Sidee Ayaa Online Lacag Looga Sameeyaa $99 Full Course Dropshipping 5 Hours.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Sidee Ayaa Dropshipping Lacag Looga Sameeyaa?
    Sadex Bilood Oo Free Ah Shopify shopify.pxf.io...
    Niche Scraper www.nichescrap...?ref=facakoraya
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    wa.me/25290561...
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....
    sidee online lacag looga sameeyo,sidee online lacag looga sameya,sidee online lacag looga sameeyaa,sidee online lacag looga sameeyo 2024,sidee online lacag looga sameeyo 2023,online lacag ka samee,ganacsi online ah

ความคิดเห็น • 197

  • @abdihakiimahmedbudul4694
    @abdihakiimahmedbudul4694 7 หลายเดือนก่อน +31

    وَمَنۡ أَرَادَ ٱلۡـَٔاخِرَةَ وَسَعَىٰ لَهَا سَعۡیَهَا وَهُوَ مُؤۡمِنࣱ فَأُو۟لَـٰۤىِٕكَ كَانَ سَعۡیُهُم مَّشۡكُورࣰا﴿ ١٩ ﴾
    Al-Isra', Ayah 19

  • @aqoontahorleh6968
    @aqoontahorleh6968 8 หลายเดือนก่อน +35

    My role model 💪 💯💯

  • @IsraSiciid-ku7qg
    @IsraSiciid-ku7qg 8 หลายเดือนก่อน +58

    Please u duceya warsame
    Ilahay misaanka xasanaaadka hakugu daro walal ilahay wanago dhan Haa ku siyo ilahay haku xafido ehelkagana haku xafido
    Labada account ba jira ki labadbu videogani kugu dhacay qofkasto dawdayna ajar bad ku ledahay

  • @khalifbulle4194
    @khalifbulle4194 26 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @kulmiyebookshop4304
    @kulmiyebookshop4304 7 หลายเดือนก่อน +17

    kusaliya rasulkena mohamed sallahu calhy wasalam

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 6 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍🤍عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️♥️

    • @abdisalaanali3760
      @abdisalaanali3760 2 หลายเดือนก่อน

      ﷺ ﷺ صل الله عليه وسلم

  • @mssworld2023
    @mssworld2023 8 หลายเดือนก่อน +81

    Wlhi qalbigyga mad dalacatey sidaan uraby iyo sidaan qarash uwyy isma lahan mhdznid ustaad😢😢😢😢😢

    • @abdirahmanismail7140
      @abdirahmanismail7140 8 หลายเดือนก่อน +1

      La dag wlll wuuka qaadayaaye

    • @queenliza596
      @queenliza596 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirahmanismail7140video download ku sameyso abaa Haku rabo wuu bixinaa

    • @mssworld2023
      @mssworld2023 8 หลายเดือนก่อน

      @@abdirahmanismail7140 wan la dagay wllky wad mhdznthy 100%

    • @guuleedismaaciil4028
      @guuleedismaaciil4028 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirahmanismail7140
      Goormuu ka qaadayaa

    • @NuradiinMohamedadan
      @NuradiinMohamedadan 6 หลายเดือนก่อน

      wllo adoo raliya hada wxan u bahnhy inad casharka iga cawiso

  • @kabtan35
    @kabtan35 7 หลายเดือนก่อน +16

    nin wanaagsan baad tahy aan dadka cilmiga ka xaasidin si wanaagsan baad u qeexday dadka qaar macluumaadka oo dhan ma sheegan adigu bilaw ilaa dhamaad baad sheegty thanks

  • @suhaybzalaad
    @suhaybzalaad 8 หลายเดือนก่อน +9

    Amazing course 😊

  • @somacapella
    @somacapella 8 หลายเดือนก่อน +7

    Thanks wllo Warsame codkii xirnaa waad hagajise👏❤️

  • @zhamakehusen6498
    @zhamakehusen6498 8 หลายเดือนก่อน +7

    Thank you so much teacher

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 8 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah maclin illaahy waxa kastoo khayra oo aad jeceshay hakuu fududeeyo waxbadan ayaan kaafaaystay intaan ku xidhnaa chanalkan qiimaha badan guulyso ustaadii🎉❤

  • @Eng.Faariz
    @Eng.Faariz 8 หลายเดือนก่อน +3

    Shukran jazakallah ustaad

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ku mahadsanid bare sare, maadaama aad mar kale inoo soo celisay muqaalkan khimahaleh.✍️🤗

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 8 หลายเดือนก่อน +3

    Cajiib mahadsanid ustaad

  • @zultanzuhaibyare1883
    @zultanzuhaibyare1883 8 หลายเดือนก่อน +5

    Allh haka abal mariyo sida dadka ga ugarab istagty 🫡

  • @maxamedmuxiyadiin9674
    @maxamedmuxiyadiin9674 7 หลายเดือนก่อน +1

    39:00

  • @rahiimamahmed-hl1di
    @rahiimamahmed-hl1di 8 หลายเดือนก่อน +4

    thank you so much our teacher😍

  • @ibrofilms__1
    @ibrofilms__1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you very much Usyaad🙏

  • @xusuusoallah3048
    @xusuusoallah3048 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you

  • @Ayanleøznen
    @Ayanleøznen 8 หลายเดือนก่อน +2

    thanks you teacher abaal baanku haynaa

  • @XayaatXaaji
    @XayaatXaaji 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey ha ku barakeeyo ustaad ❤🎉

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks brother

  • @Habibkaffe
    @Habibkaffe 8 หลายเดือนก่อน +5

    Thank you so much, teacher. And let's continue to cultivate our community.

  • @aqoonyahanclfataax
    @aqoonyahanclfataax 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you ustaad ❤👑

  • @googlepoi9964
    @googlepoi9964 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn ustaad 100%

  • @Modocumentation
    @Modocumentation 7 หลายเดือนก่อน +2

    I don't know why i was thing online jobs over 3 year and this year i started and seeing this vidoe give me more confidence and inspiration to do more what i love and to make my dream come to live thansk bro: first-time seeing u and bit u convince me to go and no excuses

    • @Hiil-walaal
      @Hiil-walaal 7 หลายเดือนก่อน +1

      Bal aan tijaanimo szb

  • @J0L3D
    @J0L3D 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you my coach

  • @NuuraMaxamuud-f7q
    @NuuraMaxamuud-f7q 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah wll qliya illahy hakaa abaar mariyo akhiro iyo aduunba sidad noogu tabarucday aqoontaada maskaxdaada iyo wakhtigaagaba wll thank you ❤❤❤❤

  • @ahmedsomaliland1107
    @ahmedsomaliland1107 26 วันที่ผ่านมา

    Ustaad xisabta kuma adan darin dadka somaliya jooga qabkay u iibsan lahayen waxano dhan 😳

  • @SAMIA.19
    @SAMIA.19 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waa mahadsantahy
    Lkn su'asha igu tagan waxey tahy dropshipping ka xalal miyaa?

  • @lalilove-u4o
    @lalilove-u4o 6 หลายเดือนก่อน +1

    Warsama merci❤

  • @AyuubAbdi
    @AyuubAbdi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ku sharfo ustaad

  • @Garashowanag
    @Garashowanag 2 หลายเดือนก่อน

    Maclin wize sideen numbar u helaa oo United Kingdom ah

  • @MohamedMohamoud-1
    @MohamedMohamoud-1 8 หลายเดือนก่อน +3

    Aad baad u mahadsantahay waanu ka faa'idaysan doonaa insha Allah

  • @-gn9mx
    @-gn9mx 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you so much my teacher, you're very kind.

  • @Mohaad-media_24.
    @Mohaad-media_24. 8 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baad umahadsantahy bro waqtigaa galisay muqaalkaan dheer oo hadana free ah
    Sido kale asxabta bogeyga soo booqda guul dhamanteena i.a❤

  • @Nasrobxersi8266
    @Nasrobxersi8266 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wallo warsame wan kusalamy marka kale waxa kamid tahay iftiinka dhalinta hore usoco

  • @Ahmed-kw7rf
    @Ahmed-kw7rf 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku cizeeyo ustaad cilmiga alle hakuu barakeeyo wax badan baad noo faa'iidaysay wallahi.

  • @abdilatif7577
    @abdilatif7577 7 หลายเดือนก่อน +1

    thank you so much bro

  • @AbdirizakMohamedHassan-hs7pb
    @AbdirizakMohamedHassan-hs7pb 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks. It was really amazing and based on experience.

  • @HaniDagan77
    @HaniDagan77 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you so very much

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you for your respect. ❤

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 8 หลายเดือนก่อน +1

    m.a Ustaad Alle haku barakeeyo waana ku mahadsan thy waana ka faa'iiday course aad nooo dirtay

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thnaks Alle haka jazaai siiyo wll

  • @NagmaCabdi
    @NagmaCabdi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aaad ayad uu mahadsan thy macalin ❤🎉

  • @QAAJE_CHANNEL
    @QAAJE_CHANNEL 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad 🙏

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @apdimalikahmed4149
    @apdimalikahmed4149 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad ale haku karameeyo

  • @HanaPapy
    @HanaPapy 8 หลายเดือนก่อน +3

    MasterCard Aya iga dhiman laptop 💻 waan haysta iyo internet 🛜

    • @SakariyeHassan0
      @SakariyeHassan0 8 หลายเดือนก่อน

      Hye nin halyeya kugu xira bro

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 8 หลายเดือนก่อน

      $7 ley waaye

    • @ramlaabdirizak9542
      @ramlaabdirizak9542 8 หลายเดือนก่อน

      Kula mid baaan ahy 😢

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 8 หลายเดือนก่อน

      @@ramlaabdirizak9542 maad soo iibsatid magaalka laga helaayaayee

    • @queenliza596
      @queenliza596 8 หลายเดือนก่อน

      Address na waloo bahan yahay

  • @abdyfaizul3867
    @abdyfaizul3867 7 หลายเดือนก่อน +1

    The editor did good job

  • @anasabdi-uy1gm
    @anasabdi-uy1gm 5 หลายเดือนก่อน

    ustaad mahadsanid

  • @Maax.production
    @Maax.production 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad vedio gii hore iyo kan maxay ku kala duwanyihiin

  • @MohamudMohamed-r7x
    @MohamudMohamed-r7x 7 หลายเดือนก่อน

    Aadbad u mahadsan tahay sxp really you're the game changer

  • @fahadjr5400
    @fahadjr5400 4 หลายเดือนก่อน

    Thnkz ustaad more then millions ❤

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 8 หลายเดือนก่อน +1

    wax mahadceliyo ma aqaano ❤ mahadsanid guulayso

  • @Rahmoraaxo
    @Rahmoraaxo 8 หลายเดือนก่อน

    Tnx istad

  • @anasabd9602
    @anasabd9602 7 หลายเดือนก่อน

    Thank u 🙏

  • @makemoneyonline24hours.73
    @makemoneyonline24hours.73 8 หลายเดือนก่อน +2

    Really appreciate your content bro,, just keep up the hard work. May Allah reward you for the juhd you are puting on to your fellow brotherhood.

  • @drtamaam1160
    @drtamaam1160 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kun salaamay ustaadil krem, sidoo kale aad iyo aad ayaad u mahadcelinayaa alle ka sukow dhamman team kaaga si gaar ahaaneedna waan kaaga mahadqayaa
    cource ka dadaalka badan ee aad geliseen iyo sida bilaashka ah ee aad inagu siiseen, waxaan sugayay muda si aan lacagtaas u helo uguna bilaaba cource kaan, alx taas bacdigeed ardayga marka uu wax baranaya wax uun baa si iskaga yara adkaanaya dhoor meelood ayaa igu adkaatay, dhowrn sual ayaan qabaa ustaad oo hadii aan jabaabahooda helin aanan step kale qaadi karin adigoo mahadsan arintaas ayaa caqabad igu ah marka sualahaas meel la igala xaliya ayaan u baahnaa ama adi ahaan ama teamka ama ardayda kle ee aan wax isla barana hadii aad igu dhaantaan meel aan iskala xiriirna aan sameysana anagana aan iscaawina.

  • @joseph9396
    @joseph9396 6 หลายเดือนก่อน

    Plz warsame tale ku siinayaa dropshipping waa xaaraaan nabiga scw ayaa yidhi :waxaanad sameyn oo aanad lahayn ma iibin kartid
    Sheekhyo badan baa ka hadlay waa xaaraan sida Dr zakir naik
    Markaa haa is waalin lacag xaaraan ahna ha daldalin
    Waa kula talinayaa wllky muslim tahay

  • @nuurcabdicali9271
    @nuurcabdicali9271 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll qali ajar alle kasiiyo sidaad nocawisay

  • @abdirahmanahmed7426
    @abdirahmanahmed7426 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp warsame

  • @maandhiseonline
    @maandhiseonline 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amazon sida loola shaqaysto noosoo samee ustaad
    Warior plus iyo click bank dhamaan afillete marketing course no soo diyaari

  • @YusufHashi
    @YusufHashi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Teacher 🎉

  • @ramlaabdirizak9542
    @ramlaabdirizak9542 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsanid ustaaad

  • @faz1X16
    @faz1X16 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤

  • @Alleaamin-j4q
    @Alleaamin-j4q 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku kareemaya walalo

  • @safioosman4489
    @safioosman4489 7 หลายเดือนก่อน

    Thnks ustd bade❤ asxapey mahelikraa qof somalia 🇸🇴 joogo Oo suqan ushaqeyy

  • @ibnuhassan5008
    @ibnuhassan5008 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan walal inuu yahay umaleynaa 😅

  • @eng_dualeh
    @eng_dualeh 8 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid ustaad

  • @Raadadka.Taariikhda
    @Raadadka.Taariikhda 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi intan Qof Somaliya dawanayay waa Qof ki igu Horeyay ee an Waxa Ka faa ido waliba si maskaxaysan Waxa u sharaxa video gan qofka adawada saasu ku shaqo Tagay

  • @hamdaali1994
    @hamdaali1994 8 หลายเดือนก่อน

    الله يجعلها في ميزان حسناتك❤

  • @badmadaw-channel1
    @badmadaw-channel1 7 หลายเดือนก่อน +1

    macalin aad ba u mahadsan tahay waxaan qabaa hal suaal oo ah sidee adoo turkey jooga aad ganacsigaaga ugu salayn kartaa inaa ka iibiso USA ama UK

  • @mohametyuusuf8267
    @mohametyuusuf8267 8 หลายเดือนก่อน +1

    Arbal luuqa iga soo qabata way igu yar adkatee

  • @AbdihakimAhmedBudul
    @AbdihakimAhmedBudul 7 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid sxp

  • @mahamudjama2446
    @mahamudjama2446 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll. Marka hore mahadsanid. Waxan marayaa 1:27:20. Sida saleska iyo qiimi dhimista lama arkayo. Qaybta footerka sidaa usamaysay ayadana lama arkayo. Asagoo samaysan ayaan arkayaa.

  • @abubakarkarama1362
    @abubakarkarama1362 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll ilahay hakusaidiyo aqontada❤

  • @ThemaKEr410
    @ThemaKEr410 7 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🇸🇴 Malaga oggolyahay

  • @Garashowanag
    @Garashowanag 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad About Us ka rents house Kama arkee waa sidee rabbi haku xifdiyee

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliyeey Videogani 1M views ayuu u qalmaa

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 8 หลายเดือนก่อน

    Wow this Video must be viewed atleat 500K

  • @mohamedmuhudin5512
    @mohamedmuhudin5512 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad download ka noo fur

  • @manqabojiye7043
    @manqabojiye7043 8 หลายเดือนก่อน

    M,a legend balse waxa su,aal ah qofka somali joogo sidee kaar lacag uga bixiyaa karba ma isticmaalnee

    • @DJFaanto2023
      @DJFaanto2023 7 หลายเดือนก่อน

      Payoneeer waaka dhigayaa cashirka aad attention usii sxb

  • @maxamuudsiciid3153
    @maxamuudsiciid3153 6 หลายเดือนก่อน

    Payments sidee Ugu xiri karaa Africa Ayaan jooga sidee arinka iga cawin Karta? Intakle wan ka faidaystay thank you so much ustaad

  • @najmamohamed7272
    @najmamohamed7272 7 หลายเดือนก่อน

    Wlalal ani waxba wn fahmi layahy yaa icawinaayo guys😢

  • @Tusmo2071
    @Tusmo2071 4 หลายเดือนก่อน

    Return policy maadan so galin discription ka ustaad

  • @HadiyaMohamed-f9k
    @HadiyaMohamed-f9k 2 หลายเดือนก่อน

    ❤😊

  • @Zomeone
    @Zomeone 4 หลายเดือนก่อน

    Chapters maad u samaysid warsamaw

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ustaadi waxaa muqaal si gaara noga soo samesaaa dadka Somalia jooga oo cararka here calamiga haysan sidee lacagaha ay droppingshiping u helayaan aniga car ayaan ka furtay premier wallet oo ah Master card umana malenayo inuu si international ah u shaqenayo bal ustaad adoo mahadsan qabka lacagta lagu heli lahaa ama car loogu xiran lahaa Somalia ka shaqenaya droppingshing

    • @najmamohamed7272
      @najmamohamed7272 7 หลายเดือนก่อน +1

      Walalo dana kaa leyhay halkee kala soo xariira wax aan fahmi layhye

  • @fatimamohamud9006
    @fatimamohamud9006 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shugrn macalin illhy ha ka abal mariyo aniga dalka somalia joga ustada wadamada ad shegtana cid kumalihi maxn sameya waligayn wan ku dawan jirey wax yala badn isku daya ila hadna wan wada ustada waxtahy maclin ku dayo mudaan ustada luqada wan bartay wan aqan lkn ustada wadamada qof ima jogo ustada maxan sameya inan riyadayda garana o an ka rumayna wan raba ustada ila tali ustada adiga o rali ah

    • @Hiil-walaal
      @Hiil-walaal 7 หลายเดือนก่อน

      Wx ma bilowday

  • @mohamedabdikariim171
    @mohamedabdikariim171 8 หลายเดือนก่อน

    💯 😍

  • @zamzammahadfarah003
    @zamzammahadfarah003 7 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd ustaad ❤

  • @updallaboss7015
    @updallaboss7015 8 หลายเดือนก่อน

    Waad kumahsantshay macalin

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 7 หลายเดือนก่อน

    Sax masha alaah

  • @Indhozz_music
    @Indhozz_music 7 หลายเดือนก่อน +3

    Macalinka su,aal lacagta seen uga saar taa payment😊

    • @Daadah
      @Daadah 6 หลายเดือนก่อน

      Horta maheshay aad kasaartid muxume

  • @EternalPonderings
    @EternalPonderings 7 หลายเดือนก่อน

    ustaad templets kii aad tiri wan idin dhigaya maydan soo dhigin bilow uu hilmamay baan is iri . fadlan inoo dhig wan sugayna mahadsanid

  • @Hagar_tire
    @Hagar_tire 8 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay walal

  • @MubaarigCabdi-q6d
    @MubaarigCabdi-q6d 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahaysaa course crypto ka waramaya

  • @mahamedibrahimosman10
    @mahamedibrahimosman10 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waad mahadsan txy lkn dhibkeyga wxaa waye linkiyaasha aad sheegtid macarki nalin walbana waan fiiriyaaa

  • @LADANCIDi-K3Jq
    @LADANCIDi-K3Jq 3 หลายเดือนก่อน

    Illahoow qeer ku sii wllhi hdaa lacag u raadinayay 🥹