EXCLUSIVE:Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Ilyas Osman &Arimaha Soomaaliya:SSC-Khaatuma Puntland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  หลายเดือนก่อน +11

    Fadlan nagu soo biir “Subscribe “ dheh Kanaalkeyga Abdijaliil Show,Si aanu u soo gudbino Muuqaalo xiiso leh iyo Barnaamijyo Tayo leh: mahadsanidiin 🎉❤

  • @MoFarah-y8y
    @MoFarah-y8y หลายเดือนก่อน +2

    This guy is very eloquent and deserves to be next president

  • @Itzmojii
    @Itzmojii หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay hakaqabto muda dhiigooda wax kuraadsanayso xaqa hakasobo insha alaah

  • @ismaciilahmed-v1g
    @ismaciilahmed-v1g หลายเดือนก่อน

    Maasha Alllah. Madaxweyne-Ku-Xigeenka Puntland Hon. Ilyaas Lugatoor waa nin diyaarsan oo bisil laakiin Su'aalahaagu dhinac
    ayey ka raranyihiiin waxaad mooddaa in laguu soo dhiibay oo aadan adigu diyaarsan.. Mahadsanid

  • @MuuminGuure-ty3so
    @MuuminGuure-ty3so หลายเดือนก่อน

    Muuqaal waqti la geliyey thank you for this video.

  • @mohamedwaqooyi3858
    @mohamedwaqooyi3858 หลายเดือนก่อน +2

    Wax is qabanaya maaaha hadalka ninkan
    Warka Caddee SSC Khaatumo maamul goboleed way noqonaysaa in sha Allaaah
    Adiga iyo qof la midda OO dan shaqsiya ilaashanaya loo joojin maayo
    Puntland na waa maamul wax badan naga dhexeeyaaan
    Lkn siyaasiyan laba maamul baan kalanahay

  • @wadaniofficialpage
    @wadaniofficialpage หลายเดือนก่อน +1

    YAAH YAAH SOMLAND IYO PUNTLND WAXBA ISMA DHAANTAN

  • @Sawda-cabdinasir-yusuf
    @Sawda-cabdinasir-yusuf หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Abdijaliil show

  • @xasan127
    @xasan127 หลายเดือนก่อน

    Masha allah guulayso❤️

  • @dcashravcabdiwahabcabdiris6847
    @dcashravcabdiwahabcabdiris6847 หลายเดือนก่อน +2

    First comment: hawl adag bad haysaa abdijaliil , xalqadi kowad wa ka haynaaa liph .

  • @ASALSTATIONARYPRINTING
    @ASALSTATIONARYPRINTING หลายเดือนก่อน

    Puntland wey hormarty masha allah

  • @mumadabdi2107
    @mumadabdi2107 หลายเดือนก่อน

    Ad iyo aad ❤

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 หลายเดือนก่อน +3

    Intakakeen intey kakenayaan waa hawar maseersan ilaa villa Somalia madax ay ka noqdaan United ayey rabin waa masiibo Ilaahey somaliya ku ibtileeyay waxey rabaan in weerar Cir iyo Dhulka ah lagu qaado

    • @daadiramiin1678
      @daadiramiin1678 หลายเดือนก่อน

      Federaalka aad sheegayso Puntland baa samaysay. Dawladnimada Somaliyana iyadaa dhidibada u aastay. Puntland waxay rabtaa dawlad federaal ah. Muqdishana waxay Rabtaa dawlad dhexe oo kali talis ah, waana laba hadaf oo aad u kala dheer. Afar aragti uun baan dalka ka jidha midi waa tan Somaliland ee gooni goosadka midina waa tan Puntland ee federaalaynta midina waa tan tan Xamar oo Dawlad dhexe rabta midina waa As. Labada dambe ayaana ugu liita aragtiyaha ka jira gayiga Soomaalidu degto.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 หลายเดือนก่อน

      Habartaa may qabaan markaa

  • @mohamedfarleeg3191
    @mohamedfarleeg3191 หลายเดือนก่อน

    Madexweyne lugatoor waaa siyaasi degen dad jecel dal jecel aragti siyaasadeed leh waana ku faraxsanhy inuu Madexweyne noo yhy 🙏

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice หลายเดือนก่อน

    Waraysi wanaagsan

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalida haddii aysan helin madax sida madaxda afganistaan oo kale ah lama gaarikaro dowlad adag oo xuduudahayda ilaashata,

  • @zaytum
    @zaytum หลายเดือนก่อน +1

    Wariye u janjeera dowlad isku sheega uu marwalba uu difaacayo

  • @abdiwahaabcirgujejournalist
    @abdiwahaabcirgujejournalist หลายเดือนก่อน +1

    Walaal Guuleyso Waraysi Qiimo Badan Ayaad Bedka Keentay.

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 หลายเดือนก่อน

    War dhibta Somalia inaga hawiye ah baa wadna

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 หลายเดือนก่อน

    Madaxda reer puntland goorma ayeey dhibaatada kadhaafayaan umada Somaliyeed

    • @fuaadabdalle7331
      @fuaadabdalle7331 หลายเดือนก่อน

      Iyaga dhibato lagu haya !Balse waxan filiya inadan waxba akhrin! Dastuka ama sharciga somali kuheshisay,waxu niqday wax hal xafad ama hal qoys u adega,Tasna wa khaldmad!maxa pl lagu darsaday wa nathing!#

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi หลายเดือนก่อน +6

    Waxaan jeclaan lahaa in PUNTLAND ay qaderiso, ixtiraamto rabitaanka walaalahood KHAATUMO, garab istaag kii hore lamid ahna ufidiyaan ❤🎉🇸🇴

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o หลายเดือนก่อน

      Ma Puntland ban tageerin bal iswadi ay bixiya mushaharka ciidanka SSC bixiya? Dhibta wa DAWLAD FEDEALKA oo didan mamulkoda.

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 หลายเดือนก่อน +1

      هههههههههههههه Wax abaal loo galo ma tihidin. Ma waxaan ku mooday mise waxaad noqotay mise waxaanbloo nowon doonin

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 หลายเดือนก่อน

    Well done Mr. Vice President!
    Mogadishu is more threat to Puntland than Ethiopia.

  • @IlyaasAbdirahman-l8f
    @IlyaasAbdirahman-l8f หลายเดือนก่อน

    Madaxwayne Lugatoor wa libaax masar wa cadowga somalida . Ethopia walalahen

  • @FowsiyaAbdulla-pv3jn
    @FowsiyaAbdulla-pv3jn หลายเดือนก่อน

    Brother agigaa Immaratd la socda

  • @ismailabdirahinshali321
    @ismailabdirahinshali321 หลายเดือนก่อน

    Kan kii deni fadhiiso dhahaaye soo ma ahan Markuu Xasan sheikh soo galay Caleemasaarkii deni

  • @Bishaarcade-q8s
    @Bishaarcade-q8s หลายเดือนก่อน +1

    Arimo badan buu iftiin shay madaxweynaha ku xigeenka puntland

  • @cabdixakiinmahye3589
    @cabdixakiinmahye3589 หลายเดือนก่อน

    Cabdi jaliilow sxb intaad dhadigan waraysanaysay miyaad wayday Qof dhulbahante ah oo aad waraysato🥹🥺

  • @mohamedmuhyidin869
    @mohamedmuhyidin869 หลายเดือนก่อน

    Qof xor ah Ayaa la wareesta

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h หลายเดือนก่อน

    Hawiye=HAITI MORYAN dawlad ma asaga yaqan

    • @AA-ks5ip
      @AA-ks5ip หลายเดือนก่อน

      Darood=DOOFAAR DHABAYACO daba dhilif Oromo

  • @DuulaneMoohamed-zg7fr
    @DuulaneMoohamed-zg7fr หลายเดือนก่อน

    Puntlan waa cadawga soomaalia

    • @blueline502
      @blueline502 หลายเดือนก่อน

      Somaalina waa cadawga puntland

  • @MaxamedJaamac-lf8jt
    @MaxamedJaamac-lf8jt หลายเดือนก่อน +1

    Ad iyo ada gulays lipx

  • @faisalali7569
    @faisalali7569 หลายเดือนก่อน

    Warbaahinta aadso xigatay news kooda maxaad uqarisay, waxaadsi dhuminaysa dhaxdhaxadnimadi lagugu bartay, fadlan warbahinta somalida oo kale hau dhaqmin waxaad tahay nin professional ah mahadsanid

  • @shakra5104
    @shakra5104 หลายเดือนก่อน

    Waxaan in mic udhiibta maheen qima maleh

  • @GediCabdisamedhassan
    @GediCabdisamedhassan หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad ayuu umahad sanyahay

  • @AbdulaahiAbdurahman-vb6bp
    @AbdulaahiAbdurahman-vb6bp หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaalka waad nagu adkeesay wakhti badan baan sugaynay

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi หลายเดือนก่อน +1

    PUNTLAND waa iney ka shaqeysaa sidii loo hirgelin lahaa MAAMULKA KHATUMO qaasatan dhinaca sanaag...waa iney beelaha gogol udhigto una mideyso.

    • @IlyaasAbdirahman-l8f
      @IlyaasAbdirahman-l8f หลายเดือนก่อน

      Sanaag maxaa khatumo ka galay waa dhul warsangali dagee faduul badnida

  • @GuledAhmed-g1s
    @GuledAhmed-g1s หลายเดือนก่อน

    Laba nin oo dhulbahante ah oo arimaha Soomaalida iska waraysanaya.

  • @IlyaasAbdirahman-l8f
    @IlyaasAbdirahman-l8f หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaa so tageersanahay in puntland wadan noqo somaliland wadan noqoto . Konfurta somaliyana wadan noqoto

  • @Farah-xu4mr
    @Farah-xu4mr หลายเดือนก่อน

    Horgal korayaa qarsoon😅

  • @eiddiAmin
    @eiddiAmin หลายเดือนก่อน +1

    Bro arimaha oromada dalka qabsatey mxaad uweydiin wesey

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 หลายเดือนก่อน +1

    Warnimanyahow , waa ba yaabe anagoo somali ah maxa isku kala saarnaa .

    • @DHUUXA
      @DHUUXA หลายเดือนก่อน

      Allah inaa unoqono
      Gaalada ladagaalno
      Kutaabka Allah isku xukumo
      Culimaduna diinta Islaamka umadda Soomaaliyeed hugaanshaan
      Waa fikirkayga

  • @Channel4.5
    @Channel4.5 หลายเดือนก่อน

    Anagu 30 kii sano ugu dambeysey ethiopia ayaa wax na tartay blse masar maxay noo qabatay waa waxba marka masar danteeda ayaa soo gashay hadda somalia

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 หลายเดือนก่อน

    Waxa jira iyo dadka siyaasiyiinta sheeganaya waxay ka hadlayaan waa kaaf iyo kaladheeri.

  • @wadaniofficialpage
    @wadaniofficialpage หลายเดือนก่อน

    WAA IMISA AF ISAGA LEH SSC DOWLADA FEDERALKA WAY GACAN BIDIXEYSAY ISLA ISAGIIBA HADANA KU LEH 2500 QOF OO DHAAWAC AH AYAAN XAMAR U DIRNAY WAA XAARAAM BEENTA QOF MASUUL AH
    ARIMAHA DIBADDA DOWLADA FEDERALKA AYAA LEH MAAMULKEEDA HADII SAFIIRKA ITOOBIYA LA ERYAY SABABTAA U ERYI WAYSEEN QUNSULKA MAXAY TAHAY MAXAAD U DIIDAN TAHAY FEDERALKA BELI

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf หลายเดือนก่อน +1

      Waxtar ku qof dadkisi dhaqtar xamar ku yaal geeyan lkn waa in xaqii reer khatumo ku lahayn dwl federaka ka helan.

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 หลายเดือนก่อน

      Xamar ma misbitaalo dowladi leedahay baa ku yaal? Turki baa wax ku daaweeya lacag baana kaa xigta.

    • @wadaniofficialpage
      @wadaniofficialpage หลายเดือนก่อน

      @@cabdullaahiismaaciil5708 WAXAN DHEXTAAGNAA LOGISTICS DIYAARADAHA DHAAWACA SOO QAADA IYO DAAWADA INTABA DOWLADA HSM AYAA AMARTAY WAXANA WAKIIL KA AHAA WASIIR BIDHAAN IYO KU XIGEENKA AQALKA SARE

  • @thefamilj340
    @thefamilj340 หลายเดือนก่อน

    Asc waad mahadsantahay.
    Dhibaatada dalkeena heysato waxaa ka middah dhoor madhaxweyne. Dalka wuxuu ubaahanyahay hal madhaxweyne.

  • @shugrisaeed4228
    @shugrisaeed4228 หลายเดือนก่อน

    Dhaawaca xamar ma puntland baa qaadi jirtay mise Federaalka niyohow horgalnimada bal run ku dar

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 หลายเดือนก่อน

      Puntland baa qaadi jirtay laakiin Waxaad mooddaa inay ku dhibayso which I don’t understand!

  • @CABDIRAXMAANMUUSE-t1o
    @CABDIRAXMAANMUUSE-t1o หลายเดือนก่อน

    Horagal baa tahay Dhulbahante ma sheda😂

  • @Yarkawanaagajecel
    @Yarkawanaagajecel หลายเดือนก่อน

    Dowlada puntland ayuu dhahay wariyaha kkkkkkk

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool หลายเดือนก่อน

    Qofkan Jikada Debi buu ku jiraa 👨🏾‍🍳 isagu cidna ma matalo calooshiis u shaqayste weeye

  • @Inaabdi99
    @Inaabdi99 หลายเดือนก่อน

    adeerkan waxa udhiman uun inuu dhoho abi axmad waa walalkay

  • @MustafDaud
    @MustafDaud หลายเดือนก่อน

    Caqlig lagutoor

  • @maxamuudjimale
    @maxamuudjimale หลายเดือนก่อน

    Wadankena madaxwayne dagaal yaqaan ah inu helo waaye tuugadaan suudka wada xertay laayo

  • @abdifatahahmedmohamed3249
    @abdifatahahmedmohamed3249 หลายเดือนก่อน

    Duli bad wareysatey aan caqli laheen waligis horgal buu aha dulbahante haiska qabtaan

  • @thefamilj340
    @thefamilj340 หลายเดือนก่อน

    Madhaxweynaha marka oo Soomalia ka hadlaayo. Waxaad moodaa inuu dalkale ka hadlaayo. Puntland iyo dowlada dhexa isku dal maahan???😮

    • @NinWalan-w5c
      @NinWalan-w5c หลายเดือนก่อน

      Saas bay aainsanyihin
      Siyaasi yiinta puntaland

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o หลายเดือนก่อน

      Puntland wa dawlad gobaleed Somaliyeed maha Muqdisho

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 หลายเดือนก่อน

      Haa Puntland waa dal madaxbannaan maxaad ka bedeli kartaa? Within next five years Somalia wax la dhaho ma jiri doonto. Taas la soco.

    • @zarakikenp
      @zarakikenp หลายเดือนก่อน

      wa waxa aan layabhanay

    • @thefamilj340
      @thefamilj340 หลายเดือนก่อน

      Puntland waa maamul madaxbanaan. Laakin dalkeena sixun ayaa looqeebiyey. Maamul goboleedku mahan inuu yeesho madaxweyne, barlamaan, caasimad iyo wasiiro. Dalka wa in hal meel laga hagaa. Dowlada fadraalka ayaa dowlad kale laga hoos dhisay. Taasne waa khalad.
      Puntland, Hirshabeele, koofur galbeed, Jubeland iyo Galmudug waa inay hoos imaan maamulka dowlada dhexe, kana amar khataan.

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v หลายเดือนก่อน

    mw xigeenka PL waxaan shaqadaada aheyn haku daalin nin oday ah ayaa tahay waxaa u sheegtaa reer sool ssc maa tahay puntland ⁉️dhexdooda ayaa kaa badan MW xasan sheeq iyo Rw xamse was madaxdaada diin ama doon

  • @JAAMABARRE
    @JAAMABARRE หลายเดือนก่อน

    labadii Gaari ee aad aragteen ee 10 gaari qabaal lagu soo Galbiyey BARADHO MIYEY AHAAYEEN.
    maxadweyne
    HAHAHAHAHAHAH

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂 tuulada Laascaanood iyo buuhoodle weeye khaatumo hadaad maqasho labadaa Tuulo ayay leeyiin falastiiniyuuntu markaa waa waali iyo xanuun aan dawo lahayn arrinta ah state baa lasameyn

    • @loolan01
      @loolan01 หลายเดือนก่อน +1

      waa runta 4 tuulo baa kala degenahay ani lasacnod iyo cerigabo adnahagaysa iyo burco iimaanso 2daada hadii kale 300 oo qof kale baa kaa soo xiraya adoo kabahaga afka ku wata

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@loolan01 dawlada somalia 🇸🇴 😅 maxay kumeel garka kaga sari waydy hadi cerigabo ledahy zxb mise tulada fiqifuli ka wadaa😂

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 หลายเดือนก่อน

    189 parliamenterians in Somelier-Italiano (Somalia) are ready to serve Ethiopian interests.
    Somalia always failing... 😅

  • @gaandiabdi7906
    @gaandiabdi7906 หลายเดือนก่อน

    Walhi waxa moodi jiray somaliya inay cadow dibada kakiyah leedahay lkn cadowga ugu weyn gudaha ayu kajira sida midkan o kale miiran ayaa Ka buuxo hadalkisa dhan waxa ka dareemaysa inu dalka dal ku dhaxyaalo samaynayo 30jirka waxa dhihi laha dalkan haisku dalin inayar kadib wa laqabsanaya dalkan hadi kuwan o miran laga qaban

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 หลายเดือนก่อน

      Dalka dadkii lahaa baa maamula mooryaanta koonfur joogtana wax laga weydiin maayo ee dameerahaaga raaco

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 หลายเดือนก่อน +1

    Puntland waa TPLF somalia weligood ma rabaan somalia midowda

    • @fuaadabdalle7331
      @fuaadabdalle7331 หลายเดือนก่อน

      Inad baga tashatid sow maha hadan tplf nahay,de hana shegan!#

  • @MohamedAbdullahiShire-w2z
    @MohamedAbdullahiShire-w2z หลายเดือนก่อน

    Iska qeyli cidna kuu joojin meyso

  • @mesut9478
    @mesut9478 หลายเดือนก่อน

    Runtii weyan kuwa somalilnd sheegta waa marti 😅 cid dooratey mjirto kumana nqon karaan somalilnd 😂

  • @wadaniofficialpage
    @wadaniofficialpage หลายเดือนก่อน

    MISKIIN

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 หลายเดือนก่อน

    Wareysi kuma ficna ninkanu wa un iska hadlayaa madax ku xigeen unba la iska yiri lase wa eber nacnac da iska yaree ninyaho Deni iska la joog.

  • @gaandiabdi7906
    @gaandiabdi7906 หลายเดือนก่อน

    Dhuuso ayey wadan jarertaan maxamed siyaad nagu as asay

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare หลายเดือนก่อน

    Qufa wareesatid wa weesay miyaa 😂😂😂 War niyow Kan iyo kuwa kale lamid ah intee somali Nala sheganayaan e ethiopia neh jajuus u yihiin dalka wa u dhamatay

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @faclon.
    @faclon. หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkk putland soomaliland bey koobiyeyneysaa ssc estate u aqoonsada laascaanood gobolkaasi hadii uu estate noqonayo waan soo dhaweyneynaa ileen waxy udagaalameen maamule hadii lkn hab beelaysan putland dhul boobsi kaga wado gudaha soomaliland oog iyo jiidaha beelaha isaaq futo aad ku soo dhaaftid raadso

  • @AnasHaji-z2t
    @AnasHaji-z2t หลายเดือนก่อน

    Donkey 😂😅

  • @maxamedsaacid2832
    @maxamedsaacid2832 หลายเดือนก่อน

    H

  • @NinWalan-w5c
    @NinWalan-w5c หลายเดือนก่อน

    Markasta idinkaa isla saxan
    Miyaa hada naleedihiin