8 sideedan riyo mid ka mida hadii aad ku riyootid ogoow in sixirkii laguu maleegay kala fur furmay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Habib Abdirahman
    Fadlan Hadey Tahay marki kugu horeysey oo aad soo booqoto
    channelkeyga subscribe saar si aad ula soco muuqaal waliba aan soo gelino mahadsanid.
    youtube : / @habibabdirahman3747

ความคิดเห็น • 155

  • @asoushkeize4292
    @asoushkeize4292 3 ปีที่แล้ว +4

    Marka isasaary Quran waxn ku riyooday anoo dilaya gabadh oo leh dhibta ii geysty bn kaa jaryaa wliba sixun u dilaya xanuun kyguna wa sixir xasad io il ilhyna weyga shafiyey sidoo kle ano Quran lygu akhriyayo iyo anuu suurtu al casri aqrinya waxn klo hore u arky daba qalooc aan dilayo alhmdulilah markasta rabi waxn weydista cafimad aan ugu cibadysto waligyna saaxir uman tagin qofksta oo dhib ii geystayna ilhy bn ka magangaly sharkiisa ilhyna wey shafiyey inta aan daremyona rabi weyga shaafin insha allh Ameen mahadsanid sheekh 👏

  • @MariemPharah-ct2ks
    @MariemPharah-ct2ks ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow illahy haku xafidee 2 ka mida ku riyooday tan culimo quraan i saaraysay weliba quraanka isku bedelyey iyo tan mantagaba. Allah caafimaad taaman wada weydiisan

  • @sukhrahibo7329
    @sukhrahibo7329 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh jasaka allahaa walahay sheikh riyadaa kuriyoday xalay ku riyodaa fasirkedii kaa helay thank you

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah shukran sheikh nolow yaa raabi 🏅 🥇 🏆 🥦 🌹 💖 🥰🥰🥰🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽😇😇😇😇😇👌👌👌

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +7

    Alxmdulilah Alxmdulilah Alxmdulilah Masha Allaah Thank you Sh 🥰🥰🥰

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah walaal
    Hada dhow baan ku riyooday xayawanadkaas kuwa kamida oo igu soduulay oon ana laynayo odaygii oo waynigii kabatay ayaan dilay markaan caadiga ahayna waan kabaqaa xawaankas walaal xageen kala soxiriira adgoo mahadsan

  • @nuuradaahir9066
    @nuuradaahir9066 3 ปีที่แล้ว +2

    Saddex nagood oo iso weeraray oo sun igu muday oo an suuxi wayay oo an kuso kacay oo an qabsaday oo an ka awod batay oo labana iga baxsaden midna an dilay marka kacilbaxayna an saldhiga geeyay oo an ku idhi askartii nagii kale sheeg kudhaha ilaa Laba jeer ayan arkay riyadan labada jeerba wan kagulaystay

  • @nadifodirir2016
    @nadifodirir2016 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka allah waa arkay anoo quraan akhrin khaasatan aayatu kursida iyo anoo dilin ama dhagxir rag iyo dumarba

  • @najahali3225
    @najahali3225 2 ปีที่แล้ว

    Shokhow waxan ku riyoday ano lay sixray markan is cilajiyay waxan ku royoday ano mas dilaya markan dilaynaa ano uu jedaa buu gubtay ano gubiin shikhow riyadas wan ku farxay masha alaah

  • @MamaNasrullah
    @MamaNasrullah 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarak Allah jzk sheikh

  • @SuhuurMoh
    @SuhuurMoh 29 วันที่ผ่านมา

    Hadalkaga wa dheryahay shekh

  • @munacali456
    @munacali456 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Sheekh Wad madsatay

  • @samiraibrahim4818
    @samiraibrahim4818 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxaan ku riyoodey anigoo aqrinaaaya ayatul kursi. Mashlah 🥰

    • @maniishbossa.k4138
      @maniishbossa.k4138 2 ปีที่แล้ว

      Wll Walahi aniga aya xaley kuriyoden. Laba habo kalamar ah. Alxm

  • @NuuraFaadumocali
    @NuuraFaadumocali ปีที่แล้ว

    Sheikh ibadan ayaan xanuusanaa riyooyinkan badina waaaan arkey waliba riyada qabaysashadaaa igu badan iyo quraanka

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla wlh anaa arkay shikhow waxan riyo ku arkay naag aan aqano riyo neh ku arkay iyadoo sixir iisameyneysa Isla ayadii oo nin dhaqtar ah qasab kusuuxinayo ooqalayo kiliayaha inuu kalabaxo rabo xoog uu qolka qalinka ugalinaye ana wankufarxy ijwb

  • @sawdaabdullahisheikhmuhamm7564
    @sawdaabdullahisheikhmuhamm7564 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah waa barnaamij aan ka faa idaystay

    • @habibabdirahman3747
      @habibabdirahman3747  4 ปีที่แล้ว

      shkran bb

    • @umusalmaan7231
      @umusalmaan7231 3 ปีที่แล้ว

      Allxmdulilaah waxaan arkay labo kamida riyadaan waxaan rajeynayaa qeer & caafimaad

  • @AmaalMaxamed-uh8wi
    @AmaalMaxamed-uh8wi ปีที่แล้ว

    Masha allah waxan ku riyody anigo danyer ladagalamayo sheq

  • @jabiibaa8188
    @jabiibaa8188 3 ปีที่แล้ว +1

    Duco adiga joog aad noo sgheegtatay aad baan ugu faaiiday

  • @muslimaabuukar4303
    @muslimaabuukar4303 3 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah

  • @nasriinbashe5562
    @nasriinbashe5562 3 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillah anigu qofkii i sixray iyo nin anoo dilaya ayan ku riyooday cuqdada oo lakala furayana wanku riyoosay subaxaanallah alle wayne wanagaanaa

  • @hodancumar3494
    @hodancumar3494 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah Alle ha ku xafido Sheekh

  • @foosabdullahi1012
    @foosabdullahi1012 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh illaahay ajar io xasanad hakasiiyo

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว +2

    Riyo an ku arkay mas guriga isogalay oo isqarinayo ana aan fahmay waxan so qaatay maqaska beeraha waana kukalajaray maskii riyada dhexdeeda riyo kale qashin meel yaala oo iskujira aan meel kaqaaday oon meel kale dhigay riyada dhexdeeda kwrn shiikh

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว

    ASC sh waxan kuriyoday ayada layleyahay ma ogtahay waa lagu sixray meeshaas lagu sixray
    Markalana naag aan darisnahay oo adomey lajogta oo lacag siinaysa ana isleyahay waxbay sixraysa show iisafir rabi qayr hakusiiye

  • @faraxxasan8181
    @faraxxasan8181 2 ปีที่แล้ว

    Asc.sheekh.waxaan.aad.ugu riyoodaa.aayad.kursida.anigoo.qofkaan.kabaqo.ku.akhriyaya

  • @abdiwalisaney8732
    @abdiwalisaney8732 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakal allahu kheyra

  • @farobbianochannel4714
    @farobbianochannel4714 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan kuriyodhi ninkeyga saxibkis in u isixray riyadha daxdhedha marka hadhane Naga ayaa iguaqrinayo Qur'an wan matagay willina mataga madameynin

  • @jabiibaa8188
    @jabiibaa8188 3 ปีที่แล้ว +1

    Hilahay waxaa kaaga barayaaa inuu iahay misanka kuu Saaro wax badan Ayaan kaa faaiiday

  • @kaltuunmaweelo7128
    @kaltuunmaweelo7128 2 ปีที่แล้ว

    Madax xanun badan. Bandremaa riyoyin xunxun wahsi dal badan ilawsho badan sidi qof maqan wuxuu kaferayaa jerin diqad waxayibo badan idhbaya waxbrsho idhibsa qorka karhsadaa xataa sana ma ahan jin hada ka hor Ma xanun cilajbaa kolkaa shikh

  • @mohazblack6147
    @mohazblack6147 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxan kuriyoodey aningo. Meel tog ah maraya. Togaas. Oo balaciisu. lamid. Yahay webi lkn aan biyo kujirin anigo dhaxda mararay. Halmar. Caro fara badan igu Soo duntey. Anigu mana dhiman waxaana aan is iri. Halkaan ayaan iska taagnaanaya. Ilaa. Kuwii. Gurmad kah.

  • @jabiibaa8188
    @jabiibaa8188 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiiqow Ayaan baan aad kuula socoday ma aad joogtay xajka Fac book ayaan kaalasocon jiray waan ku waayay caawa ayaan you tobeka

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh

  • @esraaapdirahmanofficial1638
    @esraaapdirahmanofficial1638 3 ปีที่แล้ว

    Ayaba jirta lkn wxd dhahday wad ku faraxdaa lkn Mrkan Arakay aad ban iga sii Naxayaaa misana uga sii baqaaa Mrkan qur aanka akhriskiza sii Badiyo

  • @axmedxadhigle7722
    @axmedxadhigle7722 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh ilahay haku xafido

  • @Mustaaq667
    @Mustaaq667 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh aniga gabdh yar aa iigu riyootay anigoo2 wraqad xidhxidhan intaa furay leeyahay sixirkiii baaan furay tolow mxay igu sixreewn markaa warqadna s baa ku qornayd warqadaklena xariiijimo aniga waan gariiiri jiray markaa quraanka dhegaysto waxaana laasimay suuratu baqra inaa maalintiii 3 jeer akhriyo qof dhalinyara ayaa ahay sheekh riyooyinkle oo mucjiso latusay ayaa kaaga sheekaynayaa sidiii what uppkagaa ohelaa

  • @saredoqaliSaredo-mg8ij
    @saredoqaliSaredo-mg8ij ปีที่แล้ว

    Shx habib

  • @dekaabdirahmanbillebille1245
    @dekaabdirahmanbillebille1245 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh aniga maxaan kuriyode anigoo nin utogani rawo iyo iyadoo dad qalasho ixuni rapto.jazakaAllah kheir

  • @hanihassan6785
    @hanihassan6785 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walal

  • @munaahmed6732
    @munaahmed6732 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wan ku riyoday aniga o quran laisarayo markale wan ku riyoday fataxada ano aqrinayo

  • @farahali8792
    @farahali8792 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alah waxaan marwalba aan ku riyoodaa anoo baqra akhiyaaya walahi waliba aad baan uga shakisan ahay in xasad ihayo maxaad igula talin lahaayd jazaka allh sheakh

  • @hormarc
    @hormarc 3 ปีที่แล้ว

    Iso ducya wlliyal waan xanuunsanhye Allah dartiisa

  • @aminamahamoud589
    @aminamahamoud589 3 ปีที่แล้ว +3

    ManshAllaah tabarakalaah wll haa wn ku riyoday wxbadan oo shegtay timir anoo cunaya geed malabka kasoo qulqulayo oo afka udhigtay anoo qubaysanaya ManshAllaah tabarakalaah anoo wesaysanaya anoo dad dilaya ogow waxan wadey markaas cilaaj ManshAllaah tabarakalaah wan faraxsanahay cawa jizaakumaah khyr wll hadankugu soo biray thnks

  • @sacdiyoomar5821
    @sacdiyoomar5821 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alllh

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 3 ปีที่แล้ว

    rabi.ha ku.xafido..aakhiro.iyo.aduun.

  • @XamdiIsmaaciil-yz5fd
    @XamdiIsmaaciil-yz5fd 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan.kuriyooday.hankerle.iqaninaayo

  • @axmedxadhigle7722
    @axmedxadhigle7722 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxan ku riyoday iyadaoo laydhahay akhri suratu huud kadibna waxan kalafuray kitabka waxan akhriyay albaqra wa riyada dhexdeda

  • @ubaxcismaan2391
    @ubaxcismaan2391 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah jasakalah khayr wl

  • @jabiibaa8188
    @jabiibaa8188 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadii cawa ku helay aad baan ugu faraxay aniga oon ku filay ayaa kuu helay

  • @omarmohamuud1899
    @omarmohamuud1899 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 3 ปีที่แล้ว

    WALALKEYOW WAALHI BIILAHI WAXANKU RIIYODAY AMIGO CULIMO DHAAR CADCAD QABAN QUURAN IGU AQRIINAYAN ANITA WAN JIIFAY

  • @yasinwarsamr1335
    @yasinwarsamr1335 3 ปีที่แล้ว

    Asc waa isla ani waxaan baraarugey akhriya

  • @khayrwadeyoutub9461
    @khayrwadeyoutub9461 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazkalalah walal

  • @hamdibayo
    @hamdibayo 3 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyoda badana masas ii bursanaya balse waan laya, sido kale wan kuriyoda ano qofdilayo iyo silsilad dher ano wada luqluq ah oga baxaya, 3 kamid ah dusaloyin kan sheqow wan arkay

  • @tasniimali8289
    @tasniimali8289 3 ปีที่แล้ว

    Ma sha allaah tabarakallaah todaba ka midaan ku riyooday sheikh

  • @ruqiyaahmed4194
    @ruqiyaahmed4194 3 ปีที่แล้ว +1

    riyada biyaha bada mel xeebta,ah ano kuqubeysanaaya biyaha isku farfardhinayno ani iyo caruurtayda wan arkay

  • @filsan2809
    @filsan2809 3 ปีที่แล้ว

    Allahà.ku.barakeyo

  • @nimahussein4907
    @nimahussein4907 2 ปีที่แล้ว

    As sheekh Whaley khaminstii Markan tukadey salad subax kadib Ayaan istqafrtii ka isku aqriyey 3fataha Alnas falQ qwale ayarul kursi kadib hurdan kulabtey waxaan ka sokacay anigo cajirka lugta gudaheda ah waliba tan midigta ah dooxan aan wax dhiiga ah laheen hadan in Yar oo ka shisheysa meshaa aa moodo bucbucoood markaan tabtey ma ina Tara gubtey u eg karma baan waxaan leyahay daxiri wayn baa ka so baxay meeshan wayninkeeda inga yarna max waye Isley maxaa dhacy Waa doox wayn oo aa dhiig laheen jirto iyo baruur u oo meel uu so marey dixri wayn lakiin maan arag dixrigaas riyadaasi maxay micnaheda tahay

  • @samiraaden5344
    @samiraaden5344 3 ปีที่แล้ว

    xalay waxan kuriyoday bilowgi sifican umagaranayo libax ayaa ila joogay markii danbena wan dilaay markas ayaan hilibkisa jarjaray ano leh kuma dhibayo qof marka iga agdhawa hada aan garanay

  • @tasniimali8289
    @tasniimali8289 3 ปีที่แล้ว

    jazaakallaahu khayr

  • @esraaapdirahmanofficial1638
    @esraaapdirahmanofficial1638 3 ปีที่แล้ว

    M.a m.a lkn riyoyinka mid aad iigu sii cad

  • @maryanabdow4328
    @maryanabdow4328 3 ปีที่แล้ว

    sheikh markan badiyo xasbiyalah calaa manxasadani waxanku riyooda 2naagood oo igusoduulay aniguna sixun ayaa ugaraacay waliba wajiga kagaraaca weyna igusoo noqnoqota riyadas markan dikriga Alaah badiyo. mxey noqon talow?

  • @sultanmaame762
    @sultanmaame762 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @luulmahamud1005
    @luulmahamud1005 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc anigu waxan ku riyody aniga oo furfurya sixir

  • @j56zk82
    @j56zk82 ปีที่แล้ว

    H awana arka anigo furfuraya

  • @dekoilmi3473
    @dekoilmi3473 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @mussekhadar7388
    @mussekhadar7388 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh jazaakalahu khayr mudo kahor Waxaan ku riyoonjoray anoo meel foolxun oonan xataa malaheeda garanayn ku dhex xabisan waxanan garanayna ka cararaya oo aad ucabsoonaya aakhirka waxaanka soo dhex bixijiray jiingada iyo gidaarku halkay iskaga nabanyihiin inbadan riyadaasi way igu soo noq noqotay lkn taa waxa igala yaab waynayd habeen dhawayd waxan arkay oo ila hada Aan AMA kaago markan xasuusto wxn jiibsaday sariirtayda kadib markan sidaa uun uyara gam' ay ayaa wxa la idhex geeyay school ku yaal wadan gaalo shoolka wxa ku dhexciyaaraya dayrkiisa caruur fra badan kadib halmar ayuu roob soo daatay aad umacaan oo bila dabayli wxay bilaben caruurti inay kala yaacan si ay barandaha dheer ee jiingada uga galaan lkn anigu waansoo dhex dhaqaaqay roobki anoo ku raaxaysanaya waxyarkadib labadayda lugood mid ka mida ayaan qaadi kari la'aa wxan socdaba wxan gadhay koornaha schoolka wxan ku arkay tuyar oo gashaantiya oon garanayo oo ilmo yar haysata wn Isla hadalnay dhawr eray oonan xasusan markan is nidhi ayan arkay in gabadhayar gacmaheeda ay ku leeday Xi'dido buluuga oo usoo muuqda sida ciyaalka dumarku saartan anoo tiilayaaban ayan hadana dhagaheedi arkay misana waaba sidii Ookle Xi'dido ayey ku leeday carjawda dhagaha anoo yaaban ayaan maqlay cod naxsinle kaaso kasoo baxayey laba maqsin oo agtayada bidixna iga xiga codkaa naxdintale wxuu ahaa ruux dumara aadban unaxay kadib nin aanan garanaynba idhahay orad ugal adigaa kabadiyay hebele markaa hebalku sheegaya waa wiil wllkay ah waan yaabay dag deg baanan ugalay qolkii qayladu kasoo baxaysay misane wxaban galay qol ranji cad oo u eeg dhakhtar Ookle wxaa dhexfadhiya folka laba dumara midi wxayku fadhidaa sariir wxayna gacmaha kuhaysaa wax kitaabla moodo oo Ukala furan mana garanayo takalena wxay ku fadhida wax kursi la moodo wxayna xidhantay toobka arooska oo cad waana naag aanu dumashi nahay kadib waala usoo qabtay wxa qadaadka danbe la iga mariyay wax qaruurad ku jiray laba xariijin sunaha dushiisana halmar oo xariijina kadib waxbaay aqriday naagti wxa kitabka u eeg haysay isha bidixna irbad dhuuban oo yar ayay iga galisay kadib waan soo booday anoo naxsan sh.riyadaa illaahay muxuu kaa garansiiyay

  • @ruqiyaahmed4194
    @ruqiyaahmed4194 3 ปีที่แล้ว

    riyada maska wa arkay nin aya geedka guriga mas karaadinaayay marks markasaa uwaynayaa ano usodonay baangad lagudilo aya waxa ku arkay maski laraadinaayay o halka xaba ahaa o 3kale uqarsanyihin wata ninki ushegay kuli wa udilyay 4mas ahaayen

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @ummohmad8817
    @ummohmad8817 3 ปีที่แล้ว +1

    Lanbar kaga xagen kahala wall

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh nambar ka ga what’s up ban ubahana

  • @aminafarid111
    @aminafarid111 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalo numberkaaga what's app ka ma ii siin kartaa

  • @ruqiyaahmed4194
    @ruqiyaahmed4194 3 ปีที่แล้ว

    ano 3malin qalan aya adkaar aqrisaday sexday markaasa arkay ano buur sofuulay o kasodagay o qof mel lagutuuray o hawene maryaheda uxeranyihin arkay meshaas an sodhaxmaray waxay ahed qabuur

  • @umalkhayr8812
    @umalkhayr8812 4 ปีที่แล้ว

    Waxan rabaa sheikh whAtsAppka number ma isheegi kartaa thanks

  • @nemo-qy6js
    @nemo-qy6js 3 ปีที่แล้ว +9

    Assalamualaikum sheikh habibi, mashallah mashallah may Allah bless you and protect you guide you and Grant you janna❤❤❤🤲🤲🤲🤲💯💯💯

    • @yasminqueen2454
      @yasminqueen2454 3 ปีที่แล้ว

      Did you say sheikh habibi😂😂😂 istaqfurulaah...

    • @MariemPharah-ct2ks
      @MariemPharah-ct2ks ปีที่แล้ว

      Really u made me laugh😂😂😂 when i read your message

  • @XamdiIsmaaciil-yz5fd
    @XamdiIsmaaciil-yz5fd 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Afifakahiye
    @Afifakahiye 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah mama Adokale umada Somalia wey ubaahan tahay Allah ku xafido

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq ani waxaa ku royoday aayatulkutsu anoo kor u aqrinaayo

  • @nimo1055
    @nimo1055 23 วันที่ผ่านมา

    Maanta ayuu Video gani I soo gaadhay Alle ayaa mahad iska leh, shiikhoow waxan ku riyooday saddex jeer aniga oo mas dilaya 1. Kan koobaad waxan ku riyooday aniga oo mas midabkiisu dameeri yahay dilaayay gurigaya dhexdiisa 2. Mar kale waxan ku riyooday anigoo mas madaw oo kubre ah aan suuli ku dhex dilaayoo 3. Mar saddexaadna waxan ku riyooday anigo mas madaaw dilaaya oo waliba ilkaha ula tagay oo ilkaha ku googoosanayaaya markay nafti hore uga bixi weyday, shiikhoow saddexda goor ba waan ku riyooday waxaanay ahayd xili aan aad u digriyi jiray oo aan cilaash bilaabay Allxamdullilaah

  • @halimoadanadan6954
    @halimoadanadan6954 2 ปีที่แล้ว

    Sheq iyado. Ramadana. Waliba tobanki u dambeyay. Oon salatu layl tukanayo markan seexday ayan ku riyoyady timir. Baquli cad ku jirto anoo cunayo kadibna nin ayaa. Wuxuu ii kenaya timir badan. Oo garabka u saran. Oo. Uu labadisa gacan ku xajinayo

  • @idmanbile7545
    @idmanbile7545 4 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله جزاك الله خيرا

  • @yasinwarsamr1335
    @yasinwarsamr1335 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh ani waxaan ku riyooday markii hore yacni riyada qab tedii hore aroos dad badan aan garanayo ay jogaan isla riyadii dhexdeedii cabka dhareer igabaxayo akhriya aayad kursida

  • @munamukhtar7089
    @munamukhtar7089 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh asc ana ku riyoday sadex ka midaah riyoyinkan waxan u bahanahay lanbarkaga sheekh

  • @maxamedcabdiawyoonis9284
    @maxamedcabdiawyoonis9284 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @saredoqaliSaredo-mg8ij
    @saredoqaliSaredo-mg8ij ปีที่แล้ว

    Asc

  • @XamdiIsmaaciil-yz5fd
    @XamdiIsmaaciil-yz5fd 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan.kuriyooday.hankerle.iqaninaayo😢 12:42

  • @canabmaxamed8076
    @canabmaxamed8076 3 ปีที่แล้ว +1

    M.allaah masaska waan kuriyodaa waagii horese madaxa ayuu iga galijiray allxamdililaah hada waxaan kuriyoodaa anoo masadka iyo libaaxyada dilaya jasaakala llaah ustaad habib cabdiriam

  • @aichamed5871
    @aichamed5871 2 ปีที่แล้ว

    Wllo wanxan ku riyday ano bisda dilya

  • @hodansawahili3129
    @hodansawahili3129 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhaw labarkaga nosoro

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว +1

    Riyo an arkay nin baa idhahay mataqana laailaaaha ilalaahu waxdahu laashariikalah lahulmulku walahul xamdu wahuwa calaa kulisheyn qadiir ana wxn kuiri haa oo hortiisa ku aqriye hayehee aqriso uu idhahay kwrn iso jwb plz

  • @fahmaali8939
    @fahmaali8939 ปีที่แล้ว

    Wan guleestay mashallah

  • @surayaa1365
    @surayaa1365 3 ปีที่แล้ว +1

    6 kamid waan kuriyooday😭😭

  • @abdallaroy2621
    @abdallaroy2621 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahy kheyr

  • @fahmaali8939
    @fahmaali8939 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @hodanmahomed1145
    @hodanmahomed1145 3 ปีที่แล้ว +1

    Wall waxan Ku riyoday ano larabo in liKufasado isoo jawaba

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @ayaankhadar7279
    @ayaankhadar7279 3 ปีที่แล้ว

    Shekh whts app kaga nasi

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 3 ปีที่แล้ว

    shekh alle haku barakeyo waxan ku riyoday anigo aytul kursi ku akhirnaya iyo anigo laygu lehay wa lagu sixray oo an leyahy waa camalnan mufsidiin waxba naga qadi mayan

  • @maryanmuqtaar3215
    @maryanmuqtaar3215 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shukran sheikh nolow ya rabi 🤲 👌

  • @esraaapdirahmanofficial1638
    @esraaapdirahmanofficial1638 3 ปีที่แล้ว

    Alxm alxm

  • @Hanasuper179
    @Hanasuper179 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh waxan ku riyoday mas MADOW oo 2deyda wiil yar ku dhex garacayan qolka jiifka wow so uray waxan dhahay wadka xanjisan waxan u maleyna .in oo cunay kan yar waa 5jir kankale 7jir ani madilin maski.