Wlhy waxaan ilaahey ka baryayaa in ilaahey Hooyadey iyo aabahey ilaahow gee janatul fardosa amiin. Show ee dada iyo habaryartu waxey kuu jeclyihiin why? Waxaa heystaa hooyo iyo aabo na jecel baan heystaa I am sorry gabdhaha sheekada soo dhiibta alxamdu lilaahi Wlhy hooyo kasta ilmahaaga ha dayacina plzz😢😢😢
Inantaa iyo walaaladeed waxa baylihiyay aabahood. Isagaa qaadaya aakhiro waxa caruurtaa ku dhacay.
Qisadan aniga iyo inta ila midka ah aya daremi kara ilahow labadeyda walid unxriso iyo indi dimatay oo dan Amin Amin ya rabi
Ilaahow adigaa kaa magan galnay in aan dulmiyo inta abuurtay oo dhan yaa Allah 😢
Hooyo la antuuu Xumaa omg 😪😪😪😪 ilintaa ma ceshankaroo .
Hoyo laa.aan tuu xumaa ilahey idaayeey ey isoo kooriisey aya mahad iska leh walibaa hoyadaa adunka ugu fican uguna naxaris badaan inta kadhimatay allow unaxarisoo
Rabiyow awlaadayda cidkale ha badin
Subxaanallah Somalia maxey nabad ooga dhici ladahay ayaa ladhahayaa xaqdaradan iyo arxan la aantaan ayaa ugu wacan subxaanallah ilmo walalkaa dhalay saas ugal naxariis daranaa allahow saqiirkaan saan loo galay xaqeeda ugud 😭😭😭😭
😭😭😭Haa wlh subhanallah
Xagana waan joognaa team adkaatay Royal ugaaso shakira 🙏
ax ax ninki hooyadii wayay ayunba garanaya xanuunka iyo dhibka ay leedahay hooyo la,aaanta yaa rabbi qofkasta o dhiban garab istaag 😭😭😭😭
Aamiin yaa rabi 😢 unaxariiso hooyooyinkeed wlhi waa xnuun hooyo la,aanta 😢
6 bilood iyo 1 sano
Aniga waxaas Macquul Maahan 😮
wallah.haweenka.soomalida90cadabta.waxa logeynayaa.tacadiga.ciyaalka
Please habartas keena it is heart broken story please hala so helo dqdas she is eval jailka liinta aan kusoo cabsiino
Royel anigoo Hooyo mcn isoo korisay ayaa xaada ixanuuntay.
Asc abdikhadir wllkey please part 2
Naarta naarta waala shaqeystaa ileen
Aniga aad aad baan ugu jeclahay iga u gaaso iyo faadumo shakira Mina ubax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤khaninyadii maaha Royal😮😮😮😮😮😮😮
Asallamu Tara me
Ax ax ax 😭😭sorr wlhi qofkii hooyo la aan sookoray ayaadareemikaro allow noodaa hooyo mcn😭😭😭😭😭
Wlh waa xanuun xanuun lagudaray subxaanalaah
Hi
Walahi wan ka ooyey arintas allahayow caafi walal wan cawineyna telefonkan keen allaha kugu dharshe naa sii telefonkan ka ka soo wadne
All calosha ax ax ax walhi hoyoyinku had talo maqlayan waxan odhan laha ha katagin carurtina
Aad ayaan uga xumahay
Waxay ixasusisay
Nolosha aan anu soo maray een iska iloobay
Mashalah
Waxaas oo dhan waa sax waxaa jiro ilmaha aan hoyadii korin kalsooni malahan dadka haayo aa bahda ka dilo
Eedan layaabee arxankeedu daranaa aan maqli jiray 😭😭islanimo maba aheeyn
Cuqubadu ma sodhaxde rabi waga jaro
Mashaa Allaha
Qisooyinkaan musalsal bay caalamku kasameeyan wlhi baa intaas malaayiin lagu qaataa 🥺😭👋
Mashallah ugasso
This story very painful
Please part two thank ❤❤
Wan ooyay walaahi
I can't hold my tears back wallahi😭😭😭
Wlhi waa waxaan 90 dhibkasta aan ku samarno
Edo taas maha cadaabta allh hakufogiiyo qumayo inkaar qabto
hoyo mcn allaha unaxriisro wlhi waa nanuun😭😭😭😭😭😭😭
Shakiiraa waa gabaadh kukuluul bagu dilaay kulahaa mareer burcaa qofku 🤣🤣🤣 fadumo tamaandhoo & ugaaso ❤❤❤❤
aabayaal badan aakhiro warbaa uyaala😢
Very Saad history
Alxamdulillaah.
ياالله..الظلم ظلمات يوم القيامة..حسبنا ونعم الوكيل
Shakira shekooyinkeda noso daa plz
Subxaan allaah walaal waa aduunyo walaalo
Subxanallha subxanallha
Mahadsanid wllo
Illahay masiibo tasey ku keen😭💔😭💔
Allah hoyo laa aantu xuma
Maashallha
Subxaanalaah, 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Part 2 Royalow
الحمد لله🤲
It's really painful story brother and sisters
Asc
Subxaanllaah
Walahi waran oyeye
Prt two aaway
Team adkaatay waa wax lagu cimriqaato sheeko murugo leh cuqubo iyo naxariis la aan ah inta dulman yaa guusha ku dambayn aduunyo waa sheeko iyo shaahid runtii waa nolol adag
Emotional
Ax ax ax aad ayan uga xumahay dhika lagu hayo caruuraha hoyadood anay korin
Subaxanalaha 😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxaanallaah! Very touching story! I
Asc waad salaamantiihi tiin adgaatay
Very emotional 😭
Parte 2 isow dira walalka
Bismillah
😪😪😪subxaanalaah
Balayo hoyadasey kula tagtey walhi waaqisadii iigu xanuunka badned ee an dhageysto
Shekkoyinka qaar ciil kugu dilyan mahaad sanidiin sxbyaal
Wallhi Wan ooyay ax Sorry Xanuun Badana 😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺
bisinka waa arxanlaay acuudu billahi
Walee Ugaaso wey balanbashay.
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Mashalla Mashalla
Very sad wallahi sorry sister ugaaso
waa naxdin bisinka waxas waa labadii dhashay inkaar qabooyinka
Ilhow hooyo hayga horaysin yaa rabi 🤲🥺
Somali ilmahaa baay udagiladahay cawan
Maanta caloosha iga xanuunaysa shekadan
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 allah mutugo badanaa
Qabti 2 noso gali pls😢😢
It's so 😭😭😭
Emotional damage😢
😭😭😭😭😭
Waa naxdin tanokale
So sad😰😥😰😥
Ax xanuun badanaa😭😭😭
Emotional 🥹 😢😭
Ax ax xanuun bdna
Waan fuuray saan u ooyay ax
Wlhy waxaan ilaahey ka baryayaa in ilaahey Hooyadey iyo aabahey ilaahow gee janatul fardosa amiin. Show ee dada iyo habaryartu waxey kuu jeclyihiin why? Waxaa heystaa hooyo iyo aabo na jecel baan heystaa I am sorry gabdhaha sheekada soo dhiibta alxamdu lilaahi Wlhy hooyo kasta ilmahaaga ha dayacina plzz😢😢😢
😭😭😭😭😭
🥰
Ilmaha lo,dhibo ehelka waxasa laga dhax,laa oo dhibato aya ku dhac da
Ax waa xanuun wlhi cuqdad aan la ilaaawin
Eedo dad cun waaye oo Alle xagee ka galeeysaa war imtixaankaan oo kale bal arkaa waryaa umad ah oo uciidamiya Ugaaso.
Walhi wn ooyay sorry 😥 ilhay hooyo ha noo daayo
Siduu u cararaya inuu bad badiyo ayuu rabaye
Sheekada waa xaasiin yaa alla xxx xxx waa xaun waa xanun
Uqubadu ma soo dahdo
Ilaaow nimanka hanbraha wiilasha waxas sameeyo aduun iyo qaaqiro masiibo ku rid ax ax
Waasheko xanun badan wlhi😢😭
Inkaarta ku dhacaday waa
Hooyada Tuurtay naagoow
Dhashiina haqubina