RIWAYAD CUSUB LABO XASLE MA LIBANO Offical Video 4k 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 503

  • @kororso1channel81
    @kororso1channel81 5 ปีที่แล้ว +201

    Naag Waliba Waa Meshe Isdhigte
    Mooye minyaro Sida Loma Galo
    Yaa Igu RaacSan

    • @suusuuibraahiim7466
      @suusuuibraahiim7466 5 ปีที่แล้ว +2

      Adiga maa minyaro tahay abaayo

    • @munahassan7406
      @munahassan7406 5 ปีที่แล้ว +9

      kororso1 Channel waaloga maxay tahay minyaro way dulaysantahay marwalba akhas ilahay igamadhigin qof aan jeclahayna ilahay kamadhigo

    • @anisaabdulahi5887
      @anisaabdulahi5887 5 ปีที่แล้ว

      Me 😜

    • @sumayoarale2679
      @sumayoarale2679 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhh

    • @diniisali5678
      @diniisali5678 5 ปีที่แล้ว

      @@munahassan7406 wallahi Ben taada ma aha cadey

  • @ciriqs2430
    @ciriqs2430 5 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha catada ah dharka maku yar oo jaariyad cml maxe ugu egtahay sidi ine rafaad kujirto jilitaankeeda waa top laakiin labiska iska sax qaali adiga ugu qurux badan fariid ah ee iga baandhee

  • @anisaabdi8221
    @anisaabdi8221 5 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayadahan okale lama matalo waa wax xun. Niinka nahtisi hore caynayo nagta kalana kushaqeynayo waxaan qalad waye hamatalina . Alxamdulilah in nag lagula qabo dhibmalah hadi nin cadalada mamulayo.

  • @hafsahafsa3383
    @hafsahafsa3383 5 ปีที่แล้ว +283

    Aboowe wlashiiN smaliyed aHay liketa igu qabta

  • @عليعلي-ث7ن4ب
    @عليعلي-ث7ن4ب 5 ปีที่แล้ว +52

    kulaha aniga iyo adiga sarirta korkeda an kuciyareyna iyaduna dhulka eykuciyare inta ilaar aragay lik isara

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 5 ปีที่แล้ว +3

    akhlaq xumadan xagee looga dhaqma, gabdhihii somalida ma saana hada loo bahdilaa ,walee nin somali halaga cararo bakhtiga uf ,waxaan film ma aha gabdhaha somalida laga dhigaya wax kanoo kale laba laba guri ugu soo xirto ,subxanalaah

  • @foosciidofficial9054
    @foosciidofficial9054 5 ปีที่แล้ว +76

    Kkkkkkkk weliga ha liibanin dheh caku nin naago badan zaki gabadha maxa ben ben ugu dile😂😂

  • @salmanuura652
    @salmanuura652 5 ปีที่แล้ว +5

    Caqligeena ha shaqeeyo wxn riwayd maha nga daaya naacda

  • @qalanjochannel7272
    @qalanjochannel7272 5 ปีที่แล้ว +38

    Like bdn isiya dadkeyga laika beray wllo somaliyed iku so wlaa like

  • @umfuad4641
    @umfuad4641 5 ปีที่แล้ว

    Naag walba waa meeshey isdhigta minyaro sidaan loma galo meel kale xita kama raadinaya ee anigaba ah dhaqankana ma arag aniga ley jecel yhy reerka waxan ahay hada hooya guriga❣❣

  • @nawaalitapea7330
    @nawaalitapea7330 5 ปีที่แล้ว +11

    Keep going reer Digo films ❤💋💕💖💗💙

  • @nawalnalka7137
    @nawalnalka7137 5 ปีที่แล้ว +6

    Alaa gabhdan dulqad bdnaa aniga kaw ayan kasin lahaa Maba dageyeten inten wlhi Bismillah ati naag kula gursnaaa subxnalah rabiyow intan nolahy haitusin mids

  • @umuAidha
    @umuAidha 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hor usoco anigana iso boqo wan ku so boqaday mahad sanid 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @happydeupcomingbea6937
    @happydeupcomingbea6937 5 ปีที่แล้ว +28

    Minyarada ani iyo iida manala kal jaray waan yaabee jirka gaabnida indhaha tallow ma wllsheey baa

  • @dhalboqortoyolyrics3092
    @dhalboqortoyolyrics3092 5 ปีที่แล้ว +158

    Wa zaki meqa like an idinka mudanahay sxpta

  • @SETOCAcademy
    @SETOCAcademy 5 ปีที่แล้ว +60

    Asc walaaloyaal waxaan ahay arday wax ka barta jaamacadaha debeda waxaan bartaa electrical electronic engineering(EEE) waxaan arkay inaysan jirin cid af soomaali ku sharaxday celmigaan marka chaneelka subscribe ii sara

  • @badriahmed2114
    @badriahmed2114 5 ปีที่แล้ว +7

    Inaa samirti wey adagthy lkn samirku waa qali hadi aad samirti macankisa aya gurane 😭😭😭😭😭😭

  • @mariamm4398
    @mariamm4398 5 ปีที่แล้ว +27

    7:05 xitaa hadey lugaha ii dhaq ku dhahdo waa u dhaqe kulaha maxaa hooyadeey miyaa😂😂

  • @quman1439
    @quman1439 5 ปีที่แล้ว +18

    Markaad filmaan dhigaysaan waxaa muhiima inaad waxa bulshada ka jira dhigtaan lkn waxan naag naag Guri loo keeno Oo ku shaqaysata mahan wax dhacaye caqliga ha shaqeeyo guys 😉😉😉

  • @soomahmaxamed3358
    @soomahmaxamed3358 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin Rageeda Rageeda Tahaye sxb macn

  • @hiddoshabeel8120
    @hiddoshabeel8120 5 ปีที่แล้ว +23

    Shirka 3 geesood aa ka dhigno kulaha kalab dhe anaaba maseeray😋

  • @xamdafeeroole574
    @xamdafeeroole574 5 ปีที่แล้ว +4

    Pisinka Dulqaada ku daawada waayay xitaa 😥😥

  • @abdirahmanadammohamed2947
    @abdirahmanadammohamed2947 5 ปีที่แล้ว +15

    Riwayad aad u macan iyo dad talent u leh keep going wllhy

  • @farduussoomalilander7187
    @farduussoomalilander7187 5 ปีที่แล้ว +3

    Abayo aniguba hada minyaro in aan noqdaan diyaar uu ahay wayo nin xaasleh Baan jeclahay lkn Ani maxaa ii geynaya guriga naagtiisa xataa in aan isku dal ku noolnan Rabin waa weel uu xalidee sadexbaa keentay aniga sido kale

    • @somalilanderdhaba6133
      @somalilanderdhaba6133 5 ปีที่แล้ว

      Ku qabso kuqadi mayside wleeh naag adag😂😂😂

    • @Shumeey656
      @Shumeey656 5 ปีที่แล้ว

      Uf minyaro kalsooni dara kugeeysay inaad guursato nin naag leh

    • @nasrinmohamud941
      @nasrinmohamud941 5 ปีที่แล้ว

      Abyo anbo sidas aya ahay diyar u ahay min yarida kalsoni neh waan isku qabaa waxbo dadka niyada yeesan ka jabin

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 5 ปีที่แล้ว +7

    Waa film qiiro badan Sumalita waa gabadh miskiin ah. Filmida ay jisho saas ayey u badan yihiin atarishad jirta weeye dhabtii

  • @hidayoahmed6348
    @hidayoahmed6348 5 ปีที่แล้ว +10

    Allow alle oo qof sidan ah miyuuba jira hish dheh 😂😂 any wy keep going dadkaygiii 😍 ❤️

  • @نجمه-ر8ز
    @نجمه-ر8ز 5 ปีที่แล้ว

    Qashin weeye waxaan gabdhuhuu bahdilay aniga hadaan ahaan lahaa waan qaraaci lahaaa ama sun siin lahaa

  • @samaraqueen1855
    @samaraqueen1855 5 ปีที่แล้ว +21

    Sunaalita bbe one love

  • @abdikanihusein829
    @abdikanihusein829 5 ปีที่แล้ว +23

    Lamo xaasle Jamaal jacelow qabyo ugu tagay adinkane yana looga ta gin

  • @senyorinaofficialchannel1163
    @senyorinaofficialchannel1163 5 ปีที่แล้ว +138

    Ado dawanaa hdaa comment aqrinesid subscribe igu kasbeeya

  • @queensinyorita5507
    @queensinyorita5507 5 ปีที่แล้ว +4

    Inaba cadi matihin horey usocda
    Wa salaman tihiin
    Maryan wku salamay love you sis 💞💖💝

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 5 ปีที่แล้ว +62

    Wa wax aduunka wali kadhicin ninka fikradan filimka iskaleh kkkkkkkkkkk fashil wlhy 😂

  • @nawaaracdulaahi9343
    @nawaaracdulaahi9343 5 ปีที่แล้ว +6

    Uuf ruwayd tii ugu xumed watanaa

  • @malabkashinida3883
    @malabkashinida3883 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashallaah😭😭keep going

  • @ciriqs2430
    @ciriqs2430 5 ปีที่แล้ว +7

    Sariirta marke hagaajiso xaar mey u mariso joodariga ayada dhan wanka daba shaqeen lahaa inta hoos ka haleeyo aya kor ka qurxin lahaa hala isku wareere 😂😂😂

  • @inshaaryare257
    @inshaaryare257 5 ปีที่แล้ว +3

    2bajaq oo make up eh inta ila aragtay like😏😏😏😏😏

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi waan qiirooday gabadha ayey dhibaysay oo uu ninkeeduna iyada raacay, lkn xaqiiqdii uu ogaaday

  • @micraajmohamed1360
    @micraajmohamed1360 5 ปีที่แล้ว +3

    Malagu furay maryanteyda 😢😢😢

  • @simanmuxumad7244
    @simanmuxumad7244 5 ปีที่แล้ว +16

    Laba xaasle maliibano 😂😂like

  • @najuukushkush7457
    @najuukushkush7457 5 ปีที่แล้ว +17

    Ina naga kena idhaha waqti an dharbaxsho kala.dali laha wasqa manag lila qana shaqo uqaban laja xuna.lita bea keep going yqee

  • @dalkanuriso9216
    @dalkanuriso9216 5 ปีที่แล้ว +22

    Maryanteyda cashaqa inaba caadi matihid horay usoco bbe💞💞

  • @newzey4609
    @newzey4609 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah waxan ka baraya inu isiyi nini xasaleha wana jecalhay nini naaga leeha

    • @ayaankare3293
      @ayaankare3293 5 ปีที่แล้ว +1

      New Zey hhhh wlhi isku dookh ayaa nahay anba nin naagle aa raadshaa

  • @mariambela3389
    @mariambela3389 5 ปีที่แล้ว +6

    car xaaji nag igen a cid diyar waye edeb xumo muxu ikawayey ani anaa udhigmo 5 .

  • @nimcoabdi6863
    @nimcoabdi6863 5 ปีที่แล้ว +3

    Naagahan waa na bahdileen nin xun ma wada qabanaysan naa xishoda naag walayba nin fadi aha raadso

  • @hodandaahir4275
    @hodandaahir4275 5 ปีที่แล้ว +4

    Saan maba jirte nin maxoo raga dheeryahay cali somali saan uguma gali karo gabar somali minyaro maxa ka dhigayo cali somali meel kasta oo jooga

  • @sucaadabdalla3083
    @sucaadabdalla3083 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkz naaguhu bahdilya wskh dheh

  • @naimoyusuf1700
    @naimoyusuf1700 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlh dhiigaa ikacay ninka inuu ihorjoogo ayeyba ila noqotay

  • @luushii2930
    @luushii2930 5 ปีที่แล้ว +6

    Caaadi mahn wlhi waaan ladacay .....waxma maqleeee iyo socodka yareeee halqabsigaaas hala yareeeyo

  • @lakisaed6784
    @lakisaed6784 5 ปีที่แล้ว +5

    Ruwadan inkasto matal ay tahy lkn nolol sidan ah ma jirto adoonsiga 🙄

  • @qalanjochannel7272
    @qalanjochannel7272 5 ปีที่แล้ว +9

    Naa fariso wad edab daranthye kulha hhh kal iyo lab uu qosly dhbti

  • @naimamohamedadan576
    @naimamohamedadan576 5 ปีที่แล้ว +3

    Ku shaqe wasaqada naag kasta in saas layeelo waan ku farxsangy walib si kadarn

  • @qurixiwaafarakuhayn7107
    @qurixiwaafarakuhayn7107 5 ปีที่แล้ว +2

    Acuudkaw naagta ninkaba kadaran edebdara uu kaga daray war diinta meel hawga dhicina naag waa laysla guursada balse sifaasi mahan guur waa adoonsi waxasoo kale bulshada lama horkeeno ceeb u dhinta waligay comanty ma bixin ciilkiina u soo bixiyay naagahan ayagana waxad jisheen waa wax ceeb nagu ah hadanahy gabdhaha somaliyed

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 5 ปีที่แล้ว

    War jamilo aaway waan idinku wareerne daawada yaasha bal i caawiya riwaydii jamiilo aaway naagtan kale maxay aheyd

  • @ayan5790
    @ayan5790 5 ปีที่แล้ว +3

    Jiliinka xad bu leeyahey e wiilow af lagaadada iska dhaaf xad yeelo

    • @munahassan7406
      @munahassan7406 5 ปีที่แล้ว

      Hamda Ayan kkkkkkk quruxey ma minyarad tahay wad xanaqdaye

    • @ayan5790
      @ayan5790 5 ปีที่แล้ว

      @@munahassan7406 huuno minyaro & min weyn toona kama hadal e jilitanku Aflagadada waka mamnuuc

  • @mohedsalad3895
    @mohedsalad3895 5 ปีที่แล้ว +47

    Naag in liisla guursado maxumo lakin in liisku tunto a ceep aH

    • @munahassan7406
      @munahassan7406 5 ปีที่แล้ว +4

      Mohed Salad minyaro way uqalanta inlagu tunto

    • @mohedsalad3895
      @mohedsalad3895 5 ปีที่แล้ว

      @@munahassan7406
      adiga minYaro kadhigana dyr ma thy

    • @queenmuunacabdi3482
      @queenmuunacabdi3482 5 ปีที่แล้ว +2

      Mohed salad hala gu tunto bastarada bilaa akh laaqda ah😂😂

    • @mohedsalad3895
      @mohedsalad3895 5 ปีที่แล้ว +1

      @@queenmuunacabdi3482
      WllsheY wxn ruwayad wye run hadii ay tagtana qofwalpo family ey ledahay

    • @queenmuunacabdi3482
      @queenmuunacabdi3482 5 ปีที่แล้ว +3

      Qoys dhisan maxaa sodhex gashay bilaa akh laaq waaye hala karbaasho😂😂ani haday Haan lahyd waan dili lahaa😂😂

  • @micrajmandeq1844
    @micrajmandeq1844 5 ปีที่แล้ว +25

    Jacayl walhi uma samri karo bahdilaad

  • @fuadabuka7566
    @fuadabuka7566 5 ปีที่แล้ว +4

    Gurigan iyada iska leh nagtan waxey ku dhahdo samey kulaha hade lugaha ii dhaq ku dhahdo U dhaq 😂😂😂😂 Maryan wanku oga madaxnima das2😂😂😂😂😂😂

  • @ayanhassan4715
    @ayanhassan4715 5 ปีที่แล้ว +5

    Naaqta ilkaha dhaadher ku shaqey wey u qalanta eee

  • @yasminaragsan5979
    @yasminaragsan5979 5 ปีที่แล้ว +1

    Wxa nago ma ahan Balo nii qaday dheh

  • @ayaanahmed4584
    @ayaanahmed4584 5 ปีที่แล้ว +6

    hhhhhh alla beerka ar ninku qiyaana badanaa ar ninaa labada gaari anaa kireeystay kula haa

  • @naimoyusuf1700
    @naimoyusuf1700 5 ปีที่แล้ว +5

    Aqash naagtu damiir la'aa mey indhaha fujiso midakale sidey u ogolaatay in gabar walaasheed ah eey duleysato tan labaadna iimaanka alaha kaqado kuwa nuucaas cml isku bahdili raboo

  • @ummuabdalla1037
    @ummuabdalla1037 5 ปีที่แล้ว +4

    Gabdhaw marka maseertaan haku caranina gabdhaha kale

  • @saidocishqi.dheeman3202
    @saidocishqi.dheeman3202 5 ปีที่แล้ว +15

    😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂. Ar rufiyaantaydi. Mariyo cadeeey. 🤣😂😂😂😂🤣. Kadaa gabadha. Gumaysiga. Hhhhhhhh

    • @farduusheeno4033
      @farduusheeno4033 5 ปีที่แล้ว

      dhafaanje

    • @xaawaali696
      @xaawaali696 5 ปีที่แล้ว

      Ljehshhsjdjjjkjjjjekkwjejekekdkjfgjgkkekrkrjfjskekwiiwieidncncnbhdh. Udieifiiridifirururhruiwoejejehekskaieieirirjiriirieiieii388&$&$&$,#,$,$$,";

  • @ladandahir4456
    @ladandahir4456 5 ปีที่แล้ว

    Basar xuma ninku
    Riwayadu wa wada bahdilad ninku nagta wayn wa bahdilaya naagta wayna tan yar tanyarna nafteeday bahdilaysa dhamantood dhaqanka wy kuciyareen why weligeed aa nago hal ,labo,sadex io afarba laysla qabi jiray wxn wa dhaqan xumo

  • @samaraqueen1855
    @samaraqueen1855 5 ปีที่แล้ว +6

    Keep.going walalahy

  • @shacraawisc8517
    @shacraawisc8517 5 ปีที่แล้ว

    Maariy ali hadaa comontiga aragto love waxaan kuu ahay tageero hadalkaaga ama lakulankaaga waxaa radinaayay mudo 5Sano ah hadaa imaqasho isoo wac😂😂

  • @naciimonadar8216
    @naciimonadar8216 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk waa qali lahaa asaga iyo ayadaba

  • @ikranhussein9218
    @ikranhussein9218 5 ปีที่แล้ว

    kuwan nimankee nagu dirayaan hhhhhh dfro dheh😭😭😭

  • @mohamedsheik7334
    @mohamedsheik7334 5 ปีที่แล้ว +3

    Dadka wax aan macquul ahen lomashego naago walisla guursada lkn in naagkale loduleyo xitaa kuwa cawanta masameyan ee umada wax macqul ah ushega

  • @qalidumarqalidumar6939
    @qalidumarqalidumar6939 5 ปีที่แล้ว

    Tan waa maskin Guri Le hagjidhaday ax al ani yaigeyo meshas wagogosalah

  • @Ifrah143
    @Ifrah143 5 ปีที่แล้ว

    Qalbiga ku holac. Qalbigaa. Gaaray goan kaa kulahaa

  • @mohomedalifah8681
    @mohomedalifah8681 5 ปีที่แล้ว +6

    Digo films keep going

  • @fardowsahaji9333
    @fardowsahaji9333 5 ปีที่แล้ว

    Wxn ruwaayad fcn ma aha ee ruwaayad fcn bulshada soojiidan kara la imaada

  • @micrajmandeq1844
    @micrajmandeq1844 5 ปีที่แล้ว +24

    Lugaha udhaq aaaaa ilahayow ha ibahdilin ma jiraan niman sidaan oo kale ah

    • @munahassan7406
      @munahassan7406 5 ปีที่แล้ว

      Micraj Mandeq yes ninka marku minwaytisa jecelyahay wuusamayni

    • @halimoisaq5791
      @halimoisaq5791 5 ปีที่แล้ว

      @@munahassan7406 @

  • @ifrahheyle3685
    @ifrahheyle3685 5 ปีที่แล้ว +1

    Yarka jilaya filmka ceyda ha iska dhaaafo aflagadada anshax maaha

  • @ubaxiinaagbrpuntlander3418
    @ubaxiinaagbrpuntlander3418 5 ปีที่แล้ว +17

    Minyaro meel xun joogey saan ku mcn thy

    • @ruuneeyruuneey4567
      @ruuneeyruuneey4567 5 ปีที่แล้ว

      KKK QARAR AA KU HAAYO QOF YEY.

    • @saamiyosuugow4833
      @saamiyosuugow4833 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh haaa walahi saan ku fiicn naagtii minyaro noqoto

  • @xamdiguled3275
    @xamdiguled3275 5 ปีที่แล้ว +8

    Iyaah abow. Si. Uu kusaaro u laa. Sariirta miduu rabay keesdsay ha isoomarin

  • @caashasheekh8384
    @caashasheekh8384 5 ปีที่แล้ว +1

    balayo qab daran idin dishay gabadha ben ben udilesa idaneh ben ben ugu shaqenesa uh

  • @gabadhashidan9160
    @gabadhashidan9160 5 ปีที่แล้ว +3

    ilahow hanagu kenin 😭😭😭nag lagulaqabo ilh imatuzo

  • @nastexanafta7982
    @nastexanafta7982 5 ปีที่แล้ว +20

    Mac sokor nin nagtiisa mxa ku dhex galiye nasiibkaa

  • @IiroonHaji
    @IiroonHaji 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofta minyarada ku jile horta dad malahan miyaa oo wiilal ey xushmeysa lama dhalan subxana allah qaawnida wanag ma aha mida kale ragan ee filma la kente iyga laftoda so habla lama dhalan me la hadlan gabadhan mar walba caariyadka ah illahey ka cabsada wa bil ramadaan ah gabadhan la hadla plz

    • @Ayan-jd2pv
      @Ayan-jd2pv 5 ปีที่แล้ว

      Ma liragtay ilahay haso hadiyo

  • @hamdakhadar5468
    @hamdakhadar5468 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax klo dhan qaadane weelka biyaha cad lgu maydhayo mxy thy?

  • @xubiabdullahi.4118
    @xubiabdullahi.4118 5 ปีที่แล้ว

    baayeey 🐶🐶😱😱😱minyarada dulqad badna

  • @nasroabdullahi5249
    @nasroabdullahi5249 5 ปีที่แล้ว +3

    naa min yadarada sharafteeda haku ciyaarina sharafey leedahy

  • @nasramohamed8871
    @nasramohamed8871 5 ปีที่แล้ว +10

    war waxaano kale majiraan manyaro wan ahay xitaa uma modo inuu mit kale qawo sida la ijecelyahay lee yahuu

    • @naftauroon1468
      @naftauroon1468 5 ปีที่แล้ว +1

      msha allh alle hku siyadiyo farxadada abayo

    • @FardaAkadir
      @FardaAkadir 5 ปีที่แล้ว +1

      Abyo anigaba waa ahay minyaro mana lii maleeyo m.a

    • @aishahassan442
      @aishahassan442 5 ปีที่แล้ว

      Mash allh

    • @kiharatyga7262
      @kiharatyga7262 5 ปีที่แล้ว +3

      Yab badana maxa minyaro kadhigay 🤔

    • @fardowsecabdulahi2079
      @fardowsecabdulahi2079 5 ปีที่แล้ว +2

      hhhhhhhhh minyaro ahay miyaba leyskugu fana

  • @engabdirizakmohamedomar825
    @engabdirizakmohamedomar825 5 ปีที่แล้ว

    Zidan xita diintenu ma ogola. Labadi dumar umu cadaalad sameen

  • @africantv540
    @africantv540 5 ปีที่แล้ว

    Zaki sxb horay usoso

  • @naimoyusuf1700
    @naimoyusuf1700 5 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayadan ciiley igu dishay 6 daqiiqa uga tagau

  • @aminaamira483
    @aminaamira483 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax dhici karaa la jilaa waxaan naag u dulqaadan karto malahan doqona ha ahaatee. Wixii runaa ruwaayad laga sameeyaa.

  • @ifraaxmukhtaar5669
    @ifraaxmukhtaar5669 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk saxiib minyaro laguma shaqeesto ok

  • @Ali-iz7jp
    @Ali-iz7jp 5 ปีที่แล้ว

    Somalia du horay waxeey utiri laxkastaa meesheey isdhigtaa lagu qalaaa

  • @ibrahimraml2512
    @ibrahimraml2512 5 ปีที่แล้ว +3

    Minyeradu xaq ayeye ledaye raga la an am jirato Ee Waxa dumarku inaye saneyen Ma fican

  • @shakaliina6024
    @shakaliina6024 5 ปีที่แล้ว

    Horta sunalita gabdha ladhaho silic jecela mrkasta ninba silcinaya hhhh

  • @salmosalmo5804
    @salmosalmo5804 5 ปีที่แล้ว +2

    Tan ilaahey kama cabsatoo taraxad madööwda

  • @umuadnamohamed8291
    @umuadnamohamed8291 5 ปีที่แล้ว

    Filinkan kama helin walal yar xay tahay san hee asxabta maskinta

  • @raysalwasaare9603
    @raysalwasaare9603 5 ปีที่แล้ว +2

    artani waaa tu ceebsan min Wayne masiipoh ninkaaa kadarn tanke minyardi caafimaad majiroh miyaah.iskaga taga meesha

  • @نجمه-ر8ز
    @نجمه-ر8ز 5 ปีที่แล้ว

    Aniga nin somali gurigiisa igumasooguursan doono anaa gurigayga dhisanaayo ilmihiisa habiisho markuu hadhow ifuro ilmihiisa iyo asagaba gurigeygaan kacayrinayaa kulahaa bax nayaaa naaguhu xaquuq maahan miyaa

  • @micraajmohamed1360
    @micraajmohamed1360 5 ปีที่แล้ว +14

    Zaxibtey mariyo nagti ninkada kugu imaado saan lee yeel wasaqada hhhhh

  • @nimomohamed4263
    @nimomohamed4263 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxan aan dhecin maxay rawayadaha o kojelaan mafahamin

  • @fahiimoabdirisak8751
    @fahiimoabdirisak8751 5 ปีที่แล้ว

    Ninka ku yee nagta waxa rabto kasamyso🤣🤣🤣