DOORKA HAWEENKA Dhibaatada Tahriibka Dhalinyarada 14 10 2012 BY AMAL KAYSE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • SOMALI CHANNEL

ความคิดเห็น • 173

  • @deeqaqani4709
    @deeqaqani4709 10 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah Walaashaan Waa la Imtixaamay imtixaan kufilan qofka bini aadamka ah illahna wuu sugay Subxanahuwatacaala Waxan illah kaaga baryayaa Inuu illaah kuu qafiifiyo masiiboyinka ubadkaagana dhaman kuusooceliyo illahna hakuu hadeeyo oowlaada waa arin Xanuunbadan qofkii illah aransiiyo illah albaabada wanaaga oo dhan hakuu furo fidunyaa wal aaqirah

  • @gazellenbruno
    @gazellenbruno 12 ปีที่แล้ว +1

    SubhanaAllah, subhana

  • @lifelinesomalia
    @lifelinesomalia 11 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahad santihiin Somali channel , A million times, for posting this great video, Jazaakumu Allah,

  • @zakariyehussein6015
    @zakariyehussein6015 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan u maleynayaa inaad tahay nin wanaagsan laakiin waad ogtahay waxa aan ula jeedo magacaaga waa fikrad wanaagsan kan aadna aniga rabto in yar kadibna waan heli doonaa hal mar waana inaad sameysaa taas aniga mid adiguna waad ogtahay inaan dhibaato haysto waxaan ahay gudaha 😭😭😭😭😭😭

  • @daadirmario4596
    @daadirmario4596 12 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa qiso murugo iyo xanuun badan Rabbiyoow khayr badan ugu badal hooyadda soomaaliyeed Ubadkeedina usoo ceeli yaa Allaah yaa Raxmaan Ilaahayoow u gargaar Aameen ameen ameen ameen ameen

  • @HadalsameTV
    @HadalsameTV 12 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa sheeko xanuun badan waana natiijada ka dhalatay dhibaatada dalkii ka taagan waxaan gabadhan miskiinta Ilaah uga baryayaa inuu Ilaah bedel khayr qaba siiyo iyadana waxaan leeyahay haka harin ninkii dhakhtarka ahaa ee dulliga ahaa...Intaa kadib gabadha Amaal Kayse waxaan leeyahay inay iska dayso erayga DADKA AF SOOMAALIGA ku hadla waayo ma aha wax micna sameeynaya waana eray ay soo alifeen dad Soomaalida sii kala IRDHEEYNAYA...

  • @khalidshassansuldan2833
    @khalidshassansuldan2833 11 ปีที่แล้ว +1

    wllo allaha dhibaatadaa ha ka qaado oo khayr iyo farxad ha kugu badalo ameeeeeeeen ameeeeeeeen Ameeeen ilaahayna ha kusoo celiyo awladaadii kuwa kaa xaq darana in ilaahay jabiyo ameeen inshaa allaah waad guleysan dontaa ameeen

  • @sahraabdirahman8386
    @sahraabdirahman8386 6 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😧😧😧😧😭😭😭
    Calool Xuma weyna wllhy
    Dhib Kuma yaara Qoftan
    Caruurteedi oo laga rebtay iyaadi oo la kufsaday Wiilkeedi yara oo la kufsaday Ninkeedi oo dhintay 😭😭😭😭😭😭
    ilahay Qalbiga haku wanaajiyo
    ilahay haku gargaro

  • @musemagan3066
    @musemagan3066 10 ปีที่แล้ว +3

    walaashay ilaahay caafimaad kaa baryaa qabiil ayaa dhibkaan keenay daarood hawiye isaaq

  • @MrShutfuckup
    @MrShutfuckup 12 ปีที่แล้ว +1

    inaalilalahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahaw ugargaar ilahaw khayr ugu badal aaaamiiin yaarabi

  • @aaminoyaasiin3902
    @aaminoyaasiin3902 3 ปีที่แล้ว

    Allaaahu akbar alow u gargaar 2020/12 /dawanaya

  • @ayaancr
    @ayaancr 10 ปีที่แล้ว

    SubhanAllah!!Ya Rabb aiutala ti prego.

  • @Samiira87
    @Samiira87 12 ปีที่แล้ว

    ilaahayna u xamdi naq ku badbaadiyey intaasoo dhiba oo ku soo gaadhay rabigii adoo caafimaad qaba ku sugay kun iyo kaw jeer ku shukri,oo ninka dr-ka ah ee ku dhibaateeyey aanu ahayn qof aids qaba oo kugu ridin, alxamdulillaah ilaahay ayaa ku badbaadiyey waxanina wax kuu qornaa maalintaad caloosha hooyadaa lagugu abuuray ayay ahayd qofka mu'minka ahna waa la imtixaamaa markaa walaalo ilaahay haku xifdiyo caafimaadkaagana hakuu daayo nin xalaala awlaad xalaala ilaahay ha kuugu deeqo aamiin.

  • @farowla12345
    @farowla12345 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abdullahiwarsame118
    @abdullahiwarsame118 11 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay Haka Sbarsiiyo Walaashayda Ilaahay Dambi dhaaf hakaga Dhigo Wiilkagana Allah hakuu Hanuuniyo aamiin

  • @ShaakirJoniur
    @ShaakirJoniur ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa ila dawanyaa

  • @caawa123
    @caawa123 12 ปีที่แล้ว

    Waa gabadh fiican oo geesiyad ah...Ilaahay wax khayr leh hawgu bedalo dhibaatadaa soo martay. Nolosha aduunkaa iska dhibaato badan..waana wax qornaa..Aduunkan laguba waaro maayo markaa waa in caabudaada Allah la badiyaa..waxba xumaan maayaan. Allah SWT arrimahaaga ha kuu fududeeyo ..aamiin

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 3 ปีที่แล้ว +1

    Tan wax baan wareysanayaa leh ayaaba ka oohineysa subxaanalaah miskiinta Ale ha u gargaaro gabadhan wariyaha ah na baro walaal sida qofka dhibaateysan loo wareysto looguna calool adeygo iyadaaba ku dhaantee

  • @sportsevents9095
    @sportsevents9095 12 ปีที่แล้ว

    walaahi waa waxyaabaha uguxun ee ku dhacay umada soommaaliyeed waaxan u sobob ah cid kasta oo masuuliyad kuleh in dalka soomaaliye uu bilaa nidaam iyo daw lad la aan ku dhoco jabhado ama reero ama siyasiyiin ciday doonaan ha ahaadeene iyaga ilahay waydiin doonaa waxaan leehay inta dhibaatadu kudhacdayna ilaahay ha u gar gaaro waxaanan amin sanahay in intan in ka badan ay ku dhacdo

  • @xasannuuranimaxamed7199
    @xasannuuranimaxamed7199 4 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @hoosh743
    @hoosh743 11 ปีที่แล้ว +2

    cadaneeeeeeeeeey ama caraaaabeeeeeeeeeeeey waaaaaaaaaaaa laydin wasaaaaaaaaaaaa wlaahi waxaan wax usoo baranayaa waa idinka sidaan idin goygoynlahaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa 1year ayaa iga hadhay insha allah malinta aan dhameeyo nuclearka ugu horeya ee an tijaabiyo halka aan ku tijaabinayaa waa carab ogaada cida iga kiin badbaadin garnmaaye...

  • @shadiyaabdirashid6848
    @shadiyaabdirashid6848 6 ปีที่แล้ว +1

    So sad really

  • @kabaxadka7426
    @kabaxadka7426 10 ปีที่แล้ว

    dalkeena oo qani ah dadkeena oo mid qudha ah quluubteenooo mida dunida oo dhan ayaan qaabil lahayn tahriib iyo daaduum ba maynu aragneen ee toowba yaa rabi intaynu nidhaahno aynu dalkeenii gees ka gees aan hagaajisano aamino horumarsano si dunida kale inoosoo hiigsadaan

  • @sSickManzHood
    @sSickManzHood 11 ปีที่แล้ว

    Wallaasheen dhibtii eey soo martay Allaha samir iyo iimaan ha ka siiyo Aamiin, Tan hada heysatana Allaha SWT ha ka saaro Aamiin.. Ummadda Soomaaliyeed haddan nahay Meel walba oon joogaan Allaha SWT hanaga saaro Amiin Dhamaanteenba.

  • @Xafsah1
    @Xafsah1 11 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa murugooday markan qisadaan maqlay waana ilmeeyay , Ilaah hakuugu badalo abaayo sabar iyo wax kaloo ka qiimo badan.. Soomalida Allaha badbaadiyo tahriib dhibkiisa ma yaree halagu waano QAAATO qisadaan.

  • @munaaydarus8756
    @munaaydarus8756 6 ปีที่แล้ว

    Allow dhibaatada ka dulqaad ya rapi

  • @maxamedadam1600
    @maxamedadam1600 5 ปีที่แล้ว

    Maama Malyuun ayay ku Sheeko dhowdahay.
    Dhibaatada Dadkeena gaartay ma yara.

  • @samaaya211
    @samaaya211 10 ปีที่แล้ว +2

    abaayo ilaahay caruurtaata hakuu keeno inshallah cadowkaaga ilaahay hajibiyo,,,,, u make me cry abaayo aduun waaye ku samir dhibaatada kusoo martid jana tul fardoows alaha kuku keeyo....

    • @IfraxJamac
      @IfraxJamac 9 ปีที่แล้ว

      sorry abayo mcnto ilahay waxa fican hakusiyo

  • @hassanibrahim9702
    @hassanibrahim9702 10 ปีที่แล้ว

    May Allah bring you children sister and may Allah protect you and you children ...ameen ya rabbbi....Allah is testing those who face tribulations.,,

  • @luanasahah1147
    @luanasahah1147 10 ปีที่แล้ว

    Alwayeey Allahu akbar Allahu Akbar Ilahayoow nolosha hanagu cadaabin inantan wa la cadaabay tolow maxay galabsatay.... wa ooyay wa jiriricoodat...walalo ilahay u toobad keen iskuna xidh ilahay xagiisa haka caawiyo...ilahayow ku caawi wa kuso ducaynaya ilahay haku so ururiyo amiiin.

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 6 ปีที่แล้ว

    Subhannallah

  • @mohamed51904
    @mohamed51904 10 ปีที่แล้ว

    ilaahay subxaanahu gabadhan dhib aad u daran baa soo maray, waxaan ilaahay uga rajaynayaa in uu danbi dhaaf uga dhigo.

  • @dabcageeyeaxmed1728
    @dabcageeyeaxmed1728 11 ปีที่แล้ว

    inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuuun waa qadar ilaahay u qoray ee waaa inay ku samirtaa kuwa kalana waxay u noqondoontaa inay ku cimri qaataan

  • @salmomaxamud5567
    @salmomaxamud5567 6 ปีที่แล้ว

    allha usaqiiro ya Rabi masakinata subaxana laha yasir

  • @abdala3011
    @abdala3011 10 ปีที่แล้ว

    ilaheey ha u sahlo caruurteeda nshallah waa heli dontaa caruurteeda ...gaalada ala jabiyo

  • @ikraamcaday
    @ikraamcaday 12 ปีที่แล้ว +1

    AMAALEY--DULMIGA KA JOOG INANTA MARWO MUSIIBADII GAADHAY MIDA AAD UGU DARTAY AYAA KA XANUUN BADAN ILLAAHAYNA KAAGA HARI MAAYO DULMIGAAS EE INTAAN KANSAR IYO KAANKARO KUGU DHICIN OO INKAARTU KAASOO IF-BIXIN KA TOOBAD KEEN

  • @jaabirali2315
    @jaabirali2315 11 ปีที่แล้ว

    subxanalaaah cadeeem kulu shey maktuum mina laaah .. ilaahay waxan ka baryaa dadka sidaas u galay gabadhaan in uu ka baal mariyo .. gabadha somaliyeed walaashayda ah adiga samir insha alaah maalin qiyaamo baa la xisaabtami insha alah

  • @hannamohamed8213
    @hannamohamed8213 7 ปีที่แล้ว

    Allah haku gargaaro wllo insha allah ubadkagan ku soo uruuriyo ilahyna hakaga dhigo ku wii ku anfac ee dhibtad la soo martay ku ilaawsiya

  • @munaaydarus8756
    @munaaydarus8756 6 ปีที่แล้ว

    Subhanaallah

  • @mabahjzzjzjzj2315
    @mabahjzzjzjzj2315 6 ปีที่แล้ว

    Ilahayow farxad iyo kher ugu badal ilmaheedana Allow u sahal Amiin Amiin Amiin

  • @multasimayusuf9219
    @multasimayusuf9219 11 ปีที่แล้ว +1

    abaayo marwooy alle waxaan kaga tuugay dhiibtii kusoo gartay in ilaah kaga daba mariyo farxad iyo qeyr iyo noloshada inta ka dhiman kugu dhameyo farxad iyo reereyn allena waxaan ku weydiiyaay in ku so wada celiyo 4 dada caruur oo salamiin ah sidii nabi yulaahi yacquub Samir jamiil ahna kugu irzaaqo qeybkana waan kugu so duceyna insha alaah alle hakugu dhameyo noloshada inta ka hartay farxad iyo guul waa I qiira galisay wana kula ooyaay allena intii kusoo gartay ha ka masaxo

  • @abdirahmanmohamed5573
    @abdirahmanmohamed5573 11 ปีที่แล้ว +1

    hoyo macaan ilahy ha ku naxriisto manshal love u habo mc ad ayaad i farxd galisay

  • @samiirosalah6601
    @samiirosalah6601 11 ปีที่แล้ว +1

    sabar iyo iimaan walaasheen xx
    May Allaah help you sister x

  • @hotbrownies2813
    @hotbrownies2813 7 ปีที่แล้ว

    subhanallah

  • @Raven371
    @Raven371 11 ปีที่แล้ว

    What's it about?

  • @somaaliyamuqdisho1182
    @somaaliyamuqdisho1182 11 ปีที่แล้ว

    XUBXAAN NALLAAH maskiin ilaahoow maskiintan dhabka ugu badal raaxo oo ilmaheeda usooceli ilaahoow gaalada kaqabo ilaahoow kuwii san ku soo sameeyaay naarta gali ihaahoow qalbigeeda u atkeey waan kaxumahay walaa sheeyda soomaliyeedeey insha allah sidaad jeceshahay ilaahey hakaga dhigo

  • @ahmedtorays8299
    @ahmedtorays8299 7 ปีที่แล้ว +1

    alle hakuu gargaaro wll insha alaa markay caqliyeystsaan ayey kuu iman

  • @keysehassan747
    @keysehassan747 11 ปีที่แล้ว

    Alla hakuu ha kuu soo celiyo caruutaada

  • @MoShineArab
    @MoShineArab 12 ปีที่แล้ว

    walaahi ayaan darro aad u wayn weyaan dhibka qofka muslinkaa ee somligaa haysto inay dad la dhashay oo diin iyo magacba wadagaan hadana ay aflagaado ugu daraaan qofkaasi waxaa ku kacayaa waa qof aad u liita, ILLAHAYNA waxaan uga baryayaa gabartaa somaliyeed inuu u gargaro dhibkaa haystana ugu badallo fudayd aamin aamin aamin

  • @rihaamomar7801
    @rihaamomar7801 11 ปีที่แล้ว +1

    Walhi qiso xanuun badan ayaa somartey abaayo ilaahy haku samar siiyo

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 5 ปีที่แล้ว

    Yaman miyaa wah mise meelkale yamanta somalida weyba unaxariistaan seecml

  • @jamalsweets
    @jamalsweets 11 ปีที่แล้ว

    subxaanalah walahay waa arin mucjiso leh walal mcn illaahay caafimaad iyo naxariis hakusiiyo wanan ku faataxaynaa walal please walal u duceeya inshlah walal illaahay inuu xaqeeda siiyo.

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 ปีที่แล้ว

    Subxaanaallah illaahey haugargaaro

  • @ridwanhussein4337
    @ridwanhussein4337 9 ปีที่แล้ว +1

    waa good

  • @azadmuse7845
    @azadmuse7845 11 ปีที่แล้ว

    subxana alah abayoo ilaah hakuu gargaaro wlh aad ayaana uga xumahay dhibaatda kusogaartay ilaah waxaan kaaga baryayaa in meel kheer qabto dhibaatadadane ad ku ilowdo alah kuusaqiro

  • @hajibalnco2147
    @hajibalnco2147 12 ปีที่แล้ว

    Walll waxaan kuu rajaynayaa in uu ilahay kuu gar garaaro ilahayna waxan kaaga baryayaa inuu ubad kaaga kuu soo celiyo ameen aameen ameen

  • @kulakwamacho669
    @kulakwamacho669 12 ปีที่แล้ว

    plz listern 06:38 DALKA BURCO ??WHICH COUNTRY IS THAT!!

  • @keysehassan747
    @keysehassan747 11 ปีที่แล้ว

    Ilaahay. Ha u sahlo varuurteedana ha u soo celiyo

  • @caawa123
    @caawa123 12 ปีที่แล้ว

    Caalamka meel dumar uur lihi tahriibayaan oo soomaali qudha,,,sharaftii iyo dadnimadii magaca soomaaliyeed way bahdileen...aduunka nin raga la garay bal iimaanka Alle ka qaad naagahan maxaa waalay..wixii dhalay meeye...damiir xumida iyo qiiro la'aantu waxay sababtaa fawaaxishtaa maanta soomaali haysata..

  • @najiibboss7593
    @najiibboss7593 7 ปีที่แล้ว +2

    subxana laah waxaa igudaran ilmaha wiilka ah ee lakufsaday

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 6 ปีที่แล้ว

      Najiib wardheer cytology hadii loo geeyo dhibmleh waaa wax kuso mara

  • @kabaxadka7426
    @kabaxadka7426 10 ปีที่แล้ว

    inaaalilaahi wa inaa ilayhi raaajicuun... soomaaliyeey ama waqooyi ka yimaada ama bar ama koofur,,,, dhamaanteen waa dhibaataysanahay dhibtana inaga u sabab ah ee gabadhan kaligeed ma dhibana ee inaga oo dhan aya dhiban ee aynu ka tashano sidii dalkeenii iyo dadkeenii qiimaha iyo qaayaha ugu soo celin lahayn allena ha inagu garab galee dhamaanteen alle quluuubteena xiqdiga ,qabyaalada ,,iyo naxliga ha inaga nadiifiyo aamiin aamiin aamiin

  • @saiidabdi8065
    @saiidabdi8065 11 ปีที่แล้ว

    subxanalaah ilhay haka saaro dhibka walaal waxaasina waa wadankeena qasan hadii nabad aan haysan lahayn ama dawlad leenahay waxba kuma gadheen insha alaah illahay samirkiisa badso

  • @osmansise
    @osmansise 12 ปีที่แล้ว

    bal maxaa soo tahriibeyey meey ilaaheeda ku aaminto dalkeeda ama ha ku bakhtido ama ha ku dharagtee allaylehe cala istaahilak

  • @wadani412
    @wadani412 12 ปีที่แล้ว

    Dagaal iyo camal la aan dalka ka taagan+ Tahriibka jidka oo dhib badan+ lacago badan oo ku baxa+ dhimasho ama dhib badan oo lala kulmo+ Europe ama Qurbe oo la yimaado+sharci raadin hadana cayr qaadasho ama meelahaa xamaalo= waa nolosha ay ku noolyihin in badan oo ka mid ah soomalida ama tahriibayaasha qaarada Afriaka, waa sawir kooban oon ka bixin karo intii khibradayda ah waxaanan ku daganahay wadan ka mid ah Qurbaha.

  • @samiirosalah6601
    @samiirosalah6601 11 ปีที่แล้ว

    subahanallaah!!!!!!!!! somali da maxaa kaqaldann
    haa daa is dishaan yaa nii nool in taa dinka is caawin laheey deen baa is baa bi ineeysaan blaayoo. war maxaa niga qaldann
    somali nimadii aawaay????????????????????????????????
    O Allah help our brothers and sisters who are all over the world. Ameen

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahay waa inaan qoxoontiiga yemeny ka yiimi berbera kuwada dheex gawracaa maanta ayaan carab dada kayga uga aaraya saw qaxoontigoodi hada berbera iima joogan

  • @casura08
    @casura08 12 ปีที่แล้ว

    wlhy wa gabadh gesiyada mar hadii ay waxaso dhibatah oo soomaray ay usamirtay

  • @haslac0424
    @haslac0424 12 ปีที่แล้ว

    Subxanallah :(:(:(

    • @ayandeeqa3803
      @ayandeeqa3803 6 ปีที่แล้ว

      Sorry illhy waxaan uga baryaya in uu illhy u so hadeeyo ilmaheed

  • @nasriinaali3348
    @nasriinaali3348 7 ปีที่แล้ว

    subxaanalaah allaha danbi dhaaf hakaaga dhigo walaashey dhibka aad soo martay ilmahaadii na allaha ku soo celsho

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 5 ปีที่แล้ว

    Waba laqarinaya maxey ushegeysaa abaheed iyo dadkeeda

  • @saraosman1702
    @saraosman1702 7 ปีที่แล้ว

    allah ha kuu soo celiyo xaqaga wiil kaqa caruurtda oo dhan😢

  • @ladaneeyali7518
    @ladaneeyali7518 12 ปีที่แล้ว

    subxanalaa ilahayow usahal amuuraheeda walalsheydaan walahay aniga familgay oo yin baa nagadhamatay ilaahay culayska haka qaado wlhi very sad

  • @hayatibrahim3336
    @hayatibrahim3336 8 ปีที่แล้ว

    Salamu alaikum Amal. Arintaniy waa arin,aad u naxdin badan,miskiina illahay haw gargaaro waan usoo duceeyneynaa.inkastoo aan arkay waqti danbe.laakiin arintii maxeey ku,danbaeeysay?Amal illaahay hakuu abaal gudo shaqda aad u,heeyso umadaada.

  • @missworld422
    @missworld422 12 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah dhibkaa dumarka hadaan nahay nagu dhacayaa waxaa ka masuul ah runtii raga somaliyeed ee bilaa caqliga ah ilaahaw ragan walwalan ee xabado iyo dagaal uun ku foogan allow naga qabo hadaan nahay dumarkaa iyo maatadana allow noo gargaar adaa qaniyee

  • @kanohareed159
    @kanohareed159 11 ปีที่แล้ว

    walalyaal ilaahay caruurdeedii ha usoo celiyo hooyo kasta oo dhimir ay gaaladu ku sheegeen alaah ha u gargaaro aniga walaalayaal waxaan maqlay nin cilaaga dadka dhimirka qaba 100/100 uu qofku caadi noqonayo marka qofkii doonaya coments ha ii dhaafo ama contacts kiisa magacayga waa hooyo muslimadaa dal iyo dibadba waan caawin in shaa alaah iyo umadayda soomaaliyeed waxana ku noolahaya london mahadsanidiin dhamaan

  • @faaaduma
    @faaaduma 11 ปีที่แล้ว

    ¨masaakiin soomalida..dhibaatada ilaahay hakareebo dadkeena..

  • @salmomaxamud5567
    @salmomaxamud5567 6 ปีที่แล้ว

    allha

  • @shesrightyo
    @shesrightyo 7 ปีที่แล้ว

    what did they say

  • @fatmaabdulkadir4787
    @fatmaabdulkadir4787 9 ปีที่แล้ว

    Amaaley qer calaxa kusiyo walal marwana ala waxan ugabarya abaal gud inu ilaxay siyo oo arurtet oo dhan inu ilaxay oso eeliiyo dal iyo didba farxat inay kuwadakorsoto inshacala

  • @gazellenbruno
    @gazellenbruno 12 ปีที่แล้ว

    Amaleey, jazakiAllah alfu maara. how can I help here?

  • @ayaanmoha1724
    @ayaanmoha1724 8 ปีที่แล้ว

    ilaahy ha uso hanuuniyo maskiinta yaa Allah

  • @rahmaabdale3170
    @rahmaabdale3170 11 ปีที่แล้ว

    abaayo macane insha alle hakasiyo iman iyo samir alle hakasiyo amin amin wadan keena alle hanohagajiyo somliay hasiraacdo

  • @raahoosman1351
    @raahoosman1351 11 ปีที่แล้ว

    carab kaleey guursatay isaaq

  • @ayaanmoha1724
    @ayaanmoha1724 8 ปีที่แล้ว

    ilaahy ha u hiiliyo Amiin

  • @samiirosalah6601
    @samiirosalah6601 11 ปีที่แล้ว

    dada meeshaanaa weey isnaceen

  • @QUDUBI
    @QUDUBI 8 ปีที่แล้ว

    abdale Ali abaha kuwasye hawiye miya walasha kufsadey? siyad bare aya gabadhan manta dhibayada ugastey.

  • @suliemankadiye4432
    @suliemankadiye4432 11 ปีที่แล้ว

    mucgiso ween

  • @khadriaosman9735
    @khadriaosman9735 12 ปีที่แล้ว

    ANUU WAXAN LA YAABANAHEY REER SOMALILAND DADKOODA MAXAA QIXIYEY ,ANUU WAXAAN AHEY REER SOMALILAND DHIB WEYN OO WADANKA KA KAXEYSA MA JIRTO,MIDA KALE MARKEY YAMAN KU DHIBAATOOTEY MIYEY TIDHAAHDO RAGA XOOLAHA KEENA BARBERA I GEEYA,WAA BEENTEED IYADAA DHILO AHEYD

  • @jaabirali2315
    @jaabirali2315 11 ปีที่แล้ว

    wadanka yaman waa wadanka kaliya somalida lagu laayay waa dadka aan islaanimo aqoon wale waa wadan aan ogahay in meesha ka jirto meyl aan la dagaalami doono insha alah

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 ปีที่แล้ว

    Acuudubilah illaah cadaabka kaga Aarsey

  • @Yummysomalilander
    @Yummysomalilander 12 ปีที่แล้ว

    @MAXAAJI
    WAA SIDAA WALAAL ANIGUBA MA JECLI INAAN MAQLO ORAAHDA AH DADKA AFKA SOMALIGA KUHADLA AFKA SOMALIGU WAA LUUQAD XID KASTAA BARAN KARTO LAAKIIN SOMALINIMADU WAA SINJIYAD AAN CIDINA BEDELI KARIN ANIGU SIDAAN QABO

  • @dharwanaaje1
    @dharwanaaje1 12 ปีที่แล้ว

    Samiira85@...Ameeeeeeeeeeeeeen....wixiinan oodhan gabadhaasi ayaa isu dhaanta
    u know gabadha haloo duceeyo haweenkana allaha inoo xafido hableheena allaha dhowro
    ilaahay sharaftooda iyo teenaba ilaahay ha xafido...Gabadhaasi muminada ah iyada allaha
    ka abaar mariyo dhibaatooyinkii soo marey walahi aadbaan uga naxey she`s like my sis indr
    inanta u duceeeya waa gabadh walaasheena am cry walahi Huuno Allaha ku xafido sharaftaada aduun iyo mida aakhiroba ilaahay ha xafido///Amen

  • @sususisi7674
    @sususisi7674 8 ปีที่แล้ว

    wlh somali xasidnimada daaya

  • @rizakbarre8056
    @rizakbarre8056 11 ปีที่แล้ว +1

    sorry sorry sorry

  • @buugqalain91
    @buugqalain91 11 ปีที่แล้ว

    Walaal dhibka ilaahey Hakaa DulQaado, Waxii dhacay weey dhaceen Laakiin waxaan aad u jeclaan Lahaa, Markaad ninka carabka Gursaneysay inaad somali Guursato, Waayo Ajaanibka xumaantooda waad soo Aragtay,, Walina waxaan Hadalkaada Ka dhahaminayaa inaad Carab ku dhex jirto, dhamaadka Barnaamijka Markaad Gabadha Carabta salaantay, Ayaan waxaan Dareemay Wali inaad Ajaanibka ku dhex jirto

  • @elninoo1986
    @elninoo1986 11 ปีที่แล้ว

    Somaalidu So Kuwii Ninkeedi ka Dilay Maaha
    oo InTey Mindi Ku DhufTeen Bada Ku Tuuray
    Marku Gabar Maskiina Yiri Maxa Laga Rabaa

  • @Raven371
    @Raven371 11 ปีที่แล้ว

    Just a rough summary?

  • @ikraamcaday
    @ikraamcaday 12 ปีที่แล้ว

    ASC WR WB--- AMAALEY IBNU,AADAM WAA LAGA DHUUMAN KARAA LAAKIIN ILLAAHAY MARNA LAYSKAMA QARIN KARO WUXUUNA DAALACDAA WAXA QALBIYADA KU JIRA HAWSHAADANA DHAMAANTEED WUU DAAWANAYAA EE OGOW --HAKU AKDSOOMIN ADUUNKAAN EE TOWBADU INTAY FURAN TAHAY KA FAKAR WAXAAN KAALA HADLAYONA ADIGU WAAD ILA FAHMAYSAA WAA IGA TALO WALAALNIMO

  • @alinador2920
    @alinador2920 6 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @abdinuux8171
    @abdinuux8171 11 ปีที่แล้ว

    subaxaanalaah ilaahay miyaydaan ka baqayn lkn waxa ka daran inta qarsanaysa qoftani waabay ka hadshay wixii soo maray ee ilaahay hakuu gar gaaro