26.02.2023 UGAASO OO ILINTA CESHAN WAYDAY SHEEKO XANUUN BADAN PART 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 72

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allaah gabadha sheekeysay:
    - in Alle u gargaaro, dhibaato kastana ka waabsho, ninki hore iyo hooyadiis ha cafiso. Taasna waa daawo nafteeda iyo naxaankeeda u roon.

  • @munamunawara6777
    @munamunawara6777 ปีที่แล้ว +2

    Where is part 3

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭
    Inaa lillahi wa inaa illahi raajucuun illahow dambi dhaf alle ha uga dhigo dhibku wu ku bilawday wuna kudhamaday gabadhas yaa allah ugargar 😭😭😭😭

  • @suhaanahmed9493
    @suhaanahmed9493 ปีที่แล้ว +1

    Where’s last part please

  • @deqosalah10
    @deqosalah10 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 meeday

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt ปีที่แล้ว +1

    Walale please part 2 meyaya

  • @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565
    @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565 ปีที่แล้ว +2

    Walalo cabdiqadir medey qeybti labad qisadan murgo wan jogi wayey walalo subxaanaalah ya Alaah 😰😰😥😥

    • @syidaliahmed
      @syidaliahmed ปีที่แล้ว

      Wu so galiyy wll fiidowgi u danbeyy waye part2 ka daawo

  • @jabhad1988
    @jabhad1988 ปีที่แล้ว

    Walahi waan kaxumahay dadkeena qaarkamida inay sidas unaxariis daranyihin Waa wax laga naxo 😢😢😢😢😢😢😢

  • @ندوشة-ل3ن
    @ندوشة-ل3ن ปีที่แล้ว +7

    Part 3 aawy meesha u danbeesay

  • @farxaancabdi6698
    @farxaancabdi6698 ปีที่แล้ว +3

    part 3 lasoo dhakhso zaxiip

  • @Mindsetcw
    @Mindsetcw ปีที่แล้ว

    Waa arin xanuun badan aaway part gii udanbeeyay

  • @zadri7225
    @zadri7225 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 aaway

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 ปีที่แล้ว +2

    Gabadh aanan ooyin ilmo ma korsato walee Nimanka qiyaamo danbigeey ka galayaan xaaskooda Alle ugama baqayaan bilaa caleeyk qofkaan haduu isku dhex yaacdo nimankaa ka masuul ah gabdha wey goeen.

  • @FilsanAramis
    @FilsanAramis ปีที่แล้ว

    Mashallah❤❤❤❤

  • @mounamawomouna3920
    @mounamawomouna3920 ปีที่แล้ว +2

    PARTI 3

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +1

    Part 3

  • @CilaanQurux
    @CilaanQurux ปีที่แล้ว +1

    Aaway dhameestirka qasadan ?

  • @maftuuxxmaxamed3588
    @maftuuxxmaxamed3588 ปีที่แล้ว +1

    Part 3 meeyeeee

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv ปีที่แล้ว +2

    Ilahow ha nagu imtixamin nolosha alla gbrtu maxay dhib so aragtay ilahow janada ku abaal mari maskinta adunk ku dhibtootay

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 ปีที่แล้ว +2

    Aawaya qebtii sadaxaad

  • @khadrasporty
    @khadrasporty ปีที่แล้ว +8

    Asc walal shekadan waan ku xanuunsaday o very disappointed ayey iga dhigtay qalbigii ayaa iwareegay. Quran baan dhagaysanaya imika si aan isu ilowsiiyo. Xasbunal,laah yaa rabbi no naxariiso hadanu dumar nahay.

    • @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565
      @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565 ปีที่แล้ว

      Walhi caadim sidan u murugodey waligey umaa murugon subxaanaalah ya Alaah caruurta bila hooyaada dhibta ay maren see edaada qof bilaadnimada meel kaaso gaasho may aahen yaa Allah biladmi haano baahin yaa aalaah 😪

  • @AHMEDSAKI77
    @AHMEDSAKI77 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah rabi nasri ad kuwarto hakusiyo

  • @munoaxmedcumar7377
    @munoaxmedcumar7377 ปีที่แล้ว

    Waa barako beesho aan ilmo wax ku ogeyn hooyo mey aheen

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +1

    Ax gebadhii waleed ya u muslima

  • @ArdoaxmadCabdullahi-sx3tu
    @ArdoaxmadCabdullahi-sx3tu ปีที่แล้ว

    Sorry abayo mcn😭😭😭😭♥️

  • @maryanrun8570
    @maryanrun8570 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @nasraismail1661
    @nasraismail1661 ปีที่แล้ว

    Maya

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว +1

    Waa khasab

  • @maryanrun8570
    @maryanrun8570 ปีที่แล้ว

    Asc bro

  • @ikraanabshirikraandegan8071
    @ikraanabshirikraandegan8071 ปีที่แล้ว +2

    Waka tagi laha awalbay yado lasodayacay ilmehedina kala fogyihin inay guursato may ahayn inay wilkeda waqti laqadatay ahayd si degan unolato

    • @munoaxmedcumar7377
      @munoaxmedcumar7377 ปีที่แล้ว

      Saas maha abayo gabadha mustaqbal bey ubahanthy ma cunugee uxayirnaanee

    • @ikraanabshirikraandegan8071
      @ikraanabshirikraandegan8071 ปีที่แล้ว

      @@munoaxmedcumar7377 haa ilmahaga waqti bay ubahan yihin ina siso maha inad nin rerod dhex kento haday gabdho yihina kaba si daran oo nin lama dhex keno lkn gabdhan ilma yashedo ka foga intay waqti ay isku barto ay ku so jidato hoyanimada umujin lahaud dalxis uwadi lahayd bay nin kaga mashqushay galadina wa ka qaday ninkina wa katagay xata nakala doro yiri inay ninka dirtay ahyd sagiba xumeyo katagy waliga ilmahaga hor marinta si guurkana hablow is kadaya idinko ilma haysta qurbuhuna somalia maha ilmaha xaqoda ladayaco ina si quruxa u korisa la raba

  • @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565
    @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565 ปีที่แล้ว

    Aalaah subxana watacala naasasho haakugu badalo yaa aalaah gabadhas waa dhibatodey 😪🤕

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 ปีที่แล้ว

    Ma Ugaaso ayaa hadleeysa xaada ixanuuntay ah ah ah wayee? qof kalaa mooday oo ka sheekeeynaayo.

  • @nasraismail1661
    @nasraismail1661 ปีที่แล้ว

    In ilmaha la dhalo ma ahan😪

  • @yusracumar6806
    @yusracumar6806 ปีที่แล้ว

    sorry abayo mcn 😭😭😭😭

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 ปีที่แล้ว

    waa masibo wadankii ayaan u diri lahay

  • @xogtamadasha-shorts
    @xogtamadasha-shorts ปีที่แล้ว

    Wlalow sheekada wa nagu kala jartaye inta ka dhiman maad noogu soo dartid meel xun xun oo waliba xun bay ku go'daye

  • @hibo8459
    @hibo8459 ปีที่แล้ว

    Qeeytii kale mee

  • @madinamohamed950
    @madinamohamed950 ปีที่แล้ว

    Sorry Abaayo Mcn 😢😢

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhii. Waaleeyd iyo gabadhii. Lawaayey. Xagee ku danbeeyeen. Iyo. Aabihii horay u dayacay. Iyo walaalkii. Maxay gabadha u biili waayeen. Kii yaraa oo gaalada raacayn maxey u soo sadabi waayeen waa reer wada. Arxandaran soomaali. Waxay u holceyso waa wada dulmi

  • @mrshaji8858
    @mrshaji8858 ปีที่แล้ว

    Ugaso shekadedii walshed ninkeda dilay meday

  • @amranhuseen5224
    @amranhuseen5224 ปีที่แล้ว

    Alla maxaa dhib so martay miskiinta 😢😢😢

  • @alamalam-ib7iz
    @alamalam-ib7iz ปีที่แล้ว

    Ggabdi Walsh's inteugaotagtay

  • @youssoufmouna3588
    @youssoufmouna3588 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭

  • @ismailyusuf6375
    @ismailyusuf6375 ปีที่แล้ว

    Rag ba'iisa ayuu ka sheekeeyaa dumarna badhaadhahooda been bay noqotay. Waa sheeko layaab leh. Inanta yaa habaaray?

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว

    Gabadhan ilma heda had ba qof udhii baysa

  • @asalsomali7745
    @asalsomali7745 ปีที่แล้ว

    Alla xanuun badana. Gabadhan yaranteedi ila manta ey hiyo thy dhibka ku dhacayo qalbiga wu ku dhaqajina. Sorry wlal alle haka abaal mariyo wixi dhib aad so martay ood kuso samirtay

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 ปีที่แล้ว

    Gabadhii waalatay waay taasn waa uqubo
    Kale

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว

    Haaa

  • @qadanqalaanjohassan8392
    @qadanqalaanjohassan8392 ปีที่แล้ว +1

    Meeday qabyibtii 3aad

  • @munoaxmedcumar7377
    @munoaxmedcumar7377 ปีที่แล้ว

    Nagta shekada soo dhiibtay waa naag walan ayuu yurup joogto hadana ilmihii dayacwyso

  • @mimi-ahmed55
    @mimi-ahmed55 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka ma rafadane gabdhaha maxa rafadsha horto

  • @hawo3095
    @hawo3095 ปีที่แล้ว +1

    Yarantana kuma farxin murug ayey ku kortay weynantina wexey muteysaty ciwaab kale alle ha ugargaro walshen

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว

    9 jir sas u had laya wa maxay

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv ปีที่แล้ว +1

    Ani ahantayda waxa ila ficnayd inan nin gursan wilka ay kensatay jcyl gashato so dhawaysato isbartan waqti la qadato marka 4 sano kdb ay gursato ilen cunug isago 5 hbn jira a dhibtay aha inta ka maqnyd ina u buxiso rabay mrks nin io ilma kle hor cararty sas bu cuqdada inta le eg kugu qaday miskin sorry

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว

    Wata dheh waba canug walane

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 ปีที่แล้ว

    masha Allah codkeedu ugso waa kiilugu sexnayay shekada kama xiso dhcysid

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว

    Ilmo aadan kor sanin dhib keedu wali ma arkin miya

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 ปีที่แล้ว

    Maxay Usoo wadatay Allahu is Akhbar Sorry 😢

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว

    Waba canug yab leh

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv ปีที่แล้ว +1

    Teda kle ilmaha ad hadba qf uga tgyso dhibki kuso garay kuma qus qadan nafta ina kor dhigto ahayd ubadkaga o dhexda u xirato

    • @faadumofani5615
      @faadumofani5615 ปีที่แล้ว

      Dantaa kuqasbaysay wll xal kale maysan haysan please adna haku digan 😢

    • @aliyah-rl7pv
      @aliyah-rl7pv ปีที่แล้ว

      Digasho ma aha wlly dhoofku wa kan baladu ka si racday inay cancel garayso ahayd abahed dacwada mar kle u furi karay ama line kle u gadi laha iyada cunugeda hadaysan tas dhicina ilmaheda korsan lhyd yanyo ha u ibise

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว

    Been loow muusan dhiman

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭

  • @munoaxmedcumar7377
    @munoaxmedcumar7377 ปีที่แล้ว

    Mey la tuugsato ilmaha