Maxamed Ayaanle
Maxamed Ayaanle
  • 740
  • 6 397 980

วีดีโอ

Fadeexo cusub:Sirta Xalane oo banaanka la keenay dhalinyaro la badalay.
มุมมอง 6K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Deg Deg:Fananaka Nimcaan oo ka shalaayay heestii loogu gafay Nabigeena iyo dad badan oo ka xumaday.
มุมมอง 1.2K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Aabo Soomaaliyeed oo dhacay hanti oo dib u celiyay markii uu…see more
มุมมอง 8K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Deg Deg:Nimco Happy oo la sixray cadeyn cusub,Iidle Yare oo la iskugu tagay.
มุมมอง 1.5K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Dadkii caanka oo hurda ka wada kacay markii ay arkeen gabadhii hooyadeed…see more
มุมมอง 2K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Deg Deg:Fahiima Quuje oo 8 sano Xabsi ah lagu xukumay Booliska oo raadinaya Rayaan Bajaaj.
มุมมอง 5K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Ilaa ay ka dhimato Hooyadeed Camera ayay la daba socotay Subxanalah.
มุมมอง 3.3K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Deg Deg:Geerida Gabar TikTok caan ka ah Queen Ajuuraan oo…see more
มุมมอง 2.1K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Deg Deg:Iidle Yare oo si xun u caayay Eglan Show markii ay been ka sheegtay fadeexo.
มุมมอง 6K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Deg Deg:Lii Caato oo joojiyay Gamekii lagu caawin lahaa Jabra markii uu…see more
มุมมอง 4.9K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Lamaane TikTok iska Jeclaaday iyo Arooskii Qarniga Baaro iyo Dalxiis
มุมมอง 1.6K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Deg Deg:Sharma Boy Aabihiis oo afka furtay fadeexo cusub.
มุมมอง 18K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Iidle Yare waa munaafaq dadka isku dira ayuu dhahay Daahir Calasoow dagaal cusub.
มุมมอง 45314 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Deg Deg:Iidle Yare oo Sokortii ku kacday Oohin afka Furtay Oomaar waa inabtay alle ka cabso.
มุมมอง 2.1K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#ayaanle
Deg Deg:Huda Amuun Oohin afka furtay markii la dilay Sxbkeed,is dil ka bilowday Nayroobi.
มุมมอง 2.3K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Deg Deg:Huda Amuun Oohin afka furtay markii la dilay Sxbkeed,is dil ka bilowday Nayroobi.
Deg Deg:Hooyo kale TikTok caan ka ah oo gabar laga qaadan rabo soomaali dacweeyay xaasid waaye.
มุมมอง 1.4K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Deg Deg:Hooyo kale TikTok caan ka ah oo gabar laga qaadan rabo soomaali dacweeyay xaasid waaye.
Hani”Aduunka waxaa uga tagay Naciimo Jookar,Maxamed ayay igu dirtay.
มุมมอง 5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hani”Aduunka waxaa uga tagay Naciimo Jookar,Maxamed ayay igu dirtay.
Deg Deg:Wiilkii caayay Sayidka oo lagu weeraray Nayroobi iyo Xuseen OG oo amar bixiyay,Halis cusub.
มุมมอง 12K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Deg Deg:Wiilkii caayay Sayidka oo lagu weeraray Nayroobi iyo Xuseen OG oo amar bixiyay,Halis cusub.
Wiilkii lagu hor dilay wallkiis oo helay cadaalad,Gabar diiday qabiilkeeda iyo Daahir Calasoow.
มุมมอง 97721 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Wiilkii lagu hor dilay wallkiis oo helay cadaalad,Gabar diiday qabiilkeeda iyo Daahir Calasoow.
Waa kuma Geesiga kala geeyay Farmaajo iyo Fahad.
มุมมอง 2.5Kวันที่ผ่านมา
Waa kuma Geesiga kala geeyay Farmaajo iyo Fahad.
Naciimo Jookar ka naxday Geerida wiilkii Soomaaliyeed,Mardhaw ayuu Mareekanka galay.
มุมมอง 70Kวันที่ผ่านมา
Naciimo Jookar ka naxday Geerida wiilkii Soomaaliyeed,Mardhaw ayuu Mareekanka galay.
Dumarka sidaan miyay xaasid iskugu yihiin subxanalah hooyo soomaaliyeed ayay ku farxeen dhibkii ku.
มุมมอง 16Kวันที่ผ่านมา
Dumarka sidaan miyay xaasid iskugu yihiin subxanalah hooyo soomaaliyeed ayay ku farxeen dhibkii ku.
Hooyo TikTok caan ka ah oo Boolis guriga ku soo weeraray markii looga shakiyay.
มุมมอง 2.1Kวันที่ผ่านมา
Hooyo TikTok caan ka ah oo Boolis guriga ku soo weeraray markii looga shakiyay.
Fanaanka Oomaar Barbar”Fankii iyo Heesihii waa iska…see more
มุมมอง 1.1Kวันที่ผ่านมา
Fanaanka Oomaar Barbar”Fankii iyo Heesihii waa iska…see more
Gabar TikTok caan ka ah oo nolol iyo geeri u dhexeysa markii…see more
มุมมอง 5K14 วันที่ผ่านมา
Gabar TikTok caan ka ah oo nolol iyo geeri u dhexeysa markii…see more
Cabdala Buurane oo loo dhaartay markii uu runta sheegay.
มุมมอง 84014 วันที่ผ่านมา
Cabdala Buurane oo loo dhaartay markii uu runta sheegay.
Deg Deg:Siid Cali oo laga gaaray go’aankii…
มุมมอง 2.2K14 วันที่ผ่านมา
Deg Deg:Siid Cali oo laga gaaray go’aankii…
Muuse Biixi oo amar ku bixiyay in xabsiga lagu sii haayo islaamihii Hargeysa isku dagaalay.
มุมมอง 49K14 วันที่ผ่านมา
Muuse Biixi oo amar ku bixiyay in xabsiga lagu sii haayo islaamihii Hargeysa isku dagaalay.
Sidii Madax ayaa loo soo dhaweeyay markii ay ka bexeen Xabsiga gabdho Tiktok caan ka ah.
มุมมอง 1.2K14 วันที่ผ่านมา
Sidii Madax ayaa loo soo dhaweeyay markii ay ka bexeen Xabsiga gabdho Tiktok caan ka ah.

ความคิดเห็น

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahuma najayna fii kuli fidnah

  • @aydarusali758
    @aydarusali758 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marka la doonayo in umad iyo dawlad la burburiyo, muhiim ma ahan in lagu duulo ee waxa lagala dagaalamaa dhaqanka iyo diinta. Xeradaas haddii aydan ka mudaharaadin waligiin sidaas ayaad ku jiri doontaan.

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga iyo qooyskeeyga warshada Baastada ayaa waxaan ka qaadanay xoogaa bur iyo baasto. Wlhi mar walbaa waan ka fakaraa waxa aan sameeyo.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan been ahayin in xarun iyo xarumana ka jiraan xalane waxaana cadayin u ah sida ay soomaaliya ugu soo badanayan uguna indho adag yihiin xuman toda iyo siday dhaqalo uga helan xalane iyo sidaysan dowladu waxba uga qaban karin oo kii laxiraba albabka kale laga bixiyo. Inala difacona ma mudna waxay mudan tahay in soomaaliya oo dhan ka kacdoman waxana waa soomaaliya oo dhan waana wax aan qarsonayin. Xasbunallahi wanicmal wakiil.

  • @sadam1318
    @sadam1318 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    you are right hussien

  • @MuxumedXasan-pg7uq
    @MuxumedXasan-pg7uq 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariyayaasha Somalia was xoolo! Xalane ka war keena si eey umada niyadooda udagto! Right now no one knows what happens there!

  • @hafsanuur1872
    @hafsanuur1872 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida waa dad xanunsan qabil ku waasheen TikTok ayee dhahayan anigaa laandheere ah wadaankoda war uma hayaan qiir jabanka hanaga dayan wadan waa hesanaa lkn dad maleh anigoo qurba joga Marka arko wadankena quruxda bada beraha wan oya ilah waa u mahad celshaa sababtoo ah wuxuu nasiiye dhul isku dhelatiran lkn dadkisa xunyihiinn 😢

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar6400 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaalaha gabaryar oo ka aqli badan Masaxda wadanka haysata

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia wax hayska Celiso somaliland oo dawlada ayey ku waalatay Ethiopia somalia iyagaa haysta viva Ethiopia

  • @FahadYasinYasirBossman
    @FahadYasinYasirBossman 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hosow Nin waxbartay iga dheh Bidaaraha waa la helay walahi waxaa sameeye baaris waxa ku qoray google nagac q,luudka Ani oo raacsiinaya somali maps waxuu isoo saaray mabki dhamaa somalia oo calanki qoomaludka isku ke badalay waa naxay waxa ku badalay dhor Dal oo ay kamid tahay Ethophia si aan u xaqiijiyo sidii oo kale ayuu isoo saaaray oo halkaas waxaa iga so baxay Hosow hadalkisa oo ah googlaha waxa Adi qorto ayuu kutusaa ku micneenaa thanks Hosow wel wel aya i haye

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b วันที่ผ่านมา

    Wallaow marku farmaajo regime joogey waxaan wax ka daran baa jirey we never see you talking about that somelia have one enemy " somalia siyasadeeda ka baxa bro propaganda kursi raadis ah iyo wlalheen putland ,hargesia intaa hadii la joojiyo everything will be okay

  • @haroldcrossman9737
    @haroldcrossman9737 วันที่ผ่านมา

    Gonzalez Amy Young Dorothy Miller Brian

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 วันที่ผ่านมา

    Wa ruun goggle maps bad ka arki karta😮😮😮

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 วันที่ผ่านมา

    Wuu uegyahay❤❤❤❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 วันที่ผ่านมา

    Hadey hooyadii wey ka dhimatey Haber yare ayaa soo korisey ❤❤❤❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 วันที่ผ่านมา

    Sharma boy DNA halaga qaado saa ayaa fiicana hala Kala baxo❤❤❤❤❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah wuu uegayahay allaahu akbar❤❤❤❤❤

  • @canababdilaahi6246
    @canababdilaahi6246 วันที่ผ่านมา

    Ilaahy ha unaxariisti

  • @beyourself7554
    @beyourself7554 วันที่ผ่านมา

    Somali deg deg dilaayo.. Horta hasoo kala dhamaado..kadib aan sheegno kii saxsan

  • @beyourself7554
    @beyourself7554 วันที่ผ่านมา

    Hossow waa lsoo jawaabay waa degdeh tay sxb

  • @Qadro-d5x
    @Qadro-d5x วันที่ผ่านมา

    😢😢

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 วันที่ผ่านมา

    Wilkaan sharaxay nin iyo nin nag iyo naag asaaga ba waxaan la aqoon sharaxaaya looma baahna xayaysiin bro xayaysiin bay u egtahay shraxaada

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 วันที่ผ่านมา

    Xussein warkiisa waa sax Somalia meel waxkasta lagasameysan karo oo fowdo ah waye dowladna kamajirto Xalanena waa meesha lagaxukumo madax kusheega fadhiidka ah ee ushaqeeya shisheeyaha

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 วันที่ผ่านมา

    REER MUQDISHOOW WAXAY ILA TAHAY RUNTA WAAD OGTIHIINE INDHAHA AYAAD KA QARSANAYSAAN,WAANA HAWL IDIIN TAAL IDINKA IYO KOONFUR,DAWLADDII MILLATERIGA AHAYD EE XOOGGA BADNAYD AYEY KA JIREEN CARUUR XAMAR LAGU GÖFATA XUMAYO OO WELIBA CIYAALA MADAX DU KU JIRAAN QAYRKOOD OO XAQIIQA AH MAXAAD KA FILEYSAA SOOMAALIYA OO XARUNTA REER GALBEED KA EE XALANE LAGA MAAMULO OO MADAX KU SHEEGGANA WIXII LA DOONO LOO YEEDHIYO OO AANEY DIIDI KARIN IS DABA QABTAY REER KOONFUROW ,WA BILLAAHI TOWFIIQ❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭✋

  • @samraamo8912
    @samraamo8912 วันที่ผ่านมา

    Xusen wuu saxanyahay ee google geli iyadoo faahfaahsan ayaba kahelee allaha nabadbaadiyo

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 วันที่ผ่านมา

    Wuxii joogo uun baa la badali soo xalaneba waligey ma arag ilaahey nama tuso wixii ka dhowna ilaahey ha u gargaaro allahuma amiin

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 วันที่ผ่านมา

    WAXAAN QABAA XUSEEN IN UU SAXSANYAHAY LGBTQ IN AY KEENI KARAAN QOWMKAAN FADHIYA XALANE. DHALLINYARADAN GOOGLKA KA BAARAYSA B HADDAY P U BADALAAN WAXAAN QABAA IN AY MARIN HABAABIN KATAHAY QOLADAN XALANE. SI FIICAN HA LOO BAARO WAA WADAN ISKA DAYACAN.

  • @Raxmo-d4p
    @Raxmo-d4p วันที่ผ่านมา

    Warya sharif sheydan waninka qorta gabanley hodeygan marki horey halkeybu jirey marku weynadey miyu soradinaya war benalayahow sheydanka wilka kadamow masibayaho

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl วันที่ผ่านมา

    Af futo qaniis batahay u lajedada aad ledahay waranenaa waxaalayiri korwayeel wawado indho Cbb dabaqoyan qaniisiin kamahoren nabar iyo naxdiin 🤮🤮🤮🤮🤮🤮😡😡😡😡

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 วันที่ผ่านมา

    Balo ku qabtay adaaba xayisiin isfaraxumays.weeye yahuu uuuuuuuiiiif

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 วันที่ผ่านมา

    Way isqarin karaan

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 วันที่ผ่านมา

    6:03 wiilkaan xuseen ilaahay haku xifdiyo dadkaan meelkasta waa joogaan

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 วันที่ผ่านมา

      🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @truthhurts2085
      @truthhurts2085 วันที่ผ่านมา

      Aamin lkn cabsida iska daa tiisa dhaafi maaye

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 วันที่ผ่านมา

    DAWLADAA BADAY DULI LACAG KU SHAQEEYO OO BADANAA DAD. UNA AYAKAABA MAALGALINNUNRAADIN

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 วันที่ผ่านมา

    Ninka ladhahaya halaguwaso ama futada dhiibanaya markii horaba nin dhameystiran ma,ahen

  • @zalmawadani
    @zalmawadani วันที่ผ่านมา

    SubxanalaAh subxanalaAh subxanalaAh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy วันที่ผ่านมา

    somalida fadlan is daaya oo dagaalka dhexdiina ah iska joojiya oo Xalaane ku jahaada total Hala xiiro xalaane fuusuq ayaa ka socda dalka ayaa laga burburiya waa No questions midas Hussain jama waa saax waxuu sheegayo.

  • @AxlaamAxmed-xk5zp
    @AxlaamAxmed-xk5zp วันที่ผ่านมา

    Scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 วันที่ผ่านมา

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @hafsanuur1872
    @hafsanuur1872 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 วันที่ผ่านมา

    ruunti koley ilahey baog lakin waisu egyihin waxi beenah alaha naga cafiyo

  • @sadam1318
    @sadam1318 วันที่ผ่านมา

    mashallah waa wanaag aad naftaada u sameysay

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waa nin xalal cuna

  • @sadam1318
    @sadam1318 วันที่ผ่านมา

    34sano ayaa laga jooga

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 วันที่ผ่านมา

    Qofkii naftiisa Hufo inta uu noolyahay ayaa nasiib leh. Allaha kuu dambi dhaafo

  • @ashamohamud5038
    @ashamohamud5038 วันที่ผ่านมา

    Adeer Allaha kuliibaano xaqaas Soomaaliyeed oo aad iska celisey maansha allahu Alxamdulilaahi wax ka khayr roon Allaha kusiiyo

  • @awba2344
    @awba2344 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah Tabarakallah

  • @Red_CCC
    @Red_CCC วันที่ผ่านมา

    💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼👑😍😍😍 abbe sharaf leeh nooliow inta nolol jirto ❤❤

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda 2 วันที่ผ่านมา

    Dadkii waqtigaas nool wey🎉dhinteen yuu u celina

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah barakumu Allah jamiican. Allaha ku xifdiyo Adeer Alxamdu lillah xaqa aad iska warejisay, ummadana ay u noqoto ku dayasho wacan. Allaahu Akbar Takbiir ❤❤❤🎉🎉🎉