SULDAAN SEERAAR - DASTUUR - (OFFICIAL AUDIO 2024)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • ERAYADII IYO LAXANKII: DABJACAYL
    MUSIC BY: HENOK ALTEBACHEW
    CODKII: SULDAAN SEERAAR
    #suldaanseeraar #somalimusic

ความคิดเห็น • 548

  • @WaladaMachester
    @WaladaMachester 5 หลายเดือนก่อน +489

    Heesaha waxa ka macaan quraanka allah ayaa igu raacsan❤like😊

    • @Harremusediriye.432
      @Harremusediriye.432 5 หลายเดือนก่อน +20

      Wan ognahay taas lakn maxad u dhax kenaysa meshan adigu kalamka ale isku xisho

    • @King__mankey__mk47
      @King__mankey__mk47 4 หลายเดือนก่อน +5

      Taas qof walbo og Ee maxaa kli oo hay saa 😂

    • @nesriomer5625
      @nesriomer5625 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wax la is barbar dhigo ma'aha

    • @suhursaid2671
      @suhursaid2671 4 หลายเดือนก่อน

      Inuu quraanka mcn yahy wan ognhy lkn ka mesha ha keenin wl

    • @suubanwarfaa3
      @suubanwarfaa3 4 หลายเดือนก่อน +1

      Inaad isbar bar dhigtid hadalkii Ilaahay sw iyo hees waa liidnimo iyo xumaan raadis.

  • @abdikarinadenumer2540
    @abdikarinadenumer2540 5 หลายเดือนก่อน +113

    Suldaanow hees waad qaaday anaguna waan dhagaysanay dambigeena allaha dhaafo

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 5 หลายเดือนก่อน +113

    Suldaan seeraar inta heesihiisa jecel like 👍 saar
    My pro keep going ❤

    • @Dindinkoro
      @Dindinkoro 3 หลายเดือนก่อน

  • @maxamedrashiid4751
    @maxamedrashiid4751 5 หลายเดือนก่อน +34

    Heesku waa hees aad uqiima badan una qalma gabar qaali ah oo afar dhaan ah ale ha nagu beego mid wada naxariisa oo na jecel, daganaana ilaahay ku manaystay

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 5 หลายเดือนก่อน

      Aaamin wll

    • @ikraancabdixariir4467
      @ikraancabdixariir4467 3 หลายเดือนก่อน +1

      Woow Ani waye😂

    • @NajahNajah-vc7qw
      @NajahNajah-vc7qw 2 หลายเดือนก่อน

      Heeskuwaahees🎉I love ❤️ namaste 🙏 ♥️

  • @abdikarinadenumer2540
    @abdikarinadenumer2540 5 หลายเดือนก่อน +43

    Waaa maalin igu qaaliya waxaan rajaynayaa inaan helo nasiibkayga dv lotary Insh allah

    • @Samiroabdi-dy3ml
      @Samiroabdi-dy3ml 4 หลายเดือนก่อน +1

      Makuso baxay wll😊

    • @nimconalkanimconalka
      @nimconalkanimconalka 4 หลายเดือนก่อน

      Ma heshay huuno

    • @SaidMohamed-es6nx
      @SaidMohamed-es6nx 4 หลายเดือนก่อน +1

      Inshallah guleyso wll

    • @amaadin12
      @amaadin12 3 วันที่ผ่านมา +1

      inshaa allah guuleyo walaal aamiin yaarabi

  • @maxamedrashiid4751
    @maxamedrashiid4751 5 หลายเดือนก่อน +131

    Ooow uu hees dhaafay intii ka heshay like 👍

  • @AbdikariimMuhummedMohammed
    @AbdikariimMuhummedMohammed 5 หลายเดือนก่อน +33

    Laxanku wa heeskagii kle ee isma ogi ✅

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 หลายเดือนก่อน

      Fahantay 😂

    • @QaadaaanMohamed
      @QaadaaanMohamed 4 หลายเดือนก่อน

      Labaduba waa isku laxan oo apwaan dab jacayl ayaa le labada heesoodba

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@QaadaaanMohamed Hal Abwaan haduu leeyahay xitaa lama rabo inuu laxanka isku mid noqdo! Laxanada inay isu ekaadaan waa qalad.

    • @ghst4487
      @ghst4487 2 หลายเดือนก่อน

      Maybe they're from the same album ​@@Ehel_Caashaq1

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 หลายเดือนก่อน

      @ghst4487 Yeah bro that's possible. But our old legends said that every Melody has to be made in a different way. So if you can remember a song to a new one, that means that Melody is not gold.

  • @hooyomacaan8577
    @hooyomacaan8577 4 หลายเดือนก่อน +12

    Naftayda yar ban erayada la jeclaaaday amaan kastana naftayda u hibeeyaa jcyl aan naftayda ahaynba iguma dhaco qosolkayga inuu daawo yhy laysla wada qaaday❤horumar jcyl wanaag iyo mustaqbal wanagsan ban ku rajaynayaa naftaydaay

  • @xafsaabdimanaan2572
    @xafsaabdimanaan2572 5 หลายเดือนก่อน +36

    Waxan dhagaysa dhagaysanaya galab sabti ah ano wax akhris kudaalay oo hoyaday ag fadhiya earphone ba dhahaga igu jira❤ roobna waa nagu shuuxaya sacadu wa 5:54 pm alhmdullh niyadeydana waxyalo badan ba kunhardamaya ilahay waxan jeclahay oo bila macsi ah ban ka baryaya insha allah

    • @abdirashiidjees8539
      @abdirashiidjees8539 4 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤

    • @oskajuud9500
      @oskajuud9500 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aamin aamin allow abaayo aduunka intee ka jogtaa ileen GABADH soomaaliyeed baa tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @inashugrifetin5170
      @inashugrifetin5170 4 หลายเดือนก่อน +1

      Lkin mxay noqon kraan wllo wxad jecezhahay😊❤

    • @oskajuud9500
      @oskajuud9500 4 หลายเดือนก่อน

      @@inashugrifetin5170 adiga walaalo ayaan Ku jclhy

    • @abdirisagkeyse5549
      @abdirisagkeyse5549 4 หลายเดือนก่อน +1

      Plz meel aan kala so xidhidho ii sheeg 😢😊

  • @ABDIRAHMAN_700
    @ABDIRAHMAN_700 3 หลายเดือนก่อน +5

    Omer Dab jacayl Abwaan waa dhafayyy 3 heesod isku laxan dhow iyo HenoK ok tumayy music isku dhow anyway best 🎉😊

  • @Our_mame
    @Our_mame 5 หลายเดือนก่อน +24

    Goet ka fanka 👌✊🏽

  • @mohamedwali9760
    @mohamedwali9760 4 หลายเดือนก่อน +8

    hadii qaayo dumar leeyihiyo qodob la sheegaayo
    tusaalaha lagaa qaato baa lagu qormeeyaaye
    ala qaalisanida dastuurbaa laga qoraye
    qawlkaaga dabacsani naftuu qiiro galiyaaye
    naxariistu waa kula qareen qadaf la aantaaye
    miyaan qarin karaa sow dadnimo kuuma wada qeexna
    qorqornaanta muuq iyo habsami quruxi waa taada
    xurmo qiimaheedliyo habdhaqan qaladli waa kaaga
    qalbi xaadhan oo xumo ka madhan qiraye waa kaaga
    Hadii wiil qorshaynaayo guur qoys u hanaqaada
    Way kugu qarwaan oo ragii quud ka dagi waaye
    Ala qoom adoo kale ah maa dunida loo qaybsho
    Qabyo tira inaad tahay la hubo laysla wada qaaday
    Qaybwaynida inaad bari ka tahay laysla waa qaaday
    Qosolkaa inuu daawo yahay laysla wada qaaday

  • @MohamedAbdirisaaqMohamed
    @MohamedAbdirisaaqMohamed 3 หลายเดือนก่อน +5

    Shukri shire Ali nolosheeydii Alow calaf igu dar😢❤

  • @feysalhanad2323
    @feysalhanad2323 5 หลายเดือนก่อน +12

    Qorqornanta muuqiyo habsami quruxi waa taada
    Xurmo qiimaheediyo habdhaqan qaladli waa kaaga qlbi xaadhanoo xumo kamadhan qiraya waa kaaga wow

    • @Naacimoxaajiahmed
      @Naacimoxaajiahmed 4 หลายเดือนก่อน +1

      Fanaanka heesta laga soo xaday😂😂

    • @feysalhanad2323
      @feysalhanad2323 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 masheege marka ​@@Naacimoxaajiahmed

  • @face_king1
    @face_king1 4 หลายเดือนก่อน +7

    The doctor of love❤
    The goat 🐐 of music
    The king 👑 of talent
    The miracle art 😲
    The freind of our hearts ❤️
    Suldaan seerar guhaad nolow in badan brother 👦

  • @xariirxasanturki2011
    @xariirxasanturki2011 5 หลายเดือนก่อน +5

    Markii laxamada ka dhamaan rabaan waa saan dab jaceyl heeskan iyo tii nimcaan hilaac adiga sow mahan maxeey ku Kala duwan yihiin bal isheeg😮

    • @Shujaac_gaming
      @Shujaac_gaming 5 หลายเดือนก่อน +2

      Maa isku dawo waxey isku laxan yihin isma ogiii

    • @xariirxasanturki2011
      @xariirxasanturki2011 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Shujaac_gamingsax waye taas xitaa isku eg yihiin

  • @ahmedabdi2999
    @ahmedabdi2999 5 หลายเดือนก่อน +14

    Fananka fanaaniinta qiraye waa adiga suldaan

  • @qaazimmuusedhoodi8398
    @qaazimmuusedhoodi8398 4 หลายเดือนก่อน +8

    Waxan halkan kasalamaya boqordaya oo 8 year aan wada socono walina aan is guursan❤2024

    • @noonewillgonnaknow9786
      @noonewillgonnaknow9786 4 หลายเดือนก่อน +1

      illaahow lagaa guursadaa dhaweeyoow 8 sano kulahaa

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 5 หลายเดือนก่อน +5

    Laxanku waa heestaadii (Isma ogi) lkn ereyadu waa top

  • @dgram6313
    @dgram6313 5 หลายเดือนก่อน +8

    Dab jacayl iyo suldaan seeraar rag is fahmay waxba laydin kama qaban karayo 🦁🔥🔥

  • @MohamedAli-mv9lg
    @MohamedAli-mv9lg 5 หลายเดือนก่อน +5

    ku sali nabigeena muxamed csw ❤

  • @iftiinibrahim6863
    @iftiinibrahim6863 5 หลายเดือนก่อน +6

    Suldaan big fun baan kuu ahay hees magaca iftin ku jiro isoo qaad maruuun ♥️👍

  • @Lifeissimpe
    @Lifeissimpe 5 หลายเดือนก่อน +13

    Calaf wiil ogaaden allah igu daro ❤

    • @daadilofficial5064
      @daadilofficial5064 5 หลายเดือนก่อน

      Anaa diyar ku ah og 😂❤

    • @shukriali6715
      @shukriali6715 4 หลายเดือนก่อน

      Soo dhawow dumashi

    • @RuweydaMohamed-e6m
      @RuweydaMohamed-e6m 4 หลายเดือนก่อน

      Hakudilo 😂

    • @Lifeissimpe
      @Lifeissimpe 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@RuweydaMohamed-e6m😂

    • @Lifeissimpe
      @Lifeissimpe 4 หลายเดือนก่อน

      ​@daadilofficial5064 omg❤

  • @josephlyrics1480
    @josephlyrics1480 5 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan aad bay u macaan tahay backroungka sawirka waxad mooda heesti hore waxay ahayd inad vidou cusub kaso samayso si ay cirka u gaadho wax ba lagama qaban karo suldaanka geeska fanaan Numper one

  • @MahadInhoAntonio
    @MahadInhoAntonio 4 หลายเดือนก่อน +5

    Music:%100❤
    Laxanka:%100❤
    Erayada:%100❤ 🔥 vibe
    👇

  • @UpDekader
    @UpDekader 4 หลายเดือนก่อน +4

    Alfanaan suldaan seeraar nin macquul Ah Sxb Hal Hees Adigu aad Aan kahelin Majirto 🙏🫂 Sharaf iyo Karaamo fananka dadka Macquul ka ah 👍💯👌

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 4 หลายเดือนก่อน +5

    Axxx heestaan hees waa dhaaftay 🎉Aaway atooraha ii Qaadi lahaay🎉😢

    • @Mohagadoon
      @Mohagadoon 4 หลายเดือนก่อน

      Wa ikn tliso ❤❤

  • @Ahmedmohameedddd
    @Ahmedmohameedddd 4 หลายเดือนก่อน +5

    Omg what a song❤❤❤

  • @cabaasyarw1391
    @cabaasyarw1391 4 หลายเดือนก่อน +6

    Song of year❤😮

  • @Quruxleyda-fw9rs
    @Quruxleyda-fw9rs 3 หลายเดือนก่อน +15

    Waan kugu fana inad Soomali ka dhalatay walalkey cod iyo akhlaq intaba ada isku heesto🙌🏾 keep going Suldan 💪🏾🇸🇴💙

    • @crixiinmaxamud3654
      @crixiinmaxamud3654 3 หลายเดือนก่อน +1

      Suldaan waa fanaanka aan qabiil ka hadal 🇸🇴

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 4 หลายเดือนก่อน +3

    Omar Dab-Jacayl And Suldaan Seeraar's Combinations Is Always Iconic. 😎🤗❤🔥

  • @ShaaficiKhaliif-nw2qb
    @ShaaficiKhaliif-nw2qb 4 หลายเดือนก่อน +7

    War waxaan hees wey dhaftay Suldanow 😊❤

  • @oskajuud9500
    @oskajuud9500 5 หลายเดือนก่อน +4

    Qabyatira inaa tahay lasla wadaqaaday❤❤❤❤ iga gadan intaas

  • @yasiinaxmed4925
    @yasiinaxmed4925 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan kuu qiyasii karo magaranyo xaqiiqdih

  • @Thomas_moh
    @Thomas_moh 5 หลายเดือนก่อน +6

    Suldaan seraar golden voice man 👨

  • @MaxamedNaasirxasan
    @MaxamedNaasirxasan 4 หลายเดือนก่อน +1

    Suldaan seeraar xidiga faanka loga hadhay yaa igu raacsan azxaapta

  • @aboutalabdillahi2227
    @aboutalabdillahi2227 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dédier a ❤Habontal houssein said ma vie entière, la bougie qui illumine mes nuits si obscures.

  • @LakiJama-eu6bh
    @LakiJama-eu6bh 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlho hestan waxan radinayay ila manta haben salasa 7/5/20 24

  • @Zakariyegurey58
    @Zakariyegurey58 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qofki ugu horeyay comment ka bixiyay heesta 10:02 set 4 may 2024❤

  • @NajahNajah-vc7qw
    @NajahNajah-vc7qw 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉xaawo namaste 🙏 ♥️ I love you 😍 💋

  • @AboubakerHakimi
    @AboubakerHakimi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan hess wey dhaftay suladanka geskaa

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 5 หลายเดือนก่อน +2

    Heestu tii hore oo isma ogi ayeey isku laxan egyihiin ileen hal nin baa isku leh ustaad dab-jaceeyl🔥🫡

  • @sayidcatoosh6515
    @sayidcatoosh6515 4 หลายเดือนก่อน +1

    Omar dab jaceyl ayaan taan waa kacsan yahay walhi dhowr hesod oo dab ah uu soo fasaxay keep going maraxow😅

  • @feysalxasan7900
    @feysalxasan7900 5 หลายเดือนก่อน +3

    Suldaan seeraar guhaad sanadkaan caadi ma aha ma. Sxb guleyso magalada adiga ayey kuu shidan tahay legend

  • @IssaabdiSomow
    @IssaabdiSomow 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan la Isla wadaqaday😊

  • @yaasiinmohamed8053
    @yaasiinmohamed8053 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii qaayo dumar leeyahay qodob la sheegayo tusaalaha lagu qaatabaa lagu qormeeyaaye ala qalisanidaa dastuur baa laga qoraye

  • @Abdij4liil
    @Abdij4liil 4 หลายเดือนก่อน +2

    heestan qof aad u qiimo badan baa i baray aadna ujecel iyada darteed ayaan udhagaysanaya

  • @GelasheKaso
    @GelasheKaso 3 หลายเดือนก่อน +3

    English trans pls...i loved zis song❤

    • @CabdiFatax-ue1mt
      @CabdiFatax-ue1mt 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ok i know English and soomali

    • @RamadanSaiid
      @RamadanSaiid 17 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤

  • @indigolyrics7932
    @indigolyrics7932 5 หลายเดือนก่อน +3

    Omar dabjaceyl abwanaada goat kooda waaye 🫡🔥

  • @muhumedabdirizak6313
    @muhumedabdirizak6313 5 หลายเดือนก่อน +5

    Waxa ku dhiman hesti Qureshtii Dhanan aderyy❤

  • @KhadarIbrahim-uu3gl
    @KhadarIbrahim-uu3gl 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qorqornanta muqiyo habsami Quruxi watada xurmu qimahedliyo habdhaqan qaladli wakaga qalbi xarano xumanka maran qiraya wakaga qabyo tiro inad tahy laisla wado qaday qabwaynida inad barikatahy laisla wado qaday qosolkada inu dawo yahay laisla wado qaday 👌axsan yaa seeraar

  • @mohamedabdi2183
    @mohamedabdi2183 5 หลายเดือนก่อน +4

    Dab jacyl la-yaab ❤

  • @MahamudMahamudsheik
    @MahamudMahamudsheik 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dabjacayl wan ka maseeray walahi wixiisa dhuuxa ayay taabanayaan

  • @ASADABADIHAAJI
    @ASADABADIHAAJI 5 หลายเดือนก่อน +1

    Og Cid ah moye Cid kale comments waa ka mam nuuc iska kaftamayaa. Zhpyaal. Hada iga danbayso like isaar❤😢

  • @ayuubciise6811
    @ayuubciise6811 4 หลายเดือนก่อน +3

    Heestaan oo video iyo music wacan heli leheed 20 million iyo dheeraad waye

    • @adnaanabdullahi1991
      @adnaanabdullahi1991 3 หลายเดือนก่อน

      Music kan kafiican oo hees somali lasaaray wiligey maba arag heestan music siishideeso

  • @LegendBowda
    @LegendBowda 4 หลายเดือนก่อน +2

    DASTUR😂🔥

  • @Zakimohamed777
    @Zakimohamed777 4 หลายเดือนก่อน +1

    Farixa ❤️heestan iyada aad ujeclayd

  • @nuurqorane6801
    @nuurqorane6801 5 หลายเดือนก่อน +2

    Massive Song 🎵

  • @ahmedwaayahay7280
    @ahmedwaayahay7280 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qalpi xarano xumo ka maran qiraye wa kaga❤

  • @musbaaroffial802
    @musbaaroffial802 4 หลายเดือนก่อน +2

    Suldaan sareer guhaad cod ilhay waku siyay walhi fanaan kaliya dhagaysto thank you pro

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 5 หลายเดือนก่อน +4

    Fanaan jira suldaanka suldaankiisa.❤

  • @TawxiidSalaad
    @TawxiidSalaad 4 หลายเดือนก่อน +1

    Axsan hees wllhi midhaha iyo laxanka iyo music ga iyo codkaba

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 5 หลายเดือนก่อน +2

    Allah qoom adoo kale ah
    Maa dunnida loo qaybsho.
    Yacni noocaaga oo kale dunnida Allah haku badiyo .

  • @MohamedJamaal-t8p
    @MohamedJamaal-t8p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan dhaveystay habeen kaligay ahaa nolosha wax ay bari helayso iyo caawa kala garaneen oo tahriip ku jiro xasuus weeye hadaan dhintana haley duceyo😮💕😩❤❤

  • @FarxiyaaaMohamed
    @FarxiyaaaMohamed 3 หลายเดือนก่อน +2

    Am in love with this song 😫😫 it’s too good ❤️❤️

  • @XaawoJamaal-p5o
    @XaawoJamaal-p5o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Quruxi Waa dayta🥺😂😭😂😂

  • @abshiryaree
    @abshiryaree 5 หลายเดือนก่อน +2

    Abawaanku erayadisa aa tob Dab jacayl

  • @HaniNuur-kf9qj
    @HaniNuur-kf9qj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haa walahi wa sx quranka aya ka macan Ana ku racasn

  • @cabdalemaxamed
    @cabdalemaxamed 5 หลายเดือนก่อน +3

    1day 1M hayla dhaafin like

  • @musahassan8376
    @musahassan8376 4 หลายเดือนก่อน +1

    Axyaa hees Inama caadi maaha😊

  • @NAJiiBowww
    @NAJiiBowww 5 หลายเดือนก่อน +3

    First comment❤🎉

  • @FahadAbdi
    @FahadAbdi 4 หลายเดือนก่อน

    Suldaanka geeska legend🔥🔥🫡🫡

  • @SihaamAxmed-x3u
    @SihaamAxmed-x3u 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan hees way dhaftay🫶🏼🔥

  • @husseinmoyale190
    @husseinmoyale190 4 หลายเดือนก่อน +1

    Boqorka codka suldanka geska 5 somaleyed farm Gobollka Dawa ❤❤ nolow

  • @Filistinfree
    @Filistinfree 4 หลายเดือนก่อน +1

    I wish there was an English translation 😭

  • @SacdiyaAhmed-z9s
    @SacdiyaAhmed-z9s 5 หลายเดือนก่อน +2

    Suldaan wafankii oo socda❤😢

  • @NaalayeashuunShire-fr3dy
    @NaalayeashuunShire-fr3dy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Suldaan seraar bist sing 🎶

  • @HooyoXaliimo-c8l
    @HooyoXaliimo-c8l 4 หลายเดือนก่อน +1

    Al Fanaan suldaan seeraar aad iyo aadbaan kuu taageeraa walee fanan jira jiroo joog pro sanadkii ugu danbeeyay waad naga waashay waleee

  • @xasandeeq8609
    @xasandeeq8609 4 หลายเดือนก่อน +2

    yaa suldanka geska ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdihakiinXakmo
    @AbdihakiinXakmo 5 หลายเดือนก่อน +3

    Fanan❤layskamadhigee
    walodhasha🤘

    • @Mumtaaz10
      @Mumtaaz10 5 หลายเดือนก่อน

      Adigaa sheydaan ah been baafisid

  • @maxamedibraahim3751
    @maxamedibraahim3751 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sᴜʟᴅᴀᴀɴ sᴇʀᴀᴀʀ ɢᴜʜᴀᴀᴅ ǫᴏғ ǫɪɪᴍᴏ ʟᴇʜ

  • @IkramMaxamud
    @IkramMaxamud 4 หลายเดือนก่อน

    Intan muqdisho ila dawanesa like ta 👍 ❤
    Bal asn arko tirada😮😂❤

  • @AbdiKhadar-z2b
    @AbdiKhadar-z2b 4 หลายเดือนก่อน

    Suugaantu waxay ku wanagsan tahay in aysan Mel qurdha isaga mid noqon marka heesta wuxu la laxan yahay heeska. Maxad dumar dheertoho inta ku malmalay ruuxda. Dab jacayl halkas ku noqda dheh apti

  • @AbdiMudalib-zs5qf
    @AbdiMudalib-zs5qf 5 หลายเดือนก่อน +2

    Boqorka codka 🎸🎸🎸

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 4 หลายเดือนก่อน

    Marka ay is helaan Suldaanka iyo Dabjacayl waa sidan oo kale waxba la inigama qaban karo
    Lkn talo hadii aan soo jeediyo Dabjacayl heesahaaga oo dhan in aad hadana adiga laxanka raaciso macaanida ayay ka qaadayaan yacni way isku wada ekaanayaan ee plz laxanka qof kale u raadi hada heestan waxa la moodaa uun tii ka horeysay ee isla suldaan qaadayay ee ISMA OGI aad dhagaysanayo inkastoo fanaan iyo Abwaan midna ahayn oon taageerihiina uun ahay
    Hadii sida iskalaaji iyo awale aadan heesihiina loo nici waayo labadaa nin 10heesood ama ka badan oo isku laxana ayaad arki 😂😂

  • @shucaybkaahin4256
    @shucaybkaahin4256 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa heesaha abwaan dab jacayl ina ader suldaan seeraar waa xulatay kkkkk

  • @abdulllahi6161
    @abdulllahi6161 5 หลายเดือนก่อน +1

    qosolkaadu in uu daawayo yahay la isla wada qaaday
    waaw hees hees dhaaftay

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 4 หลายเดือนก่อน +1

    Upax Mohamed Issack😢❤

  • @ahmed_dheere_media
    @ahmed_dheere_media 3 หลายเดือนก่อน

    Qorqornaanta muuqiyo habsami quruxi waa taada xurmo qiimaheedliyo habdhaqan qaladli waa kaga qalbi xaadhanoo xumo ka madhan qiraye waa kaga

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 4 หลายเดือนก่อน

    Saddex cishay ku jirtaa markay 30 casho gaadho hadday half million dhaafi weydo commentigan waan delete dayaa 😂

  • @HusenApdi
    @HusenApdi 5 หลายเดือนก่อน +1

    1m markay gadho

  • @FaysalAbdi-xz1lg
    @FaysalAbdi-xz1lg 5 หลายเดือนก่อน +2

    Team suldaan sareer gahood fanan qaliya

  • @adnaanabdullahi1991
    @adnaanabdullahi1991 3 หลายเดือนก่อน

    Music inesaan somali keeda aheen anigoo magac arkina fahmay somali music maku fiicno
    Hees kun music plus leged codkiis

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 4 หลายเดือนก่อน

    Laxanka waa laxankii heestaan heestii ka horeysay oo waxyar laga badalay un basska iyo tembada umbaa loo raaciyay qaab reggaeton ah!

  • @apdirahmn
    @apdirahmn 2 หลายเดือนก่อน

    𝒘𝒉𝒐 𝒔𝒕𝒊𝒍𝒍 🎧🎶2025😢
    𝒉𝒂𝒅𝒂𝒂 𝒊𝒈𝒂 𝒅𝒂𝒎𝒃𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒑𝒍𝒛 🙏 𝒍𝒐𝒗𝒆 𝒊𝒔𝒂𝒂𝒓❤

  • @naomixx177
    @naomixx177 5 หลายเดือนก่อน +1

    Suldaan seeraar dropping new music every week😍🔥🔥🔥🔥🔥

  • @KhaalidXasan-uw5wp
    @KhaalidXasan-uw5wp 5 หลายเดือนก่อน +1

    dab jacyl is not easi

  • @sakariyesayid
    @sakariyesayid 4 หลายเดือนก่อน +1

    Musicaaadu waa Isku wada Mid heesahan Dambee legend wlhi wa Macaaaan🥺❤️

  • @Khalith_updirahman
    @Khalith_updirahman 4 หลายเดือนก่อน +2

    Suldankka🔥

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 2 หลายเดือนก่อน

    Waaxdaydan maqaneey
    Noloshaadu waa wahel
    28/07/2024 sunday 02:22 💔🥹