Gabaldaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 168

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 5 ปีที่แล้ว +9

    ilaahaw kelmadaada nagu dil sida shiikh cabdi wali shiikh cilmi yare...aaaamiiin.aamiin.
    ilaahay hakuu naxariisto adeer/shiikh cabdi weli nin kaalin walba buuxsha ayuu ahaa oo Nabada jecel..
    aduunyadaan casar joogtada ah ilaahbaa kaa kaxeeyey .ﺭﺣﻢ ﺍﻟﻠﻪ ﺃﺭﻭﺍﺣﺂ ﻛﺎﻥ ﻭﺟﻮﺩﻫﺎ ﻓﻲ ﺍﻟﺪﻧﻴﺎ ﺟﻤﻴﻶ

  • @nouhyonis6422
    @nouhyonis6422 5 ปีที่แล้ว +2

    Afxumayaasha iska jira garnaylada. Dhasha awliyada lama caayo. Waa ceeb. Waligay gaalkacayo ma arkin. Insha alah waan idinsoo booqanaay. Xerta sheekha.

  • @ciisecabdi3015
    @ciisecabdi3015 10 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow raxmaanow shabaab dhulka la jar oo gantaalada sheikha ow riday ku garaac❤❤

  • @zamzamcilmi5681
    @zamzamcilmi5681 2 ปีที่แล้ว +1

    Waligi ebe o ka orad badan malintu nola manta Nolozhodu io dhimshadu wa isku mid manta xata way Nala joogan Ha ku dalina Awuliyada Ilhy wayno shaqaynyan nagama dhintan awuliyada ilhy Kuwa dhinta wa jahilinta an wxba ka aqoon awuliyad

  • @abdirahmanaliabdille3843
    @abdirahmanaliabdille3843 5 ปีที่แล้ว +3

    labadan will cod qurxoon ayey layihin Allah dhowr wxan fillah iney nolyihin.

  • @zakariaabdirahman8428
    @zakariaabdirahman8428 5 ปีที่แล้ว +1

    Marxuunka wiilka shatiga gaduudan wuu jeclay, wala daremi karaa.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 2 หลายเดือนก่อน

      Yarkaas shaatiga guduudan ma dhintay; mise waa ka badbaaday qaraxii wll haddaad war ka haysid.

    • @Hassan_haji.
      @Hassan_haji. 22 วันที่ผ่านมา

      ​@@AbdiazizSaidAhmed
      Wuu ka bad baaday sxp
      Hadana wuu nolyahay

  • @haldoorofficial8011
    @haldoorofficial8011 3 ปีที่แล้ว +1

    kugaaac garnaylada

  • @ahmed-jm6di
    @ahmed-jm6di 2 ปีที่แล้ว +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه
    فسيح جنانه مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن آولئك رفيقا
    وعظم الله اجر المسلمين اجمعين بهذا المصاب الجلل
    ونفعنا بعلومه في الدارين آمين
    وابدل الامة الاسلامية خيرا منه
    وحفظ الله علماء الامة الاسلامية
    آمين

  • @abdirahmanaliabdille3843
    @abdirahmanaliabdille3843 5 ปีที่แล้ว +4

    sheikha Allah u raxmada halki u dhariqada ogatagey ange aye kasiwadi dhono I.n.

  • @mohammedabdul1059
    @mohammedabdul1059 6 ปีที่แล้ว +2

    Almurshid Alsheekh Sayidii Cabdiwali Cilmi Yare makaan walba iyo waqti walba oo aan joognaba macigaaga baa ahaanay Sayidunaa Ilaah SWT baa MAHAD u sugnaatay oo naga yeelay kuwii ku raacay, MaashaAllaahu Kaana

  • @zamzamcilmi5681
    @zamzamcilmi5681 2 ปีที่แล้ว +1

    Seefti sayd cali ba shaqybse E Labad af lahyd ba shaqnysa khayiminti Wxz samyay way ka muuqan doonta ubaxa ka hadhy sheekhi Ehel janihi ha cabsanina wa laydin grab jooga hooyo wan idin salamy Awuliyada Ilhy sida ayay u dhimta jihadka Wanan layidinka horeya Laydinka danbeyan Wad mahzanitihin wanad salaman tihin ha Kala daaadnina isku xidhnada Cadwugana ha u jabina

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว +2

    Aniga.quraan.ma.dhigan.shiiqan.sharaf.ayuu.la.yahey.wilka.yar.cod.wanaagsanaa.

  • @maxamedsalad2609
    @maxamedsalad2609 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Alaah

  • @cabdiqaadir4072
    @cabdiqaadir4072 6 ปีที่แล้ว +7

    Yarka shatiga gadudan 😍😍 codkisa kama dhargo asa ucod macan xetta ebow

    • @MsQeyliye
      @MsQeyliye 6 ปีที่แล้ว +3

      WLHI MEELKASTUU KUJIRO ANA SAS AAN AHAY KAMA DHARGO WIILKAAS

  • @balariaraktidada9877
    @balariaraktidada9877 5 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi ha idin naxariisto gacan idinka gar daran aya idin dishay

  • @mohamadgeele3760
    @mohamadgeele3760 6 ปีที่แล้ว +11

    وكلمة الله هي العلياء

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 6 ปีที่แล้ว +1

    Alfanaanul Sheikh, Musikiiste Cajiib ah na waad haysataan

  • @abdullahiahmed7660
    @abdullahiahmed7660 3 ปีที่แล้ว +1

    صلوات الله وسلامه عليك يا شيخي و أستاذي و مربي الشيخ عبد الولي شيخ الكلّ

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 6 ปีที่แล้ว +3

    anigu waxaan joogaa magaalada *burco* waaan ogahay bidcada aad uunka kuwadaan *hadaaan idinladagaalamiwaaayo sidiiii qawmu caaad ilaahay ulaaayey*

  • @alfanaansuperdayaxdalnursh811
    @alfanaansuperdayaxdalnursh811 6 ปีที่แล้ว +8

    Cunuga yar ayaan ku heesta cod macana mashaalah

  • @crisaaqcrixmaan2429
    @crisaaqcrixmaan2429 6 ปีที่แล้ว +5

    wiilka yar cod ayaa ilaahay siiyey fanaan wayn ayuu noqon karaaa

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 ปีที่แล้ว +1

    quraafiste ayuu aha😁 naarta allaha ku fogeeye

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 ปีที่แล้ว +2

    2wiil may dhinteyn mise way noolyihiin?

    • @qadromaxamuud6953
      @qadromaxamuud6953 2 ปีที่แล้ว

      Wiilasha wanool yihiin hanaga cunin alx qarixiina kuma dhiman alx ani mar walbo digrigan waiska dhageesta yaqey

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 6 ปีที่แล้ว +13

    alle kudil hadaaad igu taageersantahay *like me*

    • @maryamabdi7099
      @maryamabdi7099 6 ปีที่แล้ว

      CaliSharma'arkE mmfZfffzffffff

    • @hamda114aweys6
      @hamda114aweys6 6 ปีที่แล้ว

      anaa kula diyaar ah xageen ka bilaawna

    • @shankaroonahmed6809
      @shankaroonahmed6809 6 ปีที่แล้ว +1

      Ugu danbaynti waa la kharijiyey

    • @MAHIIGAANCALI
      @MAHIIGAANCALI 6 ปีที่แล้ว

      @@shankaroonahmed6809 allahu akbar wll alxamdulilaah

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 6 ปีที่แล้ว

      Afkaa ciida loo daray

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 6 ปีที่แล้ว +3

    Horay u soco shiikhunaa

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 6 ปีที่แล้ว +3

    YAAHUU SHAYDAAN UMMADDA KA FARIISO HA FIDNAYNINE FUXSHIYAOW SOCDAA ALOW SHARKAAGA IYO FUSQIGAAGA ALOW SHACABKA DHAAFI AMIIN YAA RABI YAA ALLAAH AMIIN DHOOLA TUSKA AY SOO BANDHIGEEN DAWLADA REER GARBEEDKU MIYAAD DHALINYARADA KU INDHA SARCAADINAYSAA WAR WAAYEEL QARIBAN BAA TAHAY ALOW NA KAA DHAAFI HADAADAN KHAYR LAHAYN OO AADAN TOOBAD KEENAYN ALLAA YAHDII

    • @aaminaaali248
      @aaminaaali248 4 ปีที่แล้ว

      Yaahuu laguyiri adgu ba Naga aamus

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 6 ปีที่แล้ว

    Shayaadiin ilaahay kafurtay oo kaafiriin ah ilaahay gacantiisa haydinku halaago adinka iyo kuwa idin caabuyba oo kaafiriintaa aamiin yaa alaah

    • @zamzamcilmi5681
      @zamzamcilmi5681 2 ปีที่แล้ว

      Awuliyada ilhy ha fara gashan o ha ku wayin lafaga Nin an wxba ka garanyba Awuliyada wx ka sheega

  • @goodperson.870
    @goodperson.870 6 ปีที่แล้ว +2

    Tana igu jeclahay ani. Canada ka so cashaqay

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 6 ปีที่แล้ว +2

    somalidu masidanay muslum ku yihiin allow sohaday

  • @qarandoonmedia829
    @qarandoonmedia829 6 ปีที่แล้ว +1

    ninkaan waa waalan yahay kulahaa bariga dhexe hal tilaaban uqaadin

  • @faaraxciise6274
    @faaraxciise6274 6 ปีที่แล้ว +1

    لاحول ولاقوة الى باالله oo 2018 miyey jireen dad sidaa udiin la 😨😨😨

  • @calijeey7750
    @calijeey7750 6 ปีที่แล้ว

    Calan faransiiko muxuu ahaa waaba fahmi waayee kuwaan allow soo hanuuni

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 5 ปีที่แล้ว +2

    Daqiiqada 2:22second ku lahaa
    " ILAAHOW SHIRKIGAAS BAAD NAGU OG TAHAY" war bal ila dhegaysta ma dhegahaygaa mise ninku waa u bareeray inuu dhaho ilaahow gaalnimadaas baad nagu og tahay; shirku waa gaalnimo.
    Hadduu eraygu yahay sidaan u maqlay waxa dhab ah inuu dad ku qancinaayo mashruuca watay oo la rabo clip kasta eray diinta wax ka sheegaya in lagu dhex qarsho lkn aan caamadu markaba ku fahmin Cabdiweli.
    Cabdiweli cilmi baadinkaan aqaan iyo waxa qarsoon; cilmi baadin Eebbe keliyaa yaqaan; afart wiil ee Galkacyo ku diyaargaroobay 6dii subaxnimana gaariga meesha dhigtay ka dib kan kale soo kaxaystay haddana kii hore qarxiyey xuu tolow xataa guuxa gaariga u ogaan waayey ileyn salaad subax tukaye.
    Mise waxaa dhab ah inuu yiri salaaddii waa nalaga kor qaaday annaga subxaanalahaa; caabud rabbigaa iillaa geeridu kuu imaaneyso; shiokh iyo shariif qofna salaad lagama dhaafi karo. Cayaaraha odaygay ka mid aheyd inuu dhaho Cilmiyo dadku aqoon baan aqaan.
    Qof si gaar ah Alle waa u siin karaa karaamo gaar ah lkn saan aaminsanahay waa qof dhowrsoon; caabid ah; dumar iyo rag is dhexgelin; balwado iyo balaayo markuu cuno malaaigta ku dhibtoonayaan afkiisa gelin; u go'ay Alle caabud.
    Qofka saas taqqi u ah baan xata sheegan karin karaamo iyo barako ui dadka dheer yahay; bal dadkii horee fiicnaa waaba dhuuman jireen si aanay u noqon dad ummadda ka dhex caan ah.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 ปีที่แล้ว

      War nin yahow wan ku celceliyay kalmada ayana la yabay

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 6 ปีที่แล้ว +1

    Halaag aduun iyo mid aakhiraa idiin sugnaaday ilaahay dhulka idinla gooy umadana idinka qby

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 6 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk Shiiqa xertiisa sida ay timaha u xiirteen

  • @alfanaansuperdayaxdalnursh811
    @alfanaansuperdayaxdalnursh811 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk abwaanka cusub so dawow waa nigu so biri raba intee nigi la so xariira.

  • @aaloowyare6970
    @aaloowyare6970 6 ปีที่แล้ว +6

    Sheekada dagaal miyee gaartay 😂😂😂

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkk maxaa meesha sheeko baraleey iyo shirki la isugu keena

    • @aaminaaali248
      @aaminaaali248 4 ปีที่แล้ว

      Adaa haysi shirki daalimadyahay ishubso

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 5 ปีที่แล้ว

    Waa heestuu usku tafaafulay macaal wuu sii dardaarmay Ilaahay baa xaalkiisa og isagaa isku garaacay gantaalaha

  • @mshuurshe
    @mshuurshe 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk saanna waa jirtaa belse aniga kugu dambaabi maayo

  • @najmaosman5982
    @najmaosman5982 6 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waa siyaased meeel ayeey ku socotaaa! Ee waa halkee habargidireey? Yaa lagu garacayaa garneylada?

    • @aliwacays3361
      @aliwacays3361 6 ปีที่แล้ว

      majeerteenka ayaanu ku wadnaa

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 6 ปีที่แล้ว

      Ali Wacays maya maya kadaa. Majeerteen waa walaleheene

  • @mohamedabdirashid8544
    @mohamedabdirashid8544 6 ปีที่แล้ว +1

    wlhi wa xarfan isfahantey qalalad yar ba ku jira in lagala taliye u bahanyihiin

  • @mahamoudgaas2611
    @mahamoudgaas2611 5 ปีที่แล้ว

    Ala ha u danbi dhaafo marxuumka.

  • @caashiqanabiga7013
    @caashiqanabiga7013 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaaaaaaah
    Cajiiiiiiib
    Horay u socda
    #HAADDII_MUSTAQIIM

  • @alwayshappy9205
    @alwayshappy9205 6 ปีที่แล้ว +1

    Jirkiisa inteey taabtaan ayeeey madax marsanan weey barakeeesanaaan allaahu maa najnaa

  • @basi5860
    @basi5860 5 ปีที่แล้ว +1

    ninkan waa xanuunsan yahay

  • @ShamisDuceeye
    @ShamisDuceeye ปีที่แล้ว

    M.a ❤❤❤❤

  • @mohamoudomarasawe5981
    @mohamoudomarasawe5981 5 ปีที่แล้ว

    Tolow labadaan wiil madhinteen?????

  • @moonsun8500
    @moonsun8500 6 ปีที่แล้ว +1

    geesi geesi dhalay , maasha allah aynu wadaNKA ka nadiifino wahaabiyada , wadanka ku soo duushay , WALEE NASHIDADA AFSOMALIGA AYAA KA WACAAN TAN AFCARABIGA , MAASHA ALLAH , ALL WAHABI GO THE HELL

  • @Hanshifarah
    @Hanshifarah 6 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu yiri orgiga iga ridu waysku niikiyaan gabdhuhuna sidoo kale ayay uniikiyaan hadalkaasi wuxuu cadayn inuu hablaha kadharqaday uuna kuniikiyay isagu.

  • @hanadaadan7080
    @hanadaadan7080 6 ปีที่แล้ว +2

    Walee wa yaab dadka miyee walan yihiin illen maba fiyoba waayo waa dad dalan oo ben iyo bogo bogaan iskugu yimid ee dhalinta yaryar waxaa idin leyahay bal dinta iyo kutabta dib u aqriyoo waxaan aad shegesaan meshee uga jiraan kena illen waxkasto xoog maahee waa nastexo mida kale nin ninkaan dila oo isku qarxiya majiro miyaa

  • @boqormustafe2135
    @boqormustafe2135 6 ปีที่แล้ว +6

    Anigu kooxdan ayaan ka mid ahay . UK London

  • @adnanapokar5790
    @adnanapokar5790 5 ปีที่แล้ว +1

    Adaa maanta lagugu garaacay garnaylka iyo madfaca iyo rasaasta badil baaadil dhalay qoorta in lagaa jaro bay ahayd walahi ciil badana maydkaada xitaa waa cuni lahaa

  • @jamilaaziz6816
    @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

    WAA RUNTAH BADADA LAMA GALI KARO WARKAAGU WUU CADYAHEY BALAN WAXAA EH IN LAGU JIHADO HADADAN JOJIN DADKA AAD BADIYEYNEYSID IYO DIINTA AAD KU BEEN ABUURANEYSID

  • @qadarall3571
    @qadarall3571 6 ปีที่แล้ว

    I like the music TO honest it's really nice

  • @inaururcade9717
    @inaururcade9717 6 ปีที่แล้ว +2

    Gaalyahow dadka ha qaldin

    • @cawoaxmed7926
      @cawoaxmed7926 5 ปีที่แล้ว

      Ina urur cade hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @saadoahmed3227
    @saadoahmed3227 5 ปีที่แล้ว

    he no more Mashallah

  • @saadoahmed3227
    @saadoahmed3227 5 ปีที่แล้ว

    No music

  • @sahroyusuf1244
    @sahroyusuf1244 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah allow noodayso shiiqeena

  • @jamilaaziz6816
    @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

    WAAD MAQLEYSA INUU YIRI WAXEYSA GARAN CULUMADII HABARGIDIR TAAS WAXEY CADENEYSAH IN CULUMAD HABARGIDIR KA SOO HORJEDAN GAAL NIMADISA QOF DIFACAYO MA JIRTO U IMADA EE QORTA KA JARA CAALKA AAD NOO SOO HUBEYSEN FARMAJO IYO KHEYRE IYO KENYA IYO ITOBIYA WAXEY RABAN INEY IS LAYAN DADKA MESHA DAGAN ARINTA WEY FASHILMATEY

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 6 ปีที่แล้ว

    War waxaan duligaa intaanu ciyaalkan haleyn maa laga qabto shayaadinta,meeshan dad muslina kuma noola miyaa

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 ปีที่แล้ว

      marian goorme ayaad wahabi noqotay adiguna , qunyar socod ayaanba ku moodayey

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 6 ปีที่แล้ว

    Kuwaan waa dad waa lan oon diina shaqa ku laheen

  • @jamilaaziz6816
    @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

    WAR GAALYAHOW SHEKADA MA GANTAL BEY MAREYSAH WALLAHI WEYNU KUGU JIHADENAH

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 5 ปีที่แล้ว +2

    2:22 ilaahow shirkigaas ayaad nagu'ogtahay ayuu leeyahay...kkkkk

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 5 ปีที่แล้ว +1

      Ibrahim Abdulle
      Shirki ma uusan oran ee wuxuu yiri silkigaas ayaad nagu og tahay waa kalimad caan ah oo ay dariiqooyinka isticmaalaan.

    • @balariaraktidada9877
      @balariaraktidada9877 5 ปีที่แล้ว

      Silki bu yiri wana xiririn

    • @yusufshiikh3909
      @yusufshiikh3909 5 ปีที่แล้ว

      Shirki maahan waa silki Oo Ah ilaahow jidkaas Ayaa nagu Ogtahay oo Ah وجعل كلمة الله هي العليا jaahiliin yahay wax soo barta

  • @Hanshifarah
    @Hanshifarah 6 ปีที่แล้ว

    Riwaayad hadaad maqashid waatan, waa dad dhamantood royo kujira, xitaa aan caqligooda kaashanayn. Habar fadhida lagdid lafudud, waramada maa garnayl noqday ileen hubkale ugamajeedna mesha.
    Jahiliil mashruuc diinta kusooqaatay.

  • @yonisabdullahi1055
    @yonisabdullahi1055 6 ปีที่แล้ว

    NIN WALAN O CAAMO AAN WAXBA GARANAYN HELAY KKK ( INU CABSAN YAHAY BAD MODA

  • @xabeebchannel1419
    @xabeebchannel1419 6 ปีที่แล้ว +1

    subxana allh

  • @crisaaqcrixmaan2429
    @crisaaqcrixmaan2429 6 ปีที่แล้ว

    horay usoco shiikh

  • @adnanapokar5790
    @adnanapokar5790 5 ปีที่แล้ว

    Niikada ayaaba luqatan iyo wa istilaxan losameyay 🤣😂🤣

  • @calijeey7750
    @calijeey7750 6 ปีที่แล้ว +1

    subxanallah

  • @bashiircali9738
    @bashiircali9738 6 ปีที่แล้ว +1

    ycni siden idinla soxidhidhikadhaa plz

  • @jamilaaziz6816
    @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

    NINKAN WUXUU WATAH DAD QABIIL KASTA LEH WAXAA KU JIRO KENYATI ITOBIYAN JABUTIYAN ILITERIYA SOMALI OO IDIL QABILADODA MARKA NINKAN WAA FIRCONA UMA SHIICO UU WATAH IRAAN AYAA LACAG IYO HUB SISO MARKA HAL CID ARINTAN UMO TALO WAA IN LAGU JIHADAH

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 6 ปีที่แล้ว

      Jamila Aziz beenta joogi kenyaan iyo itopian maxaa keenaya galmudug. War ninkaan dadkiisa buu la jogaa cidlaana uma baahna. Waxaad ba ka hadleysaa jareer iyo sakadhuudhi. Marka is deji. Dhul somaali baan ka hadlaynaa now kenyan iyo qurun

    • @sakariyefiqi1616
      @sakariyefiqi1616 6 ปีที่แล้ว

      waxaan caruurtiisii waa wada wacal kun naag meesha ku fuulaa uu san qabin subxaanallah

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 6 ปีที่แล้ว

      Sakariye Fiqi oo adigu hada waxaa iska dhigeysaa qof ilaaah u dhow tabarta ba’aday! Adeer is xisaabi adigu inta aadan cid wax kasheehin!

  • @bashiircali9738
    @bashiircali9738 6 ปีที่แล้ว

    bariga dhexe oodhan haltilaab ayaan kuqaadaya kkkkkkkkkkkkkk

  • @farxaanzaki5588
    @farxaanzaki5588 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah shiikheygoow
    Inaad adduunka dhan hal tillaabo u qaadi kartid anaa marqaati kaaga ah
    Cabdiwali daweeyoow ilaah kugu ciseey sheey wal.

    • @hamda114aweys6
      @hamda114aweys6 6 ปีที่แล้ว +1

      alla maxa dhunsan tihiin odaygaan godka naareed idiin wada iska qabta gaalka

    • @shankaroonahmed6809
      @shankaroonahmed6809 6 ปีที่แล้ว +1

      ahmed abukar kaka maanta ayaa la kharajiyey haduu awood lahaa muxuu isku difaaci wayey

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk awoodii aaway

    • @hamda114aweys6
      @hamda114aweys6 6 ปีที่แล้ว

      farxaan zaki manta odayga muxu shababka uga fakan wayay muxuuna gantaalo ugu gami wayay.😁

    • @cabdulaahicali11
      @cabdulaahicali11 5 ปีที่แล้ว

      badriya ahmed wax kalaa tahay😂😂

  • @mudugalibow6168
    @mudugalibow6168 5 ปีที่แล้ว

    shobxanallah

  • @jamilaaziz6816
    @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

    MAXEY SHEGAYAN MA FAHMIN KUWAN WAA OROMO NOOLA KENTAY WAXAA MESHA KEENEY OO HUB IYO LACAG SIIYO FARMAJO IYO KHEYRE IYO KENYA IYO ITOBIYA OO RABA IN LESLAYO

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 6 ปีที่แล้ว

      Jamila Aziz hadaadan fahmeyn adigaaba oromo ah. Marka meesha iskaga dag nayaa urto

    • @jamilaaziz6816
      @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

      @@najmaosman5982 CAQLIGA KA SHAQEY OROMO IYO SOMALI YAA URAYA UR DAD HA KU SHEGIN INJIRLEYAHEY

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 6 ปีที่แล้ว

      Jamila Aziz nayaa ma oromaad hada i faninee nacalaa jareertii idiin dhashay ku yaal. Qurmuune yaaal.😂😂😂 hilibka ceyriin iiga waran? Alaa ilaahow somaali qeyr sii

    • @jamilaaziz6816
      @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

      @@najmaosman5982 WALASHEY HAGU QALDAMIN WAXAAN AHEY INA ADEER TAHAH

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 6 ปีที่แล้ว

      Jamila Aziz ee marka maxaad ulee dahay ma fahmayo waxa ay ku hadlayaan! Waaba yaabay waxaan is iri meeshu waa meeshii somaaliga sax da ah looga hadlayee ma qof fahmi wayay baa jira!

  • @anfacqadar3495
    @anfacqadar3495 5 ปีที่แล้ว

    🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙

  • @mudugalibow6168
    @mudugalibow6168 5 ปีที่แล้ว +1

    cimrigisa allahagabiyu

  • @kariyahadadayar8240
    @kariyahadadayar8240 6 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk aaway shawaabkii

    • @quruxsaninacabdi3722
      @quruxsaninacabdi3722 2 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadaaa😏😏😏😏😏🤫🤫🤫🥱🥱🥱🤔🤔🤔🥱🤮😫🤮😫🤑fer wajoogana ey nada aanka harsaney mar walbo aan dhageesto qoranlkaga uma bagin iisheeg meesha joogto ani galkacyo galmudug jooga balan waye ciidankeyna kuuadeegsaneyna adi iyo alshabaab waxba nagama qadi kartan hada wallatan xita shiq kuli allaha unaxariisto qabriga Allaha uwaasiciyo ey nagadhamow hadii kale sheeg meesha joogto Ana shaqadada aqaano 2018 aa lasodhigey digrigan Mar walbo wadhageesta maxa kaqaba karta wakucuna hadii kale dhamad yeelo ciyalada lama shekeesano

    • @qadromaxamuud6953
      @qadromaxamuud6953 2 ปีที่แล้ว

      @@quruxsaninacabdi3722 sas waye qali

  • @moonsun8500
    @moonsun8500 6 ปีที่แล้ว

    nabiga cida ceyda maalinkasta waa salafiinta , miyaanu sheekh umal dhihin nabigeena ayaa injir lahaa , iyo nabiga la sixri jiray , kuwan saliga nabiga diidan miyeeyna wahaabiyo aheyn

    • @mB-ro8er
      @mB-ro8er 6 ปีที่แล้ว

      Umal kaliya maaahan ee kitaabahay ugu qoron tahay waxaas iyo wax kaliita

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 ปีที่แล้ว

      +m B sxb waa runta , dadkaasi waa qudhun qashin ah , walina waxaaba ka daran diinteena magac xumo ayeey u soo jideen , diinteene waxey ka dhigaan mid aan qimeynin bani aadnimada , xuquuqul insaanka , mid aad difaacin xuquuqda dumarka , inta aan dhul marayay meelkasta oo aay wahabiyadisi joogaan dagaal , dhibaato , isku dhac dimeed ayeey ka sameyaan , waxaaba ka daran naceybka ay u qabaan firqadaha kale ee islaamka ,

  • @jamilaaziz6816
    @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

    NINKAN FIRCONKA WAXAA UDOO DAGO HUB JAAD UGARA IYO LACAG MARKA ARINTA WAA ARIN WEYN SOMALI OO DHAN BEY UTALAH

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 ปีที่แล้ว

      horta yarta ninkaas oo cid dhibaya , oo cid aflagaadeynaya wali maan arag , xaaa been ayaaba laga sameeyay oo la dhahay nabi buu sheegtay , xataa maalin dhaweyd cajaladiisa ayaa la soo goyay oo la dhahaya nabi muuse ayuu sheegtay , markaad wada dhageystidna been bey noqotay , anigu ninkan waxkasta kuma raacsani , laakin isaga ayaa ka doorbidaya culumadan wahaabiyad ee kolba 3 dumar iska rara , oo maalin habeen ka hadla gabar sida waaye iyo sidaas u sameeye , nimankan ku mashquula xagjirinimo iyo neceybka umadaha kale , iyo gaaleysinta firqadaha musliminta , sheekhasi xataa in aad ciyaartid ayuuba doonaya adigoo xor ah , wahabiyaduna in uu saddex kula guursado ayuu rabaa , haddi aad diididba xadiis daciif ayuuba lagu soo daliishanaya , horta sheekhaas miskinkanka ee dhulkiisa jooga maxaad ka dhex aragtay

    • @jamilaaziz6816
      @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

      @@moonsun8500 MA DIFACEYSA MASE WAXAD QILAFSANTAHAY RAYIGEYGA

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 ปีที่แล้ว

      ninkan waxkasta kuma raacsani laakin isaga ayaa dhamaa walaal kuwan culumada sheegta ee xagjirinamada iyo gaaleysinta u dooda maalin iyo habeen , iyo kuwa gabadhaha yar ku mashquula , adigu miskiinkan maxaad ku heysta ,

    • @jamilaaziz6816
      @jamilaaziz6816 6 ปีที่แล้ว

      @@moonsun8500 SU AAL ADIGOO RALI AH MA WAXAA TAHEY QOF HABARGIDIR OO SACAD BEEN HA ISHEGIN ILLAHEY BAAN KUGU DHARIYEY

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 ปีที่แล้ว

      walaal walaahi xataa hawiye ma ahi , xataa galmudug maan arag , ehel iyo qaraabo kuma lihi xataa , walaal waxa laga yaaba in aad joogtid somalia , walaal dhul badan ayaan maray ilaa 5 luqadood waan ku hadla , waxaan arkay dhibatada iyo raadka ay xagjirinimadu iyo wahaabiyadu ka tagto ,oo dadka ku reebto , walaal xagjirinimadu waxey baabisay dawlado muslim ah , magac xumo ayeey diinteena macaan u keentay , walaal culimadi hore ayaan jecelahay , ninkan waxkasta kuma raacsani , laakin in la gaaleyo wax fiican maaha , ninkani maqaamkiisa ayuu iska jooga cidna ma dhibo , waa nin suufi ah , walaal miyeeyna ku damqin ragan wahabiyada ah ee dumarka ku mashquula , oo xataa daliisha xadiiso daciif ah oo liidaya dumarka , walaal dhulka aan soo maray dadka oo dhan firqado kale duwan iyo diimo ayeey heystaan weyna wada noolyihiin , idinkana ninka muslimka ah ee miskiinka ayaa dooneysaan in aad dishaan

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 6 ปีที่แล้ว

    *?????????????????????????????? uun lunsan ?????????????????????????????*

  • @rashkastudio1939
    @rashkastudio1939 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sheeko nageeed iga dheh

  • @bashiircali9738
    @bashiircali9738 6 ปีที่แล้ว

    walaal Haadi mustaqiim. xagee ledinkalasoo xidhiidhi karaa

    • @madxuka2mohamud937
      @madxuka2mohamud937 6 ปีที่แล้ว

      Bashiir Cali ka Soowac haaddi mustaqiim WhatsApp number 00252615844577

  • @dhoodidhoodi2584
    @dhoodidhoodi2584 6 ปีที่แล้ว

    kufaar murtad mulxid ilaahbaan Ku dhartaaa aragti ayaan kugu dilaaa intaan ku arkaa kiliyah ayaad nooshahay sheydaanka qarnigaan c/wali Cali cilmi yare dhimasho u diyaar,garow Kufaarkii qarnigaan

    • @cabdicade9537
      @cabdicade9537 6 ปีที่แล้ว

      Dhoodi ada gaal ah teda kale dilka ad ku hanjabeysi hadey run ka tahay imow kofurta galkacyo

    • @hamda114aweys6
      @hamda114aweys6 6 ปีที่แล้ว

      walahi sheydaankan in dad laga qabto wanku farxi laha wax dila o silac dila alle haku salido kuwa qabiilka ku difaacayo gaalka aya iigu daran oo sixiroolaha eh kaafir weynaaday nacala kugu taal

  • @anfacqadar3495
    @anfacqadar3495 5 ปีที่แล้ว

    😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆

  • @susuali9621
    @susuali9621 6 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @goobotv8775
    @goobotv8775 6 ปีที่แล้ว +1

    Arbeen badana

  • @bashiircali9738
    @bashiircali9738 6 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkklk

  • @saadoahmed3227
    @saadoahmed3227 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @adamalisson1440
    @adamalisson1440 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @bashiircali9738
    @bashiircali9738 6 ปีที่แล้ว

    waxaan hayaa qasaa id badan jwb

  • @aidarusofficiall5422
    @aidarusofficiall5422 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah