Muxaqiiqii Suufiyada iyo Ina Xasan Ayaanle maxaa Kala qabsaday!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @أبوعبدالملكالصومالي
    @أبوعبدالملكالصومالي 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jazaaka laahu khayran

  • @cabdiqaadirosman4608
    @cabdiqaadirosman4608 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah baraka allah ❤❤❤❤❤

  • @abdifatahabdi6792
    @abdifatahabdi6792 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا
    Ilaahay waxaan kaaga baryaa adiga iyo waalidkaa walaalahaa awlaadaada iyo faracaaga Janatul firdows

  • @Cabdiqadir1234
    @Cabdiqadir1234 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allah haku xifdiyo shiikh cumar halkaa kaga wad

  • @dualeibrahim4033
    @dualeibrahim4033 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ina xasan Ayaanle iyo Mr shah wah 😂 waa’isku mid

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 7 หลายเดือนก่อน +1

    Suufiyadda ma yaqaanaan ixtiraam ka sida loo hadalka

  • @daarulxufaadchannel4516
    @daarulxufaadchannel4516 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sidaas warka
    Waxaa uroon in uu isku laabto lkn
    Xaalkoodaan wax ka ogahaye wuu kusii adkeeysanaa !!!!

  • @abdirizakmohamed8560
    @abdirizakmohamed8560 2 หลายเดือนก่อน +1

    Doqonimada shiikh kugu sheegay wajigaaga ayey ka muuqataa.

  • @abuamin124
    @abuamin124 2 หลายเดือนก่อน +1

    شيخ عمر جزاك الله خيرا وبارك فيك
    جهودك مبارك بل أنت في ثغر عظيم من ثغور الإسلام

    • @ilaaladaislaamka3845
      @ilaaladaislaamka3845  2 หลายเดือนก่อน

      وجزاكم مثله ، وبارك فيكم جميعا ، ورزقني وإياكم الإخلاص والقبول

  • @AbdiNuur-h8f
    @AbdiNuur-h8f 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sh cumar
    Alle ha ku xifdiyo waxaa tahay wll diinta difaaco

  • @looyaanisse9921
    @looyaanisse9921 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yaab dad Islam ah hadana sidaa usku neceb meesha loosocdo ma aqaano siyaasiyiin isku jawaabayo ayaad moodaa,midkasto asagaa isla saxan ixtiraam majiro diinta iyo xaqa ilaah hana waafajiyo,

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 2 หลายเดือนก่อน

    DowoWaryaa sheekha ka xishoo reer xamar doqonow sida loo hadlo mataqaanid
    Hadalkaada miizaan u yeel
    Reer xamar inta arkey badan caqligooda aad buu u yar yahey

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 2 หลายเดือนก่อน

      Aqliga iyo xigmada ma waxaad u ragtaa in loo cuqdadeesnaado reer xamarka 😂😂😂😂.
      Adiga cml markaan aragno waan u duceynaa waayo farxad iyo daganan shaqsiyadeed malihid cudur iyo cuqdad nafsaani ah baad lanooshahay taasna waxaa cadeyn u ah mataqaanid mana ogid waxa aad kunacday ama aad ugu najaynaysid xumaanta dadka reer xamarkaa marka saas daradeed caafimaad iyo daganan baan kuu rajaynaynaa waxadna ogata hadii aad cayso ama inkarto ama aad amaanto reer xamarka waxna kuma zaa'ideenaysid waxnana kama jareysid 😂😂😂😂

  • @MaxamedCabdullaahi-o2n
    @MaxamedCabdullaahi-o2n 2 หลายเดือนก่อน

    قلت لك- ياأخي الكريم قامع أهل البدع -
    أولا: بارك الله فيك وجزاك الله
    خير الجزاء ، نشكر ك على جهدك العظيم،
    وجعل الله لك هذا العمل ،
    خالصا لوجهه الكريم ،
    إنه على ذلك قدير، وبالإجابة جدير،
    ثانيا: لاتعجز دفع الدين الحنيف،
    عن جميع المنحرفين،
    ثالثا: ونحن معك وعن مثلك بالدعاء،
    رابعا: أقول لك ما قال المصطفى صلى الله عليه وسلم ، وآله وصحبه والتابعين أجمعين ، لحسان بن ثابت،
    (أهجهم أوهاجهم وجبريل معك)
    وختاما أقول:
    السالكون طريق الحق أفراد ،

  • @علياحمد-ظ7ق8خ
    @علياحمد-ظ7ق8خ 2 หลายเดือนก่อน +1

    War Hadaad rabto inaad Caan noqoto cilmigaaga soo bandhig ee culumada afka Haku taagin

  • @MohammedAli-uy4ls
    @MohammedAli-uy4ls 2 หลายเดือนก่อน +1

    Culumaad iska dhigaysaa , haddana akhlaaqdaadu CBB TH-camR AYEY U EKTAHAY!!
    Hadalka aad gogoynayso, jooji, adigaa is sheegaya inaad leedahay qayb baan kasoo qaatay!!!
    Shekhani cilmi iyo Cimriba wuu kaa badan yahay ee allah ka xishoo, xabbibkii ilaah baa yiri.
    من لم يرحم صغيرنا ولم يوقر كبيرا فليس منا.

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 2 หลายเดือนก่อน

    Yaahuu shiikh muxudiin xasan cilmi iyo caqli kuma gaartide jaahil yahaw afkaaga uraaye shiikh ka duw iimaan laawayahaw nahaabiga ah

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 2 หลายเดือนก่อน

      Adigana ma cayda ayaad maciinsatay . Hadaadan kaharin maanta berina waad raacidoontaa.

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 หลายเดือนก่อน +1

    Arda sacuudiga wax soo.baray maxay culumada dariiqada ku diray

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 2 หลายเดือนก่อน

      Sacudi ama somali ama mareykan halkaad doonto aduunka kajoog diintu waa mid dhamaystiran suufi ahaaw ama wahaabi markii leesku qabsado mas alo diini ah waa in lalayimadaa daliil cad ama ha ahaado qowlkii alle ee quranka ama qowlki nabigena csw ee ahaa xadiith sugan marka xal iyo xigmad iyo xaqba mana qonayso markii wax laguugu qabsado in aad axmaq iyo caay aad kawereygto adigo cilmi sheganaayo lagaa sugayana daliil iyo cadeyn

  • @xamdidahir9141
    @xamdidahir9141 2 หลายเดือนก่อน

    baarakallaah fiik adoo kale hanoo badiyo sh.cumaroow

  • @abdinoormaalimhassan
    @abdinoormaalimhassan 7 หลายเดือนก่อน +1

    TH-camr Sibyaanta Wahaabiyada kamid ah in sheikhu u jawaabo uma baahna. Ee wixii lagugu radiyey kahadal. Iyo beentii aad sheegtay. Maalin kasta war lasoo jarjaray ha keenine.

  • @AbdiHafid-p1x
    @AbdiHafid-p1x 7 หลายเดือนก่อน +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون، من هنا أرسل تعزية لمحققي الصوفية، قائلا له هذا طريق من تطاول على أولياء الله، وأراد إسقاطهم، يفضحه الله حتى يبوء بالعيب والذل والإهانة (والتحقيق ) وأرسل أيضا تحية حارة للشيخ عمر حفظه الله ورعاه من كل سوء ومكروه، قائلا له جزاك الله خيرا في جهاد ك مع أعداء الدين، وتفضيحك الصوفية
    بالحجة والبرهان، لا بالشتم والسباب، حجة أهل الإفلاس، وأقول أخيرا إن شيخنا الشيخ أحمد محمود محمد، ( أحمد يري) حفظه الله ورعاه، كشف أباطيل هذا المفتري، ونقض أحابيله، لا زال في عز ورفعة، ويقع في خلدي وأنا أكتب هذه الكلمات قول الشاعر
    ( أبى الله إلا رفعه وعلوه* وليس لما يعليه ذوالعرش واضع) عرّف قدر نفسه قبل هذا المسكين أبا بكر حسن مالن، وهذا المسكين الفقير المعلومات المحقق _زعموا_ رأى علامات الخسران عليه لائحة، ودلائل الهزيمة أمام هذه الشخصية العلمية لامحة،
    نسأل الله أن يجيرنا من الكذب والافترا،
    والتطاول على أولياء الله حتى نسخط من عند الله،
    وصلى الله على نبينا محمد. آله وصحبه أجمعين وسلم،
    كتبه أبو عائشة علي محمد علي جامع زياد

    • @ilaaladaislaamka3845
      @ilaaladaislaamka3845  7 หลายเดือนก่อน +1

      وجزاكم مثله ، وشكر الله لكم وبارك فيكم حبيبنا الشيخ أبو عائشة

    • @AbdiHafid-p1x
      @AbdiHafid-p1x 7 หลายเดือนก่อน

      أحسن الله إليكم وأجرى الخير على يديكم
      وبارك فيكم​@@ilaaladaislaamka3845

    • @AbdiHafid-p1x
      @AbdiHafid-p1x 7 หลายเดือนก่อน +2

      رجل مثل هذالايستحق أن تجري المناظرة معه، لكن من دفع الشبه على العوام، ولفت أنظار محبيه إلى حقيقته وجوهره، لأن العبرة المخبر لا بالمظهر، لله در الشيخ عمر استفدنا من ردود شيخنا أحمد يري فوائد وفرائد،
      ياشيخ عمر هل بقي لنا من درر شيخنا أحمد يري، شيء.
      أسعد الله أوقاتكم بالسعادة

    • @ilaaladaislaamka3845
      @ilaaladaislaamka3845  7 หลายเดือนก่อน +1

      شيخنا شكر الله لكم وجزاكم الله خيرا ، نعم مازالت السلسلة مستمرة ان شاء الله في الرد على الأشعري في مسألة العلو
      وقريبا بإذن المولى سيتم نشر الحلقة الرابعة

    • @AbdiHafid-p1x
      @AbdiHafid-p1x 7 หลายเดือนก่อน

      @@ilaaladaislaamka3845 بارك الله فيكم يا شيخ عمر وحفظكم
      أعجبني توضيحكم الحق بالبرهان والدليل،
      ودفاعكم الباطل بالحجة والكشف
      وأخيراً أقول باركم الله فيكم

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 หลายเดือนก่อน

    Shekha afka kadu iimaankadadaciif ahe

  • @Dhaxal_reeb
    @Dhaxal_reeb 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh cumarow odeyga waad kululeysay kkk

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaan aa garbaash la yiraahdaa !!

  • @MaxamedCabdullaahi-o2n
    @MaxamedCabdullaahi-o2n 2 หลายเดือนก่อน

    قلت لك- ياأخي الكريم قامع أهل البدع -
    أولا: بارك الله فيك وجزاك الله
    خير الجزاء ، نشكر ك على جهدك العظيم،
    وجعل الله لك هذا العمل ،
    خالصا لوجهه الكريم ،
    إنه على ذلك قدير، وبالإجابة جدير،
    ثانيا: لاتعجز دفع الدين الحنيف،
    عن جميع المنحرفين،
    ثالثا: ونحن معك وعن مثلك بالدعاء،
    رابعا: أقول لك ما قال المصطفى صلى الله عليه وسلم ، وآله وصحبه والتابعين أجمعين ، لحسان بن ثابت،
    (أهجهم أوهاجهم وجبريل معك)
    وختاما أقول:
    السالكون طريق الحق أفراد ،