Masha allah waxaan halkaan ka salaamayaa dhammaan inta jecel ehelka nabiga oo ay ugu horreyso Hooyo faadumo Rasuul. Waxaan u mahad celinayaa alle weyne ka sakow xerta barakaysan ee soo saartay qasiidada hilowgii hooyo faadumo. Allaha idin barakeeyo fadlan noosoo sheega si aan idiinla soo xariirno iyo meel aan xerta kala xariirno insha allah. Soomaaliya waxaa qabsaday wahaabiyo aan caqli iyo iimaan iyo garasho lahayn oo heesaha boqorada sacuudiga lagu ammaanayana ku leh waa banaantahay qasiidooyinka ehelka nabiga lagu ammaanayana ku oranaya waxaa xaaraan. Ilaahay hanaga qabto ku waas waana guul maanta in la hayo voice iyo cod muuqda oo ehelkii barakaysnaa ee nabigeenna NN iyo korkiisa ha ahaatee difaacaya. Guuleysta walaalayaal.
ilaahaw u naxariiso shiikh cabdiweli Nin muslim ah oo afkiisa laga amaan helo ayaanu markhati kanahay... shiikhaw ka naso dunidaan khariban ee reer galbeedku isteerinka u hayo muslim iyo gaalba.akhiro aya ino ballan ah hadii alla idmo.
Subxaana laah somalida jaahilnima meshey kagaartay haduu sheydaan yiraahda rashuul la soo diray ayaan ahy ama dadka wanaagsan ayaan amaani dad ayaa raaci oo u nacam leyn sheydaankaan galkacya xumaanta iyo umada duufsanaya dadaa u yaqaana waa waa qof wanaagsan u mada islaamka ah iyo diinta u beenta ka sheekaya alaha ka qabta
DEE HADEE LAGU AMAAN LAGAHELO AANAY WAXNA QARXINAYN CIDNAH AFLAGAADEYNAYN EE NABIGEE (SCW) AMAANAYAAN HA ISKAJOOGAAN WARANKII HORE EE SOOMAALIYAYSNAANA WAA SITAAYE.
Allaah haydin ciziiyo aakhirayo adduunba. Magacii faadumo batuulo nabi ayaad namaqashiiseen dawana u ah quluubta. Waxaan u arkaa dad quluubta loo iftiimiyay hadaladan ilaahbaa kahadlinaya waa erayo aad u miisaan badan. Batuulo nabi waa halkaan aalu baytka rasuululaahi ka raacay.
Marka aabbahaa wali yahay Adne wali aa tahay ilmahaaguna fannaaniin yihiin xaaskaana abwaanad tahay music ku agyaal laxameystana aa tahay sidaanbaa sameysaa ! Alle ilaaheey muxuu Dad u hiilliyay! !! يا رسولي و حبيبي شيخ الكل شيخ العالم حياك الله
Wxn waxa ad abaarta iyo colaada ugu nooshihiin sxb hablihii Niki naayey rasuulkooda amey hayeh diinta ku bareysa waa teeh mise music yaa xalaal kaga dhigey xaraankaan adiga o kale ayuu meeshaan ka helay o jahil ah Dajaalkaan waqtigusu wa gooban yhy wana u faarujin dunida dibiradan xaraanta ku naaxey
Sxb bahweyn fikirka an ka qaatey hadalkaaga waxa uu yhy inad qabyaalad iyo diinta Adan kala soocan karin xaaraan ku naaxaan rasuulkeena u gafey malin Wala qaban doonaa Lana xisaabin doona asaga iyo kuwa dagaleyba
Subxanallah Ilahaw Nacafi War Shaydanimo Weye Sidan Musikada Shrkh la Mikin muxu Ahaaa Rasulka (SCW)Amantise Way banantahayy Iyo Gabadhisa Fadumo Iyo Asxabtisa Lakiiin Sidan Wa Danbi Cad Musikada Jojoya Ilahay Ha Ino Danbi dhafo
dadka ilaahi abuurtay baaxisaa bin hadii aadan uheyn daliil ha oran waa dandi oo haku Dan baabin arag iskana aamus hadii aad jeceshahay in aan dadka wax usheegto wax soobaro
Hay celin gadaal hooyadeey ayaa tahaye, Faaduma Rasuuleey Adiga awgaa baa adduunyo kaga saahidnay Hooyooy Axbaabta Haaddi Mustaqiim soo jaleec xaggooda hal mar
Aamiin yaa allaah
Masha allah waxaan halkaan ka salaamayaa dhammaan inta jecel ehelka nabiga oo ay ugu horreyso Hooyo faadumo Rasuul. Waxaan u mahad celinayaa alle weyne ka sakow xerta barakaysan ee soo saartay qasiidada hilowgii hooyo faadumo. Allaha idin barakeeyo fadlan noosoo sheega si aan idiinla soo xariirno iyo meel aan xerta kala xariirno insha allah. Soomaaliya waxaa qabsaday wahaabiyo aan caqli iyo iimaan iyo garasho lahayn oo heesaha boqorada sacuudiga lagu ammaanayana ku leh waa banaantahay qasiidooyinka ehelka nabiga lagu ammaanayana ku oranaya waxaa xaaraan. Ilaahay hanaga qabto ku waas waana guul maanta in la hayo voice iyo cod muuqda oo ehelkii barakaysnaa ee nabigeenna NN iyo korkiisa ha ahaatee difaacaya. Guuleysta walaalayaal.
Dhimay wallaal waaba la dilay xaggee la gala xiriirin
Xariirkooda Anaa kuu haayo Oo xaruntii jooga hadeerba bayna sii xoog badan tahay shiikhana dhaxalkiisa ayuuna nooga tagay aan go.oyn ilaa Qiyaamaha 090692817 igala Soo xariir
Maashaa allaah wll.waa sidaa aad u sheegtay.
Masha alah alaha idin xifdiyo wawalalo igu waaliya wan kahlay walh sida sharafta badan o ay u.amanayaan hooyo faadumo rasuul maanta Sharaf ayey ithy madaba aan nasiib uyeshay inan dhageysto amaanta hooyo fadumo rasuul❤❤❤❤❤
P0😊
😊😊p😊😊😊😊😊
A
Amaan bay kala dul dhaceen Gabadha Nabigeena Scw Waan Hubaa Inay Mudan Tahay Amaan
ilaahaw u naxariiso shiikh cabdiweli Nin muslim ah oo afkiisa laga amaan helo ayaanu markhati kanahay...
shiikhaw ka naso dunidaan khariban ee reer galbeedku isteerinka u hayo muslim iyo gaalba.akhiro aya ino ballan ah hadii alla idmo.
Haddaanu shirku ku dhiman Alle haw naxariisto qof muslima ayuu ahaaye. Waxaase qirayaa inuu laxameyste weyn oo codad cajiiba qasiidooyinka saara inuu ahaa dhab ahaan. Laxanada uu sameeyey ee qasiidooyinka aan dhegaystay JIIR, CIGAAL, SAALAX IYO JIIM ma saari karaan,
asc axbaabii waan idin jeclahay ee waxaan rabaa lanbaradiina ee maisiin kartaan lanbar aan idinkalaxariiro?
Qofay melli ucadahy meli ka madow Xaqiiiiiiq Go forward Sheekhul kulli shiikhul calam
Subxaana laah somalida jaahilnima meshey kagaartay haduu sheydaan yiraahda rashuul la soo diray ayaan ahy ama dadka wanaagsan ayaan amaani dad ayaa raaci oo u nacam leyn sheydaankaan galkacya xumaanta iyo umada duufsanaya dadaa u yaqaana waa waa qof wanaagsan u mada islaamka ah iyo diinta u beenta ka sheekaya alaha ka qabta
alle idin cadaab sheekhaan aduun iyo aakhiro aakhiruuba rabey shayaadiin tuna iney wax udhimeen bey moodaan
Madax.macaarid.ma.waayo.allaw.kuu.naxariiso
DEE HADEE LAGU AMAAN LAGAHELO AANAY WAXNA QARXINAYN CIDNAH AFLAGAADEYNAYN EE NABIGEE (SCW) AMAANAYAAN HA ISKAJOOGAAN WARANKII HORE EE SOOMAALIYAYSNAANA WAA SITAAYE.
Allaah haydin ciziiyo aakhirayo adduunba.
Magacii faadumo batuulo nabi ayaad namaqashiiseen dawana u ah quluubta.
Waxaan u arkaa dad quluubta loo iftiimiyay hadaladan ilaahbaa kahadlinaya waa erayo aad u miisaan badan.
Batuulo nabi waa halkaan aalu baytka rasuululaahi ka raacay.
Marka aabbahaa wali yahay
Adne wali aa tahay ilmahaaguna fannaaniin yihiin xaaskaana abwaanad tahay music ku agyaal laxameystana aa tahay sidaanbaa sameysaa !
Alle ilaaheey muxuu Dad u hiilliyay! !!
يا رسولي و حبيبي شيخ الكل شيخ العالم حياك الله
Rasulkaagu waa kuma mise maba taqanid macnaha Rasul?
Waxaa ka wacnayd in uu abihiis Xafidl quraan ahaa isna uu xafidl quraan yahay wiilisuna xaafdil quraan yahay . saas baa ka wacnayd
Wxn waxa ad abaarta iyo colaada ugu nooshihiin sxb hablihii Niki naayey rasuulkooda amey hayeh diinta ku bareysa waa teeh mise music yaa xalaal kaga dhigey xaraankaan adiga o kale ayuu meeshaan ka helay o jahil ah
Dajaalkaan waqtigusu wa gooban yhy wana u faarujin dunida dibiradan xaraanta ku naaxey
Masha Allah waxaan Ku faraxsanhy inuu illhy wali uu kasoo dhex saray bahwenta sacad saciid wankugu faneynaa shiq hory usoco
Sxb bahweyn fikirka an ka qaatey hadalkaaga waxa uu yhy inad qabyaalad iyo diinta Adan kala soocan karin xaaraan ku naaxaan rasuulkeena u gafey malin Wala qaban doonaa Lana xisaabin doona asaga iyo kuwa dagaleyba
Alba Noor diin xagka taqan duli yahow
Beesha hawiye sacad waxan maqli jiray waa dad aan isqaban oo hortaa banaan ah maanta ayay cadaatay bal fiiri waxaas diintii awalba somali ka dhaxaysay ayaan heshiis lagu ahayn cajaaib.
Niñkani.wuxuu.ahaa.awliyo.alle
libaax libaax dhalay geesi wale , kooxaha shabaab iyo kooxaha xagjirka oo dhan aynu wadanka ka ciribtirno
Aabo allah kunaxariisto
Somali Dhise wey macaradaan Dumiyena wey amanaan. Wanaag saalax ah markey arkaana wey qaracmaan. Dhulmigooda iyo hadalkoodaba yaa la qiimeen ee meesha hooshiina ka wata.
Balo ku qaadey xayawaan
Xagee wanaagu yaalaaa wad ka shekeyn doonta duligaan afka uusa leh raadkisa
Masha allaaaaaaah
Illaaaahy ha idiin xifdiyo
Laxanka, music, iyo heestuba caadi maaha...
𝘀𝗰𝘄
#KOOXDA_HAADDI
Horay u socda
Aad baa idiin taageersanahay
☑☑☑☑
Guulaysta
Subxanallah sufiyada sacad baladan inay soo wadan wa umaleynaaye war karara galkio sheidaanka mushrikaan fadumo maxay haysaa ayadaba waa adoon alle leyahaye
Wax afka CAD Maxay leeyiin,
Asc sheekh c.wali fanaa alaha ku jiseeyo Aamiin Aamiin
Shey daankaan alaha qabto oo duliga ah inshallah
Hees wa xaraam subxnaallah waxa rasulka rali ka aheen waye. Allah waa idin sualaa
Maaashaa alh waxaa hubaal ah in eey mudan yihin in aaan uwada mahad celino dhamaan shiikha iyo xertiiisa waaa mahad santihin sayidii sheikh abdi weli alaha idin dhowro sida uwada amaanta nabiga csw iyo sayidu nisaa binta rasuululaahi
Mida kale waxaan baaq u dirayaa munafiqiinta diidan amaanta nabiga csw maanta maalin aaan eheen ayaa laga eryi doonaa xowlka xabiiibka alaha kafogeeyo naartana alaha geliyo inta sheikha iyo xertiiisa aflagaadeeyso bucdan
Waa lunsantahay hada heesta xaq uqabto
@ismaaciil yusuf saxiix ustaad shiikhu waa shiikheyga intaad sheegee isaga baa adillah noo siiyay nacam .
Subxanallah Ilahaw Nacafi War Shaydanimo Weye Sidan Musikada Shrkh la Mikin muxu Ahaaa Rasulka (SCW)Amantise Way banantahayy Iyo Gabadhisa Fadumo Iyo Asxabtisa Lakiiin Sidan Wa Danbi Cad Musikada Jojoya Ilahay Ha Ino Danbi dhafo
Allaahu akbar
Gabdhihii niikiyee nabigooda amaanay wale sacadow warbaa keenteen.
Asc
Reexaan janoow rabigeen ino geeyeey
caashir cusub miyaa
Waaw
Dharkooda aanka heley ani
Maasha ilaaahey cadaabtiisa sameysay suu kuwaaan io kuwa lamiduu sameystaye
MxY dambi kujiraaan😶😶😶
Ma fanaantii yar yarka ahaaa ee ree sacad baa bashaala ilma aderayaal hhhhh manta hor weynku wuu dheeelayaaye LA yaabi maaayo waayo laab saalax ayuu noo ma talayaa hadaa nahy ree galmudug
Kkkkk astqfrllah aan aragno halkuu xalku ku dambeeyo
Ilaahow cadowga ka ilaali
Aqiro qof aaday wax mahinjisa sheko qabyo hool daran falkiska ragina qabyada soogalay kebadaran kanisad sexo iyo qabya wado jebka gacanta iigali balad nado ah kuwa dakadaha talefon halodiro eenadada halagashureyo sida lafta inta eey gooyan wixi kuqaldamo malaha kubitar misjidka leh
Waranka maxuu uhaystaa
Hees cusub oo hada dabka lagasooqaaday ayaan ufahmay "hilow baan qabaa"
War qofyahow amaan sii qasiidada
Hilow baan qabaa waa qasiido aad umacaan oo lagu amaanayo hooyo
Faduma rasuul csw hadii aad dhageysato qasiidada hilow baan qabaa muxibo baa ku galeysa iyo jaceylka hooyo faduma rasuul csw
Hilow baan qabaa codadka waa Shaafici sheykhul kuli iyo axmed Sacid sheykhul kuli allow idiin xafid
Shaafici sheykhul kuli iyo axmed sacid sheykhul kuli
Shiikhul kuli shiikhul caalam na janadii fardowso alle hageeyo
@@cabdikariincumar4827 intadhimatay ilaah haunaxariisto marka hore muuqaalkaan 2018 ayuu ahaa xiligaas ayaa qoraalkaas ayaan qoray adna hada 2020 reply soo gashay intaas ayaa tusaale nogu filan inaanba iskudhaweyn labadeenu mana rabo inaan hada kadoodo sheeko labasano kahor aheyd waa caasho garato qaf kasto ayaa fahmaya farqiga u dhaxeya "hees" iyo "qasiido"
anagaa yaab aragnay
Somaliya masanaa udanbeysay iskuyaca iskudeys awal waxalaka ahaa.faniin iyo.injecleyd iyo.indhageysata Xududayajirtay akhirusaban
Masha allah
kuwa safka danbe safan
qaarkood waa reer miyi lasoo qasbay
Beenley sheydaan ah
𝗺.𝗮📿
Waa jaahiliin isutimid xitaa aan caqligooda adeegsanayn dulinimo meshay kagareen yar iyo weyn ibliskan ayaa duufsaday Allah soo hanuuniyo cawantan.
😢😢😢😢😢😢
Daqiiqada 17:00 kulahaa Gabadh yar oo lix jir ah Baa ilahay iigu soo dhex gabaday . yaab wuxuu rabaa in uu inaga dhaadhicyo in ilahay gabadh yar soo dhdex galay oo uu kadib isaga la hadlay , hadana sheekada wuu badalayaa oo wuxuu dhahayaa gabadha yari waxay igu tiri waan ma i taqaan , saa yadii baa isu jawabtay oo tiri adana ima taqanid ana kuma aqaano kkkkk ilahay baa labadenaba ina yaqaan . waar nin kani horta mxuu ka hadalaaa ?
Fanaan niinta sanadka 😂 iyo abwanaka sanadka horeey u socda 😂😂
😂
Wilka yar codkiisa mac waaye 😂😂 dalmar yare iyo kwa badan wuu daaama heeso jacel muu so qaado 😂
Somalidu waxa laga dhaadhiyay in hadii afcarbeed lugu heso Khayr iyo wanag lugu garayo Afsomaligu xaaran yahay
Saxiix
Kkkkkkk wara deeganka maxaa gaajo taalo,wixi wx siiya u ilaah bn filaa
dadka ilaahi abuurtay baaxisaa bin hadii aadan uheyn daliil ha oran waa dandi oo haku Dan baabin arag iskana aamus hadii aad jeceshahay in aan dadka wax usheegto wax soobaro
subxaana allh
Tanna wey inoo dambeeysay wadaado dadka wacdiyaan arki jirnee kan hadda gadhka weyn umadda ku yaldayaa miyaanu allh ka cabsanaeyn lkn halkuu joogo dawlad iyo bolis wax ka qabtaa ma jiraan miyaa
Waa Astaamihii Aankhir samaanka
maxabada
*wadaadkii janno kabooooooooood*
dhalinyaradu ninka waxay u amaanayaan sidii uu nabi yahay. tani waa shirki aad u weyn. see waxaan u aqbaleen umada ku nool soomaaliya.
Subxanaka yaacadhiim, horta inuu jaahilweyn Yahay isagaa afkisa kaqirtay, marka uu kahadlayo gabadha yar wuxuu dhahay " armaa illahay iigusoo gabaday gabadhaan yar" waa dambi kaba,ir.
shaydaan
Adigaa sheydaan ah xaaraanyahow
Ugu horeyntii allow janadii fardowso
Geey shiikh cabdiwali shiikh cali Cilmi yare shiikhul kuli shiikhul Caalam
Dadka caytamahaya waxaan leeyahay amaan siiya shiikha iyo xirtiisa u na sooduceeya in uu ilaahay qabrigiisa u nuuriyo janadii fardoso na ilaahey geeyo
Masha allah 2 wiil ee hada nool qadaysana qasiidada hilow baan qabaa wana shaafici sheykhul kuli iyo axmed sacid sheykhul kuli allow Idiin xafid shaafici sheykhul kuli iyo axmed sacid sheykhul kuli abihiin ahaana shiikheynii shiikh cabdiwali shiikh cali cilmi yare ilaahey janaadii hageeyo aamiin aamiin aamiin aamiin allow yaaraxma
Allow idiin xafid dhamaantii haaddi mustaqiim
Hehehe xerwalan weeye nin lunsan o dadka luminyaa
Maskiin kuwan odaygan waxba aan samayn karin ay iska adeeceene dajaal haduu imado samado U amro inay roob soo daadiso horay ay karacayaan
Illahow xaqa tus waa dad ashahadanayo oo lunsan illahow adiga hanunka leh
walaal alshabaab u ducee iyo xagjirka iyo kuwa dumarka ku mashquula
Galkan ana dilayo
Kkkkkkkkkk sxb waa abwaanka sandka haa naga dilin 😂
MA ALSHAYDAAN BAATAHAY AYAGAA DHIIGA MUSLIMIINTA XALAALSHADEE
@@mm.joseph4351
Yaa Muslim ah mase taqaanaa micnaha Muslim mise bahweyn sacad sicid maxamada aya tahey
Ileen Muslim iyo astaantiisaba Uma jeednee
@@albanoor8535 NAA QOLADAA AAD SHHEGAYSO MAGARANAYO EE MACNAHAA MUSLIMNA AANAA AH ALXAMDULLILAAH EE ADIGU ALSHAYDAAN MA QOLADIINAA
@@alfanaansuperdayaxdalnursh811 Wadaadnimada waa ku dheelay lkn Cabdiweli laxameyste iyo halabuur weyn buu ahaa oo docdaas dalka ku anfici lahaa. lkn bad buu galay iyo inuu diinta ku dheelo. Waa geeriyooday Alluu hor joogaa maantaba oo camalkii waa go'ay wuxuu shaqeystayna waa helayaa shar iyo kheyr.
wlhi waa gaaalo cidi ku tagersan xita waa gaalo lacnatullahi caleykum😡😨
Kuwa ilaahy iyo shaydaan baa waalaala ah yiri baa isleedihiin sxb
Fanaaan.inuu.noqdo.yuu.ciil.uqabayodaygan.waalan.muu.utago.kuwa hargaysa.ka.heesa.oo.ku.biiro intuu.diinta.ku been.abuuranayo
Shaydamo galkacyo jogan
Adigaa sheydaan ah amaansii muslimiinta
Dhinbaal naara ninkii loo dhigaaliyo dariiqada c.qaadir ayuu dacniyaa hadaanad garaneyna tasawuf iska nabad gali