Gabar Habarjeclo Oo ka sheekaynaysa Sababta u jabeen Somaliland iyo Guusha SSC Khaatumo.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 303

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +30

    Shiikh mustafe iyo shiikh dirir oo xaqa ka aamusan baad dhaantaa

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 7 หลายเดือนก่อน +3

      Walal kadaa, dhibmaleh alleynu talosaaranaye, inagada nimankaas marhadayna iyagu dhib inogaysan inakuna yaynan carabkeena ku dhibin.

    • @mohamedhassen733
      @mohamedhassen733 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa run

    • @maxxammedhus.468
      @maxxammedhus.468 2 หลายเดือนก่อน

      Sheikh Mustafa iyo sheikh dirir ilahay baa la xisaab Tami doona waa laba khaayin

  • @mussejama311
    @mussejama311 5 หลายเดือนก่อน +4

    Intaan MARYOOLEY warkeeda maqlaayay ma maqal qof ka caqli iyo run badan .
    Alle haku xafido labada daaroodna ❤❤

  • @abdihashi6569
    @abdihashi6569 ปีที่แล้ว +8

    Wàa gabadhii ugu horeysay ee aan hanbalyeeyo Ilaahay ha ku Ilaaliyo Hana ku janeeyo qof waxaad tahay qaali ah.

  • @rukiyamohamed3728
    @rukiyamohamed3728 ปีที่แล้ว +11

    Mansha Allah ilaahey hakubarakeyo mamo anigoo harti ayaa wanaag iyo sharaf kuuqiray isaaqna mawadaxumee daaroodow aan xishoono

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 ปีที่แล้ว +12

    Manasha alaah Ilaahay haku barakeyo cimari dheera iyo cibadasan Ilaahay haku siiyo ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️waa xaqiiqo ☝️☝️☝️☝️

  • @gablax
    @gablax 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah xaqa iyo diinta ayey ka hadashey inantan rabi haku xafido ina abti waan ku mahdinaya ano ka soo jeedo dhulbahante well done Ina abti🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aqliga iyo cimrigaba Allah ha kuu barakeeyo Aamiin.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waad mahadsanid marwo kuubra sudaan Dubad ayaa ka quustay. waa naag gobeed .
    Maxaabista waa criminal 9 bilood ayeey maati xasuuqayen. Marwo Kuubra muse iyo ina kaahin ayaan rabna in aad soo qabano.

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +9

    Amiin haday Mar kale duulaan ilaahay
    Xabad kama so celiyo waayo xaqdaro
    Bay ku socdaan

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allaah tabarakallaah wa
    Gabar isaaq o dhan ka aqli badan.
    Runtana way ka hadashay wayna u
    Cadaysay SNM inay dulmi ku hayeen
    33 sano dadka laascaanod sida gaarka
    U dagan dil iyo isir nacab lagu hayey.
    Gabadhan Somsliyed Allaha xafido

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 ปีที่แล้ว +5

    Daalimka muse Isaga jabaya kobra incha Allah Amiin

  • @balqishassan179
    @balqishassan179 ปีที่แล้ว +4

    maashaa allah walaal intaan aad ka hadalayso hadii culumada reer waqooyiku hadli lahaayeen dhiig ma daateen ilaaheey xaqa qof walibaa ha tuso adigana ajar iyo xasanaad hakaa siiyo waxa qubanaya waa dhiig muslim somali iyo waliba isku ehel ahi

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj ปีที่แล้ว +8

    Wa run farìid

  • @Ridwaniz
    @Ridwaniz ปีที่แล้ว +3

    Walale, Allah ha ku xifido fi Dunya wal Akhira. Walale, dulmigu somalya oo dhan ayuu yaal! Allah hasoo hanuuniyo ummadeena dhamaan.

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah iLaahay haku xafido hana ku dhawro waxaad tahay waxgarad ILaahay siiyey caqli iyo aqoon ay waayeen saleeban gaal iyo ina kaahin ee Rabbi hakuu siyaadiyo caqliga iyo wax garashada

  • @MrRedwaann
    @MrRedwaann ปีที่แล้ว +4

    MASHALLAH TABARAKALLAH..
    RABI HAKU XIFDIYO..
    WA CAQLU KUBRAA
    WA CADLU KUBRAA..
    YOU'RE TRUE TO YOUR NAME YAA KUBRAA.
    RABI WACYIGAAGA HAKA YEELO AHALKAAGA KUWII QAATA, YOU MADE US ALL SOMALIS VERY PROUD TO CALL YOU SISTER..THAT IS WHAT LEADERSHIP SHOULD BE..
    ALSO AM VERY PROUD AHLII DARWISH FOR THEIR CLEAN HEART WITH OUT SEEKING ANY REVENGE OF THOSE YOU CAPTURE AND RESTRAINING YOURSELVES. AN YET STILL OPENING THIER ARMS FOR BROTHERHOOD AND PEACE..
    MAY ALLAH SWC PROTECT YOU ALL AND SECURE YOUR UNITY SO YOU MAY BUILD GREAT STATE OF KHATUMO..
    YOUR TANADE BROTHER..

  • @GlobalCommunityServices-ve6rr
    @GlobalCommunityServices-ve6rr ปีที่แล้ว +7

    Absolutely she is right ❤❤

  • @cabdiraxmandeheeye7313
    @cabdiraxmandeheeye7313 ปีที่แล้ว +10

    Waxay odhan doonaan waa naag
    Caqliga illaahoow kuu barakee haloo wada duceeyo gabadhan illaahay haku xafido aamiin

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 ปีที่แล้ว +2

    ASC, Dulmi diiddistu waa sax, Laakiin habbaarka iska daa, Dulmigga ayuu ka mid yahaye,
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 ปีที่แล้ว

      Habar Ku waa hadii ay dulmi sameeyan

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 ปีที่แล้ว +10

    Waa gabadh caqli badan mahadsanid waa talo fiican haday habarjeclo qaadanayso

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 ปีที่แล้ว +2

    Viva Khaatumo State of Somalia
    Viva Garxajis State of Somalia

  • @maxamuud2617
    @maxamuud2617 ปีที่แล้ว +7

    Gabadhii isaaq ugu caqligabadan
    Madaxweyne isaaq hakadhigto

  • @morrissamatar3315
    @morrissamatar3315 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow wooooow wooooow wooooow. Musow B iyo T ma tihid ee gabadhan warkeda dhaceyso.Mahadsanid walashey.

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 ปีที่แล้ว +15

    WAAR SOOMAALI OODHAMI GABADHAN MADAX WEYNE HA KA DHIGATO ILLAAHAY HA KU XIFDIYO
    KOBRA WAA MAALINTII KOOWAAD OO AAN CAGACEDA MAQLO MAANSHAA ALLAAHU ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻

    • @DuubleMaxamed-tt4vu
      @DuubleMaxamed-tt4vu ปีที่แล้ว +1

      Wali qof isaaq ah oo sidaa uhad la gabadhaakahor ma arag

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 ปีที่แล้ว

      ADIGA IIDOOR MADAXWEYNE KA DHIGO ALE MADAXWEYNE IIGAMA DHIGO IIDOOR IYO SHURUNSHUUR XASAN DHIIQO NA ALAHA JABIYO IIDOOR KA KU SOO DUULAY SNM IIDOOR ALAHA JABIYO AAMIIN

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 ปีที่แล้ว +6

    Asc kubra waa shiqsi qaali ah oo ilaahay caqli ugu deeqey
    Mahadsanid

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah abaayo Allah haku xafido waan wiil yar oo habar jaclaa oo hadoow bato 19 jir ah yatahay markaas ayoow ooyey walahi waan oyey waxana sabab u ah walidiinta walasha yaryar ayaan la ahoobin

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa alaah ilaahay hakuxiftiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 ปีที่แล้ว +4

    Gabadh waa ragg dhaan wlhi haday caqli layah maqalayan waxa kuqadat reekan waaladumay alle hakugu busharayo jantu fardowsa

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j ปีที่แล้ว +8

    Kubra walaal ma ahi reerkaaga Laakiin maalinta qiyaame markhaati baan kaaga nahay inaad tolkaa u caqli celisay, meel dhow iyo meel shishe aad waxka tustay. Soomaali intii ku dhagaysataa xaqa ayaad u iftiimisay. Abaalkaaga Jannah aduunyadana sharaf ku nooloow. Jazakalaah khayr

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤caqli ilaahay bixiyo iyo alle ka cabsi baa la isku dhaafay ilaahay addun iyo aakhiraba ha ku sharfo oo ha ķaaraameeyo habaryar dhiigaa daatay ee dhinac walbaa imisaan iska abhinaney oon ka maagaynay

  • @Harriss223
    @Harriss223 ปีที่แล้ว +1

    Abti we love you!
    You are our hero! Abti waa ku jecelahay dulmi ilaahay iska xaaraan tinimeeyey dhulbahante dulmi waa ka xaaraan! Abti waxaad tahay BOQOD ilaahay sharfay,ilaahay caqli,iimaan,xigmad,gobanimo,dadnimo ugu deeqay!
    Abti anagu hj dhulkooda,dhiigooda, maalkooda,cirdigooda iyo sharaftooda inaanu ku xadgudub ilaaha ina abuurtay ayaa naga xaaraan tinimeeyey!
    Waana naga xaaraan!
    Laakin hadii ay walaahi hal xabo nagu soo ridaan million xabadood baanu ku ridaynaa.
    Abti waad ku mahadsan tahay xaqa aad daboolka ka qaaday!
    Alla haku xafido if iyo aakhiro ba

  • @alimohamudali2107
    @alimohamudali2107 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah gabadh ilaahy xikmad iyo codkarnimo siiyey weeye xaqa siday ugu adintey baan la yaabay innama caadi maaha ilaahey isha ummadda hakaa ilaasho

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan waxaan qirayaa in ay hadalkii dadka ehlu janada ah leedahay kaas oo ah runta iyo in umadaha la kala celiyo dhiig xaaraan ahna aan ladaadin

  • @gullamgullam7442
    @gullamgullam7442 ปีที่แล้ว +2

    KUBRAAAY run badanaaa Illahay haku xafido

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l 4 หลายเดือนก่อน +1

    AQALIGA AllAHA KUU SIYAADIYO WARBALGABADHAAS DHAGEEYSTA GARASHADEEDA

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah hbo aqliga alla hakudayo ❤ thanks

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah gabadha caqali badan

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

    Habar yar mcn mahadsanid wax garad baatahy

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah abaayo ilaah haku

  • @MohamedAhmed-co7wl
    @MohamedAhmed-co7wl ปีที่แล้ว +1

    Indheer Garad xalaal, allow ku xafid kubra xaji

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah tabaarakallaah abaaye macaan jkz

  • @husseinaden7255
    @husseinaden7255 ปีที่แล้ว +4

    Maamo afkaaga caano lagu qabay Allena ha ku xifdiyo

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 ปีที่แล้ว +2

    hADANA IIDOOR ALAHA JABIYO AAMIIN

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 ปีที่แล้ว +2

    Culimada isaaqa adaa dhaama somaalay gabadhaan ha loo soo duceeyo

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qof aan ku rabin run

  • @KhadijaAbdi-ct9jn
    @KhadijaAbdi-ct9jn ปีที่แล้ว +3

    Maansha allaha gabar caqilbadan baatahay alaha ku abarakeyo

  • @suleimanabdi4437
    @suleimanabdi4437 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland moving forward 💚🤍❤️Alhamdulila no more qaabil

  • @saidali5809
    @saidali5809 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allahh ilahay ha ku xafido

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 ปีที่แล้ว +4

    " كل نفس بما كسبت رهينة "Holy Quran:

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o ปีที่แล้ว +2

    بارك الله فيك.
    قل الحق ولوكان المر"
    Rabbi haku barakeeyo, caqligana ha kuu dhawro.
    Boqol nin oo adigoo kale ah hadii isaaq laga heli lahaa wallahay waxani ma dhaceen.

  • @abdulkadirsamatar5412
    @abdulkadirsamatar5412 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah. Cadaalad ilaahbey taqaan. Alla ha ku karaameyo

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akber allaahu akber allaahu akber allaahu akber allaahu akber

  • @user-kf5vk1sk6q
    @user-kf5vk1sk6q ปีที่แล้ว +2

    Scww caaqil soomaaliyeed baad tahay waadna ku mahadsantahay taladaada scww

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 ปีที่แล้ว +3

    I wish in soomaalida gabadhaan oo kale noqon lahayd waxuna arag misana ogow in aan dhi ka lasiiwadin

  • @MohamedAbdi-nq1ep
    @MohamedAbdi-nq1ep ปีที่แล้ว +5

    Hooyo Alle hakusharfo inbadan oo rag oo madax isusheeg ah baad caqlidhaantaa wlhi

  • @mussejama311
    @mussejama311 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabartaan suldaan haloo cimaamado.
    Wallaahay ayadaa ka caqli roon kuwa sheegta salaadiinta.

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allaha ku xifdiyo waa saasoo hadana ay soo fafakanayaan

  • @abdirizakabdilahi3453
    @abdirizakabdilahi3453 ปีที่แล้ว +3

    Nebigu wuxu yidhi xaqa sheeg Myrna hhakaqadhaade e

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 ปีที่แล้ว +2

    Maansha.alaah.waa.gabar.wax.Garad.ah

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy ปีที่แล้ว +1

    GABARTANI RUNTAY SHEEGTAY WALAAL ALLE HAKU BARAKEEYO AMEEN YAH RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ALLAAHU AKBAR SCW ❤️ SCW THEN WAA FARIID.M.TABAARIK

  • @nazdalaan
    @nazdalaan ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan uga soo horjeeday, laakiin walee gorayo haad bay noqotay, MAXAMED SIYAAD nabsigiisa ayaa Somali haysta, Airport, Schools, military cisi iyo karaama leh..Somali sharaf lahayd Maxamed SIYAAD xukunkiisii… Allaha I naxariisto.

  • @Raho339
    @Raho339 5 หลายเดือนก่อน

    Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @adarosman1420
    @adarosman1420 ปีที่แล้ว +5

    Masha alah waa qof ilaahayyaqaana runta alaajecel ❤

  • @user-fi5pi6qh7k
    @user-fi5pi6qh7k ปีที่แล้ว +3

    War isaaqu in baa waanaga jecel momo wanagsan batahay

  • @yusufahmed9715
    @yusufahmed9715 ปีที่แล้ว +2

    Waxay u jabeen dulmi ILAHAY iska xarimay ayey xalaal ka dhigteen oo ay isku wada raceen badil iyo dulmi waa jabaysaan mahee hadaynan isdaba qaban waa ku dhamaanaysaan. Gabadhaas ayaa isku dhaanta garaad iyo aragti ina kahin iyo muuse xooga ma ka siisid walaaley ILAHAY ha barakeeye.

  • @wellimohamed3440
    @wellimohamed3440 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi saad u fikireyso hadii loo ffikirayo wixii tagey mooyee wx bdan baa bad baadi lahaa!

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 ปีที่แล้ว +1

    Waa gabadha ugu caqliga toosan waayo qof calling leh cidina waxba kuma shubato

  • @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713
    @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713 ปีที่แล้ว +3

    Waa ku wii 200 gela laga bixin jiray warid caasi maaha

  • @abdikhadar6097
    @abdikhadar6097 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah gabadh qalibadan weeye❤

  • @CumarMuxumed-ym9ip
    @CumarMuxumed-ym9ip 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah alle subxaanahuu watacaala runta waajecelyahay runbaysheegaysaa kubra

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah xaqa lagama xishoodo

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi.waa.runteed.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 หลายเดือนก่อน

    Xaqliga Allaah hakuu barakeeyo waa gabadh isllaam run ah Allow ku xifdhi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 😭

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 ปีที่แล้ว +9

    ASC MASHA ALLAH Darawiish Salute Guul ✅ GUUL Darawiish SSC❤ is not easy to all somalia GUUL Gobaniimo ✅🇸🇴 and Muslims Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉❤🌳👏🏻👏🏻👏🏻🌳👏🏻👏🏻👏🏻🌳

    • @zainab4280
      @zainab4280 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiahmed1324
    @abdiahmed1324 ปีที่แล้ว

    Masha-ALLAH waa runteed! Marqaati!!

  • @khadarali9655
    @khadarali9655 6 หลายเดือนก่อน

    Thank you abti

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 ปีที่แล้ว +5

    Waa Qof caqli leh oo illah taqaan.

  • @Raho339
    @Raho339 5 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw❣️❣️❣️
    Scw Scw Scw 💕💕💕Nebigeena Muxamed Ayaa Yidhi Walaalkaa Markuu Gardaran Yahay Uhiili Markii Lagagardaran Yahayna Uhiili, Waa Xaqiiq Aqliga Alle Hakuudaayo Jizaakalaahu KhayR Rag Badan Ayaad Dhaantaa

  • @aminaaden1138
    @aminaaden1138 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakuxifdiyo jizaakalaah khayr

  • @afbile1
    @afbile1 ปีที่แล้ว

    Waa gabadh caqli badan oo aragti dheer

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 11 วันที่ผ่านมา

    Waa runteed xoog ma jiro doowladna laguma noqda meel aan heshiis lagu aheena laguma dhqmo

  • @afbile1
    @afbile1 7 หลายเดือนก่อน

    waa gabadhii ugu caqliga fiicnayd Idoor oo dhan.

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 ปีที่แล้ว +1

    Jabkii hub ka dhigiska Iidoor waa magaca cusub oo aan u bixiyay dagaalkii gooja cadde

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah rabilcaalimiin

  • @fo7127
    @fo7127 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah habo nolow

  • @Raho339
    @Raho339 5 หลายเดือนก่อน

    Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Allaah☝️

  • @saidmuse6904
    @saidmuse6904 3 หลายเดือนก่อน

    Wa isaqii dhaladka ahaa ee la yaqanay

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku xafido run bad sheegtey

  • @yusufmohamedfarah2347
    @yusufmohamedfarah2347 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad tahay gabadhii ugu gashada badnayd gabdhaha somalyeed mahadsanid in badan

  • @FadumoCabdiraxman-w9k
    @FadumoCabdiraxman-w9k ปีที่แล้ว +1

    Hadalka xaqa ah waanada ah Allaah ka cabsada ah
    INNALLAAHA LAA YASTAXII MINAL XAQ
    Xadiith saxiix ah
    U hiilli walaalkaa
    Haddii uu gardaran yahay
    U hiilli haddii laga gardaran yahay

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 หลายเดือนก่อน

    waa hadal xaqiiqaaa

  • @claahidhuxuldhuxul6079
    @claahidhuxuldhuxul6079 3 หลายเดือนก่อน

    Waan u soo fhawaynaynaa taladaada

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +2

    XasbunaLah.Wanicma.WakiLan

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 ปีที่แล้ว +1

    Qurux iyo Qiima badanaa ,Talisay
    Abti waa kugu ogaa dadnimada,geesinimada

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 หลายเดือนก่อน

    Dowlaad ku sheegti SNM 32 sano kadib jiifo yar oo Dhulbaahante ayaa boortay darood xagee jooga. Markas ayeey darood maagayan.
    Darood iyo isaaq waligod isma diilin.

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadh Dhulbahante dhalay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedxarigle
    @mohamedxarigle ปีที่แล้ว +4

    Gabar caqliban masha allaah

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 ปีที่แล้ว +1

    Kubra x xasan waku salamay.
    Abka megen musse hano keenin.