❤️❤️

  • @ceyrow8
    @ceyrow8 ปีที่แล้ว +1372

    Aawey dadkii jeclaa nabigeena Mohamed (scw).🥰🥰🥰🥰🥰

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 ปีที่แล้ว +13

    Heestan wa heesta an ugu jeclhy heesaha Sharma Boy markan gaari bays leh fuulo bn shita❤😂

  • @Marwaanfilms
    @Marwaanfilms ปีที่แล้ว +1101

    Heesaha waxaa kamacan quranka ❤️❤️

    • @Sahel.
      @Sahel. ปีที่แล้ว

      Mrka mxd ka dhagayzanayza mize qorakan farxad paad ka raadinaysa

    • @iskufilanaadan7297
      @iskufilanaadan7297 ปีที่แล้ว +2

      Maxaad udhageeysan markaa

    • @sundusmaxamud9853
      @sundusmaxamud9853 ปีที่แล้ว

      MAXAA KUKEENAY INTA DHILLAA KUDHASEE🖕

    • @sadaqabdi4743
      @sadaqabdi4743 ปีที่แล้ว +3

      xaaku keena marka meshan waa adigi dadka dhan ka horeye

    • @ebyanmohamed4442
      @ebyanmohamed4442 ปีที่แล้ว +1

      Been ma ahan taas

  • @studiomohamedofficial457
    @studiomohamedofficial457 ปีที่แล้ว +331

    Heesaha waxa ka Macaan saliga nabiga (s.c.w) 💯🙏🙏❤️

    • @riyaanqurux5719
      @riyaanqurux5719 ปีที่แล้ว +3

      Scw walaga og yahay wll alle ka baq meshan saliga nabiga haku so qorin qa danbi plz plz

    • @xasanyare7848
      @xasanyare7848 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @xusenyare2332
      @xusenyare2332 ปีที่แล้ว

      ​@@riyaanqurux5719 sharmuutayahay ma quranka ilahay ayaa cabtoygan kajeceshahay dhilayahay

    • @sabariinsulayman6289
      @sabariinsulayman6289 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw 🥰

    • @bilalabdi5329
      @bilalabdi5329 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW SCW

  • @ayanlemoha9814
    @ayanlemoha9814 ปีที่แล้ว +37

    1M ma rumaysan sharma boy Goat of Somali Rapp 🎉

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms ปีที่แล้ว +109

    Isoo wac legend talent badan💯🙌🏻keep going Madax sare

  • @mohamedabdulahi6021
    @mohamedabdulahi6021 ปีที่แล้ว +5

    Cabsi cabsi waaye wlahi 🤸🏼‍♂️🤸🏼‍♂️🤸🏼‍♂️🤸🏼‍♂️🤸🏼‍♂️ onther level 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁🤣🦁🦁 sharma k sharama

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 ปีที่แล้ว +134

    HEESAHA WAXA KA MACAN QURAANKA ALLE YAA IGU RAACSAN ❤️❤️💔💜🙏🙏❤️💜

    • @mustafeabdi9717
      @mustafeabdi9717 ปีที่แล้ว +2

      Siilka hoyada wase waxd mesha kuso qoryso ka fiirso

    • @CapitaineisBoot10
      @CapitaineisBoot10 ปีที่แล้ว +3

      @@mustafeabdi9717 saxib wa run heesaha waxa ka macan Quraanka Allah Allah wa Akbar 🕋

    • @bacadsuleiman7090
      @bacadsuleiman7090 ปีที่แล้ว +1

      He's iyo Quran intee iskusobar bardigiii sxbw waba ogtee qurankaa waah kamacan inuu jirin dunithaa daaan

  • @IsmaiLbaaba
    @IsmaiLbaaba ปีที่แล้ว +277

    Lyrics #3:14 ilaa #3:50
    Hadaad is wayso izoo wac
    Anaa kuu sheegayo meeshaad joogto
    Hadaad is iloowdo izoo wac
    Anaa ku xasuusinayo meeshaad ka timid
    Hadaad isku buuqdo izoo wac
    Waa la soo maray zxp wxaan ku hysto
    Hdaad fadhin wayso izoo wac
    Waa lagu siina wax ku seexinayo
    Hadaad farxi wayso izoo wac
    Waad is arkee adigoo qoslaayo
    Hadaad socon wayso izoo wac
    Waad arki doontaa adigoo ordaayo
    Hadaad aamusto izoo wac
    Waa imaanee adigoo daldalmayo
    Hadaad wax dareento izoo wac
    Ugu dambeyn adigaaba duceynayo

  • @AmiirZack
    @AmiirZack ปีที่แล้ว +1

    Hanplyo ugu danbeen wxaa tagne 1m 🥺❤️

  • @reign254
    @reign254 ปีที่แล้ว +3244

    Inta quranka jaceyl like isaar walal🙏❤

    • @shuceybmaxamadmedia1071
      @shuceybmaxamadmedia1071 ปีที่แล้ว +25

      qur aanka inta jical waa ku haysaa heestaneh waa ku soo hormaree yaab

    • @123_8g
      @123_8g ปีที่แล้ว +12

      @@shuceybmaxamadmedia1071 usheeg

    • @daganmomo
      @daganmomo ปีที่แล้ว +12

      Hda Quran jeceshahy Mxa halkan ku keenay fck 🥺

    • @abdihassan2381
      @abdihassan2381 ปีที่แล้ว +6

      @@123_8g micnaha adhi quran marabtid miya

    • @mohamedabdukaadir2166
      @mohamedabdukaadir2166 ปีที่แล้ว +4

      @Marashow comedian quraanka like ha ku raadsan nacaladi kugu dhacdaye

  • @diraacofficial1659
    @diraacofficial1659 ปีที่แล้ว +4

    Lion Always Lion Sharma Axyaa Hees Dhan walba ka Fadhida

  • @maryamamohamedomar
    @maryamamohamedomar ปีที่แล้ว +3

    Wa ka cajistay fanka run Hadi lashego

  • @daauudalihussein9766
    @daauudalihussein9766 ปีที่แล้ว +73

    🎶 Maqal majiraa intaan kabadan mawadi karo makaroofan ka ilinaaa ka socoto wuu ooynooyaaa Noooh 🎶
    SHARMA BOY IS BACK 🔥🔥🔥

  • @CHAMPIONPROD1
    @CHAMPIONPROD1 ปีที่แล้ว +19

    Carabka Laga Qalay Maya isha laga qaalay 😂😅 Legend sharma is back ✌️🔥🔥🔥🔥

  • @waanogaaban9055
    @waanogaaban9055 ปีที่แล้ว +3

    Waxgee ka soo wacaa nio😎😎😎

  • @omarofficials2844
    @omarofficials2844 ปีที่แล้ว +49

    Welcome back Sharma boy Legend Always G.O.A.T❣🐐

  • @maymaosman2338
    @maymaosman2338 ปีที่แล้ว +9

    Sharma hees u qaday o ciyaal xamar sheegeynin kuma jiro wlhi wan ku wadanaa hda ciyaal xamar nahay Sharma 🇸🇴❤️

  • @asaisma326
    @asaisma326 ปีที่แล้ว +3

    Wow hambalyo 👌

  • @qalanjoalihassan2537
    @qalanjoalihassan2537 ปีที่แล้ว +8

    Wow sharma boy 👦 is back 🙌 😍 👏 manshala my blood💉 🎤✌️🎵💯🔥💪🎼 welcome one million is legend 👏 hees magceeda I soo wac aniga kuu sheegaya meesha aad joogte

  • @DjHunkyVevo
    @DjHunkyVevo ปีที่แล้ว +4

    02:50 Waaaaaaw!
    Cabsi cabsi waaye walahi Sharma Boy wuu tagay

  • @goohemustafe8731
    @goohemustafe8731 ปีที่แล้ว +3

    Aamusnaan ayaa lagu gaadhay 1 million laandheere

  • @abwannasrishakespeare
    @abwannasrishakespeare ปีที่แล้ว +35

    Sharma waa cakeena hora loo yiidhi absolutely the only Sharma Boy always Legend m'y bøy 💪 Full respectøs boss 🙏

  • @najmaxasan3750
    @najmaxasan3750 ปีที่แล้ว +10

    Hadaan ku hadal heenay aniga iyo familykeega Wllhi ❤ team sharma ❤❤❤❤❤

  • @issooadkeemoosow3023
    @issooadkeemoosow3023 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad is ilowday isoo wac ana ku sheegayo mesha ad joogtid wanku wataa pro😂😂😂🤣🤣🤣🤣👏👌📸

  • @sharmaarkemohammed1810
    @sharmaarkemohammed1810 ปีที่แล้ว +10

    Wow Amazing
    Hadda farxiweyso isoo wac
    Best rapper sharma boy😱✌️😍

  • @mohanadofficial9790
    @mohanadofficial9790 ปีที่แล้ว +27

    Hesaha wxa ka macaan dhagaysiga quraanka yaa igu racsan ❤❤❤

  • @kederabdiomer6681
    @kederabdiomer6681 ปีที่แล้ว +30

    You took somalii music to the world king 👑😍😍

    • @xuseenmoktaar
      @xuseenmoktaar ปีที่แล้ว +1

      Sharma sanadkan waxkamahayo

  • @abdirashidharun3295
    @abdirashidharun3295 ปีที่แล้ว +92

    Welcome back sharma boy big love ❤ from depot unit from zambia 🇿🇲 adeer dameer waa dameer 🔥 🔥 🔥

  • @baaritube5140
    @baaritube5140 ปีที่แล้ว +24

    INTA UU SHARMA BOY JOOGO MA JIRO QOF AAN DHIHI DOONO WAA FANANKA DHALINYARADA MA IGU RAACDEEN HADAD IGU RAACDEEN ISOO WACA

    • @biggstone3573
      @biggstone3573 ปีที่แล้ว +1

      Wizbi aa rabo inaa dhahdid fanaan aa tahay 2:30 hees soconayso oo hal flow leh xitaa ma qaadi Karo Sharma boy hal sadex flow oo Kal gaar ah talente waxaas laga dhaha

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wiilkeyga an jeclaa sharia mabruuk hal malyanka🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @Richproductionr
    @Richproductionr ปีที่แล้ว +32

    Halmar igula sali Nabiga maxamed scw scw scw ☝️😍

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 ปีที่แล้ว +7

    Sharma Boy heestaan Top weeye anigabahaan erayada igu socda welcome back Sharma boy markale Congratulations 1M Subscribers 👏👏👏👏👏

  • @UsaameLiibaan-tp6ef
    @UsaameLiibaan-tp6ef ปีที่แล้ว +3

    Gaaladu markaasoo kale waxay dhahdaa another level🙃😊😁

  • @nasuulcraxmaan672
    @nasuulcraxmaan672 ปีที่แล้ว +5

    Wasirka arimaha gudaha ..Zaki bin Haji❤️❤️❤️.....Sharma is Back😁....Ka Ganbada .dee..🥲

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e ปีที่แล้ว +35

    Sharma in the Bilding 💙🥰💪
    Congratulations 1M Team Sharma 🖤🐐🥰🥶

  • @abdiosman27-tu3bq
    @abdiosman27-tu3bq ปีที่แล้ว +1

    Msha allh wiilkena wlhi ciyaal raxwen ayaa kabadan inta lagaarin inta lagaarin somalia weyn anaga waxena waa talent ok wll raxeso guskaaga magacaga ku qor ok king isoo wac ok ccl snip war waa kuu dhameyay 🎉

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 ปีที่แล้ว +101

    SHARMA BOY. The Mogadisho native.
    Produced more No 1 Somali rap songs than any other artist bravo !!!

    • @hayehaye5624
      @hayehaye5624 ปีที่แล้ว +3

      He got chased from Mogadishu because he’s darood 😢

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 ปีที่แล้ว

      What do u expect from Blood thirsty Moryan? He moved to Garowe Hargeisa and Djabouti.

    • @elmiabdullahi1960
      @elmiabdullahi1960 ปีที่แล้ว +3

      @@hayehaye5624
      Be always a positive,tribalism is backwardness .

    • @naimapopgirl4067
      @naimapopgirl4067 ปีที่แล้ว +2

      @@hayehaye5624 yeah they never protested even for supporting. They. .....
      However large number of hawiye showed support and that's a positive thing to note there are true Humans alive still.
      Sharma was the favorite of all youth and youth care less about tribalism

    • @sacdiabdi4293
      @sacdiabdi4293 ปีที่แล้ว +2

      hahaha native .😀 kulahaa sharmake Abdinasir was born in Nugal , putland he stay in mogadisho for a long time.he is proud somali Raper too i

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 ปีที่แล้ว +52

    50K views and 10K likes ❤️ Another Level 🔥
    Only Official Audio✌️ team Sharma le sameen karo

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hadad ka jabto lugaha zxp gacmaha ku soco😢
    Halkii erey oo u sharma dhaho wxay la mid thy 100 xikmadood❤

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader ปีที่แล้ว +5

    1M Subacreibers Congrats Sami Shrma 🥳

  • @fardalaaye_79
    @fardalaaye_79 ปีที่แล้ว +10

    Wlhy been maaha waa kuu xiisnay legends sharma is back😍😍

  • @ibnoomar88
    @ibnoomar88 22 วันที่ผ่านมา

    Sharma boy heestan hees lamida waliga ma aadan. Qaadin wlh. Mar wlbo aaan mustaqbalkeyga ka fikirayo Hadaad ka jabto lugaha gacmaha ku soco iso sawirinta ❤ big motivation man

  • @Mudug___Star
    @Mudug___Star ปีที่แล้ว +22

    Madaxina ka ilaashada Maartan 🔫 The goat 🐐 Mr Sharma boy best rapp big fan 🙏❤👑

  • @maalik77
    @maalik77 ปีที่แล้ว +34

    Legend one of the kind sharma boy😍

  • @maamedamiin
    @maamedamiin ปีที่แล้ว +3

    Hadaad isweyso isoo wac

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +32

    isoo wac is another LEVEL 🥶🥵🔥🔥🔥😈💯💥

  • @ninja4x7
    @ninja4x7 ปีที่แล้ว +643

    Sharma boy best rapper 😢❤

  • @cabdisalaanaxamed5318
    @cabdisalaanaxamed5318 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy aawe heesta soo dhaadso

  • @bimati2578
    @bimati2578 ปีที่แล้ว +17

    Sharma boy legend is back🔥🔥🔥🔥🔥

  • @hassanyare6332
    @hassanyare6332 ปีที่แล้ว +19

    ᴛʜɪs sᴏɴɢ ɪᴛ's sᴏ ᴀᴍᴀᴢɪɴɢ🎶

  • @fadumoahmedfatuu3462
    @fadumoahmedfatuu3462 ปีที่แล้ว +1

    Sharma rabkii naga soo daa

  • @youngmo3566
    @youngmo3566 ปีที่แล้ว +34

    Tiktok wixii muran Ka jiray way damayaaan Sharma Ayaa soo laabtay Hala aamuso😂🤟🤟🤟🚀🚀🚀
    Sharma aduunkiisa ayaan Ku noolnahay❤️❤️

  • @biibshe__boy2840
    @biibshe__boy2840 ปีที่แล้ว +6

    Legend of the legend Sharma inta is weysey Sharma hala waco😄🤘

  • @mohetfarah129
    @mohetfarah129 ปีที่แล้ว +18

    Jawi geedo 🍁💨

  • @abdiqanidaacad6599
    @abdiqanidaacad6599 ปีที่แล้ว +19

    Another level sharma boy 🥰🥰💟

  • @qaaseyjimjaam2566
    @qaaseyjimjaam2566 ปีที่แล้ว +7

    Biri waa axad Allaha🤲🤲 nabad hangu gaarsiyo team sharma boy

  • @xasanxuseen3761
    @xasanxuseen3761 28 วันที่ผ่านมา +1

    ❤heestan io ma cawa oo kaLeH💨😶‍🌫️🎶🎶🎶

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw ปีที่แล้ว +510

    Voice 💯
    Beats 🎧 💯
    Rap 💯

  • @abdikariimmohamed2980
    @abdikariimmohamed2980 ปีที่แล้ว +10

    King rapper of Somalia sharma abdinasir maxamed bare my bro keep going 💪💪

  • @FarxiyaAxmed-he7dm
    @FarxiyaAxmed-he7dm ปีที่แล้ว +2

    Sharmo boy waan ku wadanaaa wllhi sxp reer burco hadaan nahay

  • @baabajeey
    @baabajeey ปีที่แล้ว +14

    CARABKA ISKA DAA AFKA HADEY KA QABTAAN RAABKAGA MA CELIN KARAA QALBIGA QARANKA AYAA KU QAATAY MAR HORE NAXDIN NAXDIN WAYE

  • @apdallasaciidcaliapdallasa3663
    @apdallasaciidcaliapdallasa3663 ปีที่แล้ว +14

    Hambalyo bro the one an only xidig of somali 🙏🥰

  • @mohameddeekhmohameddeekh4298
    @mohameddeekhmohameddeekh4298 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy wliga repryl iima so kaligan macalin igu qaada😍

  • @Abzbare
    @Abzbare ปีที่แล้ว +29

    Sharma boy never disappoints 💯🕺

  • @Laberiyafilms
    @Laberiyafilms ปีที่แล้ว +7

    THREE YEAR ONE MILLION Congratulation pro fanaanin kaa soo horeey xitaa gaarid iska daa mysan hamin wlahi 😁😁😁😁

  • @hassanabdiwaxid7186
    @hassanabdiwaxid7186 ปีที่แล้ว +1

    Finaly 1M

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 ปีที่แล้ว +56

    Lemme tell you guys, SHARMA BOY is taking the Somali Rap Game to a whole new level.

  • @kawsarjamac2320
    @kawsarjamac2320 ปีที่แล้ว +12

    Legend is back ❤️Jah waynagu socotaa heestu❤️🙈😂

  • @dinorealist1633
    @dinorealist1633 ปีที่แล้ว

    dhagtaa kaa gali like dhuki. waxaas cml miyeey sameen karaan sxb. big tune my guy

  • @calimavio9383
    @calimavio9383 ปีที่แล้ว +5

    Congrats 1m Sharma boy 🔥

  • @faysalfaamtube3137
    @faysalfaamtube3137 ปีที่แล้ว +21

    Wow legend Sharma boy ❤️🙏

  • @Real_Gang1
    @Real_Gang1 ปีที่แล้ว +1

    cong🥰 sxb 1m subscribe bad hestan ku xirtay
    lets go 2m keep going

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal ปีที่แล้ว +4

    Sharma our King brother waqti walba naga farxisaa. 🙏🏿🔥

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +186

    The best person ever The most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw🕋

    • @MoBaashi
      @MoBaashi ปีที่แล้ว +5

      Nio wax fiican hadaa sheegeeso meel fiican lagu shega

    • @yusufabdihagi7829
      @yusufabdihagi7829 ปีที่แล้ว

      Duli aa tahay

    • @Hassankheyre143
      @Hassankheyre143 ปีที่แล้ว +2

      Waaba Isla saxantahay miya hada si kle aaba like Iyo reply ku heli kartaa qur,aanka iyo nabiga scw meelahaan cml hakuso qorin plz

    • @hanatadan5658
      @hanatadan5658 ปีที่แล้ว +1

      Scw zcw scw scw scw scw scw

    • @cabdiraxmaanmaxamed2722
      @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +1

      @@Hassankheyre143 wr qof xanuusan ayaad tahay nio ma inaan wax khaldan Aan ku hadlo ayaad iga doonaysa SaLiga Nebiga (NNKH) wax ka Fiican ma jiraan hadlkaaga iska sax plz

  • @abshirismail8293
    @abshirismail8293 ปีที่แล้ว +1

    Wlih wax kale Dee my pro💪📞

  • @blue19003
    @blue19003 ปีที่แล้ว +13

    I'm from Malawi i like sharma boy songs

  • @nolimit5549
    @nolimit5549 ปีที่แล้ว +5

    I am from Somaliland state of somalia and I love Sharma boy.

  • @mohamedchanel5921
    @mohamedchanel5921 ปีที่แล้ว +1

    Hamnalyo 1m Sharma booy

  • @stevengerrard6484
    @stevengerrard6484 ปีที่แล้ว +12

    Congratulations 1MILLION the legend 💙 👏 ❤️

  • @aali7359
    @aali7359 ปีที่แล้ว +283

    he never leaves us hanging and always posts new music dont ever stop sharma

    • @hassohustler3742
      @hassohustler3742 ปีที่แล้ว +2

      Subhanaka ya cathiim Alle hana hadeyo Amiin

    • @AXMEDODAY
      @AXMEDODAY ปีที่แล้ว +1

      Guuul baadan ❤❤❤

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 ปีที่แล้ว +1

    Sharon poi waankuqoray finaka bow keep.goin 🥰🥰🥰lake Isra bowe

  • @Rayaa_7
    @Rayaa_7 ปีที่แล้ว +5

    2 weeks 1m another level waye big bro♥️

  • @zakariegardam2517
    @zakariegardam2517 ปีที่แล้ว +5

    TalentiGa Saxda Ah Waa Kan Adeer Saa Doontid Yeel Fanka Adigaaa Leh💪

  • @truevideos8832
    @truevideos8832 ปีที่แล้ว

    wixii hore quba @sharma boy video usoo samee codsi Somalia tooso

  • @Zeerka_boy
    @Zeerka_boy ปีที่แล้ว +27

    An other level sharma boy 🤴🤴

  • @muduze573
    @muduze573 ปีที่แล้ว +31

    Dadka rasulka jecel love 💕 hasara SCW❤️

  • @Oroddheer
    @Oroddheer 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sharma Boy, Legenow heesaha ayagoo qoraal (Lyrics) ahna kusoo dar information hoose

  • @salmaan_official8201
    @salmaan_official8201 ปีที่แล้ว +22

    Heesaha waxa ka macaan quraanka 🥺❤🤦

  • @ahmeemahrez5665
    @ahmeemahrez5665 ปีที่แล้ว +6

    Congratulations Broo 1M Nex Time 5 Million InshaalH 🔥💙🙏💙🇸🇴

  • @leylaleylalucky4584
    @leylaleylalucky4584 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo sharma boy wlhi 40 qof aa kaga saaray xafada deriska xitaa asxaab aa isbitaal isla jogno👏👏👏😘😘😘😘😘😘

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 ปีที่แล้ว +4

    anaa ka mid aH wlhi kuwa kuu xiizey 😘
    Wlhi wn ku farxey inad cfimaad Qabto carrabka ay sheeGayeen baGuu been noQdey wn kuu walwalayay ani 🥺
    Lkn Abowe heesta Download-ka u fur
    Ana isoo Wac 😂😂😉

  • @cabkadj5495
    @cabkadj5495 ปีที่แล้ว +201

    Voice and music another level sharma boy is back legend

  • @mouhiyadinak9604
    @mouhiyadinak9604 ปีที่แล้ว +2

    wan ko wadana. Keep going saxib sharma boy....😘😘😘😘

  • @akifsuleiman2216
    @akifsuleiman2216 ปีที่แล้ว +49

    Absolute masterpieace U never disappoint sharma🙈💥