th-cam.com/video/BbCWlF40STA/w-d-xo.html ASXAABEEY KAFAAIDESTA CHANNELKA ADIGA IS AHAAW EE AAN UGA HADLO CAAFIMAADKA XASUUSANE INAAD SUBSCRIBE IISAARTID SHARE IYO LIKE-TANA AJIR AYAAD KAHELEEYSAA HA HILMAAMIN MAHADSANID!
SubxaanaAllaah SubxaanaAllaah maba lafiirin karo video ga seey isyeeleeyso SubxaanaAllaah allaaah umada haka qabto waa sheeydaan hadeey aqli leedahay haku waano qaadato wa xa kudhacay
Yaa alaaah qaab darada aacudu bilaah xishoood wuu dhamaaday cibro waxay ku qaadato way aragtay heesaha xataa yaraan magalaaan quraaan ka maba la aqrin karo abaayo maashaa almaaah fasirka quraaan ka alaaah tan see u cayaarayso waa hubaa raga qaar way layaaban yihiiin alaha sooo hadeeyo😢
th-cam.com/video/BbCWlF40STA/w-d-xo.html
ASXAABEEY KAFAAIDESTA CHANNELKA ADIGA IS AHAAW EE AAN UGA HADLO CAAFIMAADKA XASUUSANE INAAD SUBSCRIBE IISAARTID SHARE IYO LIKE-TANA AJIR AYAAD KAHELEEYSAA HA HILMAAMIN MAHADSANID!
Subxanalah iyadoo xajkii tagtey eey saas u dhaqmee. Ilahow mar Lee igee xajka anoo caafimaad qabo
Amin ALLAH HA NAGEYO
Subxaanalaah Subxaanalaah ilaahayow xishoodka iyo xushmada hanaga qaadin
لا حول ولا قوه الا بالله😢😢😢
Allaahu akbar ilaahoow fasahaadka naga qabo
Thank you sister God bless ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Asc abaayo qaatumo qeer allaanasiiyo ayadana hadeey teeda noqon oo jaanis llasiiyay waa u dhacatay oo eeyba saas ku bixin oon lagu oofsan yaa rabi qaatuma qeer lleh allaah nasiiyo yaa casiis
Asc waaan idiin salamay adiga iyo famille gabadhaan hadaba iigu horeeysaba inaan arko walalay ilhey hasoo hadeeyo hadii uu la doono alle Wali Ilahey wuu jecel yahay waqti wey heeysata
Aamiin Yaaaa Allaah wcs wr wb Masha Allaah my beautiful sister ❤️❤️🌹😘
Salalahu caleyhii wasalam ❤❤❤
Amiin amiin ya allah xifdullah walaashay qaali ❤️❤️❤️❤️❤️👍🌹
Amiin amiin sis♥️🤲🤲
Aamiin ya raba inshallah
Allaahu yahdiik subxaanallaah.
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
❤❤Subhanallah inalilahi wa ina ileyhi raajicuun ❤❤
Subxaanallah Allah xanaa so waada hanuunayo
حسبنا الله ونعم الوكيل.
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Nasiibdro walaasheen sidhaqanxun ayay umuutaya alle hasoohanuuniyee ayada iyo kuwa kudhaqankaa
Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤
Aaaamiin yaarabi macando 🤲😍
Subaxanlah 😭😭😭
Subxanllah xasbiyallah wanicmal wakiil waa akhlaq xumo sidaan iyo khatumo xun
Aamiin yaarabi wlashay
alle hasoo hanuniyo hana ag dhigo iney ku waano qaadato 😢
Subxana Allah ilahow xaqa naga sug munkarkii sidi noga badey wax caadi ah aya nala noqdey ilahow no gargar
Nagah somaliyeed maxay ugu ciyaaran,sidii naagaha la kirsysto ee kilibyada ,allahayow naga qabo dumarka ,waa isla yaaba markan arko naag somaliyeed oo noocan ah
Xasbunalaahu wa nicmal wakiil ilaahey gafkeena iyo geeridena ma kulmiyo
Allaha soo hanuuniyo
ILAAHAY hanuuniyo
Subxanallh rabihanodanbidhaafo
Subxanalah 😭
Halimoyinka Toobaad Keena Akhira danbaysa.
Subxanalaah 😢
Subxanallah
May Shay ku dhacday
SubxaanaAllaah SubxaanaAllaah maba lafiirin karo video ga seey isyeeleeyso SubxaanaAllaah allaaah umada haka qabto waa sheeydaan hadeey aqli leedahay haku waano qaadato wa xa kudhacay
Subxanallah subxanallah
Subxaana laaah ilaa hiyow qatixumafan hanagu dilin🙉 Qof kacbobtagay oo hadana hees qaaday🙉🙉
Kolay hadan aragdidayda ka dhiibdo anoo aan aqoon ulahayn walaahi qofka kasda wuu dan baaba waa bashar maxuu waxaas usameeyay lama dhaho aniga fsnka waxaa igala xun cayda qabiilada xanda qabylad da ribada sinada xanda iyo waxii la mid ah
Subxaanal Allah
Subxanallah shaydanimada faninisay😊
Waxaa fiicnaanlaheyd in aad muuqeeda waxsaarto walaal ooden soosaarin niikadeeda waa iga mulaaxado ملاحظة
Gabadhan fana bada ah aad iyo aad iiga qoslisay 😂😂😂😂
Gabadhan sow fanka wanka baxay maydhihin😢
Yaa alaaah qaab darada aacudu bilaah xishoood wuu dhamaaday cibro waxay ku qaadato way aragtay heesaha xataa yaraan magalaaan quraaan ka maba la aqrin karo abaayo maashaa almaaah fasirka quraaan ka alaaah tan see u cayaarayso waa hubaa raga qaar way layaaban yihiiin alaha sooo hadeeyo😢
Dad ayagoo ciyaal ah niikin jiray oo ciyaartaan kuusoo Barbaray markaad kudayato adigoo 60 jir ah ceeb iyo inkaar waxaan ahay kaama raacayaan 😅
😂😂😂 QOFAAN YARAANTA KU SOO NIIKIN WAYNAANTA MA KU NIIKINKARO SOMALIYEY XISHOODKA WAA MUHIIM
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxay sameynayso Allah so hadeyo
Wcs wrb
Subxaanalah hanuunka ilaahay baa baxsha,ilaahay hasoo hanuunsho teeda niikadii reer xamar bay is tiri koobiyee say wayba dhacday.
kkkkkkkk, qof ilaa yaraantiisi sidaas dabada iyo luga isku dhaafinayay ayay kudeeysatay, kkkkkkk weey dawaqday kadibeey sii dardartay samaacadihii dhullka yaalay baalansigaa kadhumay!
Waa dhibaatada koobiga uu leeyahay, kab kaaween waa ku kufisaa!
😂😂😂 fanny ayaad tahay wlhi xaqana waadka hadashay@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Haa naciimooy somali baa horay utiri socod aadan lahayn sadex saamood madhaafo .
Faadumiina copy and paste 😅 wey rabtay lkn wey keeni weysay.
Allaha soo hadeeyo
Allaha na soo wada hadeeyo
Dabada say uruxayso ayaba ka daran
Bisinka
Toobadu way furan tahay ilaa ay naftu aanay kaa bixin. Mar walba ilaahay Waa loo noqon karaa oo danbi dhaaf ayaad waydiinsan kartaa. Ilaahay waa qafuural Raxiim. Adiguna clipkan Intii aan arag ha tusin wllo . Ilaahay khaatumada Kheyrka ha inoogu khatimo kuligeen 🤲🏾
Gruob 200 qofan share gareyay halugu waanaqato wafaad cusub fananinti hore waxay ahayeen dad dawladle oo khladadka lagasoxo wax murti iyo macno leh ayey sogudbinjireen lakin kuwaan fasaad iyo fitno
Fanaan wa fitno haa huu
Subxanallah