Mashalh tabarakalh abyo sowda qalib allh ku xafido walhi shekooyinkaga ano daaranin howl ma qabsan karo allh ku barakeyo codkaga ciwankana wa kii xaajiga nin maahi😂❤😊
Alla sawday qisoyinkada balwad bey iinoqden marka so afjareso anoo dhahaya alla gormey dhamatey oo usii bogayo bey iga dhamata ilhy haku barakeyo haku xafido adi iyo qoyskada wanku jeclhy ilhy dartii ❤😊
Xalay mar an sii seexan rabay bey iso dacday markan ciiwanka arkayna waxan dahay beri lee Allah ha ii gaarsiyo malin cadey len dagaysan kara haday cabsi cabsi tahay lkn wan jeclahay shukran xabbti
حقيقة الغناء ليس من المال الغني من القلب ❤والقناعة من الله اللهم إنا نسألك القناعة والصبر على المحن 😊شكرآ يا اختنا سوده على القصة الجميلة طريقتك هي التي تجعل القصه جميله 🎉جزاك الله خير ( فاقصص القصص لعلهم يتفكرون)❤
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد حميد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤
malimaha qisooynkaa sawda man dawan walalyala han uduceeyna walaledan reer Qaza mantaa oo sabti wax ku dhintya 100ruux 😢😢😢😢😢
Laxowla walaquwatan ilabillah illahow unaxariso amiin insha'Allah illahey galada hajabiyo amiin
😊
Allow unaxariso
Ilaahay ha ugargaar
@@nimajirde6413 اللهم ارحم هم وانصرهم اللهم انصر الإسلام والمسلمين في كل مكان وفي الصومال.
آللهم ألف بين قلوب المسلمين. اللهم آمين يا رب العالمين
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sawda billan Allah haku hafido aduun iyo aakhiro cimri dheri iyo cafiimad Alle ku siyo hn Qali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️ tankis
Cunugtiisii yareyd deg deg ALLAH ugu soo celiyo😢
Sowdaay xbbti qisoyinkan oo kle noso badi wlhi noloshyda ayey qisadan wax kabadashy wn kujclhy apyo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salaamullaah Somaali horeey itiri iimaan Allaa uurbuuxsho Ninkaa Dadkiisii oo dhan wasyay Allaah ayaa iimaankiisa ugudambeyntii usugsy Nasha’Allaah👏
Maxan kuso qora 😂😂😂😂gacanta midig ba iga jabtayee isoduceya walayal walashy sodana hore uwada ❤❤❤
Allaha ku caafiyo
Wadiga imikapa soo qorAy 😂alle haku cafiyo
@@AsiyaMaxamed-r1h yaarabi rabaw ku caafi gacanta
@@NasteexoBarkhad 🤣🤣🤣
Maashaa Allaah xabaryar ilaahkaaabaalmariyo sida Aadwaqtiga noosoohurtay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allahu akbar intaas qiso cabsiya dhagaysanayay waa tii iigu cabsida badneed mise waa habeenimada allow samir buuxa sii wllkas
Qisada cabsida waan ka cabsada Allaah haku xifdhiyo mahadsanid sawda
Why iga cabsane😂
Wcm huuno qaali sawda qalbi wanag alle ha ku barakeeyo qaali ❤❤❤❤❤
Sowda masha allah abyo sheekooyinkaaga aad ayan uga helay ilaahay hakaa abaalmariyo sida urixda badan aad noogu so gudbisid ❤❤❤
17:14 17:15 k 17:15 17:16 17:17 17:18 17:20 17:20 17:21 17:22 i 17:25 17:26 i 17:28 i 17:30 17:30 17:30 ik 17:32 17:32 17:34 17:34 17:36 17:37 17:37 17:40 17:40 i 17:42 17:42 17:43 17:43 17:46 17:48 17:51 i 17:54 17:56 ii 17:58 17:58 18:01 18:01 18:03 18:03 18:04 ii 18:06 18:07 18:10 18:11 18:13 18:13 18:29 18:34 18:34 18:36 18:36 18:39 18:42 18:42 18:44 18:46 i 18:48 18:50 mm. L 19:08 😅. 19:11 k 19:13 . 19:14 . 19:15 m
Alla sowdo wayadan qisooyin cabsi badan baratay bari ayaan dawan Donaa in shaa allaah❤❤❤❤
Cabsi maaha abyo
ليش😂
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
Shekoyinka sowda dhageyso ama iskada TH-cam oo dhan shuran walashey rabi haku xfido❤❤
We love you sawda qosol ka neeh aad aya ugu qurux badan tahay masha allah farxad ku nolow ✌🏾❤️
Masha Allah. Allah has ku barakeeyo abaayo sawda. Waa qisoo aad u cajiiba. Kuwii ku cibro qaato Allah ha nagadho.
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك ❤
Xppti maalin walba noo soo gali qiso inaa naga maqnaato marabno❤❤ilaahay haku fududeeyo
اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم آمين يارب العالمين
Mashalh tabarakalh abyo sowda qalib allh ku xafido walhi shekooyinkaga ano daaranin howl ma qabsan karo allh ku barakeyo codkaga ciwankana wa kii xaajiga nin maahi😂❤😊
Masha Allah sawdaay qisoyinkaagu waa cajiib Dhaman waa wada cibro qaadasho Adna Faaidoyin badan bad naga dhex tusisaa ❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Scw scw scw scw scw ❤❤mashaallah walaashey
Sowdo Allha ku xifdiyo idiga iyo qarabada iyo asxabtada ❤❤
Masha Allah shekoyin kaga sacadaha shaaqada ayad iso gabisa thanx sister
Mashaa allahy❤aad ayad umahadsantahy ad ayan ku jeclahay❤❤
Qisoyin kale ban horay ula socon jiray markan adi qisoyinkaga bartay wan nacay kuwii hore wanku jeclhy wlhi abyo❤
Codkeeda dagan markaat dhagesato qisoyinka maba kugu soconayaan codkeeda waa kii lalahaa sowtu sixir❤❤
أللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
Ilaahey Haku xafido abayo waxan jeclahay sida aad qisooyinka u aqriso❤❤
Sawday xppti allh haku xifdiyo wehelbad I noqotay wayo guriba kaligay ku nolahay aniga ayan ku weheshada wlhii keep going ♥️
Xbbti dadkii meeyeh xagee lagaa aaday
Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo
Aniga sheekooyinka cabsida waa sheekooyinkeygi aan jecelaa saawday allaah haku xafido
Scw❤❤❤ waa qiso cajiiba wlhi wka helay❤❤❤
Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Alla sawday qisoyinkada balwad bey iinoqden marka so afjareso anoo dhahaya alla gormey dhamatey oo usii bogayo bey iga dhamata ilhy haku barakeyo haku xafido adi iyo qoyskada wanku jeclhy ilhy dartii ❤😊
😢Xaqiiq waa murugo hadana wa qof iimaan leh Allahu Akbar
Waxan kafa iday qanacadu shey aad qali u ah inay tahay I.a kuwi ku dayda allha nagadhigo amiin yarab 🤲🤲🥰🥰🥰❤❤❤
SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤ Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Guuleeyso ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤❤❤❤
Ninku mesha uu wiilka ku dilay iyo sababta noma adan sheegin xbbti salan sare ❤
Haa ana wn shakiyayy oo dib ayan uu dhagayst
صلى الله عليه وسلم ❤
Wa dhali raba ilmahygana wuu gudbanyahy ba la dhahy iso duceya wllayaal wana ilmihii igu horeyee😢😢😢😭
Allah haku fududeyo abyo insha Allah.
@@quruxsann aamin abyo mcn
Wax macarkeysit Abayo inshaa allah❤❤❤❤
Allah hakusakhiro abaayo
Alle ha kuu fududeeyo wallo qaali
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam 🥰💝
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Xalay mar an sii seexan rabay bey iso dacday markan ciiwanka arkayna waxan dahay beri lee Allah ha ii gaarsiyo malin cadey len dagaysan kara haday cabsi cabsi tahay lkn wan jeclahay shukran xabbti
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Masha Allah. Sawda, you are a great story teller. It's like am watching a movie lol
اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم آمين يارب العالمين 🇵🇸🇵🇸💐💐💐
Sheeko iga dheh mashallah sawday shukran❤
Maasha allah sawda qisooyinkaaga maalintaanan dhaysan waxbaa iga maqan
Alhamdulilaah rabil calamiin shukran Abayo 😊❤
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa qiso aad u xanuun badan, hadana siduu ugu sabarsan yahay ayaaba cajiiba mashaAllah, ilahay gabadhiisa ha u sahlo haday nooshahay haday dhimatayna allaha u naxariisto iyada iyo dhmaan familkiisaba,
Mahadsanid sowda bilaney 🥰❤️💞
Maa shaa Allah waad Sheeko sheeg wacantahay Alla yaxfidak
Alle haku barakeyo habo qisoyinka cabsida soo badi❤😭
Waa Runtaa Sowda Kuwa Nacay qurux dii Allah Siiyey Waye Qasaren
Mansha Allah shekatha gunanakithe waaa waqti Allah u qadri kiss ayu kudinto. Mitakale inan iskuqancato aya muhim aah.
حقيقة الغناء ليس من المال الغني من القلب ❤والقناعة من الله اللهم إنا نسألك القناعة والصبر على المحن 😊شكرآ يا اختنا سوده على القصة الجميلة طريقتك هي التي تجعل القصه جميله 🎉جزاك الله خير ( فاقصص القصص لعلهم يتفكرون)❤
Wlhi ninkaas masiibo aduun ayu arkay allow masiboyinka naga hay yaa rabi
Subxaana Allaah Maalikul Qudduus ! Dad baa shiico Muslim
Moodaya !!
Masha Allah tabaaraka
Allahu Akbar ❤
Habo sowdoy malmahan qisoyinki reer suriya waad daysaye bll inoso gali❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
جزاك الله خيرا يا سوده
بارك الله فيك وفي اهلك
Maashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
Hi
Waa Qiso dhiiri galin leh❤❤
Sawda wn ku jeclahy ilahy ha ku dayo waxa itahy wahelka qudha aan lehy❤
آللهم ارزقنا الرضا والقناعة 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sowda qaali habeen wanagsan ❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Habo sheekoyinka cabsida inooso badi iyagaan kuhaysana❤❤
Mhdsanid wllshay qali wan ku jeclahy ilaahay dartiis rabi haka ilaaliyo Belada dhamaanteed❤❤❤❤❤
صل الله عليه وسلم ❤
Masha allh wlhi hada dhow Ayaan shekoyinkaga bartey Wana ka heley sida qurux dabadn aad oga shekeyso abaayo m.a❤🥹
Salalallhu calahyi wasalam salalallhu calahyi wasalam salalallhu calahyi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw
Salallaahu calayhu wasalam Sallalaahu calayhi wasalam SCW salallaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Sawda habo naa Soo badi qisoayinka cabsida wan ku jcly wllhi ❤💝
Sawda waaku salaamay walaal adi iyo dhamaan asxaabtaada
Habeenkii markaan soorawaxo qisooyinkaga daartaa waa walaashaa suhuur oo kugu xidhan kuguna faraxsan jazakallah khayr sister sida aad nooraali geliso ilaahay adna raali hakaa noqdo
عليه الصلاة والسلام ❤
Allow ku xifdi abayo wnku jeclnahy ❤
ﷺﷺﷺﷺ
Sowda abaa nashwan muxu wiilka yar u diley aba😊❤
Sowda quruxey from Djibouti ❤❤❤
Habo nashwaan canugi muxuu udilay walahi wa xanuun❤❤❤❤❤❤❤❤
Kusalliya rasuulka scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a habo ilahay hakubarakeyo 🎉🎉❤
Mansha Allah sister ilahey ha noo kaa xaafido adiga iyo inta qalbiga wanagsan sida adiga ❤
Scw scw ❤
Subxaan ilahay cawad khayrqaba hasiyo wilka 😢lkn qayba maqan
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
Alxdllh calaa kulli xaal ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلّم
Subxanalah!😢wlhi waa qiso qiira iyo yaab leh,ilahay aabaha iyo dadkisa iyo gabadhisa janada haku kulmiyo
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد حميد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤
Wanakulasobalawi wanakula sodemaya markistawa garrisa asimadawajir hata imadethi sowda markistawa like wakusara ❤❤❤❤❤😮
M.a noso badi qisoyinkan oo kale sawda❤
Masha allh walashey farxad ku nolow intaad noshahay wax badan ayaan ka faaiday qisoyinkaada ❤❤
Waa markii igu horaysay video aan u horeeryo😊😊
Wonderful story good advice in this world. May Almighty Allah grant our good sabir Ameen