RTD : Soirée musicale 04/04/2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 280

  • @mariyosalad2076
    @mariyosalad2076 5 ปีที่แล้ว +45

    Waan jeclahy reer jabuuti🇩🇯🇩🇯 from mogadishu🇸🇴🇸🇴

    • @moussafarah8490
      @moussafarah8490 5 ปีที่แล้ว +1

      Sa nojeeceeshahay kujeeclnahay 😍😍😍😍

    • @abiibrahim-bw5ei
      @abiibrahim-bw5ei 8 หลายเดือนก่อน

      ❤somaliaa🎉❤

  • @Sirkamaal
    @Sirkamaal 5 ปีที่แล้ว +9

    Love Cawaale iyo walaalaha Jabuuti… waa dad qiima badan!!

  • @dararaicha3098
    @dararaicha3098 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah waa heeso live ah,allah codka hagu daayo,i believe that all DJIBOUTI 🇩🇯 singers can sing live like you boss NO PLAYBACK 😂😂😂

  • @nimomohamed806
    @nimomohamed806 5 ปีที่แล้ว +17

    En faite je ne suis pas djiboutienne mais J’aime bien écouter 👂 la musique Cawale adan Love youuuu ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️From Somalia 🇸🇴 Gaar ahaan muqdisho☺️🦕🎥

    • @moussafarah8490
      @moussafarah8490 5 ปีที่แล้ว +2

      Et d'où esk ta appri le francais wll 😊😊😊🤣

    • @nimomohamed806
      @nimomohamed806 5 ปีที่แล้ว +1

      moussa farah suisse baan daganahay marka waa lugu hadla

    • @moussafarah8490
      @moussafarah8490 5 ปีที่แล้ว

      @@nimomohamed806 🤣🤣🤣🤣ok hn deutsch maan modayeey Suisse

    • @fatouali7310
      @fatouali7310 5 ปีที่แล้ว

      Soyez le bienvenu huno

    • @rahmaabdi5366
      @rahmaabdi5366 4 ปีที่แล้ว

      Notre très chère soeur moqdisho ha nolado🇸🇴

  • @dulmidiidgabaradag842
    @dulmidiidgabaradag842 5 ปีที่แล้ว +35

    je suis somaliane mogadishu j'aime D jibbouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️🌷

    • @dararaicha3098
      @dararaicha3098 5 ปีที่แล้ว

      farxiya cadde kkkk wad dadaashey translateka aad sameysey si lagu fahmo

    • @marwanmoha8280
      @marwanmoha8280 5 ปีที่แล้ว

      @@dararaicha3098 kkkkkk ka da'a dee way is ku dayday e

    • @marwanmoha8280
      @marwanmoha8280 5 ปีที่แล้ว

      @@nimomohamed806 mdrrrr détend on rigole même elle. Elle rigolerait si elle verrait
      Moi même je suis pas djaboutien je rigole c'est tout

    • @nimomohamed806
      @nimomohamed806 5 ปีที่แล้ว

      Marwan Moha mais je m’en fiche si tu rigoles ou pas pour moi c’est pas rigolo ça😒 et puis à prendre comment on écrit les verbes

    • @marwanmoha8280
      @marwanmoha8280 5 ปีที่แล้ว

      @@nimomohamed806 okay je vais demander à muuse bixi de t'emprisonner parce que t'es trop méchante

  • @fantasticgirlsacdaabdi840
    @fantasticgirlsacdaabdi840 5 ปีที่แล้ว +7

    Mash alh wan idiintageraaa rer Jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 farxad kunolada walalheyga from Kenya kep going love u forever❤💕💕💕👌👏👏👍👍💕💘💘

  • @najluhdimple2532
    @najluhdimple2532 5 ปีที่แล้ว +6

    Djibouti 🇩🇯 💚❤️💙🙏🙏 From Moqdisho 🇸🇴🙌🙌🥰

  • @asmaabdi4049
    @asmaabdi4049 5 ปีที่แล้ว +13

    Aad ayan idin jeclhy rer Djibouti ilah ha idin xifdiyo one love from mogadishu

  • @daacad-hy4sv
    @daacad-hy4sv 5 ปีที่แล้ว +27

    walahi reer jabuti love ku ahay
    ❤ 💯 Allow ano tagin ha idilin walalahay Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 idin mawaayo

  • @maxamedcumar9124
    @maxamedcumar9124 5 ปีที่แล้ว +9

    I love Djibouti 🇩🇯= from somalie 🇸🇴 in mogadishu, city ✔♡🇩🇯🇰🇪🇸🇴🇪🇹

  • @Hadibalad
    @Hadibalad 5 ปีที่แล้ว +8

    Salaaaama reeer jabouti Allah ha idin siyaaadiyo nimcada rabbi
    CODSI
    Waxaaa rabaaa friends reer jabuuuti ah fadlan igula sxb Facebook. Kuna darso ciwaaankeega thanks
    Abdullah Abdul Aziz Mohamed

    • @zamzamdjiboutidjibouti2595
      @zamzamdjiboutidjibouti2595 5 ปีที่แล้ว +1

      hadil sodhawow wll

    • @Hadibalad
      @Hadibalad 5 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wll

    • @qalbidhayasomaligirl7746
      @qalbidhayasomaligirl7746 5 ปีที่แล้ว

      haadi balad
      Markana🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mohacanogeel10
      @mohacanogeel10 5 ปีที่แล้ว

      #Kaaha nuura mel walpa wad iga horaysa 😂

    • @Hadibalad
      @Hadibalad 5 ปีที่แล้ว +1

      Markaaana isbarasho ilayn gacal iyo xigto layaheee 😜😜😜

  • @cawohodan1246
    @cawohodan1246 5 ปีที่แล้ว +5

    Reer jabuti waaa dadka soomali ugu dagan mashalllaaah 👌👌👌

  • @Shimbir33
    @Shimbir33 5 ปีที่แล้ว +14

    Cawale waa fananka kaliya ee somali kujira inta ila tagerta like ta ilasoomara

  • @shamsamohamed8625
    @shamsamohamed8625 5 ปีที่แล้ว +17

    Fananka shanta soomaaliya dadku kala hanweyn rer jabiti waan salamayaa xasus ayey igu leyihiin xoriyadii jabuuti abahay ayaa kamid ahaa askartii dawladii dhexe dirtay
    Jabuuti waan jeclahy 1 00%

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 5 ปีที่แล้ว +14

    Saadi ayan ujecley jabuuti waxan jogi jirey 2010 kadib qurbaha ayaan aday insha alllah wan iman donaa hadad dhiman

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 3 ปีที่แล้ว

      Marbaa wada aadena hhhh ok lets visit it ana hargeisaban joga ka imane 😂😂😂

  • @queenmuslimah9303
    @queenmuslimah9303 5 ปีที่แล้ว +12

    Somalida Kaliya ee aan isdhaac lahayn love you dadkaygiii 🇸🇴🇩🇯🙏💕🙏

  • @fahadsunni8339
    @fahadsunni8339 5 ปีที่แล้ว +3

    I m somalia so I love people japutti and song i like awale adan allah keep u all peoples and place

  • @Mudan-
    @Mudan- 5 ปีที่แล้ว +35

    Waaw macagacuu baa ideeq mamusna hablaha Djibouti udaa hahey 🇩🇯🇩🇯😍❤❤🙋🙋

    • @ayanledayib4466
      @ayanledayib4466 5 ปีที่แล้ว +1

      Adigoo soo xagaabaxay goorma diridhaba ku arkaa bbe

    • @Mudan-
      @Mudan- 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanledayib4466 kkkkkkkkkk wanso xaaga biixiye isuug Lagarde igu sug yaa

    • @ayanledayib4466
      @ayanledayib4466 5 ปีที่แล้ว

      Lagahare ama ashawa kugu sugayaa bbe soo dhaqso

    • @nimomohamed806
      @nimomohamed806 5 ปีที่แล้ว

      ayanita idriss danfeh Du coup là j’ai rien compris

    • @Mudan-
      @Mudan- 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanledayib4466 bisinkaa iyo laagharee maa oromo aan ahaay igaa eeg xafaad ciisee iyo malka jabtu

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 5 ปีที่แล้ว +10

    I from mugdisho
    I love all somali
    Viva song cawale

  • @zamzamdjiboutidjibouti2595
    @zamzamdjiboutidjibouti2595 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah je t'aime au fond dit mon coeur mon pays vive djbti

  • @hanaosakura
    @hanaosakura 5 ปีที่แล้ว +15

    جيبوتي دولة جميلة ورائعة
    يا ليتني استطعت العيش فيها
    من جزر القمر

  • @gobaadgaridumar2730
    @gobaadgaridumar2730 5 ปีที่แล้ว +15

    habalyo iga gidomo reer jabuti inkaga timi casimada galmudug a dhusamareeb 😍😍

  • @nurshareeco9658
    @nurshareeco9658 5 ปีที่แล้ว +5

    Djabouti waan jeclhy fankooda iyo majaajiladooda kamana xiiso dhaco si gaara waxaan u jeclhy lah jadooda

  • @xaajikarbaash9606
    @xaajikarbaash9606 5 ปีที่แล้ว +15

    Cawaale aaden waan fanaanka udhaxeeya somaali oo dhan waa fanaanka kaliya oo live ku heesi karo farxad ku noolaada reer Djibouti ❤️👏❤️ hadii aad igu raacsantahay like isaar ❤️👏

    • @yacoubabdi8358
      @yacoubabdi8358 5 ปีที่แล้ว

      100% Xaaji Dhab waaye no

    • @mesutozil5649
      @mesutozil5649 5 ปีที่แล้ว

      Aawey poqorka codka nimcan hilaac in ka bdn 20 jeer oo live u ku heesay ba ka helaysaa

  • @saynubabdulahi3599
    @saynubabdulahi3599 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah viva rer djabuti barmamija wan ka qaybgalaya inshalah jun

  • @daahajamac1436
    @daahajamac1436 5 ปีที่แล้ว +3

    Reer Djibouti salaan Sare dadkaygiyow🇩🇯
    From🇫🇷

  • @ozaamevich4555
    @ozaamevich4555 5 ปีที่แล้ว +21

    Reer Jabuuti waa ILbax 😎

  • @aliaden771
    @aliaden771 5 ปีที่แล้ว +6

    awaleh we love you brother our djiboutian brother

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 5 ปีที่แล้ว +4

    Waan jeclahay walalaha reer jabuuti waxan idin kasoo salaamaya caasimada soomaaliya muqdisho cawaale waa fanaanka loogu jecel yahay soomaali dhan

  • @aaliisac7796
    @aaliisac7796 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw barnamijka ugu xiisaha badna een abid dawado waaaaw reeer djaboouti ilbax nimaday kaw qadeen waa one fanan show

  • @narmienzaki2802
    @narmienzaki2802 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha cawale adan noolawo baqorkena kufano 💯💯💝💝💝💝💝💝💋💋💋💋😍😍😍😍

  • @aaliisac7796
    @aaliisac7796 5 ปีที่แล้ว +3

    No play back waa barnamij toos ah ama live

  • @abdirahmanmohamedhassan6904
    @abdirahmanmohamedhassan6904 4 ปีที่แล้ว +1

    Hidaha iyo dhaqanka sidad u dhowrten reer Djabouti idiin kaga mahadcelinaa mahadsanidin

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 5 ปีที่แล้ว +19

    Ileen reer djibuto af somaliga si fcn bey ugu had laan frm cadaado galgaduud somalia

    • @nuuranuura8637
      @nuuranuura8637 5 ปีที่แล้ว +1

      Bakayle News oo maxad modaysay inay ku hadalan mayana Somali ahayan yabe😀

    • @suganta.dahson
      @suganta.dahson 5 ปีที่แล้ว

      Dee anigu kuwa aan arkay de magaranayan

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk oromo maad umalayneysay

  • @kadarabdurahman2929
    @kadarabdurahman2929 5 ปีที่แล้ว +4

    Masqada DiriDhabe❤🇸🇴🇩🇯👑

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 5 ปีที่แล้ว +10

    fananka fananinta allaha nokadhowro walal awaleh aden bon courage pour les restes

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS 5 ปีที่แล้ว +9

    félicitations rtd 👉🏼🇩🇯❤️

  • @axmedxuujano9879
    @axmedxuujano9879 5 ปีที่แล้ว +12

    Wariyaha qaaliga barnaamijka daadihinaya aad baan usalamayaa waa saxafiyad dhamays tiran

  • @fouadrazak5400
    @fouadrazak5400 5 ปีที่แล้ว +10

    CONGRATULATIONS FOR THE TRADITIONAL DANCE GROUP

  • @ahmedabdillahi5619
    @ahmedabdillahi5619 5 ปีที่แล้ว +2

    hambalyo ayaan horta u jeedinaya walaasheyn fadumo oo sida qurux badan u daadaheysey barnaamijkan oo quruxdaas u soo hoyanayssa magaca AGAASIMADA IDAACADA kadib FANAAAN KEENA WEYN EE CAALAMIGA ayaan leeyahay 10000 hambalyo markaas waxaan idin leyahay talaabadaas iyo tu dheerada gaara

  • @jobrakulmiye5077
    @jobrakulmiye5077 5 ปีที่แล้ว +5

    Fadxiya score waaa waynaatay mansha alah

    • @moussabawaleh8238
      @moussabawaleh8238 5 ปีที่แล้ว

      War maha farxiyo scorr ta wa reer jigjiga

  • @kadraibrahim8377
    @kadraibrahim8377 5 ปีที่แล้ว +3

    Waouh waan jeclahay ciiyartan ee dhaqaan kaa 😍😍

  • @aymanali8228
    @aymanali8228 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan run hadii laysku sheego waa king of the fanaan cawaale anuu wan yaabay codkan cadi maha

  • @josesamatar7672
    @josesamatar7672 5 ปีที่แล้ว +5

    Fier d'etre djuboutien j vs sht tjr le meilleur notre RTD et on servons tous notre pays

  • @karimDxzapper
    @karimDxzapper 5 ปีที่แล้ว +4

    le son et l'image sont en top à vrai dire bravo et bonne continuation !

  • @mohacanogeel10
    @mohacanogeel10 5 ปีที่แล้ว +5

    #LEGEND #CAWALE ku raxayso baladkagag ❤

  • @asmaadahir9127
    @asmaadahir9127 5 ปีที่แล้ว +2

    Hablaha magac wayn hargaisa ku maray my home hargaisa hadhwanag

  • @hassankhalid3420
    @hassankhalid3420 5 ปีที่แล้ว +5

    Cawaale legend keep going bruv

  • @xaajianelka415
    @xaajianelka415 5 ปีที่แล้ว +6

    Jabuuti waaa hoyga madadaalada soomalida tarikh bay ku leeyin reer jabuuti noolada somalida saxda ah waa idinka

  • @abuukarhassan7305
    @abuukarhassan7305 5 ปีที่แล้ว +4

    Lengel 💗💗💥💥💥awale adan 🙏🙏 go forward bro

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +3

    Awaale adan nolow we love you love from Switzerland

  • @daadirshire7967
    @daadirshire7967 5 ปีที่แล้ว +2

    My favourite awale adan nolow in badan bro🥰👏👏

  • @nawaljamal3854
    @nawaljamal3854 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa dad ayy aqlaaq lehh mashallaah illahow idin dhowr kuligiin..snap warkiso majiro meshaan caku badow nimo

  • @mohamedomar3730
    @mohamedomar3730 5 ปีที่แล้ว +2

    Maltad borma ♥️♥️♥️💪💪💪😘😘

  • @xaajianelka415
    @xaajianelka415 5 ปีที่แล้ว +7

    Raaaadkiii fanka hada wuxu kusiii danbeeyay reer jabuuti qaaabka ay cawaale u soo dhaweeyay noloda dadkaygiii

  • @ciraqcc2672
    @ciraqcc2672 5 ปีที่แล้ว +21

    Farxad Ku Noolaado Reer
    Jabuuti
    Aad Ayaan Idiin Taageersanahy

  • @makii4024
    @makii4024 4 ปีที่แล้ว

    Anihayy awaleh the best.i love djibouti ma patrie.

  • @jaffarsadik4529
    @jaffarsadik4529 4 ปีที่แล้ว +1

    Awale adan saalan saarii

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว +4

    AWALE ADAN fanaanka kaliya ee inuu heeso u qalma . inteena kale facebook live ayaa noo balan ah

  • @sahrasahraahmed6438
    @sahrasahraahmed6438 5 ปีที่แล้ว +3

    Ku dayasho mudan shacabka reer jabuuti masha allh nidam wanagsan

  • @ardokaamil279
    @ardokaamil279 5 ปีที่แล้ว +3

    I love djabuti I am somali

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 5 ปีที่แล้ว +4

    Cawaale aadam ku noolow farxad from California gaar ahaan Orange County

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 5 ปีที่แล้ว +3

    Dadka jabuutiyanka waa dad nasaba wlhi belguim ayaan dhalinyar badan ku bartey waa dad qalbi fiican Anigu reer hargeisa ah wax fikir kama haysan markii hore

  • @nuuranuura8637
    @nuuranuura8637 5 ปีที่แล้ว

    Alla waa marriya mashaalah waan ka heelay walhi riwayda iga dhee😋😋😋😋😋😋😋😋😋😍😍😍😍😍😍😍

  • @maxamecusman4804
    @maxamecusman4804 5 ปีที่แล้ว +1

    inanta weriyaha ahi waa dhamaystirantahay, hadad i arkayso intee sanaad barnamijka dadihinaysay?

    • @kidsfunny3191
      @kidsfunny3191 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh sanada aaaa malees ku qarinaayay

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 5 ปีที่แล้ว +5

    Top cawaale adan nolow

  • @Khadrahassan5612.
    @Khadrahassan5612. 5 ปีที่แล้ว

    mahad balaaadhan baan hawada kuu soo marinayna awaale aadam anoo ku hadlayaa magacayga iyo magacyada samiyaday😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 nimaan udhaxnaa walee ma dhabar jabayo😜

  • @alimahourrehhassan1349
    @alimahourrehhassan1349 5 ปีที่แล้ว +4

    Bn barnanji mm pays de République de Djibouti bn journée

  • @omarbachir4793
    @omarbachir4793 5 ปีที่แล้ว

    je ss très contenté d être une femme djiboutienne je ss fierté

  • @blackspider7781
    @blackspider7781 5 ปีที่แล้ว +1

    Eeeey mahuraanka burco thank you cawale yare

  • @selelregion2111
    @selelregion2111 5 ปีที่แล้ว +1

    inta barnamijka dhamaysatay farta ha taagto

  • @opluschannel2884
    @opluschannel2884 5 ปีที่แล้ว +3

    AHEM REER JABUUTI

  • @abdulghaniabdulkadeerelmin2023
    @abdulghaniabdulkadeerelmin2023 3 ปีที่แล้ว

    Bormaaas 😍🧡🧡😍😍

  • @Liliazb
    @Liliazb 5 ปีที่แล้ว +6

    Viva Awaleh 😍

  • @mahamoudboouh7676
    @mahamoudboouh7676 5 ปีที่แล้ว +5

    vive awaleh aden toujour

  • @mahadibrahim5999
    @mahadibrahim5999 5 ปีที่แล้ว +2

    Félicitation d'abord notre chaine RTD qui est ameliore à se dernière s'année je vous dit de continu comme ça merci ma chaine qui me respire une bonne soir

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 5 ปีที่แล้ว

    Real LIVE music. Cawaale caadi maaha! Salaama SXB. Laakiin far baa ii taaganoo, Hir-shabeele oo dhan waad kasoo booday, Soomaaliya oo dhanna waad sheegtay. kkkkkkkk

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 5 ปีที่แล้ว

    Mashalah fanan qaliya cawala adan

  • @abdirazakali2627
    @abdirazakali2627 5 ปีที่แล้ว +6

    Hore u socu RTD sino fièr de la république de djibouti

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 5 ปีที่แล้ว +1

    GUULEYSTA WALAALAHEY

  • @zeinabmohamed918
    @zeinabmohamed918 4 ปีที่แล้ว +1

    Vive le Rtd😍😍😍😍

  • @mohamedamiiin2493
    @mohamedamiiin2493 5 ปีที่แล้ว +9

    Walaalahey heer Djiouti Afsoomli-ga wey Ku hadli karaan blse in eysa Qori karin ayaaa ii muuqato, war barta luuqada Afsoomliga iyadda ayaat asal u leedihiin Ee luuqadan Farnca meel isga tuura Guleesta mar wlbo🇩🇯🇩🇯

    • @Mudan-
      @Mudan- 5 ปีที่แล้ว +5

      Waryahe hunno adiigu afsomaliiga soqortaay xagee loga haadlaa baal sheeg her kullahaa rer Djibouti dhee horta oday dhorow cadii iska dhiig afsomaliga murtiidisana wanu kuhadalla wanu qoraa alxamdulillah ee cadii iska dhiig adiigu

    • @mohacanogeel10
      @mohacanogeel10 5 ปีที่แล้ว +1

      #mohamed gulfaam waad qaldanthy sbbto ah ma laga yaab qof luqadu ku dhashay qori kariin ka fiirso hadalka aad tidhi malaha ree #JABUOTI somali uma taqanide #shett

    • @mohamedamiiin2493
      @mohamedamiiin2493 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh Erayga Heer waxaa Laga isticmalaa xamar reer-ne waa Dhankiina
      Koley Anniga Djibouti waan tagay Dadka Halkaas joogone waan Arkay
      Marba haddii eysa eheen luuqada wadanka Soomaali sidee Ku baran karaan Qorsti Afsoomliga shacbka Halkaas joogo sidda ey ugu haddlayaan waa Hagaag Blse marka ey tagto Qorista
      Luuqada waxaa ugu sahlan France,,,,
      ,

    • @mohamedamiiin2493
      @mohamedamiiin2493 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mohacanogeel10
      Bro Soomlida Dhabta ah waaba idinkee

    • @Mudan-
      @Mudan- 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedamiiin2493 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan kaxumahaay qof waynoo qiil usamaynaya yaad tahay qoralkii khaldanaa eed soqortay aniiway rer Djibouti naa waan ahaay rer xamar naa lahjadodo waan aqaana heer helbal waaxlle adiiga kaahore maa araage shekoo cusuboo kalle mahaysa xariif rer Djibouti afsomaliga maaqorii yaqanane kasocon waaydaye

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 5 ปีที่แล้ว +5

    Fatouma kadaa wiilki faraha shabeelka lahaa musiga wiil ma tumaye wiilal badan lawaayee waa kaftan

  • @abuukarawayscadde6474
    @abuukarawayscadde6474 5 ปีที่แล้ว

    the one and only Awale Aden libaax lawo ma aha keep going bro

  • @lakishow143
    @lakishow143 5 ปีที่แล้ว

    mancha allah hore u soco wll

  • @kalinlehkalinleh7771
    @kalinlehkalinleh7771 5 ปีที่แล้ว +5

    barnaamij qiimo leh

  • @zaamsomali6733
    @zaamsomali6733 5 ปีที่แล้ว +13

    Asaasku fanku waa gobolka awdal gar ahaan degmada boon khaadijo balwo iyo cabdi Silimo haahey tariikhta hala ilaasho fadlan.

    • @abdilahiluka621
      @abdilahiluka621 5 ปีที่แล้ว +3

      Kugu raacsanahay

    • @zeinablagentil4348
      @zeinablagentil4348 5 ปีที่แล้ว

      Waaw machaallah wa runta walal afkaga caano lagu qabay reer awdal ayaa muudnan taleh

  • @idrissismail4563
    @idrissismail4563 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 5 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo waad salaamantahay

  • @xaajianelka415
    @xaajianelka415 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkiii rachiid nuuur meeesha keeena yaakhi

  • @mouradkamik7822
    @mouradkamik7822 5 ปีที่แล้ว +3

    Djibouti waraxeye noqodeye xeradi heesah kkkkk waxakale lamahayo miya

    • @elmiabdi3915
      @elmiabdi3915 5 ปีที่แล้ว

      mourad Kamik
      Bro maa waxa jira wadan aan lahayan faniniin waxad kuu hadshad weyday
      Isqaboji mel aaa kuu buugti djabouti
      Wey tagtay. Dadka somaliyedana mel ksta aay jogana nolol aan uuu rejeynayna

    • @mouradkamik7822
      @mouradkamik7822 5 ปีที่แล้ว

      Elmi Abdi Djibouti sxb sidie hore maha waxaye noqodeye kilakishana e ethbiya

  • @kadijamohamed1031
    @kadijamohamed1031 3 ปีที่แล้ว

    awale nous aimons toi

  • @amiracadeyofficial6289
    @amiracadeyofficial6289 5 ปีที่แล้ว +3

    Fier de vous

  • @ahmedabdulkadir5107
    @ahmedabdulkadir5107 5 ปีที่แล้ว

    Waaw barnamij loo wada riyaaqay weeyw walal #fadma

  • @roblejama995
    @roblejama995 5 ปีที่แล้ว +4

    cawaaleh waa fanaan qalliya maha playback ee waaa toos wuxuu u qaadayo

  • @nuuranuura8637
    @nuuranuura8637 5 ปีที่แล้ว

    Mashalah cawale waa niin xaskiisa jecel ilahay haa isku kiin dayo kuwa naqaban adiga hay kugu daydaan 🤣😂😂😂

  • @kamilesmailmd8815
    @kamilesmailmd8815 9 หลายเดือนก่อน

  • @hoodoomer5222
    @hoodoomer5222 5 ปีที่แล้ว

    Awale Aaden💋

  • @hamuuntiire9752
    @hamuuntiire9752 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wxa iz heley fanaanin wakhti hore isku dapeysey hmmm nolodad

  • @hassanalifaa4241
    @hassanalifaa4241 3 หลายเดือนก่อน

    🥰🇩🇯🥰🇩🇯🥰🇩🇯