MAXAD SAMAYN LAHAYD HADII NINKAGU HABEKA KOWAD E AROSKA KUGUYIRAHDO HADALKAN!?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka fadlan like isaar hadaad kaheshay videoga waxay itahay dhirigalin mahadsanid inbadan

ความคิดเห็น • 105

  • @osmanabdi1995
    @osmanabdi1995 ปีที่แล้ว +22

    Alaahu Alaahu akbar..sister Sawda sheekooyin cajiib ah ayaan kaaga baranay, laakiin sheekadan walaahi inay cajiib dhaaftay oo dhamaadkeeda yahay xaqiiqiyan wax aad u qurux badan
    Mahad badan xagaaga ha ahaato walaashiis oo Ilaahay ha ku xafido

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +8

    Wallaahi tan Qiso wey dhaaftey mahadsanid abaayo Sawda, abaalkaaga Janno Alle haka dhigo.

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 ปีที่แล้ว +10

    Masha alaah qisooyinka dhamaadka fiican leh aad bay naftu u jeceshahay .laakiin sheekooyinka aad soo gudbiso waxa iga cajabisay in ay dhamaantood xaqiiq yihiin xikmad na ay leeyihiin.aad baad u mahadsan tahay.kolay habeen walba waan ku xisaabtabaa sheekadaa walala.

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 ปีที่แล้ว +5

    Masha alah waxan kuso biray qof nol.karti leh cud kar ah masha aalh kuma khasaridona san.ujedo.masha aalh

  • @nasroismailgeesey9842
    @nasroismailgeesey9842 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah sowda anba kula mid baan ahey hal sano ka hor baan dhageystey qisadaaan. Thanks waa isoo xasuusisey😊

  • @nuuroclaahi2558
    @nuuroclaahi2558 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sowda allah dartis an kujecla

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid allah hakubarakeeyo ❤❤❤❤

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +6

    Sawda qisadan waan u daawaday adna waan kaa daawaday.
    Shukran mcnto.😢

  • @Starlight61011
    @Starlight61011 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subhanallah may Allah guide us all

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allah walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid abayo
    Lkn waxaan ka naxay xamse inuu markii hore uu wiil wanaagsan ahaa asba lkn sxbkiisii xumaa meel xun ka tiuray

    • @somaliqueen7492
      @somaliqueen7492 ปีที่แล้ว +3

      haa saaxiibka xun ka hadlee xitaa sida uu ku badali kaaro

  • @kanzaismail174
    @kanzaismail174 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah ax walhi qisadan ohin ayaa igu qabatey waa qiso inta hore xanuun badan lkn ugu danbeyn mash allah shukrn sawda qali

  • @bashiraxmad2574
    @bashiraxmad2574 ปีที่แล้ว +7

    يا أختي العزيزة سودة محمود جزاكِ الله خيرا وبارك الله فيكِ وأثابك الله الجنة إن شاء الله 🎉❤ هذه القصة يستحق الإحترام والتقدير

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +1

      شكرا شكرا لك على اهتمامك 🎉🎉

  • @maryamodaahir3424
    @maryamodaahir3424 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abaayo waa qiso cajiib ah

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allaah dumaashi fiican buu ahaa

  • @zinuzinu6046
    @zinuzinu6046 ปีที่แล้ว +4

    Ameen ya Allah thank you ❤❤❤

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 13 วันที่ผ่านมา

    Wllhi wa qiso cajiiba subxanllah bal sida alle uga xafiday day isgu iska qaribu is yidhi alla ka qariyay wa min aayatillaah 😢😢❤

  • @nasteexoibraahim442
    @nasteexoibraahim442 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah

  • @iqraMohamed-zh5se
    @iqraMohamed-zh5se ปีที่แล้ว +5

    Qisada waa Cajiib Runtii mahadsanid isdaat inoga so gudbisay

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +3

    Shukran Abayo sawda wllhi waa qiso qiiroo badan 😢😢😢😢

  • @Ruhayma
    @Ruhayma ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤ jazakllhu kheir huniyee

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +2

    SawdA jzk Allah qeyr sister

  • @Mariya-lx6qc
    @Mariya-lx6qc ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 m.a habo guulayso aduun iyo aakhiraba

  • @a.a.m7310
    @a.a.m7310 ปีที่แล้ว +5

    جزاكِ الله خيرا
    والله لقد استفدت كثيرا من قصصك وحكاياتك
    انا دائما انتظر حلقات الجديدة بفارغ الصبر شكرا لك👍

  • @shankaronmaxamed5048
    @shankaronmaxamed5048 ปีที่แล้ว +2

    Amin yaa rabi

  • @ayanmahadjama6242
    @ayanmahadjama6242 ปีที่แล้ว +2

    M.a runti wa qiso wngsn allh ku barakeyo

  • @amina7327
    @amina7327 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheyr ❤🥰🥰👑

  • @AbudalxaDalxa-ek1ii
    @AbudalxaDalxa-ek1ii ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso layaab leh

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +2

    الله اكبر، الله اكبر

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah mahadsanid abaaye waa qiso cajiib ah runti❤

  • @SmashaNuur-vk1uv
    @SmashaNuur-vk1uv ปีที่แล้ว +4

    Shukran abayoo macantoo❤❤

  • @abumaryamaahmed7055
    @abumaryamaahmed7055 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah barakalahu

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 ปีที่แล้ว +2

    Qiso cajiib waye
    Shukran abyo

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa qisa cajiiba mahad sanid sowda❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abaayo ❤

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 ปีที่แล้ว +5

    anaa u horeya like waa kula kufay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว +4

    Allah hu Akabar

  • @farduusmacalin8641
    @farduusmacalin8641 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar

  • @ahmedduale4748
    @ahmedduale4748 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid doctoraysa waa qiso cajiiba

  • @caashoabdullah
    @caashoabdullah หลายเดือนก่อน

    سبحان الله😢

  • @ahmedhassanshiekh8322
    @ahmedhassanshiekh8322 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah

    • @ShukariMaxamed
      @ShukariMaxamed 10 หลายเดือนก่อน

      😮😮😮😮

  • @HassanHuseen-qw7uf
    @HassanHuseen-qw7uf ปีที่แล้ว +1

    Alle hakaa abaal mariyo Walaal

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalah 😢😢

  • @umuxasno620
    @umuxasno620 ปีที่แล้ว +3

    Asc sowda tanokale lakamadhargee

  • @maan8746
    @maan8746 ปีที่แล้ว +1

    Marku debka shidmay ey kelogeed aheed waa daremay iney badbaadidonto waayo alle wuxu dhahay
    ولايحيق المكر السيئ إلا بأهله

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +1

    Wa qiso wangasan

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +2

    Asc sowdaay 2askari on adiga kaa maqlay aadbaan uladhacay mid waa kan midna waa kii matanaha ladhay waayo smalida markay taasoo kale dhacdo qofkooday xigsadan

  • @user-kg6gb1xx7r
    @user-kg6gb1xx7r ปีที่แล้ว

    Axlaaah qisa walaaahi xbb jasaaaka laahu kheyran jasaaah

  • @zahraabdirahman6385
    @zahraabdirahman6385 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waa cajiib aad ban ugahelaya

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ma.n qali shugrn wlhi waa qiso xanuun badan hadana farxad ku dhamatay ❤😢

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 3 หลายเดือนก่อน

    Guuuuul guuuuul 💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪👍👍👍🥰🥰🥰

  • @nuuroclaahi2558
    @nuuroclaahi2558 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤

  • @khadrafeisal-eo8lq
    @khadrafeisal-eo8lq ปีที่แล้ว +1

    abaayo sheekoyinka cabsida noo soo badi walaashey plz plz❤🤲

  • @XamdaCabdicasiis-mj9yx
    @XamdaCabdicasiis-mj9yx หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @umumohamed293
    @umumohamed293 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib waye qisadan ilaheyow ina dhowr

  • @suldanomahamed5997
    @suldanomahamed5997 ปีที่แล้ว

    Mshallah 🤲 Allah ku xafido aqayo ❤❤❤❤

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว +1

    ADAA MUDAN ABAAYO

  • @user-br2de1yx2d
    @user-br2de1yx2d 5 หลายเดือนก่อน

    Amin inchaallah 😊

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 ปีที่แล้ว +4

    SOWDA DAGANEEY HORUMAR WCN XPPTIH QLIH

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 3 หลายเดือนก่อน

    Sabirka waacajiib alloow nabadbaadi mahadsanid

  • @Fatxi821
    @Fatxi821 ปีที่แล้ว +1

    M.a wlhi waa cajiib taasina been maaha qofki dhowrsan Alle ayaa ilaaliya

  • @ahmedadan1884
    @ahmedadan1884 ปีที่แล้ว +2

    Gebad Nasib badan bay eheed runti

  • @fadumaomar9358
    @fadumaomar9358 7 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah ilaahay hakaa jazaa i siiyo intaad sheekadan nasoo gaadhsiisay ❤❤❤❤

  • @sumayamuhamedabdulle2204
    @sumayamuhamedabdulle2204 ปีที่แล้ว +2

    M.a qiso xnuun bdn wye 🥹

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Was my dear abaayo sowda

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว +1

    Sawdo adaa ku mahadsan wakhtigaga ad no hurtay qli

  • @user-ug6oi1hl9h
    @user-ug6oi1hl9h ปีที่แล้ว +1

    Walhy waa qiso aan wax lagu maga caabo la aqoon cajiib

  • @ابوالتهليل
    @ابوالتهليل ปีที่แล้ว +1

    aaaamiin..

  • @shukrishiekh1969
    @shukrishiekh1969 ปีที่แล้ว +1

    asc walashay qaali

  • @xayatiqurux5369
    @xayatiqurux5369 ปีที่แล้ว +2

    Wan kusigaye ee mahadsanit

  • @aminanur3754
    @aminanur3754 ปีที่แล้ว +2

    Habo hada kahor aa qisaan kaa dhageeste

  • @user-ph8ds9cb1f
    @user-ph8ds9cb1f 4 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @Kassimkeey
    @Kassimkeey ปีที่แล้ว +1

    Cajiib

  • @SacdiyaSaleeban-vh3iz
    @SacdiyaSaleeban-vh3iz ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo wllshay huda

  • @musemiige3949
    @musemiige3949 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أختي

  • @naimam-of3gv
    @naimam-of3gv ปีที่แล้ว +1

    Queen

  • @hodanxuseen8053
    @hodanxuseen8053 ปีที่แล้ว +2

    Ready❤❤❤ first

  • @userrrkggg4956
    @userrrkggg4956 ปีที่แล้ว +1

    asc abaayo 👋

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว

    Subxana allh

  • @maan8746
    @maan8746 ปีที่แล้ว

    Macaan badnaa qisooyinkaaga dhererka muuqaalka xitaa malaga daalaayo, saan kusoco walaashey

  • @ahmedduale4748
    @ahmedduale4748 ปีที่แล้ว

    Cajiib ahaa

  • @SacdiyaSaleeban-vh3iz
    @SacdiyaSaleeban-vh3iz ปีที่แล้ว

    Allu akbar

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 13 วันที่ผ่านมา

    Waxan maqli jiray askari hala saaxibin 😂😂

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤h n.amin

  • @NiciimaMaxamed-lc5lm
    @NiciimaMaxamed-lc5lm 11 หลายเดือนก่อน

    Cajiiiiib !

  • @RuqiyoYuusufcap
    @RuqiyoYuusufcap ปีที่แล้ว

    Adaankaahelay mcn

  • @cabdiyare838
    @cabdiyare838 ปีที่แล้ว

  • @amiinaali4920
    @amiinaali4920 ปีที่แล้ว

    Asc wrb abayo wa qiso cajiib ah lkn meel ayaa khaladey gabdha Aabe heed kowdi qisad waxaa noo sheeg tay in uu dhintey hadan waaa noola yahay ayaa leedahay meeshaas in aay qaladan tahay abayo dib u fiiri adoo mahadsan ❤❤❤❤

    • @user-nb5vw4rj6r
      @user-nb5vw4rj6r 2 หลายเดือนก่อน

      Maaha abheed aysydeed weyan😂😊

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid Sowda wnba sugi la.qeybta 3

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Leee tttttttt yartaantanaa lagaa sooo dhawaystoo dooqoo jeclaaday yarta khatreeeycaday yareeydataan farxiyoos faceedatarooneeeey fariidad filjanatii qiimobadataancadceeddumaroo.lagufarxo.familyyyyyyyyyyyyyyyy

  • @umuanasfaycal5842
    @umuanasfaycal5842 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @user-ph8ds9cb1f
    @user-ph8ds9cb1f 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @user-gf2kk4le6c
    @user-gf2kk4le6c ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fatumahani9169
    @fatumahani9169 ปีที่แล้ว

    Masha allah