Sababaha keenay dib u dhacyada ciidamada dowladda | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Xog ku saabsan sababaha ugu wacan dib u dhacyada ku yimid ciidamada dowladda Soomaaliya marka ay noqoto dagaalka Al-Shabaab.
    Waxaa faah-faahinaya Haaruun Macruuf. Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

ความคิดเห็น • 20

  • @mohamutmohamet4249
    @mohamutmohamet4249 3 หลายเดือนก่อน +2

    Salamulah haaruun macruuf

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 หลายเดือนก่อน +3

    👋 Haaruun Macruuf.

  • @abdi7932
    @abdi7932 3 หลายเดือนก่อน +6

    dhalinyarada somaliyeed ayuunba dabka lagu shidayaa oo dhimanaya, hadana lacag fiican ma qaataan , wixii ay cunayeen ayaaba la dhacay, xasan guurguurte iyo dawladiisaba maraykanka iyo reer galbeedka ayaa maamula,

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 3 หลายเดือนก่อน +1

      Khaladka iyagaa leh inay jiisaha soobaneeyaan ayay ahayd 😢 halkuu ninka raaxaysanayaa ka qaato 5000 oo dollar

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 3 หลายเดือนก่อน +1

    QABIILESTAHAAN ABGAALKA AH EE SHALAY LAHAA FARMAAJO WAA MAREEXAN BAAN VOA UNACAY

  • @AbokorAli-io9qs
    @AbokorAli-io9qs 3 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂Hooy Ka Jooga AS Wlhi Cudud Xoogan bey leedahee Waxaan Arkaaa uun dhimasho cusub oon telegram ka ku arki doono bilaha soo socda ku soo dhawaada aakhiro

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 3 หลายเดือนก่อน +1

    haaruun macruuf wariye sare❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidamada waa in la baro si amnigooda u sugaan intaan amni kale sugin. Waa inay amniga xarooyinkooda sugaan intaan magaalo kale qaban. waxna lama baran jabkii dhacay hadana lama baran doono waayo dowlad ahaan meesha looma shaqeeyo waa geel jirow waxba faaidin soomaalida

  • @mohamudsalad5750
    @mohamudsalad5750 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ma Ciidan shisheeye ayad inay wax qabtaan ka sugee wax aqlaaq iyo mabd'a diimeed ma lahan cabtooy weye

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 3 หลายเดือนก่อน +2

    Haaruun macruuf somali dhiig kle uma baahna wariye caloolshi u shaqayste ayd tahy daciif

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 3 หลายเดือนก่อน +1

      codka mareykan ayuu u shaqeeya

    • @Bile.sharif
      @Bile.sharif 3 หลายเดือนก่อน

      Soomaalida runtay ka carar taa waxay jecel yihiin in been iyo quraafaad lagu maaweeliyo

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cidamada DFS looma tababaro ineey guul & dal kuu difacan haka sugin 💯✔️
    Wadaniyad ❌️
    Caqiido ❌️

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dawlada hadda somaliya ka jirta iyada ayaa al shabab ah marka sidee ula dagaalin

  • @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib
    @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sidee adigu ku ogaatay in halgalada dawlada ?.Washington ayaad jooga .?
    Taas macnaheedu waxa weeye in aad la shaqayso foreign intelligence agency waana ta keentay in somalia nabad heli waydo 34 sano

  • @a.m.6277
    @a.m.6277 3 หลายเดือนก่อน +2

    Damul Jadiid wa bila aqli, bila damiir, bila faham dowladnimo

  • @buunkahasancade-fe3yr
    @buunkahasancade-fe3yr 3 หลายเดือนก่อน +2

    Iyo musuq masuq iyo midkii dhawacmo ama dhinto in ladayaco

  • @warkaxaaji834
    @warkaxaaji834 3 หลายเดือนก่อน

    haaban munkar

  • @عبداللهأحمد-ب6ت5ب
    @عبداللهأحمد-ب6ت5ب 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤