Dadka soomaaliyeed waxaan ka codsanaya inay dhul u gadaan odaygann Allah yaa sidaas u qadaray dadkiis Allah u sahlo laakiin Allah ayaa ka reebay hooyadiis haduu raaci lahaa waxa uu ka mid noqon lahaa dadkaas gaalada laakiin Allah waxa uu ka dhigay muslim marka inshallah waa ka baxay dhibka
Malyun ninikan you kaa fakan waa nin fican weeye isku qabo Nika waa nin fiican waana single iku qabooji xabiibtii inta u qabatay alaah kaa ajir siiyo. Thanks for sharing qaaliyeey.
Maama malyuun kusoco hooyo dadka masakiinta caawi waxad heli caafimaad like waad ku heli waxaan ilahy kabaryay in ilahy kuu danbi dhaafo maxaa yelay hooyaday oo kale ayaad thy lkn hooyaday waad ka lacag badanthy
Dadka soomaaliyeed waxaan ka codsanaya inay dhul u gadaan odaygann Allah yaa sidaas u qadaray dadkiis Allah u sahlo laakiin Allah ayaa ka reebay hooyadiis haduu raaci lahaa waxa uu ka mid noqon lahaa dadkaas gaalada laakiin Allah waxa uu ka dhigay muslim marka inshallah waa ka baxay dhibka
Maamo Malyuun cimriga iyo caafimaadka Allaha kuu barakeeyo ❤
Cimri dheer iyo cafimaad alle s.wc Haku siiyo qof waxaa tahay aad u naxariis badan we know you very well keep it up good work qaaliyeey.
WELL DONE MAMMA MALYUN ARIN FIICAN BAAD QABATAY JAZAKA ALLAHU KHAYR WAR SOIMAALIEEY PLZ AYNU CAAWINO
Magaca bruce iska badal dheh malyuuney oomagac muslim haku badasho usheeg ilaah haku barakeeyee
Masha Allah malyun Allah ku xafido Abaayo qalbigaag wanaagsan Telephone soo qor sister❤❤
Qoftaan Waa Qof Naxriis Badan Allaah ku barakeyo Mamoalyuun Qof fiican Baa Tahay Badal Kheir Qaba Allaah ku Siiyo Ameen Ya Allaah Allaah ❤❤❤
Mama her heart is pure ❤ilah nabad cafimad ha ku yelo
Mama malyun you are always the queen ❤
Illaahy adigna hakasiiyo xassanaad insha allah
MAASHA ALLAAH FARIIDD❤❤❤ LA FAHMI WAAYEY🌸🌸🌸🙏🏻🙏🏻👍💯
ASC malyun waxaan jeclaa soolarka bruce fadhiga u yaala ee aan shaqeenin banaanka iska dhig ku dheh caafimaadkiisa uma fiicna mahadsanid masha allah
Miskiin ilaahay faraj ha ufuro, amiiin yaarabi
Manshallah mama malyun ilahay haku cawiyo sidad umada ilahay I cawin waxad jeceshahay hel insha'Allah amiin❤❤❤
Masha Allah malyuun Allaha ku xifdiyo
Ajar Allah hakaasiiyo ninka miskiinka oo aad caawinayso Aameen Aameeen
Mama malayun salanata sare ilaheey ajira hakasiyo wiilakane ilaheey haka bixiyo nolasha adag ilaheeyaa hasiyo irasaqada tana kafican iyo xasa uu ilaheya kasiyo ilamo walawalo uu cidalada uga baxo yarabi❤
Masha,allah mamo qayr allaha ku siiyo
Mama malyuun waa mama qalbi fiican allaah ku xafido
Sidaa u caawisay allah ajar kaa siiyo
Mahadaanid mama malyunay alla adi iyo awladad ba haxafiido ❤❤👍
Asc mm malyun jasakalahu khiir jiir oo jooga
Asagoo wadanka udhalan hadana muslim.ah fadlan aanu caawino aabahaan😢
MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤ILLAHEY UMADA HA U SO ADEEJIYO LAKIIN MAGACA HA ISKA BEDALO
Magaca haduusan dambi ahayn waa caadi ayey dheheen culumadu
Hpo malyuney plz ninka hadu nin wngsn yhy adiga yu ku dhaafin😢😢 oday qurxon waye 😅wlh
Maskiin illahow u gargaar ya rabi ya rahmaan ya rahiim 🤲
Maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
YAA ALLAAH ILLAHEEY HA KU SACIDO MAMO MALYUUN MISIKIIN NOMBER KIISA SOO SAAR SHASHADA WAAN SACIDEYNA MISKINKA YAA RABI WLH WAA XANUUN SUBXAANA LLAAH 😢😢😢😢
Masha Allah walaal kheir Allah ha ku sioo Amiin yaa Allah
Maanshalaah ilaahay ha idin caawiyo
cadceeddumarooo QatraayEEy Qatrooy Qaraneey Qiimobadan murwodumaroo anba lahelinba Qiimvadan shugran shugran shamsoooy cadceed iftiinaay WELDOOOOOOWN Qado xalaaloo buuxdo
Mahadsanid malyun
Maamo saaxiibadaa Qadan Qaran kawaran, maalin dhawayd waxaan fadhiyey maqaaxi shaaha laga cabo dadku adigay ku hadal hayeen, nin kamida ragii meesha fadhiyey runtii wuxuu kuu hayey jacayl daran wuxuu ahaa nin dhulbahante ah, wuxuu jeclaystay inaad xaas unoqoto oo sariir lawaagto, goobtu waa laacanood.
Alhumd
waaba meel duur cidla ah sidey isugu aamintay meeshan cidlada ah ilaahow ku nabad yeel waaba cabsi cabsi maama malyuun geesisanaa xataa deris malahan
MMS & Bruce kiin salamee 👋.❤️❤️❤️❤️.
Masha Allah ❤❤
Amiin. Amiin
Maamo malyun❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Malyuuneey walaalBuruuse hala soo dhaweeyo oo guriga dhinac ka soo dejiya , kheeyr yaa idiin kugu jiree❤
Mms ❤❤❤❤❤
Tell kaaga please
Ilaahay hacaawiyo, amiiiin
MMS Ilahey kheyr haku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤ walalken Ilahey ha caawiyo garaab ayuu u bahanyahey😢😢😢😢😢
Mama malyuun meesha dhurway iyo libaax malaga helaaa
Masha mms xagad jogtah waa lagu wayay
Yaa allah somaliyey cawiya ilaahey dartiis u caawiya😢😢😢😢
Inshaa Allah
Malyun ninikan you kaa fakan waa nin fican weeye isku qabo Nika waa nin fiican waana single iku qabooji xabiibtii inta u qabatay alaah kaa ajir siiyo. Thanks for sharing qaaliyeey.
Aduu naag baad tahay guurso
خير الناس من ينفع الناس.Dadka waxa ugu khayr badan midka dadka anfaca waxtara.❤️🙏🫡.
MMS 🥰🤣🔥🔥❤️❤️💯💯
Aamiin
😂😂😂
Bruce wanukaasi reer makina ban ahanjiri
Allah. Ku. Xafido
As, Familyyyyyy Nabad nolol.
Mamalyuun waa aabihii shacdirada😂 kulahaa qofjaajaysan xantalagama qarsado oo waxmamaqlo
meeshan maroodigu joogo waxagee
Caruurtiisa xagee joogaan mise lama degana miyaa
Maadaama ay wax barasho ku jiraan
Mise meelkale ayay degan yihiin
When you're speaking to him and you're speaking about him. Do it in a respectful way. Don't talk about the closest wearing.
May Allah help this man
وعليكم السلام 😍
Like comments share for mama malyun please ❤
Ilaaheyow u gargaar😢
Maama malyuun kusoco hooyo dadka masakiinta caawi waxad heli caafimaad like waad ku heli waxaan ilahy kabaryay in ilahy kuu danbi dhaafo maxaa yelay hooyaday oo kale ayaad thy lkn hooyaday waad ka lacag badanthy
Wa xagee mama halka ad guriga ka dhisa tay ?
Halke logu sodiraya waxtarka lasinayo
Xafadan inte waye mombasa xage ka tahay
Maamo mar hadaad meesha degtay ma isugu kiin ducaynaa aad weysada isku dhawrataane
😮😮😮😮😅
Alshabab dis man ok his wakin
Mms guul❤❤
maamo odeygan waad isku soo baxeey saan ee aan isku kiina mahriyo
Allaha u gargaaro
Number laga helo
Mana
Passport ka lo sameyo axsan
hadhow ha kuso caydo brucw😂😂😂
من اعراض عن ذكري فان له معىشتن ضنكا واحشره يماقيات اعما.
💚💚💚💚💚💚💚
Number kiisa aaway?
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Meesha libaax majooga aaway dadkiisii ninkan meesha maxuu kaqabanaa
❤❤❤❤❤❤❤
M.a
🥰👍❤❤❤❤
Mms❤
ilahow u gargaar
❤❤❤❤❤❤❤❤
Mms 8 km ha socon edo jilbaha uma ficna dhaqtarada xita weydi 2km ba kugu filan
Mum malyuuney meeya caruurtiisa
Bruce waa sixiroole yunan kuwasin
Ilaahy ka baq ninkan maskinka hdadn Wanga ku galeyn afkaga haka amaan help
meeshan waaxagee
MMS P❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hooyadiisna ma loo helay
Mam mulyuun goorso odogan
M
Mum malyuun looks good. Stay in Somalia ha ku soo noqon meeshii waalnayiid😅
Fadlan number kiisa yaa haya pls
Amiin
Maamo mar hadaad meesha degtay ma isugu kiin ducaynaa aad weysada isku dhawrataane
She likes young boys, 20__26 years old.
❤❤❤