ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Doorka Haweenka Qiso dhaba

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 มิ.ย. 2020

ความคิดเห็น • 361

  • @rhiannaaden9645
    @rhiannaaden9645 4 ปีที่แล้ว +51

    I know this girl! Mashallah waa gabadh karti leh and she has a lot going for her. She's Teacher, business owner and a great mother! I'm sure she will not have any problem finding a true soulmate; especially with her vibrant personality. Girl, the world is your oyster; onwards and upwards!

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  4 ปีที่แล้ว +4

      Absolutely right she is very tough and she had a confidence herself and very very very talented that’s why I bring in my program to make awareness to others

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah gabdhaha quruxda badan, waan idin salaamay, calafka waa cajiib saa adaaba lagu furaye, ma noocan oo kalaa la furaa qurux iyo aqli iyo xijaab

  • @xafsamohamed2503
    @xafsamohamed2503 4 ปีที่แล้ว +5

    Walaalo marko hore gabadh qurux oo qalbi wanaagsan ayaan kuu arkaa waad cafimaad qabtaa alxamdulilaah caruurtaada korso dadka warka xun kuukeenaaya hadhgaysan❤️❤️

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 4 ปีที่แล้ว +7

    Ayaan tolaay harti baa ku ciilay warsangeli iyo dhulbahante weliba ninkan danbe ee dhulbahante iska samir ina adeer waan ku garanayaa qof qaaliya oo qalbi wanaagsan baa tahay

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkk
      Maxad la musa nabi nin qabil
      Ma leeh kk🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qamar1586
    @qamar1586 4 ปีที่แล้ว +10

    I love habo amal kayse. I love how she helps woman walhi. She is beautiful inside and out allahuma barik ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼ilahay Hanookaa daayo habo You are our second mother walhi for the young girls ❤️❤️❤️❤️🙌🏼thank you habo

  • @zaragoldgold683
    @zaragoldgold683 4 ปีที่แล้ว +2

    Iminka meel baad soo fadhiisatay hadana wax micno leh maad sheegin illahay khayr ha kula kilmiyo aameen

  • @halimaali6175
    @halimaali6175 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah quruxeey Insha Allah you will get better man him keep going depending Allah SWT will sort out all the problems make a lot of sujood.

  • @ashaanabahmedhashi362
    @ashaanabahmedhashi362 4 ปีที่แล้ว +3

    Asalam Aleikum sisters. Ayan what I advise u is you are strong young lady mashallah keep moving on and Tawakaal Caallah put your trust to Allah SWT and for sure will solve all problems In Shaa Allah. Love you for sake of Allah.

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 4 ปีที่แล้ว +6

    There is old saying ( ninkaagu markuu kaa yara baxo ninkaagii ma aha) - (when ur man goes out to work or even shops by himself he is not your man) so girls you always have that in mind.
    Ayaan I know her and I'm sorry and sis move on get on with your live nothing is permanent.
    Qalbiga Illaahey hakuu dajiyo Ayaan.😘

  • @sacdiyamohamed6554
    @sacdiyamohamed6554 4 ปีที่แล้ว +7

    Kan ku fura ee kaa dhamaadaa waa nin Raga lkn kuwa ku furayn kunna dhaqanayn ayaa jira

  • @nanah9324
    @nanah9324 4 ปีที่แล้ว +6

    I know this lady she is brave and intelligent woman she has done a big role in the society" she is educated woman' humble lady and i believe all what she is saying its truth " she see the light at the end of the tunnel " ayaan your still shining like the star darling" don't regret the past focus the future " thanks for your x he gave chance to us little he knows he open the window so that the air can enter " we need u please gave us the chance " keep it up

    • @halimaisse5359
      @halimaisse5359 4 ปีที่แล้ว

      Asc waxaan raba in aan inanta hadalkeeda wax ka idhaahdo oo ah in aan habluhu wax is dheerayn laakiin ay nasiibku u kala hiiliyey waa mid xaqiiq ah hablo badan aya rag badan guursadey iyagoo aad wanaagooda aan la soo koobi karin hadana nimanki wanaagaasba uma muuqdaan ma garanaayo nasiib uun ayaan ku tilmaamaa weliba hablahaas ayan ka mid ahay

  • @farhiadahir5927
    @farhiadahir5927 4 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallaah I 💯 understand where she s coming from lie after lie no one can take it people think it is easy but u won’t know how it feels until u in it honey usoco huno 💕💕💕

  • @aminaheego4482
    @aminaheego4482 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansh aalah quuruuxeey guuliso 💖💚♥️👑👑💛

  • @ftimoali4599
    @ftimoali4599 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa gbr wanagsan wlhi dadka qalbiga fiican aya laxumeyaa qurux iyo qiimo alle wakusiyay .go head dhex .qiyanowlowgaas

  • @khatraismail5524
    @khatraismail5524 4 ปีที่แล้ว +1

    Ayan ilaahay wax ku farxad galiya haku siiyo biednillah Daacad ma hungowgoo Allah kula jira quruxda aduunka Walaalo ha niyad habin aduunka waa teat imtixaaan wad ku wada jirnaa allah testing you waaa test aduunka waa maalmooo

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 4 ปีที่แล้ว +2

    Ruuxa beenta badani naftiisaanu ku kalsoonayn.
    Horaa loo yidhi beeni raad ma leh❤Waa kaa kashifmay maanta

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 4 ปีที่แล้ว +7

    I always sow when you have too many Shopping in Lidl Asda Etc.

  • @atisardias9622
    @atisardias9622 3 ปีที่แล้ว +1

    i love amaal keyse

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay gabdhaha soomaaliyeed ha xafido❤️❤️❤️👈

  • @abuudahw9035
    @abuudahw9035 4 ปีที่แล้ว +24

    Assalmu alaykum, don't worry sister everything is going to be fine Insha Allah . Put your trust in Allah

    • @hindmohammed6719
      @hindmohammed6719 4 ปีที่แล้ว +2

      Asc hore loo soconayaa dib ha I noqonina dumaroow

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa heey 🤩

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 4 ปีที่แล้ว

      Suleekha, abwaanaddii miyaa ?

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 4 ปีที่แล้ว

      Please numberka Suleekha isiiya.

    • @nasranoor1720
      @nasranoor1720 4 ปีที่แล้ว

      ططططططططططططط

  • @smirailbir3931
    @smirailbir3931 4 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhan runti stress yar aya ku jiro waxas na isaga ukeney raga somaliyed wa cadowgina iska jira,ilah qalbigaga ha dagiyo wll.

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 4 ปีที่แล้ว +3

    Sorry abayo you are good Amal kasye wan ku salamy abayo mashaal Allah thank you for support a

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 4 ปีที่แล้ว +7

    Waad gaa'gixisey sheekadii Walal inanta warka ka gur plz!

  • @fatimahirsi1545
    @fatimahirsi1545 4 ปีที่แล้ว +2

    Kulaha sharaf iyo karaman u hayaa ha u hayn waa yo wanaag kuma samayn naag dhan buu u qariyey

  • @saidmohamud1336
    @saidmohamud1336 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc ilaahey gabadha walaa sheena wixii kheyr u ah ilaahey ha siiyo in sha allaah.✌⭐⭐⭐🏡👬👫💚🥛🥛🥛

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 4 ปีที่แล้ว +7

    Raga Soomalida waxay ku tashadeen jabinta Dumarka iyo Dawlad. 😓😓

  • @kosdahir1735
    @kosdahir1735 4 ปีที่แล้ว +1

    Islaanta wayni hadal badanaa acuudu bilaah naa bal inyar afka isku hay aan inantaad meesha soo fadhiisisay dhagaysanee

  • @abdirasakmohamed6976
    @abdirasakmohamed6976 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhani waa isdaawaynay waayo weli daawadii baakusocota waayo in aad hadasho waasida dhakhtarku ku talinayaa ilaahay haka maydho

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 4 ปีที่แล้ว +6

    Let het speak please amal keyse dadka aad waraysanayso dhegayso waa maxay inantii afkii baad qabatay bisinka

  • @erfg2538
    @erfg2538 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah gabadhani waagabadha nool ookaftan badan

  • @abdiqanicawil2359
    @abdiqanicawil2359 2 ปีที่แล้ว

    Inantaa wan kahelay maansha alah kalsoonida fican

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad7754 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ruunta🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 4 ปีที่แล้ว

    Waa gabar Qalbi fiican . Iyadoo carmal ah bay hadana Rabin Ina adeerteed ninka inay ka qaadato ama lalaqabo marabto.

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed2881 4 ปีที่แล้ว +5

    O, abaayo I really can feel your pain it’s crazy how’s our girls suffering the action of man brings to our lives be strong sis you’re beautiful and life will going no matter what life brings you god bless y’all thanks for sharing your story will helped so many women’s out there 🙏❤️!!!!

  • @ismailhusein9730
    @ismailhusein9730 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ayan ceeb malihidchadal dadna ha u jojin walalo qeerka allaah haku wa fajiyo

  • @MohamedMohamed-qh7cj
    @MohamedMohamed-qh7cj 4 ปีที่แล้ว +5

    MAANSHAALLAH you such a brilliant and beautiful lady and very wise for your age,I can listen to you to the whole day,wishing you all the best wllo❤✌🏾

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 4 ปีที่แล้ว +4

    I'm so sorry my sister ayaan taas been maha qofan ilaahy xidhidh la laheyn o xidhiidhka Allah ba an wanajin ku wanaajin maayee walee ya rabbi inanta qalbiga udaji ankna hadaanahey hablaha da'da yar e sookacya ilaahy salixintiisa hangu casuumo bi fadlilaahi il acla ameeen ya rabbi 🤲🤲

    • @fadumaj5011
      @fadumaj5011 4 ปีที่แล้ว

      Kuwa allah ka cabsanaya oo saladi ka tagin xataa been bay shegan rag iyo dumarba waxey qariyan marka waa ka soco ilaa inta ka helayso kii ku fahmi lahaa.

    • @joonbeel2254
      @joonbeel2254 4 ปีที่แล้ว

      Go ejnebi men if you real men Somali are lie Somali wamen know that

  • @safasamawada7034
    @safasamawada7034 4 ปีที่แล้ว +13

    Tolow englishan ma aqoon bay moodeen ay du dubinayaan Iyagoo soomli ku hadli Kara mise hdaad KU hadashaan ma fahmayaan bay is leeyihiin. Anagaa wxa argnay

    • @wacanmadar7409
      @wacanmadar7409 4 ปีที่แล้ว +3

      Adiga cuqdada english kaa haysa maxaa la dhaha

    • @safasamawada7034
      @safasamawada7034 4 ปีที่แล้ว +3

      @@wacanmadar7409 cuqdaad ma jirtee Englsha Fahan la aanina ima hayso lkn adigoo adkaaga ku hadli Kara Qolooyin cadaanana la hadlaynin waaxay istusnimada Engliska gadahah ma kalmadaha ay KU hadlyaan baan Somli loo helaynin

  • @khadrayousef5813
    @khadrayousef5813 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah hablo qiiman badan

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 4 ปีที่แล้ว +5

    Don't give up habo keep going forward insha Allah. May Allah help you

  • @hodanabdi1616
    @hodanabdi1616 4 ปีที่แล้ว +17

    1.46 hour with nothing just waste of time 🤔inantu diyaarba uma ahayn wareysi waxna may sheegin Amal qof sidan ukacsan hasoo fadhiisin social media ha waxba may sheegin ninkayga been iisheegay ku celcelinaysaa😯

    • @somali60minutes47
      @somali60minutes47 4 ปีที่แล้ว

      Miskiinta si xun bay ukacsantahay illahay hadajeyo

  • @zeno4812
    @zeno4812 4 ปีที่แล้ว +2

    mashaAllah Ayan is a beautyful girls. Im sure she will move on from that lie.

  • @mariamismail147
    @mariamismail147 4 ปีที่แล้ว +8

    Wll nin looma joojiyo lug markuu labaxo labaa lalabaxaa bye laguyiraahdaa

  • @ummusuldan3318
    @ummusuldan3318 4 ปีที่แล้ว +4

    dadkan way maseersantay daa haya haday maseersantay naagta ninku qabo ayey daba cararilahayd oo way waalanlahayd lkn ninka iskamay furteen wlhi waa naag adag dadka sida loo niyad jebiyaa taqaanaan

  • @fatimamuse2691
    @fatimamuse2691 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Ayan my sis inad qof qliya tahay halkasay ka muqata diinta iyo akhlaqda fcn e ka muqata Aya markhati inogu filan hore u soco wll😘😘😘

  • @sulekamajabe3587
    @sulekamajabe3587 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah walaashay Alle garabkaga Ha galo

    • @salmatiirshe64
      @salmatiirshe64 4 ปีที่แล้ว +1

      Mansha.allaah illaahay.ha ku.xafiido. wllo.qali.waruunta.wĺlo.waa.ruuta.caruutaada.ha.ka.walaana.

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ayan nimanka benalayasha waxayi jecelyihiin hablaha ayi dhalan inayi helaan niman run usheega gabdhahooda. Ayan u are beautiful women. Ilaahayi ninkii kafiican haku siiyo

  • @subrina7781
    @subrina7781 4 ปีที่แล้ว +4

    Ayan hore usoco macan💪

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah khayr hakuugu bedelo ee nin khaayin ah wakhti haiskaga lumin hore u soco ayaan

  • @abdishaacir5727
    @abdishaacir5727 4 ปีที่แล้ว

    Ayan my sis dont got u head down we have this problem s man and woman lkk rabi tala saro dhibkaga dhibkawen aya nagunacay wanadaremi karaa how pain it s waxana uga bixikartaa taqwada iyoustaqfurulesiga rabi haku maciino Amin wall qaliah

  • @mohamedguleed7007
    @mohamedguleed7007 4 ปีที่แล้ว

    Khair baan ku rajaynaya
    Well there are many honest and lovely guys

  • @mariamomar7584
    @mariamomar7584 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnchallaah walaalo waxaad tahay gabadh karti iyo aqoonle intii badnaydba waad kaso gudubtee inta danbe iyo waxa beenaha ee laga sheegayo haw joojine hore uga soco ❤️

  • @rahmaaraye9564
    @rahmaaraye9564 3 ปีที่แล้ว

    Dunidan casar joogtada ah guulayso walashay ayaan gabadhan ayan ah hodon abdirahman aye u cod egtahay intii ila aragtay liketa ha ila dhaafina

  • @maslah345
    @maslah345 4 ปีที่แล้ว +24

    Suaal may dowlada ingiriika sharciga ma soomaaliland ay idinku siisay mase waxaad sheegateen inaad soomaalitihiin oo soomaaliya katimideen

    • @aaminahussien7478
      @aaminahussien7478 4 ปีที่แล้ว

      Awal maxaa lagu qaadan jiray

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 4 ปีที่แล้ว +1

      Kuwaa ingriiska jooga somaliland baa lagu siiyay intooda badan waa dad mudo dheer jooga.

    • @rmrm3963
      @rmrm3963 3 ปีที่แล้ว

      @@MohamedMohamed-qh7cj beenta joji hoy engriisa Somaliland wax ladaho kama shaqeeysee Mogadishad kuwada joogtane lol

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 3 ปีที่แล้ว

      @@rmrm3963 U sheeg 🤣🤣

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah gabadh aad ayay uqurkoontayi.

  • @idman.ahmedjama
    @idman.ahmedjama 4 ปีที่แล้ว +1

    Amaley gabadhub waa kaftan miran mansha allah

  • @hassanroble998
    @hassanroble998 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah walashey waxan leyahay horo usoco kadaal ha eegin

  • @exemplareducation8197
    @exemplareducation8197 4 ปีที่แล้ว

    Salamu Alaikum sisters, MashAllah you're one in a million, I think most people can understand and that our culture is all about hiding and covering things and for you to sit there and talk about your life if it takes someone who has the resilient to deal with what people will be saying about them even though you're doing this so that another lady would not suffer the same way you did.

  • @shukriwarsame5442
    @shukriwarsame5442 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc sister waxad tahay gabar manshalah Go head macanto haujogin shabeel naagodka

  • @karuur_Ali.
    @karuur_Ali. 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka jiran loomajawaabo soomaliland dadbaa ku jiranaya Alle ha idin caafiyo

  • @hasnaharoun969
    @hasnaharoun969 4 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan I agree with you walalo I don't want to be second wife and won't tolerate lies..you are a beautiful woman keep being you and move forward 💕💕💕

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 4 ปีที่แล้ว +7

    Take a break Ayaan don’t get married too fast take your time and peace of mind

  • @fatimaadan984
    @fatimaadan984 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah

  • @amiiraxaaji5188
    @amiiraxaaji5188 4 ปีที่แล้ว +24

    CALAN AAN AHAYN CALANKA BALUUGA HA MA JIRO RIWAAYADA ISKA DHAAFA WAA RIYOONEYSAAN ILAAAHAY CAAFIMAAD HA KEENO ,,

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 4 ปีที่แล้ว +4

      kaa buluga siilkaga ku qari somalilan guuuuul ka naxow nafta waaa

    • @nimcoabdi4784
      @nimcoabdi4784 4 ปีที่แล้ว +3

      Konfur horta caln ba malah ee calnka buluugah soomaalilaand ayuu marka horeba idiinkeentay ee horta ba Li's waydii calnka cidiilahayd buluugah taariikhiidiisa

    • @faadumojaamac7688
      @faadumojaamac7688 4 ปีที่แล้ว +4

      Calanka buluuga ah hada wu dhintaye Allah hau naxaristo

    • @Amallllll-j8q
      @Amallllll-j8q 4 ปีที่แล้ว +1

      Ifrah Muze mkga qwn aan kgu qrinee

    • @mslove5933
      @mslove5933 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcoabdi4784 taariiqda dib u soo baro huuno calan noomaaden keeninee adinkoo ruugtamaaya si aad xariyad inoogu qaadataan ayaad inoo timaadeen marka ingiriiska idinku xiray in aad na hoos timaadaan af wayn yahay think before you speak

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo rabi hakula garab galo awlaada Nin rixin maleh lkn rixin buu dhala marka awlaada kudadal qalbigooda xumanta idinka idin dhexmartana yeysan awladu ka dareemin Abaayo adiagan rabi mid ka kheyr badan haku siiyo beentada horena runtaada dambey udarantahey qofdambena kuma aaminaayo kalsoomidana wayka lumeysa marka Abaayo noloshada cusub so dhaweey Insha allah

  • @bakingwithmulki7448
    @bakingwithmulki7448 4 ปีที่แล้ว +2

    I dont get it at all the man was married and lied about it so what is that the whole reason for u to come to soacil media and tallk how he lied about being married if he lied you left him allready so let him be if he was married 7 or 8 was all halaal for him so sister plz make up your mind he lied so what just leave him sister

  • @saraisse719
    @saraisse719 4 ปีที่แล้ว +3

    Wal yabey gabdhahan amaley degdega joojiya sababto ah gabadha barnamijba kamey hadale waa sidee

  • @munakoofeer4589
    @munakoofeer4589 4 ปีที่แล้ว +1

    Hori uu soco sister your storng ledy

  • @khadarak6142
    @khadarak6142 3 ปีที่แล้ว

    Amal keyz nice

  • @leilamusa9175
    @leilamusa9175 3 ปีที่แล้ว

    Your story is typical of most Somali women all over, I was trying to listen because I thought you were going to more details or even explain what you wanted to raise with Somali women. Our Somali men like most other communities do lie or are economical with the truth especially where matters of heart are concerned.

  • @ibrochannel1722
    @ibrochannel1722 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Thanks ✌🏻✌🏻🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️💕💕💕

    • @jamadjanno
      @jamadjanno 4 ปีที่แล้ว

      ayaan waa gabar wanaagsan oo dabeecad fiican darisaan nahay ilaahay waxaa ka baryaayaa waxa qalbigaaga ku jiro nuu ku siiyo abaayo

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc bal sheekada belaaba ka gudba sheeko dumarkoo bal bilow gabadha waxa soo marey aan dhegeysanee

  • @fight4sulub
    @fight4sulub 4 ปีที่แล้ว

    Walaal iska fogeey qofkasta oo ku khalkhalinaya uma baahnid warka aykuukeenayaa soomaalidu waa dad cajiiba iyaga dadka dhiba. Hore u soco naftaada ku kalsoonow waxaa hubaala inaad guulaysanayso.

  • @fatimamohamud4870
    @fatimamohamud4870 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhaa Walaashiina Abaayo iska ilaaw waa aduun iyo hawshis

  • @ibrahimhassan6677
    @ibrahimhassan6677 4 ปีที่แล้ว +1

    Sey thanks God

  • @farhiyamahomed3234
    @farhiyamahomed3234 4 ปีที่แล้ว +1

    gabadhay waxbey xeerineysaa. ha taraarixin naagaha wey is taraarixiyaan.

  • @leilajamac4033
    @leilajamac4033 4 ปีที่แล้ว

    Good topic

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah masha allaah duriyadu qurux badana🌺😘🌺😘🌺😘😜😘

  • @somcana
    @somcana 2 ปีที่แล้ว

    Therapy waa nasteexo iyo amuruhum shuraa baynahum.

  • @somaliagirl8731
    @somaliagirl8731 4 ปีที่แล้ว

    saxiiix wlhi
    wuxi iLLAH ku qoro waaa mare calafkana la iskuma cayo naaag walba waa jeceshahy gurigeda inuuu u dhisnado lkn calaf aaa jiro

  • @getmad9908
    @getmad9908 4 ปีที่แล้ว +26

    This story don't have head orl legs, please try to , is kind of debetis ,I wish she can't tell the story how she met him and how she finds out about his wife ,it's confusing story ,to much over talking with so call your advice on fhone ,

    • @alimahmood3619
      @alimahmood3619 4 ปีที่แล้ว +5

      Yes I agree with you 100% this is a debate and is not true story she's look like a bitter

    • @tulip9764
      @tulip9764 4 ปีที่แล้ว +3

      yes, it's so confusing, the host needs presenting skills.

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 4 ปีที่แล้ว +2

      She wanted to tell the story well but it's the presenter who is confusing her,she is talking to the callers and her at the same time otherwise the girl is very ok and you can tell from how she is speaking.

    • @joonbeel2254
      @joonbeel2254 4 ปีที่แล้ว

      Yes she had baby wiht him that whay she dont need much clear

    • @sleepingbeauty8035
      @sleepingbeauty8035 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin hoyo let Allah be the judge.

  • @juniorjunior-hy6nr
    @juniorjunior-hy6nr 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey haydin wada badbaadiyo salaan qaaliya Amal iyo martidadaba ❤️

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 4 ปีที่แล้ว

    Ilaa hada wax maa sheegin mida kale amal gabadha ah qasbin

  • @sabadm5371
    @sabadm5371 3 ปีที่แล้ว

    Aaaaxxxx waxan kanaxay inantaa way kacsantahay waaayo ad bay dhamaj ugadhsy sida igamuqata jegeeda kacasan balsee walal ad isudeji owaax iskumashquuli waliba waxa ad ku dejinaya waxa kamida diinta ama quraanka iyo salada sinayasha subaxanalaah walal ad isudeeji amuska macnaha inadka sheyiso dhibatadisa is iilowsii bismilaah adunka wax kasta dhicikar lakin masxadadaa ka ilaalidhamaja ka

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 4 ปีที่แล้ว +8

    Af soomaali ku hadla.

    • @jhussain1507
      @jhussain1507 4 ปีที่แล้ว +1

      Hahahah ofka haduu afsomaliga xogaa english ku qasiin ilbax maha ay is dhahooyan ilbaxnimada dhibkaan keenay

    • @Ismail.2025
      @Ismail.2025 4 ปีที่แล้ว +1

      @@jhussain1507 somali ayaa ugu badan in ay ka fananaan luqadeena hoyo afsomali

    • @jhussain1507
      @jhussain1507 4 ปีที่แล้ว

      @@Ismail.2025
      Sax ilbax nimalee nagatahay xitaa waxan ku fanan qurbaan ku koray qurban ku dhashay yaab

    • @Ismail.2025
      @Ismail.2025 4 ปีที่แล้ว

      @@jhussain1507 waa kugu raacsananahay aniga oo kula hadlaya London ayaa jooga gabdho badan iyo wiilal badan afsomali ka fanayo , aniga waa ku fanaa inkastoo familykeyga guriga afsomali loogu hadlo no afqalaad.

  • @ayanfarah1554
    @ayanfarah1554 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha wali waa isku dhexyaacsan tahey waxba ha ka duubin

    • @mjama7664
      @mjama7664 4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aaad

  • @hodan7631
    @hodan7631 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu qisada aad noo shèegaysa ma ninba naag iga daba guursadoo iga qarshaa.waligeed baa taasi aduunka ka dhici jirtee ma i arkay ahayd arintu.

  • @iftindufeey8137
    @iftindufeey8137 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallh aad iyo aad ayn kujecelahay ilahaey dartiis sida gabdha udhira giliiso inolow

  • @dekamoh3282
    @dekamoh3282 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay wax ku farax geliya, ayaad la kulmi bidmillaah

  • @asharif5506
    @asharif5506 4 ปีที่แล้ว

    Alle badal khayr leh haku siiyo insha Allaah 😍😍😇😇🌺🌺

  • @suadabdi5018
    @suadabdi5018 4 ปีที่แล้ว

    Amaaleey marka danbe ee aad qof wareysanayso mawduucaaga kasoo baaraan deg qofka aad wareysaneysona sheeko hala gelin ee u habee fariinta uu soo gudbinaayo ,waayo barnaamijkani fariin wax ku ool ah muu soo gudbin inyarmooyee.

  • @khatraismail5524
    @khatraismail5524 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalo gabadha wariyeee let Ayaan talk we want hear 👂 Ayan Amal Kayse dadka dhagaysoo Ayaan baan rabaaa in aan maqloo

  • @qalinaciimaaadan3401
    @qalinaciimaaadan3401 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalh wllo horey usoco❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @amiiraxaaji5188
    @amiiraxaaji5188 4 ปีที่แล้ว +4

    BUKAAN SOCOD AA TIHIIN.ALLAHA IDIN CAAFIYO...

  • @cadar1499
    @cadar1499 4 ปีที่แล้ว

    Aniga uun dhibwen mesha ugama jeedo nin been sheegay waan fahmay lakiin dhibaadada kale uu garsiiyay waan fahmiwaayay adoon shegadii ladhameen baa dumer warkiika baday telfan ka nagu wareeriyeen Amal adiga iyo qisada gabadha nagu filneed

  • @nadiaahmed3178
    @nadiaahmed3178 4 ปีที่แล้ว +8

    Amal wll waa sheekadii ugu micnaha darayd ma fahmin waxay u jeedo

  • @whome4851
    @whome4851 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhaqan xumo Dhown🤣🤣🤣🤣🤣

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 4 ปีที่แล้ว

    Hadalku waa ayaamo wuu dhamaanayaa ee dheg how dhigin waxa layidhi nin Hadley nin aamsaa dialy hore u soco

  • @sahrashabeelchannel6372
    @sahrashabeelchannel6372 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc don't worry sister every thing will be fine insha allah.

  • @anabmohamed2049
    @anabmohamed2049 3 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍