7Calaamadood hadaad isku aragtid waxaa laguu sameeyay sixru marshuush

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 155

  • @ridwaanmohammed9052
    @ridwaanmohammed9052 3 ปีที่แล้ว +6

    Manshalallah

  • @maimunahassan9599
    @maimunahassan9599 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah runtii sheikh wnkla soo xarirayaa insha allah ee dartis igu cawi jazakalahu kheir

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 3 ปีที่แล้ว +1

    Qeer Allaha ku siyo habiib Cabdurahman mashaa allah tabarakallah

  • @umikheyr2827
    @umikheyr2827 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiwoow in mud o xanunsanhy calamadaahn dhan waaleyhy muqdisho Ayaanjogaa seekuhelikaraa dawadaan

    • @umikheyr2827
      @umikheyr2827 3 ปีที่แล้ว +1

      @@asiyajibril2823 mahadsanid wallo

  • @siciiddixiin7321
    @siciiddixiin7321 3 ปีที่แล้ว +6

    Qofkii ugu horeeyay ahey waxaan kugu soo duceenayaa in ilaahay muradkaga ku fududeeyo ana iiso duce

    • @yurubxuseen1184
      @yurubxuseen1184 3 ปีที่แล้ว +1

      Amin amin dhamn teen ale hyno fududeeyo

    • @habibabdirahman3747
      @habibabdirahman3747  3 ปีที่แล้ว

      Jazkallah wll

    • @halimodakane9857
      @halimodakane9857 3 ปีที่แล้ว

      @@habibabdirahman3747 sheikh nobarkaada maxaan ka soo hormariyaa usa wofka kunool daawada dhirta ayaan kaarabay

    • @halimodakane9857
      @halimodakane9857 3 ปีที่แล้ว

      @@habibabdirahman3747 jazaakallaahu khayraa 🙏

  • @faysajamac6099
    @faysajamac6099 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku xiftiyo sheekh

  • @sumaali9621
    @sumaali9621 3 ปีที่แล้ว +1

    shiqow allha ku sharfo markaa gurigeyga jogo habenki lugaha ixanuunayo markaa meelkale ku soodhaxo ima xanuunayan

  • @sacdo114salah6
    @sacdo114salah6 2 ปีที่แล้ว

    masha akkah

  • @Eng_hamze
    @Eng_hamze 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikh lugahaan kandarema wadna garaac markan ruqiyada shito ama quraanba akhriyo sidi in wadna caga ku jiraan

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير يا شيخ الله يسعدك ويحفظك امين امين يا رب العالمين

    • @maxamuudxawaadle9360
      @maxamuudxawaadle9360 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh muraadkaaga
      Alla hakuusahlo
      Maxaalaguu
      Daaweeyaa
      Marshuushka

  • @miskitagane1678
    @miskitagane1678 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa badan baan araga cagah hura

  • @heeswaangsnmaxamud9480
    @heeswaangsnmaxamud9480 3 ปีที่แล้ว

    Wakaa lambarkaygi

  • @kadirillmi5135
    @kadirillmi5135 3 ปีที่แล้ว

    Haway cheick

  • @mubasharsalman8862
    @mubasharsalman8862 3 ปีที่แล้ว

    U,

    • @shamsoahmed5167
      @shamsoahmed5167 3 ปีที่แล้ว

      Waxaa i haya sixir jooogto mudo 12 iyo taban sano ah oo noloshaydii curyaamiyey oo dadkii oo dhan igu diray oo awlaadaydii laygu diray oo iyaga dhexdoodadana laysku diray oo waxbarashadoodii maadi iyo macnawiba looga baabiyey oo walaalahay laygu diray oo dhinac kasta oo noloshayda ahba lagu baabiyey qofka dhibkaaan iigu hayana waa qof aad iigu dhow ee walaaalaha musliimta ahaw waan la hadlay oo waxaan ka codasay in uuu illlaahsy dartiii iiga cabsado ooo iga daaayo dhibka uuu igu hayo waaanu iga diiiday qofkaaana ma ahan qof aaan dhibay anase aaan wax u gaystay kaliya wuxuuu igu haystaaa nimcada uuu illlaaahayga raxmaaanka ah i siiiyey. marka wallaalayga musilimiita ahaw iii duceeeya inuuu illlaaahay qofkaas shartiiisa iyo asagaba illlaaahay in uuu iga qabto.

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +6

    Allahuma saqrnaa muraadkaaga Insha Allah

  • @fadumoaydiid5406
    @fadumoaydiid5406 11 หลายเดือนก่อน +1

    Intaba waan isku arkay,
    Alx ilaahayna waa iga caafiyey,
    Inyar mooyee

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasniyallaahi wanimcal wakiil

  • @ruqyohabib505
    @ruqyohabib505 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah

  • @muminomohamedxassan5965
    @muminomohamedxassan5965 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheq waxn kuriyoda marwlbo igu solablabta ano timo Aya afkeyga kasobaxayo maraha qar wanba mataga tinta

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +3

    Anaka waa nalagu Kala geeyay

    • @xaaawoxaaawo6870
      @xaaawoxaaawo6870 ปีที่แล้ว

      Ax sorry walaley. Hadi o daygi layni Kala kaxeyey. Caruurta Ka ilasho

  • @MunaJamac-d2j
    @MunaJamac-d2j 6 หลายเดือนก่อน

    Absolutely walaahi waaruntiis

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 ปีที่แล้ว

    Sheike please xage ka hela dawada please?

  • @qadiijobile3050
    @qadiijobile3050 3 ปีที่แล้ว +2

    Jizakalaahu qeer hory usoco wll shugrn

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazaa kallaa kheer yaa akhi

  • @khayrwadeyoutub9461
    @khayrwadeyoutub9461 3 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaallah

  • @ramlocalicabdi6038
    @ramlocalicabdi6038 2 ปีที่แล้ว +1

    Sayidinaa.muxamadin.wacallaa.aalihil.ajmaciin.fadlan.ku.dar.sheekh

  • @Farhiyasheikh-g5c
    @Farhiyasheikh-g5c 11 หลายเดือนก่อน

    Alhooyo says masmaynayso hooyo

  • @deeqoabuukar4878
    @deeqoabuukar4878 ปีที่แล้ว

    Sheqow inte kahel dawada

  • @hoodoayaan6624
    @hoodoayaan6624 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheek ka wrn haddad kabad dhiig lugu shubo gurigii wan ka guurnay riyadisa in ka badan 10 jeer ayay igu soo noqnoqatay la waran sheekh arintaas

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxaan leeyahay cagaha oo kulayl saayida iga baxayo, wadno garaac,cabsi joogta ah, iyo dhinaca gacanta bidix oo la moodo in garabka hoostiisa waran igaga taagan yahay , waxaan doonaya in aan Iska ooyo anigoo waxba igu dhicin

    • @umabdulahi95
      @umabdulahi95 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo dhoqso iska dawee Anigaa sidaa ahaanijiray kadib waxa ifusoobooday qalal oo aan carabka cunijiray kadib Illaheey baa igucaafiye quraanka

    • @rahimaali5762
      @rahimaali5762 3 ปีที่แล้ว

      Hye wlo quran Ka ayaan isku akhriyaa mrkasta lkn mrkaan quran bdan isku akhriyay hadana waxaan noqday qof mar kasta naxsan oo aad moodo in war laga naxo loo soo sheegay

  • @ridwaanmohammed9052
    @ridwaanmohammed9052 3 ปีที่แล้ว +3

    Allehakusahlo amuraha🙌🙌🙌

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wall jizakallah kheiraa

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin eey ilma adeer ahaayeen ee uu iga dhacay

  • @aragsanaden4235
    @aragsanaden4235 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah khyr badam haku siiyo

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh commentiyada aqri telkaga lama qabanaayo tel shaqaynayaa nosoqor

  • @moxamedaxmed1940
    @moxamedaxmed1940 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle muradkaaga hakuu sahlo isha allh lkn shekh WthasApp ka dadka ugasoo jawaabi meysid

  • @xaaawoxaaawo6870
    @xaaawoxaaawo6870 ปีที่แล้ว

    Shiikh khayr ala haku siyo. Xanun kasa ihayy Wana I bararujisay

  • @fartunigal3044
    @fartunigal3044 3 ปีที่แล้ว +1

    dawada hada aan natusinaysa intee ka heli karaah macalin

  • @hananomar4758
    @hananomar4758 3 ปีที่แล้ว +1

    والله كلامك كله صحيح الله اكبر عليهم حسبي الله ونعم الوكيل / والله هذا كله قد رايت وخلاص وحصل الطلاق 💔

  • @ابواميره-ب6ج
    @ابواميره-ب6ج 2 หลายเดือนก่อน

    Asc❤

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +2

    Asalaama calaykum yaa shiikh

  • @bushrazakichanakya387
    @bushrazakichanakya387 3 ปีที่แล้ว +1

    Illaahy hakuu.fududayo arimahaaga wllo

  • @munahassan5579
    @munahassan5579 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi Ani cabsi iyo caga hur hurda la. aan wax badan baa i kulmay

  • @hayanabdi2856
    @hayanabdi2856 3 ปีที่แล้ว +1

    Jisa kalah shiekh calamada han wan leyahy ee inte dawadan kaheli Kara adigo mahad San

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahuma xafidnaa baaraka allah fiikum

  • @khadijocumar5765
    @khadijocumar5765 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaah hakuusahlo muraadkaaga

  • @saafihaji7383
    @saafihaji7383 ปีที่แล้ว

    Wallahi wey igudhacday arintaan aaqirkiina wan kukala tagnay oo gurigii wuu burburay caruurtiina sidaas ayuu uga tagay SubxaanaLLAAH maxaa qiyaamo sugeyso 😢

  • @khassan6449
    @khassan6449 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh daawad inte laga hele waan ubaahan

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq calaamooyinkaan qaar waa ku arkay subxaanallaah

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 ปีที่แล้ว

    Way igu dacaday waxas dan waan dareemay waana ku kala tagnay. Xata caruurtis dib uma so eegin. Dhibto aad ayan soo maray ya Allah . Daadka qar cadowsana 😢

  • @xasanomar1915
    @xasanomar1915 3 ปีที่แล้ว

    Sheeqow firaashka iyo sariirta hoosteeda ayaan kaheley sixir aan maleeyay tafriiq iyo dhaqax aan maalin kale ka helay armaajada hoosteeda asal ahaan in aqalka jiifka lajoogo marabto ana wax yar ay Lula joogeysaa hadii kale maya habeenkii dambe waxaa looga timid riyo nago badan iyo halnin oo dhererka aan indhagaaga Gareyn madaxiisa habar cajuuso Samir saaran weydiisay suaal tiri maxaad ku jeclaatay ninkaan talo isii quraan waan aqriyaaintaa ayaan ku joognaa

  • @liibaanyare6858
    @liibaanyare6858 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq Asc waxaan ku weydiinaa waxaan ku wareersanhay maskaxda waa ay iska baxeysaa mana fahmin sheeq qeer allah ku siiyo iisoo jawaab

  • @fahmomaxamuudmaxamed5625
    @fahmomaxamuudmaxamed5625 3 ปีที่แล้ว

    sheekoow guriga hdan kaguurey kwarn seen ku ogaanaa xanuunka mudo bdan ihayo kwarn jwb sheekh

  • @cabdulqaadirawilmohamed9534
    @cabdulqaadirawilmohamed9534 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle umuurahaaga hakuu sahlo insha Allaah

  • @raqiyamohamed5800
    @raqiyamohamed5800 ปีที่แล้ว

    Sheikh dawada qofkasta ma isticmali kara ilma yar oo 3bill ijoka

  • @elmisaed4049
    @elmisaed4049 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haku faded hawlahaka

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +1

    Zawjka aa loo suibiyay

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 3 ปีที่แล้ว

    Sh waxan ka codsana inad commentiyadee firidid si walaalah kugu xiran aqbartoda u argtid bi idnillaah ani calamada has wan leyahay lkiin gurigii wan ka guray marka maxakle oo samayn kara qur aanu kariim kadib

  • @zahraahmed9702
    @zahraahmed9702 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuu sahlo muraad kaaga

  • @safiyahayaanofficial349
    @safiyahayaanofficial349 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh halkaan kaalasoo xidhiidhaa

  • @cawilmohamed3727
    @cawilmohamed3727 3 ปีที่แล้ว +1

    Gobolka sool gat ahaan lascanod siday dawada loogu helayaa

    • @xaaawoxaaawo6870
      @xaaawoxaaawo6870 ปีที่แล้ว

      Wll quraan isisaar biyaha tahalisha Ku qubeso cabna guriga Ku rushe Ada cafimad Kada Ka yabaye

  • @thegoldenrose9444
    @thegoldenrose9444 3 ปีที่แล้ว

    Hadii adi iyo ninkaagii sidaas isku furtaan kalana fogaataan maxaa xal ah qof kaliya ma is cilaajinkaraa kiikale oo maqan

  • @kaltuunomar1960
    @kaltuunomar1960 2 ปีที่แล้ว

    As walaal waa Gabadh xalay maan saj kuu soo par Tay inaad arg tay may

  • @nishmoha1673
    @nishmoha1673 3 ปีที่แล้ว

    Allow kusahal amurahaga inshalh sheikhow ani waxan kacodsanaya 3sano ayan xanunsanahy madaxa waxba igadaxsocdo iyo lugaha maxan kusamen Kara plz talo

  • @nimoahmed3746
    @nimoahmed3746 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh allah hawlahaaga hakuu fududeeyo insha allah waan isku arkay calamadahaan waliba hadeer xaladayda nololeed oodhan baa is bedeshay maalin kasta waxbaa igu sii siyaada dawadaan xagee kaheli karaa lasanod baan jogaaye

    • @farhiyaomar360
      @farhiyaomar360 3 ปีที่แล้ว

      uk joogaa seen kuhelikaraa

    • @sundusmahad9542
      @sundusmahad9542 2 ปีที่แล้ว

      Sheeko xage laga soo xirira kheekh dawada wan raba

  • @miskitagane1678
    @miskitagane1678 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah sheekha wa runta

  • @nimcocraxman6182
    @nimcocraxman6182 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh xabiib halkee lagala Soo xidhaa telka lama qabanaayo

  • @safiyamaxamed1009
    @safiyamaxamed1009 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh CaLaamadaHan waan isku arkey waxan Rapaa daawadan Meesha laga HeLayo inaad iishegtid sidhakhsaa Hawlahaaga rapi hakuu fudeediyo🙏

  • @faadumoadow9970
    @faadumoadow9970 3 ปีที่แล้ว

    ilaahay waxan ka baryeynaa ilmaha.yar ee Galadu qaadatay ha ka soo fukiyo.ha ha kaaga soo qaado.amiin

  • @nimcofaysal1954
    @nimcofaysal1954 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhaw khyr alle haku siiyo aniga uunbad iga sheekaysayba calaamadahan aad sheegtay

  • @sadiamuhammed3731
    @sadiamuhammed3731 3 ปีที่แล้ว

    Shikh watsupka fariin baan kuugu reebay fadlan isoo jawaab

  • @daganhassan2052
    @daganhassan2052 3 ปีที่แล้ว

    Wllo jasaakala muradkagana Alahakusahlo wllo wil walaalky ayaa igabuka wanasixir waxa hayaa igusoducee

  • @najmaabadalla8142
    @najmaabadalla8142 2 ปีที่แล้ว

    Daawadaa Mogadishu joogaa xageekahelayaa sheikh?????

  • @LuLu-wt7ss
    @LuLu-wt7ss 2 ปีที่แล้ว

    Aniga Aya kakowah habaryartida Aya isihir

  • @claahidilow1117
    @claahidilow1117 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh calaamadaha waa sax m.a dawooyinka maxaa ka mid ah

  • @naciimocadey9160
    @naciimocadey9160 3 ปีที่แล้ว

    Allah kubarakeyo shiikh ee dawoyinka xagan kahela ado mahadan

  • @ayaanayaan8529
    @ayaanayaan8529 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku sahalo

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh code magaalada aad joogto ii soo sheeg fadlan.

  • @safiyaabdullahi7575
    @safiyaabdullahi7575 2 ปีที่แล้ว

    Sheikhow wan xanunsanahy I so ducey

  • @blackfox2498
    @blackfox2498 2 ปีที่แล้ว

    Hadad iscilajiso hadana somasamey-nayan

  • @nasirharawomedia896
    @nasirharawomedia896 3 ปีที่แล้ว

    Shekh halken dawada kahelo wxn isku arkay dhabar xanun culays bdn daal bdn labolabo bdn oo markasti iga dhamanayn iyo cagta hoose oo ihuraaya marka dawada sideen u helaa sheekh

  • @fatumaomar1449
    @fatumaomar1449 3 ปีที่แล้ว

    Asc. Sheikow amuraha illahay haku saqiro. Sheik

  • @maxamedcali2047
    @maxamedcali2047 3 ปีที่แล้ว

    Hargaysa malagahelayaa daawada sixirka

  • @canab116
    @canab116 2 ปีที่แล้ว

    Asm dr habib sixir tafriiq ah baa laysameeye ee sidee kuulahalikaraa lix sano ayaa la bukaa arintaa

    • @xaaawoxaaawo6870
      @xaaawoxaaawo6870 ปีที่แล้ว

      Wll biyo tahalil asbuciba mar tufo guriga rushe kuna qubayso. MARKA ANA ISO DUCE xita caruurti ba sixir la iga siyay

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 3 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah Allah haku xifdiyo wlal Insha Allah ilahay haku sahlo muradkaga Amen.

  • @FihiimaCoosh
    @FihiimaCoosh 2 ปีที่แล้ว

    Shikhow khayar alle hakuxiftiyo

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 3 ปีที่แล้ว

    Maraadkada adunka iyo midkada aqiro alaha kuufudeyo

  • @farduusmaxamuud8881
    @farduusmaxamuud8881 3 ปีที่แล้ว

    xage laga helaya dawoyinkaa

  • @cabdiwalimuuse9600
    @cabdiwalimuuse9600 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin alehakufu dudayo aamiin

  • @samdaoffical6375
    @samdaoffical6375 3 ปีที่แล้ว

    xagaa lagaaa helayaaa walal😰😰😰😰😰

  • @shamsocali8359
    @shamsocali8359 3 ปีที่แล้ว

    Shiqow cabsi iyo wal wal waan kaso daalay lkn hada waxaa ii daran wareer waan dawaqaa sariirta madaxa kama qaden marka dukaayo maahe markaan dukanayana waad dhece wad dhece an ku dhaeysaa hada ano madaxa dhulka ku hayaa aa wareeraa

  • @cawilmohamed3727
    @cawilmohamed3727 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle hakusiiyo muradka aad ledahay oo aan macsi lahayn

    • @khadramohamed7017
      @khadramohamed7017 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah sheekho Alle haku fududayo arimahaga maxad muda in aad igahalsid aaniga

  • @ahmedsuleiman6734
    @ahmedsuleiman6734 3 ปีที่แล้ว

    Allaah dartis kujeclahaye walahi

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey hakusahlo muradkaga

  • @thegoldenrose9444
    @thegoldenrose9444 3 ปีที่แล้ว

    Xagee laga helaa daawooyinkaas

  • @امخضر-ظ1ض
    @امخضر-ظ1ض 3 ปีที่แล้ว

    Asc muraad kaaga sahal wa sakhiran

  • @farhiyohassan3758
    @farhiyohassan3758 3 ปีที่แล้ว

    Shekh xaruntaada xagee kutaalaa

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 2 ปีที่แล้ว

    Allh hku sahlo muradkaaaga

  • @kaamilamahamud3612
    @kaamilamahamud3612 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllo allaha muradkaga ha ku salo