Dowladda Soomaaliya oo beenisay warbixintii Amnesty, dagaal ka dhacay Boosaaso | Qubanaha VOA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มิ.ย. 2024
  • Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Dowladda Soomaaliya oo beenisay warbixintii Amnesty, Iska hor-imaad ka dhacay xeebta Boosaaso, Mareykanka oo hakiyay hub uu u diri lahaa Israel, mashruuc laga fulinayo xadka Itoobiya iyo Somaliland, Qatar iyo Midowga Afrika oo cambaareeyay Israel iyo qodobo kale.
    00:00 Furitaanka
    01:14 Mareykanka oo hakiyay hub uu u diri lahaa Israel
    03:04 Qatar iyo Midowga Afrika oo cambaareeyay Israel
    05:11 Dowladda Soomaaliya oo beenisay warbixintii Amnesty
    06:35 Iska hor-imaad xalay ka dhacay xeebta Boosaaso
    12:33 Mashruuc laga fulinayo xadka Itoobiya iyo Somaliland
    14:32 Muhaajiriin lagu haystay Libya oo la sii daayey
    17:31 Caqabado culus oo soo wajahay Rishi Sunak
    19:45 Musuq-maasuq hareeyey nidaamka Bankiyada Nigeria
    25:18 Trump ‘oo soo celin doona’ mamnuucista Muslimiinta
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 56

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsant walaalaashey fastini axmed ❤❤❤

    • @XaadsanDhukul
      @XaadsanDhukul 16 วันที่ผ่านมา

      😮😂😂 .
      .

  • @sharmanbeek
    @sharmanbeek หลายเดือนก่อน +3

    xuduud beenedka somalia iyo itoopiya dhe from jigjiga

  • @mohamedsaid4105
    @mohamedsaid4105 หลายเดือนก่อน +4

    Asc Walaalayaal
    Mooryaanta Xamar ka Talisa warka ay soo saartay waxba kama jiraan, Amnisti Intr. Warbixintooda waa run OO xaqiiqada , Alshabaabta joogta Shabeelaha Hoose waa H.Gidir
    kaliya ilaa haddaba waa joogaan ,

    • @dal-xoreeye1030
      @dal-xoreeye1030 หลายเดือนก่อน

      Al Habargidiriyah al laandheeriyah 😂😂

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +1

    Somalia haday tiraahdo waxaas waa Beeen . arinkaas waa RUn xasuuqaas wuu dhacay . dafiraadu ma fiicna.

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 หลายเดือนก่อน +2

    Amnesty oo waligeed ka hadlaysa duqeenta USA drones ay ku dileen shacabka Somaliyeed waligeed lama arag ; Amnesty waxa dabada ka rixaya USA Waaye naceeb Turkey waxkale ma ahan!!

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 หลายเดือนก่อน

    Asc wr WB, dhamaan
    Wariyasha VOA somali
    Warbixintan uu soo jeediyey Mohamed Adan San dheere oo
    Wanaagsan Sida
    Qoraalka waraalka
    Warqada ee somaliga ah boobsibaya plsq
    La wadaaga SNTV. soamalia, una taba
    Bara Shaqaale xirfadaas iyo wax kale
    Program Guuleysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑👑👍

  • @AxmedIsmacil-zn2rv
    @AxmedIsmacil-zn2rv หลายเดือนก่อน

    ASC VOA

  • @MahamedShmuse
    @MahamedShmuse หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 หลายเดือนก่อน

    Adiga uun baa ay ku khusaysaa ee adduunku waa yqaan cida uu dhagaysanayo.

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 หลายเดือนก่อน

    Haka hadasho falastiin waxa kadhacaya

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y หลายเดือนก่อน +1

    AMIS intaranashnaal KAMA TALISO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 DIFAACA QARAN SOMALIA 🇸🇴 CIDN MADHE YASANANOO DIFAACA DAL KA GA OF SOMALIA

    • @zubeirwaran-bari8730
      @zubeirwaran-bari8730 หลายเดือนก่อน

      Waa rune hadhow sow gacan hoorsan maysid caalamka. Indho cadayska dhaaf oo ka fikir sidii aan loo daadin lahayn shicibka dhiigooda.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน +1

    👋 Weriye Iimaan.

  • @XaajiAhmed
    @XaajiAhmed หลายเดือนก่อน

    😢

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 หลายเดือนก่อน +1

    Caddaala waa tuug mooryaan ah asaga aya kujirey kuwii diley Ikraan.... Nairobi kenya

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh หลายเดือนก่อน +1

      Daalim ayaa tahay beenaale ah ikraan waa layaqaa cida dishay waana gacanyarayaashii farmaajo oo uu ugu horeeyo jiis mariixaan iyo dilaaga weyn ee fahad yaasiin

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 หลายเดือนก่อน

    xuwuqul aadamiga ma somaaliya keli uu adag yahay gaza markaan miyaa

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl 29 วันที่ผ่านมา

    Wa beentisa alcadaala tulada baqdaad dad badan ayaa kudhitay dowladda somaliya runta mashegan

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye Faadumo Yaasiin Jamac.

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 หลายเดือนก่อน

    Amnest alshabab ayay lashaqeeyan

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 หลายเดือนก่อน

    Nacaalaa beesha caalamka iyo carab ba ku yaala, yuhuudaan 5 million ah mala waayay dal aduunka ka tirtira aduunka

  • @YusufSiyad
    @YusufSiyad หลายเดือนก่อน

    29:27 😊😊😊

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 หลายเดือนก่อน

    Wixii Somalia loo eedeeyo waa khalad waayo Israël iyo mareykanku waxay sameynayaan cidina kama hadasho

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 หลายเดือนก่อน

    Mareykan Mareykan amnistie international waa wada irhabiyin mousliminta usso chakatagay ee somaliya kaa wareega

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 หลายเดือนก่อน

    Sax waaye anaka ayaa tv kafiirsanay dadka oo banan baxaa

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 หลายเดือนก่อน

    Wxan wa moryaan Aslgoduba tuug weligiisa wa tuug xaraan kunaxe yaal kne iskusheganayo wazir kuhigen 3dis magac miya geran sida Lokhoro af somali Ah wa tuug Gabooby

  • @siradm
    @siradm หลายเดือนก่อน

    Maah maah reer Xamar ayaa ahayd, Dooro... wax loo yeeleelay lee waaye. Maraykan muddo sanad ku dhaw ayuu kawadaa horana dambiyo dagaal ayay u galeen cid la xissaab tamaysana maleh, mana ahan awwood uu dadka dheer yahay laakiin waa loo yeel yeelay. Ilaahay umaddaas ha u gargaaro, wax aan damiir lahayn ayaa ku xeerane.

  • @ibraahincabdi4062
    @ibraahincabdi4062 หลายเดือนก่อน

    Maraykanka haduu diiday
    Shixnadaan bambooyinka ah waxay aheyd in uu sheego inta xabo uu dhiibay ee shacabka falastiin lagu dilay

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y หลายเดือนก่อน +1

    AMNES INTERNATIONAL KAMA TALISO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 MADUXU AYUU KADAALIN DIFAACA DAL KAGA OF SOMALIA 🇸🇴 CIDNA KAMA DHE GAYSANAYNOO AMNIS INTERNATIONAL FALSTIIN WAX HA U QABTAN ZXB

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa maxey falastiin oo laga dilay 35000 oo ubadan caruur iyo haween marka ay ka hadlay aan 10 qof shabaab ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abshiraden6193
    @abshiraden6193 หลายเดือนก่อน

    Waa beenlow alqabyaala

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    XUKUUMADA SOOMALIA WAATA CIDAMADEEDII DHAMAANTOOD DISHEY😢

  • @user-gn9no8md8h
    @user-gn9no8md8h หลายเดือนก่อน

    maleyshiyaad aqoonsileh miyaa jira

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 หลายเดือนก่อน

    Cadaaladu ku toogatay been badanaa ma wuu kawadaa Hawiye ma ahayn dadka la laayay, shicibkaa wada arkaayay Shabeelada Hoose ilaa Isbitaalada Xamar

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 21 วันที่ผ่านมา

    Arinta wasiirada igad waxay xad gudub ku tahay qaranimada soomaliya macne kale ayaa ka muuqanaya arintaasi

  • @aq1186
    @aq1186 หลายเดือนก่อน

    Ambesty waa tee ma tan u shaqaysa Israa'iil baa kkkkk

  • @Dr.Abdirahman1995
    @Dr.Abdirahman1995 หลายเดือนก่อน

    Falastin maxa ka qaldan maanta 😂

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y หลายเดือนก่อน

    AMNIS INTERNATIONAL FALSTIIN WAX HA U QABTAAN XASOOQA YU HUUDA

  • @jkk5560
    @jkk5560 หลายเดือนก่อน

    Waa dani rufiyanka amnasty internationale beenta u shegaya ee somali horumarka u didan dami duli walagusp qaban adiga iyo biixi bahane 😢😮

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 หลายเดือนก่อน

    Amnesty miyaa hadlayso walibo leh dad shacab ah ayaa la dilay 120,000 ee shacabka ree falastiin oo wax la dilay iyo dhaawac isugu jira maxay ka qabatay ??
    Ceeb isku sheexa dheh ??
    Tankale waa hay,ad loo adeegsado dalalka la rabo in la burburiyo dagaalja gaza kadib inay hadasho ma,ahan??

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    SOOMALIYA WAY GEYSATEY DILAL IYO XASUUQ DADKA SOOMALIEED MAXAA LOO QARINAYAA ?

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 หลายเดือนก่อน

    Qolyaha IsaaQ ma iska tageen meeshaas kollay lama wacane🤔🤔🤔 waxaaa kuye waa markii ugu horaysaycay Kulmen wazeero Somaliland iyo IGed

    • @maxamedaxmed6374
      @maxamedaxmed6374 หลายเดือนก่อน

      Adigu Ma wxd Ka Naxaan tahey Marti,qaadka Lo fidiyey waabad Argta iney Joogaane, Qodobka kle jmh,somalilnd kaliya Ma isaaq Aya DegeN, Adiga iyo inta kula fikirka Ah toona Somalilnd Guulaheeda wxba kama Riddi karaaN kaliya ind XaasidaaN Mooyeee

  • @mohamedmahdi1373
    @mohamedmahdi1373 หลายเดือนก่อน

    Alcadaala kulaha cadaab galahu

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb หลายเดือนก่อน

    waxaa dhici karto in khawariijta u sheegtay Amnesty International warbaxintaan, eey xiriir la leedahay. Hadeey Amnesty International shaqo u baahantahay ha ka shaqeeysato Israel waxeey Palestine ku sameeyneeyso oo aan war bixin u baahneeyn. Amnesty International take off your hands off of Somalia and your fake Justice.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Waa been waxba lamahakin hub loowadey isr44l

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y หลายเดือนก่อน

    Military 🪖 ✋️of Somalia 🇸🇴

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Warkaad Biden madiidikaro wax uu rabo dhiigyacab Natanyahuuuu

  • @user-vq5vh4rn9i
    @user-vq5vh4rn9i หลายเดือนก่อน +1

    Merykanka iyo yahuuda usku meel ayey noojoogaan labadabo waa cadoga islaamka

  • @user-gn9no8md8h
    @user-gn9no8md8h หลายเดือนก่อน

    Amnest international why do not they talk to israel