Public Prank Qosal badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 131

  • @ahmedkaaraan9991
    @ahmedkaaraan9991 ปีที่แล้ว +1

    abaahaan Soomaaliyeed wuu dulqaad badanyahay wlhi waad garan weeydeen hoosha😂😂😂

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว +6

    Xaliimo cabulaahi wan taageera suwes waa mahadsantahay gurigi xamliimo cabdulaahi yaa rakayey❤❤❤👈

  • @Hassanynwa
    @Hassanynwa 3 ปีที่แล้ว +5

    Prank Qosol badan ayuu ahaa waa mahadsan tihiin team zuweys gacayte

  • @libaanmedia7583
    @libaanmedia7583 3 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijka aad ayuu xiiso u leeyahay keep going
    Lkn talo ayaan ku siinayaa labada wiil sheekada ma quseeyso wey kaga ciyaareyn wll isku dey inaad iska ilaaliso qaladkan oo kale horey u soco

  • @jaalemaxamadxareed286
    @jaalemaxamadxareed286 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi prank dhaba an arko kanu aha 😂😂😂gulaysta wligin

  • @SaidAdan
    @SaidAdan 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilamaha yar haku ciyaarina..dadkii dhalay mee..

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 3 ปีที่แล้ว +2

    Cunugta yartaah wa in quraan lagu'akhriyo please

  • @mrjamac
    @mrjamac 3 ปีที่แล้ว +5

    nice prank dadkii waa iskugu tagteeyn caadi ma tihiin suweys gacayte group keep going

  • @mo_mahadofficial8348
    @mo_mahadofficial8348 3 ปีที่แล้ว +18

    Tik tok yaa kasoo argay 🤣🤣

  • @mubaarikjaama4903
    @mubaarikjaama4903 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta TikTok ka soo aragtay 🤩

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 3 ปีที่แล้ว +8

    Miss u more my home garowe 🇸🇱🥰🥰🥰❤️

    • @khadardayib9217
      @khadardayib9217 3 ปีที่แล้ว

      De walal calankani waki serra leone 🇸🇱😁

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 3 ปีที่แล้ว +1

    Cunugta sida ka daaya cugubo idinku dhacdee Il iyo erey baad u soo jiideen ayaan daranaa hooyoda dhashey cunugtaa yar Alla u gargaaro.

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhhh suways you are legend girl,, walaahi waan fuuray cunaha ixanuunay sidaan uqoslaayay hhhhhhh

  • @mshire3995
    @mshire3995 2 ปีที่แล้ว

    Prank kaan Waa dulmi waxaana dulminaysiin gabadha saqiirka ah iyo ummada muslimka ah

  • @abdirahmanosmaan4895
    @abdirahmanosmaan4895 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga ahaan waxaa idin dhihi lahaay labada wiil wey dagan yihiin ee meshaas askri in aad ka wadataan 😂😂

  • @foziaabdul1787
    @foziaabdul1787 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta tiktoka ka so aragtay lke ii Sara

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 3 ปีที่แล้ว +1

    marka salaan ayaan hawada idiin soomarinaya wlh aniga aad ayaan u xanaaqay quf aan waxba isku ogayn ilma oo dhalin kama cabsoodo ileen dad iyo dun waa la aroorsada malin ayay wax ku tarayan in naxday fartaa kugodan oo run ah

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaliimo cabdulaahi dhi badanaa ya odayga dhibka kadaa adeer😄

  • @xardaye
    @xardaye 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aadan xishooneyn waxaa doonto samee. Iimaanka beela waaba beesheene.

  • @kawsarabdirisaq8808
    @kawsarabdirisaq8808 3 ปีที่แล้ว +4

    Cunugtaa iigu daranba habeenka la wareejinaayo 😂😂😂

  • @hasancariif3065
    @hasancariif3065 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlle ..abtiga waad kanoleyseen
    Ina geeya saldhiga miyuu yidhi🤣🤣🤣

  • @galayrofficial7976
    @galayrofficial7976 3 ปีที่แล้ว +3

    Haye Su,aalaha 😄😄😄kaasa beer cadad igu riday

  • @ibrahimissack8455
    @ibrahimissack8455 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilmahaaan yar ee lagu ciyaaraayo away dadkii dhalay

  • @faaraxbashir8719
    @faaraxbashir8719 3 ปีที่แล้ว +3

    ilmaha yar rafaadka kadaaya wllyaal waxani prank maahee

  • @sadamshilaapo194
    @sadamshilaapo194 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilmhan Yaa dhalay lagu ciyaarayo

  • @siciidmahad6551
    @siciidmahad6551 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofta wayn xoola nimadiida ma halkaas bay risiqii ka galay 😂

  • @jaalemaxamadxareed286
    @jaalemaxamadxareed286 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qosolka iga dhamaday 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 3 ปีที่แล้ว +6

    Honguri Illaahow meel xun haga gelin.

  • @xasankaafi360
    @xasankaafi360 3 ปีที่แล้ว +3

    Arimaheena aaway reaction ka Soo bixi prankigaan sxpow waa wax klen

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 ปีที่แล้ว +3

    WAA PRANK CAJIIBA.

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 3 ปีที่แล้ว

    Wallahi weligey prank kuma qoslin lakin kal iyo laba uqosley runti wa prank saah ah wallahi xooga uqosley

  • @Shamso697
    @Shamso697 3 ปีที่แล้ว +4

    Xata ninki waad garan weydey😂😂

  • @asii9942
    @asii9942 3 ปีที่แล้ว +1

    illaah baan ku dhaartayee hadii uu aabahay ahaan lahaa in aan kala baxneen hade waa wlhi blhi tlhi , Bal kawaran aabahaas weyn oo aan gareneyn oo waxanba fahansaneyn oo la leeyahay ilmahan adaa dhalay oo suuqa lagu qabsanayo

  • @fahmaomar1728
    @fahmaomar1728 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa ayatiin xuma ku dhacday hooyada dhashay ilmaha yar isha ku dhacday

  • @anabelmi2342
    @anabelmi2342 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaas khatar waaye odayaal haku sameen dhalinyarada waa caadi lkn odayaasha iska jir il naxdin waa khatar

  • @hibosaid9884
    @hibosaid9884 3 ปีที่แล้ว

    Wadba dawatey weyena kaa qoslisiiyeen maad like usartaan xasidnimada iskadaya siyaa dadka idinka qoslisiiyey wey istaahilaan🥰🥰🤗🤗

  • @sihaammire5104
    @sihaammire5104 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi axsan prank 🤣 😆 😂

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 3 ปีที่แล้ว

    Alla cunugta yarta way rafaaday plz Somaliyeey ilmaha yar unaxariista😭aax

  • @xafsorayaan3031
    @xafsorayaan3031 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi dacad uqosly wlhi TikTok ku so arky,🤣🤣🤣

  • @channalkaumada4150
    @channalkaumada4150 3 ปีที่แล้ว +1

    suweesey wllo prankiga xiga waxaad ka dhigta deeyn

  • @mabaarakxasan4687
    @mabaarakxasan4687 3 ปีที่แล้ว +2

    Hdda ninkii waad garn wyden🤣

  • @xamdi3217
    @xamdi3217 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallha

  • @aburamlah2525
    @aburamlah2525 ปีที่แล้ว

    Ilmahaan yar aabihii dhalay meeyay wadooyinka lawareejinayo war ilmaha ciyaarta kadaaya oo ilaahey uga cabsada.

  • @fatimaabdi5138
    @fatimaabdi5138 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha yar iyo odayasha camerada 📷 kadayaa

  • @xardaye
    @xardaye 3 ปีที่แล้ว

    Iimanka beel waa saanoo kale bal odayga Awoowahood oo kale ah ayeey ku cayaarayaan duf ku baxa.

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh inkaar bay qabaan labadan naagood, prank laguma sameeyo dadka waawayn e dhalinyaradaa lagu sameeyaa, waayo waxa dhici karta inu macaan leeyahay ama dhiigkar.

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi8890 3 ปีที่แล้ว +2

    Hye bal biilka waa kuziin ee ilmaha meesha howga tagin
    Alla wxu ragganimo badanah 😋🙈

    • @mrprince7062
      @mrprince7062 2 ปีที่แล้ว

      Waa rageedi wallahi, gob gob dhashay 🤣

  • @Dhaxal_reeb
    @Dhaxal_reeb 3 ปีที่แล้ว

    Gabdhihii soomaaliyeed ee xishoodka lagu yaqiiney iyo in ay dadka waaweyn ixtiraamaan ma halkaa ayaa ay marayaan iyo in ay odey aabohood le eg ku ciyaaraan iyo in ay suuqa la wareegaan adaa ilmahaan iga dhalay.
    Allow ceebtayo astur

  • @abdirahmanilkacase331
    @abdirahmanilkacase331 2 ปีที่แล้ว

    Powe Odayga WA xariif😁🤣😂

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 3 ปีที่แล้ว

    Waa Nacas xoolo Odayga weyn ee Aabbahed le eg mxy kaga ciyaaraysaa waa bahal bilaa dhaqana aan tarbiyad iyo akhlaaq midna lagu so Korin

  • @axmedjareer8443
    @axmedjareer8443 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka waxaa kadhiman halnin oo direyska ciidanka xiran in uu meesha kadhawyahay oo dhaha inakeena maxkamada idingeeyee kkkkkk

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 7 หลายเดือนก่อน

    Aniga may ii keento, waan kaqaadan lahaa

  • @xasankaafi360
    @xasankaafi360 3 ปีที่แล้ว +3

    War waaa xaraabo ar kuwaanaaa suweysee wax kle ayaa tahy

  • @fuaadmaxamed4280
    @fuaadmaxamed4280 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilmah ha ku ciyaarin

  • @samiryeelo143samiryeelo2
    @samiryeelo143samiryeelo2 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว

    Odayaasha waxaan haku samaynina ina adeerayaal

  • @MoAbdirahman
    @MoAbdirahman 3 ปีที่แล้ว

    Ugu horeyn waxaa ii muuqatada dadku inay dawlad nimo kamuuqato oo sharci in lagu kala baxo oo ay leeyihiin war saldhiga inoo wada taas waan ku boorin
    Tankalle ilmaha yarka mahan inaaad sidaa u isticmashaan waa laga fiican yahay taas maahan inad samaysaan

  • @maryamosebriye713
    @maryamosebriye713 3 ปีที่แล้ว +4

    Miskiin yaristaba daaliseen 😅😆

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 7 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijkani waa mid aad u edeb daran oo khatar keeni kara hadaan laga waantoobin

  • @hassanliisho5280
    @hassanliisho5280 3 ปีที่แล้ว

    Walaal Prank waad sameyn kartaan balse waxaad meel uga dhacdeen waliba ku xadgudub teen Xaquuqda Caruurka 😪 Alle ka cabsada Cunuga yar kasaara Waligeeda Subxaanna allaah

  • @farahibrahim4574
    @farahibrahim4574 4 หลายเดือนก่อน

    Dad wa weyn wala ixtirama waxa prank lagu sameyo kala barta waxa wa dhaqan xumo oday weyn oo abaaha oo kale inaad wadada dhex deeda ku ceybso wa ceeb wax lagu qoslo maaha

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 ปีที่แล้ว

    Asc wlh waa barnamij aad iyo aad u macquul ah

  • @queenaaliya2891
    @queenaaliya2891 3 ปีที่แล้ว

    Wll zuweyz ddka waweyn ciyar magaln 😂😂😂

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 3 ปีที่แล้ว

    SUWAYS Prankigan ma fiicna Ilmaha yarna yaanan danbi laga galin ma quruxsana Arintan waa danbi waa gudbinaynaa brankigan yaanan TH-cam lagaa xidhin ka Fiirso

  • @zainabliban4471
    @zainabliban4471 3 ปีที่แล้ว

    abyo awoowgey weeye ee kadaaya sidas

  • @mohairtaqiga101
    @mohairtaqiga101 3 ปีที่แล้ว

    War odayaasha ciyarta kadaaya habar haka qadinine

  • @cookcleanwithamina
    @cookcleanwithamina 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @mohanr.s3244
    @mohanr.s3244 3 ปีที่แล้ว +1

    kal io laap ayaan uqoslay😂😂😂

  • @muusemaxamuud748
    @muusemaxamuud748 3 ปีที่แล้ว +1

    odaygii ugu horeeyeybaa ugu qosol badnaa

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 3 ปีที่แล้ว +1

    IL adaga qofta . Dhaqankan kaga yareya plz

  • @umaymasaleebaan7878
    @umaymasaleebaan7878 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii ma garn waydeen wlhi waa wxakale odaygu

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Hada isku kikaxeysana adi iyo gabadhada marqati ka ahaada cidi soradisana sahal kuguma sonoqeyso sagal carur hadu leyahay ehel bulaha cunigi loosotura uhaya inti carurta kale kacaqliyeysaneyso magacisa walal kadhigaya ragi waa labiiqsaday

  • @kafiamohed8083
    @kafiamohed8083 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi qosolba iga dhamadey gabadhba ma anaa dhali kara

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว

    dadka inay PRANK tahay u sheeg ileen ayagoon yaaban bay idinka tagayaane

  • @abdimohamed3893
    @abdimohamed3893 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha isha dadka Allah kawarejiyo

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 3 ปีที่แล้ว

    Waxan waa dhaqan xumo walahi culumada io dadka waweyn prankiga kadaya oo dhalinta lee dhiba sababto ah walid laguma ciyaro naa adi seed abaha ogu ciyaari dhadhan😤

  • @kifaax8624
    @kifaax8624 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha yar ilhaanta ka daaya

  • @ilmaaabochannel7019
    @ilmaaabochannel7019 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha maxa ugu ciyareysaan wlhi

  • @elshuraym7
    @elshuraym7 3 ปีที่แล้ว +2

    Suwaysay wacade hdaad prank igu samayn lahayd gacan ka hadal baan samayn lahaa

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 3 ปีที่แล้ว

      Reer Miyinimadda Iyo Dib Udhaca Nin Soomaliyeed Baad Utahay.

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 3 ปีที่แล้ว

      Reer Miyinimadda Iyo Dib Udhaca Nin Soomaaliyeed Baad Utahay.

    • @mohamedabdicate4943
      @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว

      @@maryamadahir1199 war adeer hana caayin hade 🤔👈

  • @soulehassan
    @soulehassan 3 ปีที่แล้ว

    Madax dad lama diido, ilmaha isii adiga qaadiga ina gee bas.gabdhow odayaasha ciyaarta ka daaya, dhalinta ragana gabdhaha ha la guursado.

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 3 ปีที่แล้ว

    Cunugta maskin haku cayarinina way yartahay maskin dadka buuqoda mauficno

  • @abdirashidhersi1232
    @abdirashidhersi1232 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkaan brank ma ahan. Dad la dhibaayo waaye. Ilmaha yar oo la jiidjiidaayo dhib bay ku tahay.

  • @elshuraym7
    @elshuraym7 3 ปีที่แล้ว

    Suways waan ku tagera love isara kkk

  • @imaanabdirahman320
    @imaanabdirahman320 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh lak iyo lab aya qoslay

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 3 ปีที่แล้ว

    Prank ga wa habesanyahay lakin gabadha yar a ka naxay buuqa la galiyay Iyo sida qof lasts gabadhada qabso lo dhahayo ano og ine prank tahay. 😔

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 3 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂

  • @BadelDoole
    @BadelDoole 6 หลายเดือนก่อน

    Pranks saldhiga geeya

  • @Badleh2
    @Badleh2 3 ปีที่แล้ว +1

    It is not funny. Gabar yar ayaa la daaliyey oo maanta oo dhan lagu cayaarayaa

  • @zamiyadiamond9228
    @zamiyadiamond9228 3 ปีที่แล้ว +5

    😂😂❤

  • @kaamilgaydhe5600
    @kaamilgaydhe5600 2 ปีที่แล้ว

    Odayga way kawalen

  • @sudaysifarabadan6409
    @sudaysifarabadan6409 3 ปีที่แล้ว

    *Jaahil nimada iskadaayoo dadka waawayn camera kadaaya qofka lagu ciyaari karo io qofka kale kalabarta*

  • @mohaabdigeelle6951
    @mohaabdigeelle6951 3 ปีที่แล้ว +2

    Suways gacayte 😂😂😂😂😂

  • @idirisyare5073
    @idirisyare5073 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh wax kle prank

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 ปีที่แล้ว

    Suweys you're so beautiful and nice i love you

  • @bashirmohamed1994
    @bashirmohamed1994 3 ปีที่แล้ว

    aaad buu uxun yahay arinkan ilma yar uma wacna ragga odayasha ahna uma wacna

  • @abdirahmanilkacase331
    @abdirahmanilkacase331 2 ปีที่แล้ว

    😁🤣

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 7 หลายเดือนก่อน

    Canugta yar kiiskeeda siiya way idinla jishaye

  • @umumohamed3319
    @umumohamed3319 3 ปีที่แล้ว

    😅🤣🤣🤣🤣🤣walahi waan fuuuray

  • @zaahiroffecialchanel4837
    @zaahiroffecialchanel4837 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk