Qiso gabadh Soomaali ah ka soo martay fadliga Saliga Nabiga CSW عليه الصلاة والسلام

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 414

  • @husniali4870
    @husniali4870 3 ปีที่แล้ว +94

    Wlhi blhi tlhi Waxa igu dhacday aniga qiso shaqsiyan igu dhacday Waxa dhacday in aan shaqo dal baday ka dib jwb aan ka waayey Hada Hada neh mid kale ayaa dal baday Waxa aan helay 15 Maalin practic oo lacag la,aan lagu shaqeeyo ka dib markii aan dhameeyey ka dib waxay igu dhaheen Wan ku soo waceynaa ka dib ima soo wicin Waxa igu dhacay stress iyo wal wal Waxa aan ahaaay xaasle xaaskeyga ayaa leygu diray anigo isla hadli rabo waali ku dhaw hbn kii hurdo la,aan ayaa igu dhacday xitaa Waxa nacay wax barashadii Waxa jiray jaceel xad dhaaf aan u qabay xaaskeyga buuq joogto iyo madax xanuun ayaa ka bixi waayey xal waan waayey Waxa go, aansaday in aana furin xaaskeyga dul qaad lkn dul qaadii iga sii dhamaanaayo Waxa aan youtube ku arkay faa,idooyinka uu leeyhy ayaa dhageestay wlhi blhi tlhi Waxa aan aqriyey 5 Maalin bes waan ku cel celiyey 10’0000 ,2222,3333’ 4444’1500 1000 intaas marka aqriyey xaaskeyga oo ugu darneed oo aan jeclaay ayaa isoo wacday waliba iyado leh igaraalinoqo inta aan ku dhibay waan farxay culeeski Waa iga dagay hurdo ayaa ii bilaabatay 2 Maalin ka dib Waxa isoo wacay meeshii ugu horeysay aan shaqada ka dalbaday ay igu dhaheen Mano shaqey karta Maalin hadi aan nasto maalinta ku xigto Wan shaqeeya alxdlh ilaahey ayaa mahad iska leh Waxa aan ku jiraa daganaan iyo farxad shaqo barakeysan Ayaa helay sheekada Wan soo gaabiyey lkn sheekada way dheer thy wax bdn ayaa ka dhiman . Xita salaada cibaada Wan ka caajisi jiray Hada marka aan dukanaayo Wan farsaxsanahay , badiya saliga nabiga scw

    • @zaabitraashid3998
      @zaabitraashid3998 3 ปีที่แล้ว +3

      Ma sha allh tabarakalah wall wlh wa arin qibra qadasho leh bro saa nogu so kudbisay waad mahadsan tahy in badan wan bilabaya hdo alle yiraa wadan Europe ayaan joga oo dhib badan o si loga baxa adagty safar ayaana ka ahay ilaah ha I saqiro iso ducey in sha allh 🙏🙏

    • @husniali4870
      @husniali4870 3 ปีที่แล้ว

      Ilaha KU fududeeyo

    • @zeyzey7307
      @zeyzey7307 3 ปีที่แล้ว

      @@husniali4870 mashaalah

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 2 ปีที่แล้ว

      صل الله عليه وسلم mash allah tabaraaka raxman

    • @ifrahreermagaal5816
      @ifrahreermagaal5816 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi benta maha ana so arkay scw scw kusaliya nebigena suuban msha allah

  • @sacdiamuxammad1702
    @sacdiamuxammad1702 3 ปีที่แล้ว +18

    MaashaAllah, maama fattimma salliga Nabiga waa mucjiso wllhi maalmo dhaweeyd examka jaamacadda ayn soo galay wax badan ayn soo qalqalday Murugo ayn dareemay macalinkii ayaa dhahay dad badan ayaa dhacay walaac ayn la seexan waayey salliga nabiga ayn billaabay ilaa xoogaa ayn waday wllhi hdda wax walaaca ma dareemooyi examkiina mlla soo dhejin wali niyad wng ayn dareemayaaa Alxm Allena waxn ka rajeeyanayaa inaan ku wada guuleeysto dhamaaantood maaddooyinka asxaabta adinkana aaminta ii raaciya.

    • @Zakicadde1646
      @Zakicadde1646 2 ปีที่แล้ว +1

      Kawrn wll natiija fiican maheshay
      Nala wadaag qisada qaybta danbe

    • @shamsaabdirahman6298
      @shamsaabdirahman6298 ปีที่แล้ว

      Natija fcn maheshe wll

  • @azaleamohamed3113
    @azaleamohamed3113 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah fadliga saliga nabiga csw aad ayuu u badan yahay runtii waa faaido iyo qery aad u badan tasna waxaa dareemi Kara qofkii laasima saliga nabiga csw ❤️❤️

  • @ayaanmowlid3969
    @ayaanmowlid3969 3 ปีที่แล้ว +70

    اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤

    • @ruquyamohamed164
      @ruquyamohamed164 3 ปีที่แล้ว

      اللهم صلی علی محمد و آل محمد و ♥️♥️👍👍♥️♥️👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @umuuasma7900
      @umuuasma7900 3 ปีที่แล้ว

      Barakalah mcnto

    • @abdow4104
      @abdow4104 3 ปีที่แล้ว

      🤲

    • @cashaelmi4525
      @cashaelmi4525 2 ปีที่แล้ว

      3333333333333333333333333333333333333333333333333333333333³$y $ 33333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333 días después de la guerra de la guerra de la guerra y el imperio del reino de Israel ³³ : es un

    • @mohamedmuhidinyusuf4975
      @mohamedmuhidinyusuf4975 2 ปีที่แล้ว

      Allahu akbar

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 3 ปีที่แล้ว +8

    Waa runteed anaa sheekh xuseen ka dheegaytay saliva nabiga
    الهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @Hanimahamed-vx9xq
    @Hanimahamed-vx9xq 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sallalaahu calayhi wasalam mnsha allah salliga nabiga faaidisa wa waxn laqiyaasikarin salliga nabiga wa nafaqo

  • @halimasadiya5856
    @halimasadiya5856 3 ปีที่แล้ว +12

    Shiikhaas waa laguu yaqaan wacdigiisa maasha Allah qalbiga ayuu taabtaa Allah ka ajar siiyo sh husein Ali jabuuti

    • @ibrahimcumar7325
      @ibrahimcumar7325 ปีที่แล้ว

      Sheikh husein ali
      Maaha sxp kunoqo
      Iska hubso

  • @madiinojeylaani5232
    @madiinojeylaani5232 3 ปีที่แล้ว +14

    mashalah Fatima Muna qisooyinkaada waan jeclahay. february hargaisa ayan uso hijroonayaa iisoo doceeya allaah ha inoo so fududeeyo safarka

    • @umuayuubfarhiya1657
      @umuayuubfarhiya1657 3 ปีที่แล้ว

      Allaha kududeeyo huuno anaga waan kugu soo xignaayee no soducee markaat adaanka maqashid

    • @madiinojeylaani5232
      @madiinojeylaani5232 3 ปีที่แล้ว

      @@umuayuubfarhiya1657 aamiin, inshalah walal qaali

    • @abdow4104
      @abdow4104 3 ปีที่แล้ว

      🤲

  • @team.myousefandm.tarek.8156
    @team.myousefandm.tarek.8156 3 ปีที่แล้ว +25

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤️🌹 جزاكم الله خيرا

  • @hibamsalaad9842
    @hibamsalaad9842 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah tabarakaAllah abaayo waan jeclahay qisaskada❤❤ ,walashana Allah ha u barakeeyo xoolaheeda . Sheekh Xuseen Jabuuti is one of my favourite, Allah ha xifdiyo

  • @jamalyaresharif4936
    @jamalyaresharif4936 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل علي محمد وعلي اله محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي ال ابراهيم انك حميد مخيد

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 ปีที่แล้ว +2

    M sh allaah scw scw scw allaha nawaafijiyo qeerkuu inoo leyahay aamiin yaaa rabbii aamiin adiguna mahadanid wllo

  • @sayidcali7636
    @sayidcali7636 2 ปีที่แล้ว +1

    sheikh xuseen cali jabuuti wuu jiraa wll waana skeekh reer jabuuti ah

  • @أمالخيرحسن
    @أمالخيرحسن 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadoow waad maqleysaane aan badino saliganabiga cileyhi salaatu wasalaam si aan u helno kheyr aduunyo iyo mid aakhiro

  • @hamdaqueen8406
    @hamdaqueen8406 3 ปีที่แล้ว +3

    Wallhi tasbiixda aniba hadaa bilaabay. Mashallh kubo dhanmadaremesid. Runtii waa aqriyaa. Mashallh.

    • @ziyaamaxamuud2086
      @ziyaamaxamuud2086 3 ปีที่แล้ว

      abyo nabiga salalahu calayhi wa salam see logu saliyaa

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 3 ปีที่แล้ว +16

    اللهم صلي وسلم علىنبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @MohaanMohamoud5
    @MohaanMohamoud5 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll munoy waxaan laxanuunsanaya ilcayn iisoo duceeya

  • @Amran218
    @Amran218 ปีที่แล้ว

    Scw.sheq jabuuti wa caan.husein Ali jabuuti Allaha xifdiyo

  • @fafigohar5153
    @fafigohar5153 2 ปีที่แล้ว +2

    Sallalahu calayhi wasalam Sallalahu calayhi wasalam Sallalahu calayhi wasalam Sallalahu calayhi wasalam Sallalahu calayhi wasalam Sallalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤💞

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 3 ปีที่แล้ว +11

    Salallahu Calayhi Wa salam CAWA waa jimco badiya saliga nabiga

  • @muno8352
    @muno8352 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah illaheey ha u barakeeyo
    Shaqada iyo maalka owlaad baariyaala na allaha siiyo insha allah

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍 ilaahay ha u siyaadiyo walaasheen 🤲 waa isku mid qisooyinka soomaalida iyo qisooyinka walaaleheen inta ay tahay Digriga Rabbi, Sheikh magaciisa ayaa la yiraahdaa, maalin ma dhamaato Annoon dhagaysan Sheekheena Masha Allah ilaahay ayaa siiyay Hibo xagiisa ka ahaatay sida loo soo gudbiyo muxaadarooyinka ❤️ saliga Nabiga cida laasimta khayr ayaa u ahaaday, S.A.W ❤️ Baraka’Allah Feek habibti 🤲❤️🤲

  • @abdinasirahmed3361
    @abdinasirahmed3361 11 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Hussein Ali Djibouti qof an aqon malmahan ee Alaha xifdiyo ok msha Alaha

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah barka allah mash allah barka allah ilahow awladna kuirsaaq gabdha. Mash Allah barka allah

  • @fadxiyamahamed169
    @fadxiyamahamed169 3 ปีที่แล้ว +5

    Qisadan waxaan ka dhagaystay qisas al digri macalin zuhuur dajiya ilahay ha xafido eee shugran adna

    • @farhiamohamed6993
      @farhiamohamed6993 3 ปีที่แล้ว

      Fadciya Mahamed macalimadaan Chanel meyleedahay

    • @sacdiosahal7501
      @sacdiosahal7501 3 ปีที่แล้ว

      Abayo maclin zuhuur qisooyinkeda waan arkay groupkeda telegram ka ma igu so dari kartaaa?

    • @fadxiyamahamed169
      @fadxiyamahamed169 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiosahal7501 Haa wllo isoo qor lanbarkaaga anaa kugu soo daraaya

    • @fadxiyamahamed169
      @fadxiyamahamed169 3 ปีที่แล้ว +1

      @@farhiamohamed6993 maya wlo malaha macalidu janal TH-cam

    • @farhiamohamed6993
      @farhiamohamed6993 3 ปีที่แล้ว

      @@fadxiyamahamed169 thanks xppt

  • @nura6730
    @nura6730 ปีที่แล้ว +1

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @thapitmohamed9232
    @thapitmohamed9232 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @iftinabdullahi2120
    @iftinabdullahi2120 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @deeqabeuty5152
    @deeqabeuty5152 3 ปีที่แล้ว +2

    Qisooyinkada waajeclahay xabiibti shukran💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @shabkamediaproduction9104
    @shabkamediaproduction9104 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax magaca shiikha wllo sh xusen cali jabuuti aya la dhahaa

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla huma sala calaa muxamed wacalaa Aali muxamed kamaa salayta calaa Ibrahim wacala aali Ibrahim wa baarik calaa muxamed kamaa baarakta calaa Ibrahim inaka xamiidul majiid❤❤.

  • @fatimamahad3579
    @fatimamahad3579 3 ปีที่แล้ว +3

    آلُلَُّـہِــم❣️صٍَلُِّ ۆَﺳَ̭͠ـــلُِّم❣️ۆَبَْآرِگّْ علُﮯ❣️نَْبِْيَِّنَْـــآ مُحٍمَّدِ ۆِعلُﮯأّلَُـﮧِ ۆِصٌٍحٌٍبِْـﮧِ أّجٍِمَعٌيَِّنْﷺِ❣️

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 10 หลายเดือนก่อน

    اللهم 💛صل💛 علی 💛محمد💛 وعلی💛 ال💛 محمد💛 ڪما 💛صلیت💛 علی💛 ابراهیم 💛وعلی 💛ال 💛ابراهیم💛 انلڪ💛 حمید💛 مجید 💛
    اللهم💛 بارلڪ 💛علی 💛محمد 💛وعلی💛 ال 💛محمد💛 ڪما💛 بارڪت💛 علی💛 ابراهیم💛 وعلی💛 ال💛 ابراهیم💛 وعلی 💛ال💛 ابراهیم💛 انلڪ💛 حمید💛 مجید💛

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 3 ปีที่แล้ว +2

    mashaallah tabarakallah aad bad umahadsantahay macanto wallashena ilahey hausiyadiyo awlaad barskeysana allah siyo abaayo ad aad ayad umahadasantahay sidawanagsan ee ad wanaga nolalawadavto sheikh xuseyn cali jabuti sided ugarsneynin mcn wa shekhena sharafta badane

  • @abdiwelidaud7130
    @abdiwelidaud7130 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jasaskalahu qeyr walsheyn Fadumo Mina iyo gabdhaaa qisadaaaa sogudbiseey rabiiii Hanadigoooo kuwiiiii kucamaaaal falo

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 3 ปีที่แล้ว +2

    asc.adigane.rabi.haku.barakeeyo.waxankugu.jeclhy.kheyrka.iyo.wanaaga.mashallh.tabarakalh

  • @queenfariida1315
    @queenfariida1315 3 ปีที่แล้ว +4

    صلى الله عليه وسلم اللهم اجعلنا مع بنينا محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @bilaalhassan7601
    @bilaalhassan7601 2 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل علي محمد وعلي أل محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي ال ابراهيم انك حميد المجيد اللهم بارك علي محمد وعلي أل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي أل ابراهيم انك حميد المجيد

  • @mohamedbashir157
    @mohamedbashir157 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allh tabaraka allah walal jazakiallah khayr

  • @umutyu694
    @umutyu694 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah tabarakallahu waan ku xidhanahya qisooyinkaaga dadka carabta live uga so turjumayso wa jecelahay walaahi manshalah iyo dhiirigalin ku sugan ilaahay miisaanka xasanaadka ha ku saaro

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahayoow umada muslinkoo dhan saliga nebiga wada fahansiii allhuma ameeen المهم صلى على نبينا محمد صلى الله عليه

  • @omarhaashi9990
    @omarhaashi9990 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallaah baarakallah saligaa rasuulka swc waa fali badan

  • @AM-jz6vb
    @AM-jz6vb 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc walaalahagay Muslim ka ah dan ayaan leeyahay ee iisoo duceeya

    • @xamdirashiid6376
      @xamdirashiid6376 3 ปีที่แล้ว +1

      walashey Muradkado Qeyr ku juro Allaha kuu saqiro

    • @AM-jz6vb
      @AM-jz6vb 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdirashiid6376 walaal jazaakalaah

  • @fartunmohamed9307
    @fartunmohamed9307 3 ปีที่แล้ว +3

    Isoo duceeya wll waxan igu furan arimo walwal ah in alle ii fududeyo waana aqrista saliga nabiga scw in alle arimaheyga oo kheyr ah ii fududeeyo wa codsi wll

  • @fadumoelmi7590
    @fadumoelmi7590 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Ilahay ha u barakeeyo

  • @MrAjeey143
    @MrAjeey143 2 ปีที่แล้ว +1

    Jisakalaah Inta sheegtay iyo in ka badan saliga nabiga scw Ayaa laga helaa walhi

  • @maryammuhamed4730
    @maryammuhamed4730 3 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @barashadafuhrerschiendeuts493
    @barashadafuhrerschiendeuts493 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlo Fatima muna ilaahay hakubarakeeyee adiga ehelkaa saliga nabiga waan arkay faa iido badan ayaa kujira maalin maal Maha kamid Ayaan daawaday waana murugaysaa markii aan kuceceliy ilaahy waa uu furfuray hadafkaan lahaana waan gaadhay markaa waxaan odhan lahaa wloo somaaliyed ilaahy kudadaalaan insha alla adiga ilaahy ajar hakasiiyo mahadsanid kun jeer wlo Fatima masha alala saliga nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  3 ปีที่แล้ว

      اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله ❤️❤️❤️

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

      Wllo mghafsnaid

  • @saiidadaryel2982
    @saiidadaryel2982 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah quruxey UmU Zuber🌹❤️🌹🙏

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah illaah hagu barakeyo nimcada allaahumaa aaamiin

  • @englandfariid9794
    @englandfariid9794 3 ปีที่แล้ว +2

    Qisoyinka islaamka wa wax wanagsan xabiibti nosobadi

  • @hiisahmed1418
    @hiisahmed1418 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qisooyin kaaka waan jecelahay Alla haku xiftiyo walaal. Muna

  • @Haykalabdih
    @Haykalabdih 11 หลายเดือนก่อน

    الخير يولد الخير يموت الخير يختار للأخوة

  • @stepstojannah
    @stepstojannah 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaalayaal I soo booqda channelkeyga waa channel Quran iyo tafsiirka iyo ducoyin si gudbi qofka u dhageysta quranka ajar ugu heshid jazakalaahu kheer

    • @ilyaasmaal9892
      @ilyaasmaal9892 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allaah Haye Wallaal
      Adiguna magaca kuugu Qoran Af Soomaali ku qoro Si loo Garto in Aad Soomaali tahay.

  • @hajiyaishoibrahim3808
    @hajiyaishoibrahim3808 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allh jazakalah qer my sister Allh Haku barakeeyo

  • @daahirmacalin3042
    @daahirmacalin3042 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah kheer allaha kasiyo

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiin yaa allaah jasakallaah walal qaali

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa sax sh xusen cali jabuuti waa tabliiq Masha Allah walashen Allah ha ubaarigo adne jazakallaah 🌹😘😘😘👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @NajmaAxmed-g3w
    @NajmaAxmed-g3w ปีที่แล้ว

    Salallahu calayhi wasalam ❤

  • @axlamqueennadapea7775
    @axlamqueennadapea7775 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarkallah abayo qiso noso gudbisay way ficantahay gabadhana cadiw ka allah kaqabto xasadkan allah ka ilaliyo scw scw scw

  • @fatemanuur2888
    @fatemanuur2888 3 ปีที่แล้ว +2

    صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @safiyamohamed8148
    @safiyamohamed8148 2 ปีที่แล้ว +1

    صلي الله عليه وسلم

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 ปีที่แล้ว +8

    Salig wuxu fura arsaqda,iyo kharoodhan habo qali ISOboqo pls

    • @Shacni.
      @Shacni. 3 ปีที่แล้ว

      Wakuso boqday habo iso boqo anne

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah sheeqaas wan jecelehay diinta runta uukasheega waasheeq kahadla xaqiida diinta hafidakllahum

  • @mohamedamin6463
    @mohamedamin6463 3 ปีที่แล้ว

    Shiiq xuseen Cali jabuuti sax waaye waa shiiq aad iyo aad an uga helo wacdigiisa

  • @شيخهصومالي
    @شيخهصومالي หลายเดือนก่อน

    Masha allha❤❤❤

  • @apsheirrr3390
    @apsheirrr3390 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صلي وسلم وبارك عليك يا حبيبي يا رسول الله ❤️😭❤️

  • @nuuraxasan2260
    @nuuraxasan2260 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah hku barkeeyo wlasha qaaliga anaguna allah hana garansiiyo aaaaamin aaaaamin

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah tabaarakallah waa qiso wax tar wayn leh walasha ilahay ha u barakeeyo awlaad saalixiin ah rabi haku irzaaqo allahuma amiin idigana wllo macan jzkllahumu khayran

  • @nuraelmi81
    @nuraelmi81 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal waad ku mahadsantahay qisooyinka carabta ood noo soo gubiso, waxaan jeclaan lahaa in aad hablaha uga faaiidayso qisooyinka mashaakilka doorishariga!

  • @abdiabdilaahigulled7600
    @abdiabdilaahigulled7600 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah sheekh xuseen waa sheeq cajiiba aale habarakeyo waan uduceya mar walba

  • @noshaxaad8006
    @noshaxaad8006 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc Abaayo waanku salaamay abaayo adiga iyo asaxaabtaada waxaan si walaal nimo ah muslinimo ah islaan animo ah allahaa dartii iigu soo duceeya muraad ayaan leeyahay inuu allahaa ii fududeeyo isagoo aan dhib lahayn insha allaah Mahadsanidiin dhamaantiin

    • @dekofarah3627
      @dekofarah3627 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay subxanahu watacalaa haduu fududeeyo walal

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 ปีที่แล้ว

      wll horta rag iyo dumar kaad tahay garan maayo ilaahay muraad kaada oo aan macsi lahayn haku siiyo magaca kuugu qoran baan ku qoslay hhhhhh No shaxaad kulahaa

    • @maryanabdi1143
      @maryanabdi1143 3 ปีที่แล้ว

      Illah hakufudadeyo muradkaga oon macsi lahayn

    • @caraweeloofficial3910
      @caraweeloofficial3910 3 ปีที่แล้ว

      Allle ha ku fudueyyo wll insha alllh khyr

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allh wllo waa kheyr inaan ku salino xabiibkeenii scw waana tasbiix

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah barakallaahu siiqada ay u akhriday nala wadaag dheh

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs scw scw scw scw scw wllo

  • @madinamuxudina123
    @madinamuxudina123 3 ปีที่แล้ว +3

    Waan jeclahy qisaska carabta abayo macn waad mahadsantahay

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha haku xafido walal qaaali you tubekaaga waaan ka faidnay qisooyinka quruxda badan allah aduun iyo aakhiro haku barakeeyo danbigana hadhaafo kii hore iyo kii danbe walal fatima

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walaashay khayr ilahay ha ku siiyo💘💗❤

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว +10

    Dadkaaan shaqo la aan ayaa ka badatahay ee habiibti shaqada da wado wadankiii aad luuqadiiisa aad taqaanid noo soo gudbi raali ka noqo umadaaan

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allha tabaraka Allha illhay carur salixiina ha ku siiyo abayo amiiiiiin yaarabi

  • @calaawisalman7889
    @calaawisalman7889 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Xuseen cali waa sheekh reer jabuuti ah oo culimada qalbiga dadka la hadla ka mida

  • @fadha3pfuad524
    @fadha3pfuad524 2 ปีที่แล้ว +1

    صل الله عليه وسلم 🥰🥰🥰

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah ilah awlaad salax haku rasoqo amiin yarabi

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH

  • @idilahmed4449
    @idilahmed4449 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb Fatima Muna JazakAllahku khairen ilahay ha u daayo. Salalaahu alayhi wa salam ❤💓 sheikh Huseen Cali waa sheikh add u qaliya masha Allah.

  • @khadramahamoud5745
    @khadramahamoud5745 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah masha allah'a maasha alaah inshahallaahu barakooba aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @sacdiyoali2665
    @sacdiyoali2665 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah tabarakallah shukran hbo, wow classic

  • @munamahamoud6161
    @munamahamoud6161 3 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ♥️

  • @rahmadahir3735
    @rahmadahir3735 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshallah Maanshallah allaha ha inoo fududeeyo dhamaanteen

  • @Layla6793
    @Layla6793 ปีที่แล้ว

    Salalaahu caleyhi wasalam
    Salalaahu caleyhi wasalam
    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allaha inantan dar ilahay ayaan kuu jecelay kor u doco xafidulaa

  • @kadraanood9814
    @kadraanood9814 3 ปีที่แล้ว +3

    ilaahow haiku barakee wàlaalo

  • @sacdiaabdi5294
    @sacdiaabdi5294 3 ปีที่แล้ว +2

    ayadana ale ha ubarakeyo xolaheda awladnah Allah siiyo

  • @abumaryamahmed3521
    @abumaryamahmed3521 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah u very beutyful. Hore u soco walaal

  • @aishaahmed2556
    @aishaahmed2556 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 🌺 Alle hku barakeeyo

  • @barwaqodagan7038
    @barwaqodagan7038 3 ปีที่แล้ว +4

    Salalaahu Aleyhi wasalam

  • @sabiriniisesabirinquen2837
    @sabiriniisesabirinquen2837 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh walhi waqisofican

  • @umurayan7646
    @umurayan7646 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah shukran abaayo aniga mantan kugu soo xirmay waaña kaa faaiiday